No video

Ninkii ay jeclayd ayaa u sheegay......... Qisada Fadxiya

  Рет қаралды 16,721

Cadceed channel

Cadceed channel

Күн бұрын

Ninkii ay jeclayd ayaa u sheegay......... Qisada Fadxiya

Пікірлер: 76
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel Ай бұрын
Hadii aad hayso qiso ku shaabsan duruufaha nolosha. Jacylka. Waxad nagalaso xidhidhi kartaa what's up kan 0653459860..
@Supr93
@Supr93 Ай бұрын
I the teacher😅not pure but it cousin to me 👍business as well is the way is to be done in ❤😢😅🎉
@user-ro2py5ng2j
@user-ro2py5ng2j 2 ай бұрын
Markasta inan baa qalbi jabsan alle waxa khyr qaba haku siyo wll
@user-dx8tk9gd8d
@user-dx8tk9gd8d Ай бұрын
Nin naag qaba sidii ku controli kara naya yara wll dhiig isku yeela xata hda jeceshihin ha derensinina ninba jileec ba ka reeban☺️
@nafisaabdilahi9583
@nafisaabdilahi9583 Күн бұрын
Naa waalal iska ilaway wxu aah qof qalibga inu ka dilo rabay
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 2 ай бұрын
Naayaa gabadh yaroo qurux badan baa tahay hadayna jiliinkaa ahayn is adkee nin ha aaminin waliba nin reer le
@Asiaabdi-e2m
@Asiaabdi-e2m Ай бұрын
Anaku nairobi daganay dabaqyo dhaadheer baa lugu jira fooqa dushiisa ku kulana, hadii kle mustaqbalkaaga in ay wax soo gadhaan ba laga yaaba, dumarkeena soomaliyeed haday self respect yaqaanan wax badan kumay dhaceen ilaahay na tala saarta hablo salaadiina badiya hooyadaana waxy raali katay sameeya hablo is ilaaaliya Duni Dan waxa inugul nool dad aan moodayno rag hadana dhurwaa ah ogaada in aad tihiin boqoradaha wadamada somaalida👸✨️30 june 2024 Sunday
@AMIIN2025
@AMIIN2025 2 ай бұрын
Culees majiro ilaahey bari❤
@hibaqxusen5668
@hibaqxusen5668 23 күн бұрын
Walhi wa xanuun raggow dumarka sidan ka daaya ilahay nabsigoda idinka so sarye😢😢
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 2 ай бұрын
Ma nin naag laad rabtay ma hantibuu haystay mise waa iska jacal
@BarwaaqoMaxamed-xb3tk
@BarwaaqoMaxamed-xb3tk 2 ай бұрын
inan kasta oo xidhhi samaynayasa iska illaaliya raga reeraha lehe waa iga tolow wlhi waa dhibaato socota
@FarxiyaAmiin-b6b
@FarxiyaAmiin-b6b 2 күн бұрын
Hadan hadlo anigu xafadeeda iasaysa
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 2 ай бұрын
Inshaa Allah, she will be victorious!
@MoHaMeDCaLi-pr5yb
@MoHaMeDCaLi-pr5yb 2 ай бұрын
Wa gabadhii kowaade aan arko iyado leh nin reer leh jeclaaday😂😂😂
@RuunApdulaahi
@RuunApdulaahi 2 ай бұрын
Wllhi noloshan farxad lagu waari maayoh😢😔🥺
@AmiiraCusmaan-uf4su
@AmiiraCusmaan-uf4su 2 ай бұрын
Apaa alle ha ku gargaaro adaa nin naag leh raadsadaye😮
@asmacabdi626
@asmacabdi626 2 ай бұрын
Jecly dartiid naftad ha u dhibn walal allh haku dhib yareryo😢
@user-ex6cx8yn9c
@user-ex6cx8yn9c 2 ай бұрын
Bisinka allow noo boga dhey 😢😢 oo raga qalbiga noga reeb 😢
@SagalCabdi-z8y
@SagalCabdi-z8y Ай бұрын
🎉🎉🎉
@AbdisalanNuur-s7x
@AbdisalanNuur-s7x 15 күн бұрын
Waan ku dhawaahay
@nafisacabdisiis5429
@nafisacabdisiis5429 Ай бұрын
Waxay ahyd inay ka hadho malinkii u usheegay inuu naglehy inay kahadho waayo dhibkaas kuma dhecen waligaa nin naagle ha aaminin qiisadayda baa kaxun lkn kama shekaynaayo waligay whi 😢
@CabdiqadirMaxamed-n4d
@CabdiqadirMaxamed-n4d 2 ай бұрын
allah aya garabkaga gali doona❤
@FarxiyaXasan-cw7bx
@FarxiyaXasan-cw7bx 2 ай бұрын
𝘪𝘯𝘴𝘩𝘭𝘩 𝘸𝘭𝘰😇
@user-nr5hv8jr3k
@user-nr5hv8jr3k Ай бұрын
Sorru zizter wihi isku qisanhy😢
@haponmoumin177
@haponmoumin177 Ай бұрын
