TUFAAX DARAJO | WAAYA ARAG PODCAST | GABADHA UGU QURXOON BURCO WAA HAWIYE | SHEEKOOYIN QOSOL BADAN.

  Рет қаралды 18,366

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 36
@CabdiraxiinMaxamed-q7h
@CabdiraxiinMaxamed-q7h 2 ай бұрын
Masha Allah jecliyaa gabdhaha Somalilan kaso jedo waa caqli miiran From konfur galbeed
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
@@CabdiraxiinMaxamed-q7h mahadsanid Wllo
@Zhamso1
@Zhamso1 Ай бұрын
@@CabdiraxiinMaxamed-q7h thank you wllo somali iswada jecel siyasad iyo qabyalad walaltinmadena kaqalisan
@adancabaas8584
@adancabaas8584 2 ай бұрын
Tufaax codkan quruxda badan quraanka ha ku akhriso ,insha allaah waxaan Allaah ka rajayn ayada oo qaariyad ah in uu Allaah I tuso.
@nouramohd1314
@nouramohd1314 2 ай бұрын
Tufax Darajo wan jecelay ❤Waa qof fiican
@khatindiiriye9183
@khatindiiriye9183 15 күн бұрын
Haa walhy aniga iyo tufaax isku taarikh ban nahay waxan xasuusta reer koonfuro dhan waxan u aqanay reer waaji,ilaa abtigay gabadh quruxbadan oo habargidira soo guursaday, walhy marki laygu yidhi waa hawiye waxan u qaatay kuwii an arkay,uun inay tahay galabti damban u tagay wooooow waaba xuuralcayn caadiya markasan wax kala fahmay
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 2 ай бұрын
Maa Sha Allah Dhamaatiin Guulaysta 🎉
@Zhamso1
@Zhamso1 Ай бұрын
Tufaax darajo wa gabadh ilahay hibo siiyay alla ha usiyadiyo caqliga❤
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 2 ай бұрын
walaalo fanka iyo heesuhu waa camalu shaydaan iskaga bax ilaahayna u talo saaro
@faadumoahmedosmaan9058
@faadumoahmedosmaan9058 2 ай бұрын
😂😂TUFAH I Like It The Way She Talks🫶🥺She Is Fanny And Humble😁❣️
@FaraxcaliAxmed
@FaraxcaliAxmed 2 ай бұрын
Tufaax Cali Dubad walaashayeey guuleyso wll
@HudamustafeHudamustafe
@HudamustafeHudamustafe 2 ай бұрын
Codkar weeye gabadhu wallhi kaftan yaqaana😂😂😂
@madinamahammedabdi6038
@madinamahammedabdi6038 Ай бұрын
Ee waxaan jeclaan lahaa in aan la kulmo waqti haddii ilaah idmo ee run ii sheegtaan in ay tahay haawiiya???
@madinamahammedabdi6038
@madinamahammedabdi6038 Ай бұрын
Yartaas waxaan ku jecladay heestii hooyo ee run ii soo sheeg in ay tahay haawiiya
@madinamahammedabdi6038
@madinamahammedabdi6038 Ай бұрын
Ilaah ma kula og in ay tahay tufaax derejo in ay haawiiya??
@Awaleey
@Awaleey Ай бұрын
wwww manshalah cafiska lkn ma ilowo cajiib tufaax
@Nawaad
@Nawaad 2 ай бұрын
Waryaa barnaamijku markuu dhexda marayo ayan ku subscribe gareeyay Because your attitude Shacabka ma wareysata mise iyagu waxay ka waraman ma hayaan Anigu xerta baafafka dharka kuso dhaqdey canjaladahana so dhageysatey ma ahi lkin hablahayaga Ayan ag joogi jiray Waan jidhidhicoday heesaha xasuusta ah
@AyaanCabdirixmaan-t6k
@AyaanCabdirixmaan-t6k 2 ай бұрын
Yarka dariska malaha waa reer Puntland tufaxeey
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 Ай бұрын
War horta ninkii Jamaal ahaa intuu ka baxay? Se ayada ma simaliyey jiogtaa iminkaa?
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 2 ай бұрын
Caano cabe waa xoolo. Ii dhiib aan dhamee kulahaa, ma xishoonaayo.
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 2 ай бұрын
qadaadweyn iyo cabaadweyn😂
@ridwaancumar8879
@ridwaancumar8879 2 ай бұрын
Tufaax darajo hesaheda wa jeclahay video dhamad iyo bilow wa dhamestay nagu salan fananada 🙏
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 ай бұрын
Tufaaxeey somalidu waxay ku maahmaahdaa qof kuu digay kuma dilin berigii dhibaatadu ku heshay waa laguu digay laakiin weli waad dhex batalaashaysaa
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 2 ай бұрын
Forever
@Saydika101
@Saydika101 2 ай бұрын
MAGACII QURUXDA MIYAA LA BADALAY GABADHAN IYO QURUX SHAQO ISKUMA LAHAN
@ugbaadibrahim-w4t
@ugbaadibrahim-w4t 2 ай бұрын
edaday tufaax darajo
@ugbaadibrahim-w4t
@ugbaadibrahim-w4t 2 ай бұрын
cali halas❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
Been ma aha somalida somaliland yimada walahi hawiye iyaay sheegtan dadka aay leeday wa xoog weeynyi wa jareerta anba hargeeysa iyan ku arki jiray oo hawiye iyan nahay bay odhan jiren markan waynaday iyan dadka kala bartay oo jabal nalo dhiibi jiray bartay😅😅
@Samiiroonlineofficial
@Samiiroonlineofficial Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@LIFETURKEY-pt1je
@LIFETURKEY-pt1je 2 ай бұрын
Bisinka waa maxay afka noocani
@adancabaas8584
@adancabaas8584 2 ай бұрын
Xanjaar
@adancabaas8584
@adancabaas8584 2 ай бұрын
Kiin yaawi
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 2 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@AnwarSaid-g4i
@AnwarSaid-g4i 2 ай бұрын
se oli vasta kohta
@userc6x3u
@userc6x3u 2 ай бұрын
@@AnwarSaid-g4i juuri
@userc6x3u
@userc6x3u 2 ай бұрын
Niinpä
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 02.10.2025
Somali Radio
Рет қаралды 696
SHEIKH MUSTAFA HAJI | Adinkaaba Ugu Khayr Badan Ummadda
35:13
Jil Al-Mustakbal Organization
Рет қаралды 11 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 677 М.
SOCDAAL IYO LOOSEY OO IS HELAY - QOSOLKA ADDUNKA | SULTAN Podcast
40:04
AX! 4 NIN TIJABISAY OO 2 XASLE KUJIRO DHAMAN WA SHEEGI WAYEN
41:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 283 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 141 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН