"Xisbiga Waddani hadduu dib u mudaharaado qarankaa laga difaacayaa, Ugaaska Samaroona." Wasiir Buuni

  Рет қаралды 56,305

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 607
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things Ай бұрын
What kind of journalist is this? Having a mic and camera, doesn’t make you a journalist 😂 Did he even go to any journalism school? When you ask a question, let the other person answer. This is not a debate.
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Ай бұрын
Geesinimada Buuni waa mid Allah ugu deeqey MashaAllah tabarakaAllah
@user-yz4qi3yg5j
@user-yz4qi3yg5j Ай бұрын
allah ya khaliik
@user-yz4qi3yg5j
@user-yz4qi3yg5j Ай бұрын
buuni waa geesi
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Ай бұрын
Kkkk geesinimadu xagay uga timid reer qudhmiyow
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi Ай бұрын
Wariye kahorbaydh geesiga
@abwaanbaandheeye6226
@abwaanbaandheeye6226 Ай бұрын
Kkkkkk war kani na ma wasirba kkkk
@hadaafi
@hadaafi Ай бұрын
Mudane Buuni wa geesi ❤
@jsl9429
@jsl9429 Ай бұрын
Minister Buuni, wallah I salute you! You are a true patriot, you will go down in History I promise❤ Geesi Geesi Dhalay, Mujahid Abdinasir Buuni😤💪
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Waar waxa laga taaganyahey khati inamayar oo ushageya cadowga Somaliland buuni waa geesi qarank uha daacad wadankisa marka jooji munafaq nimad ee si fiican oo ha barfishal ha uwaraso jooji waxad wado guul Somaliland guul buuni❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 Ай бұрын
Walee buuni wa awoonyaab,weriye cadifadeysan afku jeeble baa dadki wareeriye 😃
@ayanismail624
@ayanismail624 Ай бұрын
Wasiir Buuni Fantastic job! It's clear this wariye is HORGAL!! Wariyahu wuu ku khaldamay wasiirka, wax uu raadinayay khalad uu wasiirku galo! Celebrity Qaranka Somaliland! Celebrity Qaranka Somaliland !
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Ай бұрын
Buuni waa Geesi Qaran.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar geesigiid waa buuni
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 Ай бұрын
Wasir Abdoulnasir Bouni halyey qaran
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 Ай бұрын
Wariyee school-gal wayoo su'alahaguu wa riiqiis midakalee wariyahuu professional maha wa miiskiin... Salan saree wasir Buuni... Geesi qaran❤❤❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Buni ayaynu abahanay gessi weeye
@asiamusa6539
@asiamusa6539 Ай бұрын
Masha’Allah wasiir Buni. Aftahan qaran ka u daacad ah. Wariye aan saxaafadda anshaxeeda waxba ka aqoon oo liita ayaa ku warsystay.
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Ай бұрын
Wasiir buuni libaax
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
Waa nacas buuni
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Wlhi buuni waa ninrageed . Sidasn oo bilaa buuqa ayuu iskaga baaciyay .❤❤❤❤❤ guul buuni .❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things Ай бұрын
weriyaha ayaa sheegay in uu garanayo dareenka dadka. ka sarreeyaa waa inuu akhrisiyo comment sectionka 😂😂😂
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 Ай бұрын
Wariyahan indho laaluush baa ka muuqda iyo cadaawad xukuumada ah Buuni buu badiisa galay kan yar ee ee jaahilnimado hadhaysa ee suudhka uum xidhay ciyaala suuqbaa la horfadhiisanayaa muuse ku waashay
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Masha Allah, we need more Wasiiro like Wasiir buuni. Absolutely wuu karbaashay warihyihii. Wuxuu yaqaanaa isda loogu jawaabo so called wariya yaasha wadanku uu leeyahay 😢. Guul iyo gobanimo for Somalilad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Ай бұрын