NimNka reeraha leh iskaga hadha wall😂😂
@yussufabdi9176
@yussufabdi9176 28 күн бұрын
Sorry abayo your not deserved to be betrayed marwaliba alle hage higso
@BaduIibmaaha
@BaduIibmaaha Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-dp1cf5re6b
@user-dp1cf5re6b 2 ай бұрын
Hadii aad Allah si dhab ah aad u Jècllato oo aad xuskiisa badiso waad ku liibani. Ogawna baniadam iyo meel kanaba waxanad filayn ayaa laga fishaa.!!!
@BaduIibmaaha
@BaduIibmaaha Ай бұрын
❤❤❤❤
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 2 ай бұрын
Ma hal bil qura cajiib😂
@user-hk2uo5so9r
@user-hk2uo5so9r 2 ай бұрын
Aniga ilaahay amarkii waxan nimanka ula dhaqmi jiray in aana waligay nin ibah dilin waligayna nin an wada socono mawicin waligay na ninku haduu dhaho aan kulano waxan dhihi jiray guriganaga igu imo kadibna daarada lawada marayo ayaan laba gursi oo kala fog dhigi jiray alxamdulilaah sidayda udhaqma walee hadii kale san unbad ucalaacalaysaan
@qadanmaxamed4547
@qadanmaxamed4547 Ай бұрын
Ilahayba xaal og😂😂
@MursalCabdi-jb2he
@MursalCabdi-jb2he 2 ай бұрын
Hal bila dalaq dam aa
@akadirmoha12
@akadirmoha12 2 ай бұрын
Allaha ku boga dhayo
@Illyv4ever
@Illyv4ever 2 ай бұрын
Way ku cayda kaliyee anu waan ku garaaci lahaa 🤣🤣
@Ayan_Ahmed76
@Ayan_Ahmed76 9 күн бұрын
Sorry 😢 sister
@AbdirachidMohamed
@AbdirachidMohamed 2 ай бұрын
Cadceed gabadha wan jeclahay ee ilahadal Sxp❤ labarkeda Isodir
@user-zv3ep6bp1s
@user-zv3ep6bp1s 2 ай бұрын
Maruba
@hafzahupi3824
@hafzahupi3824 Ай бұрын
Ooma iny is gubty rbty yaabka yaabkisa bal nin naagleh jclow aduunow xaalkaa ba
@MursalCabdi-jb2he
@MursalCabdi-jb2he 2 ай бұрын
Mid reer hargeysa ah baan qalbiga rabaa inaa jabiyo kawarama akhyaarey
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth Ай бұрын
😂😂😂😂Hye kly huno
@cristiano-1001
@cristiano-1001 4 күн бұрын
Qalbi jab miya u xiiso qabtaan😂​@@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 4 күн бұрын
@@cristiano-1001 Haa😭😂😂
@cristiano-1001
@cristiano-1001 4 күн бұрын
@@NejlaMohmeth ani ma ku qalbi jabiyaa marka
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 ай бұрын
من أروع الخياليات
@haybeyare4265
@haybeyare4265 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@naciimahusein9346
@naciimahusein9346 Ай бұрын
😂😢
@dalbilamuhumed5695
@dalbilamuhumed5695 Ай бұрын
Waxan layabay naag nin shukansada oon qabin dhahaysa darti ban waxas uga hadhay😊😮
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 2 ай бұрын
Miskiinsanaa cuqubadii ayaaa haysa gabar walsheda ninkeda ula hadlysay
@Niciimamahmed-c5p
@Niciimamahmed-c5p 11 күн бұрын
Jacaylka ma jeebkay ku zidaty tolow 😅
@FaruusMuxumad
@FaruusMuxumad Ай бұрын
Sorry alle wllo qalbig hkuu qaboojiyo😢😢😢😢
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 2 ай бұрын
Abayo jacayl nacasaa ku helaye nin xaas iyo caruur leh booska banaane
@AsmaxuseenMuxumed
@AsmaxuseenMuxumed 2 ай бұрын
Alleh ka dulqaado dhibka lkn ninrerle tihoreba wuu qayaaamay
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 Ай бұрын
Nio hablahi nin ba sidn igu sameyy unpey kashekaynayaan niow inantni wa inan wangsn halayguso xiro
@user-pr4xn2kr3f
@user-pr4xn2kr3f 2 ай бұрын
Oo wll ma bil ayaad ku jeclatey
@faraxoday
@faraxoday 2 ай бұрын
Wxn la yaabay bil ayan kaga hadhi kari wayay wlhy dadkan wa cajiib😂
@user-pr4xn2kr3f
@user-pr4xn2kr3f 2 ай бұрын
@@faraxoday sxb anba waan uqadan waayey bil ayey kaga hadhi weydey waliba in uu naag lahaana uu usheegey
