No video

Ninki Aad Disheen wuu Idin Dhageysanaya Natenyahu & Jawaabtii Xamas| Xabsiyada Somalia & Xaaladooda

  Рет қаралды 45,644

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Ninki Aad Disheen wuu Idin Dhageysanaya Natenyahu & Jawaabtii Xamas| Xabsiyada Somalia & Xaaladooda
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 85
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 Ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤war farxadle daiif w nool yhy❤guul weyn ❤alaha naxariisto falastiin dadka ku dhimatey ❤alahu akbar ❤.......
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
Musiibo.haku.dhacado.sahnuniyada &Intii.ugu.gaargata
@Mohamed_Abdi-aziz
@Mohamed_Abdi-aziz Ай бұрын
Aamin aamin illahey falastiin cadawgoda jabi.
@MUNIIRYARE257
@MUNIIRYARE257 Ай бұрын
Waa war farxad leh Hadii uu noolyahey. Nin sidaas misaan u leh banaaan uma soo baxeen
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t Ай бұрын
Qif tiisa imaat ayaaa dhimanaya zxp ee gaaladan allaha kaqabto gaalada isbahysatay iyo carabta jaajusta ah
@hindarooble4075
@hindarooble4075 Ай бұрын
Ilaahayoo gargaardadaga gaadh sii walaalahayo falastiin yaarabi
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 Ай бұрын
MashaaAllaah illaahay ayaa kaga filan mushrikiinta isbaheysatay iyo carabtan cabsaneyso dulinimadana ku qabeystay yaaahuuu
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Ай бұрын
Insha allah maxamad dayf inu soo hadlaan rajeynaa
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Ай бұрын
Alcarabiya. Waa imaraadka. U shaqeeya. Cadawga yuhuuda iyo maraykanka ... yaan la daawan ... munaafiqiinta. Cadatstay. Inay yuhuuda. Garab taagan yihiun. Iyo marooko.. illaahay. Masiibo ha idinku rido. ..asmin.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Ай бұрын
Alahuma ansur muslim falastiin yaarabi yaaraxmaan yaraxiim shugran shiikh maxamed dulmi diid asc
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
waaka naxay markii la dhahay hogaan xamaaz ah baa ladilay wllhi ilaahy run kama dhigo
@hawosalah3919
@hawosalah3919 Ай бұрын
Soomaali waa inaye alle bari u soo baxaan hal maalin dibad iyo dalka oo rabi la baryaaa oo la toobkeen wllkeeye Dulmi Diid
@daahirkoronto30
@daahirkoronto30 Ай бұрын
Qaramada midoobay magacaas waan bedeley qaraabada midowday unà midoobay baabi inta islaamka saas baa sax ah aragtidayda
@samirr546
@samirr546 Ай бұрын
Somaliduba xubin bay ka tahay!!!!
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo inchallah
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q Ай бұрын
Ilaahow madaxda xamaas badbaadi Rabiyo ❤Alaahu ❤Akbar ❤❤❤❤❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Xamaas muqawinda Alqasaan Allaah akber guul falastiin 😢Allaah caawi 😢 yahuud shayadiinta America Allaah jabi 🌚 😢🇵🇸🇵🇸🤲🤲☝️💪
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Ай бұрын
آلهم احفظ آهل فلسطين 🇵🇸
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
Allow ugar gaar Reer Falastiin Yaa Rabi
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Ай бұрын
.al.carabiya.waa.jaajuusad.weyn..waan.arkay.ayado.laga.cabanayo.walaahi.alle.waa.caadil.koon.kaana.asagaa.maamula.insha.allah.shacabaka.dulman.wey.guuleysan.mardhaw
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في الفلسطين❤
@amaladanlahiv2786
@amaladanlahiv2786 Ай бұрын
Qosol mayaal walahay murugada aduunka ayaa nahayasa😢😢😢
@MowliidAadan-us3cy
@MowliidAadan-us3cy Ай бұрын
Sh dulmi diid aaway koor sadii
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Alxmdulilaahi rabil caalamiin ilaahoow ilaali
@a.rahmankaanuu731
@a.rahmankaanuu731 Ай бұрын
Somalia shaqin qub weeye Magac kale ubixiya❤❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
Ilaahey.matuso.madaxda.mujahidiinta Ilaahow.mujahidiinta.inta.dhimatay.shahiidiin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
MUQDISHO, HA SOO DAAWATO XABSI WEYN UU LAFTA GREEN, BAYDHABA KA DHISAY IYO BUNDOYINKA , WADDOYINKA WAA WEYN, WALLAHI, BAYDHABO HADDAD ARAGTO, MUQDISHO WAA TUULO.