Wasir Bumi waa ku rajay nayna inaad madax wayne noqoto waliba waxad noqonaysa mid aad u wanagsan Guul somaliland ❤ ❤❤❤❤❤
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Heego uun buu maamulayaa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
MashaAllah Mr. Buuni afka ciida ugu gur faqashtaa faqastu dhashay
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@AiSomaliland
@AiSomaliland Ай бұрын
Faqash kuwii kaa xoreeyey ayaad faqash u taqaan ee futadaada difaacay @maryamdirie6842
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 Ай бұрын
Wasiirku ha hadlee ka sug weriyayaasha soomaaliland aad bay u akhlaaq xun yihiin
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes inyarmoye
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Ай бұрын
BUUNI MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA INSHA LAAH ❤
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Ай бұрын
Wasiir xukumadiisa difaaci karaa waa Wasiir Buuni Allah cizak
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o Ай бұрын
W.siiir Buuni geesiga qaranka
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Ай бұрын
KKK waa Bulaacada qudhmiye Weeye 😅😅😅
@MURAADMEDIA-xf8tg
@MURAADMEDIA-xf8tg Ай бұрын
Tag dameeryahay​@@sumahwaagullweyn196
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o Ай бұрын
Buuni geesi noolow (abtyo
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h Ай бұрын
Masha allaah geesi geesi dhalaay buuni allaah ha ku xafido geesi qaraan ❤❤❤❤❤mawadan dhaba masha allaah kan wariye isku sheegi uxuux iska dhisaya reer wadani iyo cadawga somaliland baal ufirsada sidu ula hadlaayo xiita ixtiraam malaha waayo waa inu yidhada mudane wasiir uxuu ulaa hadayo kulaha abdinasiir halka waxaa ka caad inu laa shaqeeyo cadawga waa ina wariysha hoos loogu firsada xabaad sharafa malaha shiidh
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Wariyaahan sida jiirk bararay bal eega iminka . Warwaxan dalka halaga qabto . Guul Somaliland ❤❤🎉🎉❤🎉❤
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 Ай бұрын
Hala kala shaandheeyo weriyayaasha
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes talo fiican
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Bruni waa nin adag oo libaax ah gulayso legend of the legend wallee waa geesi xayaabkan wariyasha isku sheega cansharbuu udhigay❤❤❤
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Ай бұрын
Kuwani wariye maahee Ilmaadeerayaal Soomaalilnderskow iska saara
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Markaa ma buuni baa malaaig ah
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 26 күн бұрын
@@user-uf1ih4uf5z nacalad kugu dhacday
@osmanmageer6957
@osmanmageer6957 Ай бұрын
Wariye mucaarid ah ayuu u babac dhigay waanu iska difaacay waliba isga oo run sheegaya geesi qaran wASIIR NOOLOW
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Ай бұрын
KANU wariye maaha waa siyaasadii saaqidka ahayd ee wadani
@user-ih6ux5og3s
@user-ih6ux5og3s Ай бұрын
Nacas jaahil ah ayaad tahay waayo School ka keli ah ee aad kasobaxday waa School ka qabyaalad wax kale oo aad garanaysa majirto you are sorry behind if you don’t what to say just hash up and be quiet
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes
@Daher-o6g
@Daher-o6g Ай бұрын
Wasir Buuni waa geesi qaran! Somaliland guul iyo gobanimo ❤️
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Wariye CIYAAL SUUQ
@user-ov3cr2ly7b
@user-ov3cr2ly7b Ай бұрын
Manshallah buuni waa geesi Wuxi u qalama Ina madaxa wayeno noqodto wallahi. Horn cable waxas waxa ka qabta ninkan wariye maaha sida wasiirka u warayesan waa waxa ad luga xumaado. Cudad xanun aha oo qabo ayu waxa ku warayesan
@oibrahim6981
@oibrahim6981 Ай бұрын