@faraxoday
@faraxoday 2 ай бұрын
Wlo aduunyadam wax kasta wad arkaysa qisooyinka nagu Duugan hadan ka warami lahayn mala qof walba wa ilmayn laha hadana anan wax wayn u arkin alle how sahlo dadkan caqli iyo cimi tona maleh
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 ай бұрын
​@@faraxodaysax
@abdyfatahfarahcasemero3899
@abdyfatahfarahcasemero3899 2 ай бұрын
War cadceed waxy Dadkan Qalpiga Jaban aaD soo Ururisay NiyOw ShaQo an ShaQadada Ahayn haysa madaxey😂RunTa wanagzan zxp Zidan Whi Inan kU Dawanayn LiPh Dad Hees ama Experience kle laga faa¡do Keen ama NagaLa tag wxa Wad xikmad Guurtay Riyoyinkaga alle haku Rumeeyo🤣🙌🏻
@naziimart9789
@naziimart9789 Ай бұрын
Reer comments halkana ma jogtan qisadani wa noocma 😩
@awoahmed5922
@awoahmed5922 2 ай бұрын
Lax walpa halkay is dhigta lagu gawrca nio adiga in lagu dhawaco wad istahisa gabadha kle ad khiyamysan lapdinu many adigo kle ahy🙄😡
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 ай бұрын
Wayahee nin sidaas xaaskisa oga baqayo muxuu uqaban kara oy iskaga lugaynaysa
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 2 ай бұрын
Gabdhoow wax ma idin sheegaa nin iyo cidwalbo oo aana ogeen karaamadada hal daqiiqo ha sugin ee kadhaqaaq
@leylocali8269
@leylocali8269 Ай бұрын
Mac sokor kugu thy yaa kuu dirsay nin nag qaba 😂😂
@BarwaaqoYusuf-z3s
@BarwaaqoYusuf-z3s Ай бұрын
Dumarkan raga xaasaska leh ku meeraysanyaa dumrka ragooda amaanka ugu dadaala waata labaade reer dhisan oo isku faraxsan maxaad ka dhexdooni aad hapaarka uga shaqaysan anuu waxaan dgihi karaa adaa khaldka lehe naftaada canaano
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 ай бұрын
Cad ceedow inanta ana dhawac tiranaye iwaydii inuusan qaniinin ileen nin reerlehbay lasocon jirtaye oo lakulmi jirtaye 😂😂
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 2 ай бұрын
Dumarku hadii aan ogayn siday walasheed kugu sheegtay oo ood iyaga kaga shakiday hadalkasii run maha
@Teach-q2i
@Teach-q2i 2 ай бұрын
Farxiya saa caadi kumatihid maninaa bil taqaanaa waxa walabo kuudhoqdey reerkaa jecel iyo kool koolin kamaheshid miyaa??😢😢 adiga isjeceloo maraka hore ilaaheyna jeceloo cudurakaaga waa obsession ninkaas wuu kusaxsanyahay inuu kadheerada waayo caadi matihid. Take care of yourself bisinka sheekadaan marunaa??
@Istahiljano
@Istahiljano 2 ай бұрын
Hhhhh maad ka shakiday sheekhda wllo😅
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 2 ай бұрын
Wllo qaali nin jacaylkisa lama aamino ee sorry
@mursalmuse9739
@mursalmuse9739 2 ай бұрын
Sorry
@BaduIibmaaha
@BaduIibmaaha Ай бұрын
❤❤❤❤
@ShamsoxasanMire
@ShamsoxasanMire 2 ай бұрын
Sorry
Geeeridisi waxay igu reebtay....Qisada Ubax Xilajano
48:01
Cadceed channel
Рет қаралды 28 М.
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
""waxaan gaadhay heer aan ragii soomaliyeed ka aamin baxo". Qisada Marwo
50:29
Riyaad Night & oo Cod Cajiiba Lagu Soo Bandhigay
28:42
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 95 М.
Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka
38:19
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 120 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Billan
Рет қаралды 111 М.
Waxay la ooyaysaa jacaylkeedii oo ay xumaysay... Qisada Hanna
49:28
Cadceed channel
Рет қаралды 66 М.
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Sawda Billan
Рет қаралды 78 М.