اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
@@yuuuuga1wlh aniga igu dhacday ninkey gawar uu aad unecbaa oo ka cuudu bilesan jiray ayuu guursaday hada wiil udhashay kkkkkk yaaab ani hay qoftan qofti mooho haa calafba ii geeyay haye keep going dhahay ilaa meeshi nii geyso isla taga
@fatimaikhtii55633 ай бұрын
waa hodan online malaha😅😂ama caliya shariif
@najmacaiapdi3 ай бұрын
Xamdiyeey prt2 away wlll la so dhakhso😢😢
@Ubaxii3 ай бұрын
Yaa u maleynee ani offline iyo online
@deeqaabdullahi57773 ай бұрын
Singalada youtubers kaa lee 😩
@FarhiyoUgaas3 ай бұрын
Ani xitaas lkn ninka hodan America hoogy
@ruwaydaruwayda78433 ай бұрын
hodan ninkeda can wybe nin la qrinyo mhn ngtna mrhore ogan lheed
@helborone57563 ай бұрын
ax sheeko macaanida wllo hamda 🤩... nous voulons la partie 2 inshallah🥰
@hibaakMohamet-zr5yk3 ай бұрын
Sinpaal nin naag guursadeey iska fuur akhs adunka nin naag guursadaan ugu necebeey caandho shere aah xanun baalyo ayaa laa kalaa qaadaa imikaana adunki waba halaabeey abayo hadi khyr kugu jiro aleh haa baarkeeyo s ne
@IQROCabdi-w2r3 ай бұрын
😂😂
@hibaakMohamet-zr5yk3 ай бұрын
@@IQROCabdi-w2r mxd kuu qoosli 😂
@Faadumocali-g6q3 ай бұрын
Hal gabar aya qalbigeyga kuso dhacday taasna horay garob u ehed hadana xaas ah qisana sodeyso tolow mataasaa lkn taas ninkeda melkasta so dhigta mid laqariyo ma ahan
@muharoble12343 ай бұрын
can't wait bart2
@deeqadagan21133 ай бұрын
Xasbunallah wlle nimanka sandkaan Allah soo hanuuniyo wxkle aan dhihikaro malahn wlle wadada toosan allah kusoo celiyo nimnak. Waxaan sugnaaba waa part : 2 xamdiyee abyo nosoo gali
@Xafso253 ай бұрын
Alla xanday part2 waxa iga muhiimsan naagta youtberka miday tahay inan ogado alla war jecliyaa😂😂😂😂
@NajmaAbdi-d4w3 ай бұрын
Anigabo maantan ogaaday inan War jecelahay😂😂😂😂
@truelife68203 ай бұрын
Yawaye abyo plz@@NajmaAbdi-d4w
@yuuuuga13 ай бұрын
Abyo ma shegi karo lkin walhi taas wala soo qarax maran dheren shekada Meel xun ayeey mare
@yasminmire35913 ай бұрын
Luuq igu sheeeg 😅@@NajmaAbdi-d4w
@MaryamAhmed-q4s3 ай бұрын
@@NajmaAbdi-d4w Iii sheeg qaali yaa waaye gabadhaas😂
@FaizaKoosar3 ай бұрын
Ayaan goobtan baan ka dhahaystay sheekadan oo kale
Magaceeda manoosheegtid aan gabadha ninka ugusoodhicinee 😂😂😂
@hodoabdirahman94383 ай бұрын
Asc fikirkyga sheekadan Run uma eeka waayo ? Majiirto wakhtigan la joogo naa caana oo sawirada ay nin kula jiirto iyado ilaa sariirta joogta waliba naag masyrsan oo ay nin ka qaady uu diraysaya ee wll maad dhagax nooga dhiigtiid bahasha 😊😊
@faatimahmohamet55863 ай бұрын
Shekadan wlh wa yaab aduune part two laso dhaqso hamdiyey
All hamday sheeko qurun bdneedaa ani tinta arbey sii baastamirkii I is tagtaa marka dhameesto sheekadan 😅😅😂😂
@samsammaxamed82093 ай бұрын
Masha allah xamda aduunka ayaan idinku jecelhy adi iyo ayaaan gobdoon ❤❤❤❤❤
@yuuuuga13 ай бұрын
Abyø mcn ilaah haku xafido ❤❤
@ANSAAROMARAMIR3 ай бұрын
Gabar cadaado reer norwey kkkkkk aqaan 😂😂😂😂
@ruqiyoshariif26193 ай бұрын
Caaji iwada sheekada❤❤❤❤❤❤