Abtigay libaaxsanaa oo aftahansanaa
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Ай бұрын
Kuwan xaaranta ah ey wari yaasha sheygta akhlaaq dara wada ey qudhunka liinta hala sdiiyo ey somaaliya u shaqayaa amba dhaqan celis ayey ubaahan yihiin
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 Ай бұрын
Waxan waxaa qalad ah in warays laga aqbalo aqoon ma laha akhlaaq ma jirto dhexdhexaadnimo ma jirti wadaniyada ma jirto sax maaha wasiir noocan inaad hor fadhiisataan
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
Buuni waa nacas muuse u adeega
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Legend of the legend buuni
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr Ай бұрын
Mxa xuman ka buxda wariyaha
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Haa wlhi wan yaabayba. Wuukunafisayba gabadh cuqdadaysan baad modaa . 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Ай бұрын
Waa badow wariyuhu. Qabyaalad ayuu meel isla soo taagayaa. Sumcada Tvga ha ka xumayn. Tababar ha lasiiyo wariyayaal badan
@SaleebanCali-lh1ii
@SaleebanCali-lh1ii Ай бұрын
Excactly waa sumacad dil saxaafadeed kani Maaamulka horncbale waa inay kasaaraan shaqada kan
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Ай бұрын
Wariyahan yaari ma xasan sheekh buu uu adeega oo reer Awdalbuu dhagdhajiinayaa oo kacdoon buu waada kani meelkaleh ayuu ka lacag gaataa bal warkiisa uu fiirsada wasiirkii boorama yaa ka dhaman layahay
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Libaax aan gaban 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Wasir BUNI ❤❤❤❤❤GEESI QARAN NIN RAGEED❤
@user-zg3hf8se5i
@user-zg3hf8se5i Ай бұрын
MashaAllah man with brain and very intelligent good point wasiir big respect to you
@lpmuparic7956
@lpmuparic7956 Ай бұрын
Asc wasiir buuni waa agtarka kulmiye guul iyo gobanimo ayaan kuu rajaynayaa
@AskarAli-wk7lk
@AskarAli-wk7lk Ай бұрын
Ilahayba run jecele ninkan wa kalsoonidii oo qof ah
@user-dv4jg2qy7r
@user-dv4jg2qy7r Ай бұрын
Kalsoonida buuni waa mid aan xeeldheer ,waar aqoonta laguu sheegaaba awdalbay taalaaa iyo aftahanimaba
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Ninkaa buuni ciyaar ciyaar maaha
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Yes
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤buuni geesi geesi dhaley ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o Ай бұрын
Buuni ..waa halyey.....waryuhu waa cadow fog
@muhumedabdullahi1676
@muhumedabdullahi1676 Ай бұрын
Ku salliya xabibkena Muhammad scw. Qaranka Haguleysto insha Allah.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 күн бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc Ай бұрын
Kañi wariye maaha
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 Ай бұрын
Beenta maaha
@hasanmaxamed-mh8cc
@hasanmaxamed-mh8cc Ай бұрын
Wariye.iskaga.kac.duulwadaha.uraya.nacas.bilaa.damiir
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
JAAHILKAN WARIYE MA AH ANAAGAANA ISKU REERA WADANKA HALAGA SAARO AYAAN ODHAN LAHAA ISAGA IYO KUWA LAMIDABA
@osmanmageer6957
@osmanmageer6957 Ай бұрын
Wasiirku jawaabihiisu waa xaqiiq waa jawaabo run ah mnsha Allah illaahay ha karaameeyo Caaqil cisman caaqil Axmed faarax (maageer)ayaa sidaa u taageersan hadalka wasiir BUUNI ha noolaado wasiirku Xisbiga KULMIYE NA ha guulaysto
@hafsaabdiaziz3923
@hafsaabdiaziz3923 Ай бұрын
Nio dhakhtarka mad adid sidan kuma fayobide...
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
FAQASH HA DHACDO, HADA NINKANI MA WARIYAA MISE WAA CADOW
@jamaisse9852
@jamaisse9852 Ай бұрын
Asc Yaan loo waramin Ciyaalkan weriyonimada practice gareynaya ee masuuliyadii iyo xigmadii weriyonimo ka maqan yhy.