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya ha idan cadabo yuhud rabi masibo deg deg ah illahaya idan kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 Ай бұрын
Asc shikh iaahay wadankeena ha u gargaaro
@kalidabdibouh1505
@kalidabdibouh1505 Ай бұрын
Machallah walal daal ha moujin hadalkaga waa wanagsan yahay
@user-ci3nd5jk8g
@user-ci3nd5jk8g Ай бұрын
Waa waxaay jeclan lahayen Arabtan wada rufiyaninta
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg Ай бұрын
اللهم احفظهما عن عوهم اللهم اهزم عدوك وعونا
@maxamedcumarxasan667
@maxamedcumarxasan667 Ай бұрын
Sh.maxamed tadka kusjaheday sagashan qof miya mase wa afarboqolmiya ooqof nohubi
@Naciimo433
@Naciimo433 Ай бұрын
Xabsiyada soomalia waxa jira dad badan oo dulmi ku xidhan oo xabsiyada jira
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad Ай бұрын
Wa war ma ah xagee hubku kayimid
@gurdan5841
@gurdan5841 Ай бұрын
Wcs❤
@Umxasan
@Umxasan Ай бұрын
آمين
@fardowsa1895
@fardowsa1895 Ай бұрын
Alcarabiya yahuda ayerageran warkoda waa cadyihin yahuda dadkey dhameyen ayay ku dabolaya qebti hore waan dhageysatay wadana mahad san tahay
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤
@amadyare1040
@amadyare1040 Ай бұрын
allah ayaa hagaajin karo wadankeyna lkn dad ma heyno nadiif ah
@addis869
@addis869 Ай бұрын
Asc walaal kay dulmidii soomali allaha garresiiyo fikirka fogg eedd arkaysidd. Lkn soomili wali ii garrqaad aan kumeqlee ayaan joggnaa wlh
@Umxasan
@Umxasan Ай бұрын
dawladha. sunigah. waa dabadhilifka. ameerika marhore ayladuleestay
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t Ай бұрын
Hubka xisbulaah horta wax malaayo mana gubomiyaah
@meaktooni
@meaktooni Ай бұрын
Maxamed deef sawiridisa waa 1996 weeye mane garenayaan wajigiisa sax uu is qariyaaa
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 Ай бұрын
ASC.Mansha Allah Dulmi Diid en Shekhow Allaha ku Xafido En markan Cabirey Askarigi waramayey amnigi ay ku dhartey hadey saas ugalayaan lamaha dawladda oo ay hos hoos isulashaqeynayan oo ay wada noqden Calolshaqeystayal gangurey dawlad caynkan okale wali lama aragee maxey Shacabku Sugayaan wayabe mainta idinka oo nool laidingadanayo ayaad sugeysan war Shacabow isxoreya wadankini waa lala waregi donaa hadeydan wax ficil ah ay daan sameynin yaah awey Qabki Somalinimadini magod buu ku dhacey adunyo Xalka ba Allow Bilicdi noifeysey ee aan ku reysaney nosoceli Allah maxaa lodarsadey waxase aad lodaremey ladan isbuc ee bishan julay ayaa aad iyo aad lotabey siba Hoyoyin Somaliyeed ee habeen iyo malinba lacaburinayo ee oyaya Haben iyo malinba Allow Shacabka Somaliyeed ugargar Wabilahi tawfiq
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Ай бұрын
Falastine Golaysda insha Allah
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 Ай бұрын
AL Arabia iyadaaba uga daran Yuhuuda Shacabka rer Gaza iyo guud ahaan rer Palestin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Walaalkey goormaat tabisay warkaan moo sheeg malinta iyo bisha fadlan waa kugu wareernay
@ismacilaxmed7869
@ismacilaxmed7869 Ай бұрын
Asc please markad falastin kahadli haqoslin ama qosolka joji o murugo nomuji fadlan
@NafisaAhmed-i7p
@NafisaAhmed-i7p Ай бұрын
😢😢
@nuradinhassanadan5141
@nuradinhassanadan5141 Ай бұрын
Baaritaanka marki la sameeyo qof masuul ah oo xil haayo ayee ku biyo shubanee markaasaa aye baaritaanka lugta lagu dhufanaa dhibkaas aya jira
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Ай бұрын
Waxaan kalagaran waayay in dawlad jacaylkaabatay iyo in qabyaalad kaabadatay waad ogtahay Waxa soomaali halkaadhigay waa qabyaalad xasana ayaduu kashaqeeyaa
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 Ай бұрын
Alcarabiya cawan booqday waaba yahuud ama tv israli aay ledahay lkn magac carab bey watan
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Ай бұрын
Sxb way.hadleen.mas.uuliyeenta.asluubta.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Carabia wa jajuus Israil
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Ай бұрын
Shiikh magaca dawladeed adiga iyo xasan shiikh ayaa dilay maalinkasta huteelo ayuu Dalka Dibadiisa iyo gudihiisa kadhistaa ma halguri oo xabsiya ayuu dhisi waayay shiikh dadka kaxishood waxaani dawlad maaha
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Kufaarta afkoda ayey ku haadllayan😢😢😢😢😢😢😢
@user-lr3cs1qc1t
@user-lr3cs1qc1t Ай бұрын
D D da mesha saran maxa ula jeda ifahan si
@azadmohawi6095
@azadmohawi6095 Ай бұрын
Carabta iyo idaacadahooda waa wada munaafiqiin muslimiinta loosoo diray
@MaxamedgaraawGaraaw
@MaxamedgaraawGaraaw Ай бұрын
Sxp somli musq masuq Kam dhadono ita madxa Aya ah shawab
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Arabia waa najaas sahyuuniga ka daran
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Wlle meeyay numberkii iyo Emilkii mee??