@sundusfarahabdullahi36873 ай бұрын
Reer coment naagtas an radino inta iskaashano 😂😂😂
@DeeqaIbraahim-pe8lw3 ай бұрын
Hhhh 😂
@kaafiyodagan9823 ай бұрын
😂😂😂
@AboweAdo3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faizamohamedabdi28473 ай бұрын
😂😂😂😂
@ZuZuDahabo3 ай бұрын
Soo tabiya 😂😂
@burhanozil33603 ай бұрын
Waa sheeko qiyaali ah😂😂😂
@yaasmiinahmed97593 ай бұрын
Part2 no soo daa mcnto waa sheeko cajiib leh
@fardowsaiimaan33513 ай бұрын
Talow naagtaa caanka ah yeey noqonkartaa
@Suusaan88903 ай бұрын
Xamdiyey shekoyinkad ba ku fiican thy ee soo badi part2 na laso dhakhso
@najma6493 ай бұрын
naag gadaal ka timid waa la furi away gabdhihii afrika lagu guursaday kuligood waa laga tagaa inta caruur laga dhalo
@Motivated233 ай бұрын
Gabadh tiktoker ah ayaan sheekadan ka maqlay iyadoo leh naag todoba ciyaala leh oo africa ninkeedu urarey oo labo shaqaalaa u joogaan bal maxaa kusoo cilinaya qurbe ninkiidiina uu leeyahey iska joog… ala anigaa waxbaan isku geygeystey🤔
@Warsansiman12343 ай бұрын
The kula thy
@deeqamohamed86873 ай бұрын
Subxaana laah 😢😢
@sahrahajiomar11543 ай бұрын
Wa gabar cadado tugada maxa ka racayhe😂😂😂😂😂😂😂
@fariidofikar14673 ай бұрын
Sumxanalaah
@farhiaabdullahi57593 ай бұрын
Wlh qawoow ihaayo dartiis ayaa jaakad u watay balse qisadaan markii dhax lasii marsiinaaye ayaa is arkay anoo dhididaayo sida ineey ani igu dhacday oo kale waligeyne ma guursan xitaa wlh waa ka naxay qeebteda lawaad noo soo dhameestir wlaal
@Ramla223 ай бұрын
I can’t wait for the second part lol ❤❤
@QaaliMacalin-s3s3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉
@Dasamoha3 ай бұрын
Xamdaye wll dadkii youtuber ahayd qarna waa la soo qarxinayaa adiguna maalinkasta youtuber gabadh kale ninkeeda ka haysta nuu soo tabinaysa😅jaha idiin nici rabaaa😂😂
The man was trash anyways. She is lucky he is gone.
@filsan65153 ай бұрын
Part 2😅
@mscambuulo77203 ай бұрын
Qisadan cml ayan ka dhageysto ayaan gobdoon youtube keda ,ine isla qisadan tahay ma hubo , so firi channel ayan gobdoon masawirka amira qurux saran. Lkn amiro qurux ma aha gabdha youtuberada ah because gabadhas qiso ayay so deysaa , team xan orda hee.
@deqalula97073 ай бұрын
Sowda qalbi mala qabaa😂😂
@yuuuuga13 ай бұрын
Abyo waa dhageysaty tan ayaana lkin tan waa mid cusub hada tagan ❤
@mscambuulo77203 ай бұрын
Part 2 laso dhaqso we igu socota hamdiyey
@ruwaydaruwayda78433 ай бұрын
qisda shgyso iyo tan amiro isku mid mhn tn amiro wxy ahed in lcg loga dhci rby account bena o amiro
@fatimaikhtii55633 ай бұрын
haa @@deqalula9707
@samiamohamed29443 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@maymunali84083 ай бұрын
❤❤❤❤ 😢😢😢
@SainabYusuf3 ай бұрын
In iyo isqaba guursaday maxa hada macna kujira ina ogaano? Irsiqiina ilahay melkalae ha idinka siiyo waxa layiri maficne
@nastehahassan2273 ай бұрын
Xamdi ciilka nagadaa😅😅😅😅
@XamdaApdi-p6p3 ай бұрын
Sorry Sorry sorry 😞 😔 😢
@nastexokhalid94393 ай бұрын
Waqtiga maxa u dhereyn waysay Abayo aad buu u gaban yahay video ga