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Inay Somalia ina maamusho waxad ku garaneysaa Nin kaste oo xukuumada ka mid ahi kolkuu hadlayo Hadanu somalia soo qaadin uma aha
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
Somaliyana midkasta ooo hadlaya somaliland ayu so qaata marka maynaga mamulna 😂😂
@zakirboss143
@zakirboss143 26 күн бұрын
@@user-uf1ih4uf5z meeshu waa xero waalan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Wasiir Buufi geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 23 күн бұрын
Cajiib cajiib cajiib wallahi waxaan uqirayaa walaalahay reer somaliland inay aad iyo aad uga fiican yihiin reer somalia iyo muqdisho. Bal iswaydii xassan sheikh iyo wasiiradiisa miyaa su'aalahaan oo kale lawaydiin karaa. Allah ha idiin siyaadiyo walaalayaal dimuqraadiyada reer somaliland waan idiin jeclahay
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Ай бұрын
Waar Beenta iska daa cadceed soo baxday sacab lagumaqariyo ....indha la.aanbaad gudaysaaa😂😂😂😂
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك BUUNI WAA FARIID
@aamohamed5102
@aamohamed5102 Ай бұрын
Hoori Axmed Hoori. JAAHIL Waar iskuul gal.
@HayaanQaranTV7267
@HayaanQaranTV7267 Ай бұрын
Subxanalh war dadka ka xishoda oo hay ka baqa
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
wasiir buuni gesi gesi guul guul iyogobnimo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Waxas dolaad xawayaan xaran kuu nool baa tahay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
1000 kaa dhigay dhulbahante yuhuud oromo kk
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
@@hassan-mp1pk mrs yusra
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
​@@hajii2033dhediga shaayma abaarso
@user-vk7mv8xm8r
@user-vk7mv8xm8r Ай бұрын
Wasiir buuni halyey qaran
@aamohamed5102
@aamohamed5102 Ай бұрын
Waar Wariyahani JAAHIL SANAA. Buuni Wuu fashiliyey kii YARAA
@user-kd1qo6tq8h
@user-kd1qo6tq8h 25 күн бұрын
Buuni waa soomaaliwayn waana dameer dhuusaaya
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Ай бұрын
Waar Bal qofku waraysanayo eega waa Buuni Dameer waa Bulaacada qudhmiye EE umadda Nacday wakhtiga ayaba khasare Ku ah 😅😅😅
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 26 күн бұрын
No cay
@alitani5045
@alitani5045 Ай бұрын
Wasir mumin is a wonderful somalilander and a true reerr awadal being asked stupid and misleading questions he set them straight. Bravo
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 Ай бұрын
maansha allaah buuni waa geesi qarankiisa daacad u ah
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 15 күн бұрын
Maanshaa Allah Wasiir Buuni Geesi Geesi dhalay ❤
@kl8650
@kl8650 5 күн бұрын
Buuni is a champion 🏆 🥇
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 Ай бұрын
Kani wa Nacas, Damer wallahi dameer.
@MahamedQoslaye
@MahamedQoslaye Ай бұрын
Haa walahi
@Cali-eq8rk
@Cali-eq8rk Ай бұрын
Wasiir bercenal attack ga iskadaa wasiir
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Wariye aadbaad umahadsantay sida aad udooxday buuni buuri . Waxas ,xamar soodirtay ayuu muusejuudaan aaminay. Wariye,indhaha buuni eeg waa indho beenlagudhalay. Xukumada wudhmiye booyaday TV usoodiraysaa. Muusejuudaan wuxujabay markuu buuni xil udhiibay.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
KANI WARIYE MAAHA EE WAA NIN LA SOO BALAMIYEY AYUU U EEGYAHAY
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Ай бұрын
ALLA BUUNI MISKIIN SANAA MUXUU XAYAWAANKAN KA HOR FADHIYAA WAA CIIL QABE DHIBAATO KA MUUQATO OO ISKU DIRE AH,
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Ай бұрын
Hoori ahmed hoori waa geesi allaha ku sharfo
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Ай бұрын
🎉🎉mashaa alaah geesi buuni nin adag buufi wariyaha huwan adoon ka ah ee xiiqsan oo ooyaya.
@aklimitedvideos4017
@aklimitedvideos4017 Ай бұрын
Wax yar wariye, Codkaaga si fiican Looma maqlo, Codka Ninka kale ee Tayga Cas xidhan si fiicanbaa looo maqlaaye inch allah, waraysiyada danbe codkaa inaga hagaaji
@user-ko4su3kk9l
@user-ko4su3kk9l Ай бұрын
Geesi buuni illahay ha ku xaafido weriyahasu bal wuxu ku hadliyo day subxanalah nollow nuuni❤❤❤
@MURAADMEDIA-xf8tg
@MURAADMEDIA-xf8tg Ай бұрын
Buuni is not easy ❤❤
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Kkk Zero wax ka goysaa 2 Meel Zero ah wax ka dhacayaa jiraan. .Somaliya oo dhan waa meel lagu dhintay..