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba Ай бұрын
Meesha CCTV camera ma laha
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
Odaga haysta asluubta ee shaciroolaha ah waxaad ka codstaa in maxabiista ingriiska meel lagu xero la weysan yahay in xabsiga dhexe loo soo wareejiyo maxabiista ingriiska adigaa ingriiska degane codsigaga u gudbiso reysal wasaaraha cusub nalana soo,socodsii hawsha codsiga mesha ay kuu mareyso iyo jawaabtooda
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
War naga aamus doqon yahow ogow maxaa dhacay?
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
kuligood lacagbaa loohaystaa 1500 oo nin ba qofkii raba in uu furto imisaa calaa nin looxisaabin in looga badasho lacagta doolarkaa?
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 Ай бұрын
Gacan kudhiiglayaasha hala laayo maxaa loo haystaa
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 Ай бұрын
Shiiq funny tahay walahi 😂 2000 ilaa ..........!?
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q Ай бұрын
Waa adoo mad khali ah oo xil laguu dhii bay kooxdii xisbu alnuur ee reer masar leed noqon le heed sii sii bay u qir san yihiin amiirul mu miniin hala yaa bin alcarabiya waa adoo kale oo u qaoon san nin kii gaal is ka dhiciya inuu yahay arga gixiso wllhi waxaa ku dhaama cal maa niyiin ta qaar kood
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q Ай бұрын
Tolow waxaas oo maxaa biis ah mala xiri lahaa hadii kitaab ka alle la qaato uk da aad joog tid wax ba ma dhaaman ku waan bal se uk baa roon oo das toor kooda ku dhaqma kuwaan munaafiqiin ta kii allena dii deen kii gaal nimada na kuma dhaq maa yaan qoon alle du lee yey yaa mad khali
@meaktooni
@meaktooni Ай бұрын
Sheekh xamaas waxay dhaheen maxamed deef dhigisa kame duwane dhiga falestiina
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
AL CARABIYA YAA ISKA LEH? YAA ASAASAY? YUU U SHAQEEYAA? MUXUU FAAFIYAA? ISKA HUBI WARKA WAHAABIYADA.!!!!!
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Ай бұрын
AL CARABIYA waa dhilqo ama kutaan or injir jirkaagu ku jirto
@roblehassan3069
@roblehassan3069 Ай бұрын
Somaliya hada kabaneysaa adiga yurub aya jogta marka warkaga qabasho malahan
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc Ай бұрын
Galadu wabenalayal ee waa afartan aas ee afar sheeg astaa hilkiinu wa ahaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Israel shacab bey gubeysaa aa waa in iyaga na koda lagubaa
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Ай бұрын
Sheikh waa maxay sababta aad Alcarabiya usoo xiganaysaa? Idaacada munaafiqiinta inaad warkeeda faafisaa waa nooc dacful iimaan kamida. Kafogow inaad munaafiqiinta soo xigato. Fiidyow gaagii hore ayaad kusoo qaadatay Alcarabiya.
@maxamedcumarxasan667
@maxamedcumarxasan667 Ай бұрын
Waqalad iyo ceeb kuah dowlada somaliya
@gurdan5841
@gurdan5841 Ай бұрын
Wcs❤
'SIR AY FASHISHAY WAR-BAAHINTA ISRA | SAFARKII BLINKEN' YAAB
11:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,4 М.
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 109 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 80 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН
Uncrewed Systems Day Highlights (Featured at IAVC 2024)
1:23
Defence iQ
Рет қаралды 2,2 М.
Hitler in Colour (4K WW2 Documentary)
1:10:44
Best Documentary
Рет қаралды 10 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 10 МЛН