@sahrainismaacil3286
@sahrainismaacil3286 Ай бұрын
Wadani buu ku waashay miskiin
@hafsaabdiaziz3923
@hafsaabdiaziz3923 Ай бұрын
War wuxu bila aqli sana kuwasa na kursi nogu fadhiya🤦🏻‍♀️😂
@ChimcaSulub
@ChimcaSulub Ай бұрын
Wasiir ha odhan waa baarashle
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Ай бұрын
Wasir Bumi geesi qaran wariya yashena waxba kasiya Guul somaliland ❤❤❤❤
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Ай бұрын
Masha allaah wasir wixii la odhan kari waayay o dhan ayaad ka jawaabtay geesi geesi dhalay , shan qoff oo adiga oo kale ah ayaanu u baahanahay wadankuba wu is badali lahaa buuniyo noolow naxariista ilaahay lagama quusto waanu sugaynaa insha allah adigoo maydhan inay noqdaan rageenu
@xuseenaskar4640
@xuseenaskar4640 Ай бұрын
Hoorri waxba kuma hadlayse adeerkaa nin ay saaxiib ahaayeen oo baastolad xidhan oo maraya faafadda xaasleyda boorama ayuu dhabarka ka toogtay isaga oo ninkaa dhan ee sarkaalka ahaa sababta adeerkaa ku dilayna ahayd bastooladda in uu qaato kaliyya welina adeerkaa waa uu sitaa waa 1989kii mala socotaa in magtii sarkaalkaa iyo hubkiisii reer hoorri ku maqan yahay intaad kulmiye ku xagxaganayso wasiir buuni
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Wariyuhu ma reer boorama
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 Ай бұрын
Ma wakhtigi dawladi siyaad bare
@MaxamedyusufOdowa
@MaxamedyusufOdowa 13 күн бұрын
Haa​@@abdirashidhassan5027
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Buuni wlhi qacbuu kaladaalay kan qudhaca ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hadalsaalaxby
@Hadalsaalaxby Ай бұрын
Buuni hadaan aqaan may ahayn talefishanka ciyaala suuqa inu imaado wayo buuni nin sharaf leh
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Ma kanaa sharaf leh heego ayuu sharaf uleeyahay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
war wariyuhu waa fidno isku dir bulsho iyo qudhuun qabyaladeed !!!!!!!!!! from saylac city
@muruudi4961
@muruudi4961 Ай бұрын
Wariyuhu shaqadiisa sifiican buu u qabsaday ee joojiya hadaladan niicda ah reer Muuse Biixiyoow
@alitani5045
@alitani5045 Ай бұрын
Somaliland is safe and secure than any other time in our history. Thanks, ya Allah!!!
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan Ай бұрын
WASIIR BUUI. WAAD KU CABTAY. BALSE YARKAN WARIYE HUWANTA MISE WAA S.LANDER BAA?.
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l Ай бұрын
Mansha Allah guul guul wasiir buuni waa geesi geesi dhalay oo qarankiisa jecel ee maaha dhal faqash kan weriye ku sheega Ah waa huwanta gudaha bagaad iskaga celisay duligan qabyaaladu dishay
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Weriiye matiihid e waxatahay munaviiq
@AhmedAhmed-oe6um
@AhmedAhmed-oe6um Ай бұрын
Waxaan wariyayaal maaha waxa qaldan kuwa u tagaya
@alitani5045
@alitani5045 Ай бұрын
Bravo tell like it's wasir wadani waa qaran dumis
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 22 күн бұрын
Ciyaalkii qabyaaladda buufi wasiir!
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 Ай бұрын
Kan weriye miyaa mise waa qof xanuunsan
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 44 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 39 МЛН
"7 Sanno Oo Orod Ah Ayaanu Kasoo Baxnay" Wasiir Shukri Baandare
5:44
Kaftanka Siyaasada 519 oo aad u xiisa badan
27:11
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
MM Somali TV
Рет қаралды 78 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН