Aqoonyahan saadaaliyay isbadelo ka dhici doona geeska Afrika iyo Somaliland

  Рет қаралды 28,697

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 145
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Ай бұрын
Anigu rer burcaan ahay ilahay somali dad hagaagsan oo danahoooda iyo diintooda u hogaansama allah ha ka dhigo. Muslimka kale dunidana ilaahay ha quweeyo, ilaahayna janno ayaynu waydiisanay.❤
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Ай бұрын
Ducada ka biloow Somaliland, ku xigsii somalida kale iyo muslimka
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Ай бұрын
@@AhmedAli-fb7ub adeer hadaan qabyaalad doonayo somaliland maxa Dusha iga saaray qabiilkayga maan ka bilaalabo, diinta kugu yar diinta baro awoowe.
@osmanyusufburco9477
@osmanyusufburco9477 Ай бұрын
@@AhmedAli-fb7ubwaa argagixisada inagu dhex nool, waa markay diinta ku gaban jireen
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Ай бұрын
@@osmanyusufburco9477 aragagaxiso dadka waxa ugu yeedha laga roonayaasha awoowe.
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Ай бұрын
Ma bariga Burco mise galbeedkeeda 🤔
@Aniop45
@Aniop45 Ай бұрын
Kusaliya nabiga❤
@HRU2100
@HRU2100 Ай бұрын
صلى الله على محمد صلى الله عليه وسلم
@jamalamiinadamxaaji
@jamalamiinadamxaaji Ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Ай бұрын
Csw Csw Csw Csw Csw
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Scw scw scw
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 Ай бұрын
Wariye farshana iyo nin aqoon dheer u leh wuxuu ka hadlayo ayaa is helay well done both of you
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
Guul Guul Guul iyo gobanimo Somali land bithmillahi kareem ♥️ ❤
@YusufAbdi-y4i
@YusufAbdi-y4i Ай бұрын
Ninkan hadalkiisu waa sheeko "Fadhi Ku Dirir", waxaa uu sheegayaana waa sida uu jecelyahay iyo riyadiisa, cilmi ku jiraana ma jiro. Run iyo been labadaba waa noqon kartaa.
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Ай бұрын
Waa saadaal hagaagsane allaha rumeeyo
@jaawoAcademy
@jaawoAcademy Ай бұрын
Muuse xaaji camaydh waa siyaaasi ka duwan ku Wan dalka haysta waxaan saaxiib ahayn mudo 14 Sano ah
@getwell143
@getwell143 Ай бұрын
Sxb ninkaasi nin aragti dheer ayuu ahaa jawooy
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
yar ka well done 👏 baan heeyayayi manshaa Allah tabaarakalah ❤️ 💖 aragtida Allah ha u siyaadiyo
@hassanjimale7256
@hassanjimale7256 Ай бұрын
Muuse hadalkiisa waxaan u fahmay in magacii wixii la dhihi jiray Itoobiya dhintay Soomaalidiina soo noqotay. Dadka Soomaaliyeedna dib u midoobi doonaa waloow waqti qaadan doonto. Waa saadaal macquul ah.
@JamaAbdullahiQalinle
@JamaAbdullahiQalinle Ай бұрын
Kan yari dhan buu ka raranyey cid baanu taageersanyey isaguna qaybka ma ogee waa laab la kac hadalkiisu
@user-horo
@user-horo Ай бұрын
Koleey wararka SAAB TV kuma kalsooni waayo waa tv u janjeedha dhanka xisbiga wadani oo aan dhexdhexaad ahyn
@khadardahiir4983
@khadardahiir4983 Ай бұрын
Asc aqoon waan ku taageeray waxaan si fiican ugu qancay sidaad saadaashaada u dhistay hore u soco sxb
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 Ай бұрын
Waa idaacada ugu wayn ee huwanta
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Ай бұрын
Kulmiye wuu dhacay😂
@allaaaminmaiisho3360
@allaaaminmaiisho3360 Ай бұрын
waxaan yaabay😊 marku cirro reet saaxil inoogusheegay😊
@Gawrace
@Gawrace Ай бұрын
Aad iyo aad yaan la inoo dhuuman waxa iska leh xisbiga falagada iyo huwan kalkalka
@user-horo
@user-horo Ай бұрын
Been maad sheegin waa aafo tv
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
Magaca Huwantu hore ayuu jiray oo Harti guud ahaan Gaar ahaan Sultanada Warsangali ciidenkedi Gaadh Haye ee xoogga iyo fardaha badnaa ayey Gobolka Sanaag Ilaa Togdheer Bari Waxa la dagaalami jirtay beelo is bahaystay oo Daarood iyo Isaaqba leh. Dagaalku wuxu dhex Mari jiray Huwanta Galbeed oo aan wada dhalan iyo Gaadh Haye. Dee wax Alifa lakin taariikhda Haku rafanina oo been haka sheegina. Harti Huwan ma noqon Karo oo dad wada dhashay lakin Ciidanki Somaliland waxay ahaayeen Huwan dhab ah
@axmedcali3951
@axmedcali3951 Ай бұрын
Muuse waa mahadsanid yahay. Waxa mudan in uu sheego qodobka sadaasha ee uu u cuskanayo imaatinka nin reer saaxil ah. Saadashu marka ay heerkaa taagantahay waxa Jira adeegsiga xidigaha iyo geedi sicodka dhulka, waana meel u baahan in labiska hubiyo.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Ай бұрын
Isbedelka ninkani aaminsan yahay halkan ka ogow Muwaadin 1- isbedel kasta oo ka dhaca dhulka Somalida wuxuu ka yimaadaa Somaliland 2- Madaxweynaha soo socda ee dadka calancasta ka qabanayaa waa cirro 3- Cirro wuxuu la imanyaa aragti siyaasadeed oo wax ka bedesha somalida geeska 4- Cirro Mustaqbalka wuxuu noqon doonaa hogaamiyaha somalida oo dhan. Qodabka afraad wuu ka aamusay , lkn wuu aaminsan yahay sidaas
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Ma idayga hurdaa ee wax lo yeedhiyo aya isbedel wada ? Adiga ka dhacsan buska 😭😭😭😭
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Somalida as sheegayso xambaro ya faqash
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Ай бұрын
Yaa wada qorshaha aad sheegtay
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 Ай бұрын
Wlhi wa xaqiq
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 10 күн бұрын
Muuse Xaaji Cabaydh indr noolow
@IsmaaciilXirsi-x5h
@IsmaaciilXirsi-x5h Ай бұрын
Waa run jabuuti iyo Ethiopia yaa isku haysto Somalia 🇸🇴 hadalkaas waa xaqiiq,
@CabdaleSaleban-n9v
@CabdaleSaleban-n9v Ай бұрын
Wwwwwwwww walhy wxntay indheergarad soomaaliyeed alle hakudhowro
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula Ай бұрын
Aad iyo aad
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 13 күн бұрын
Waxaan ahay muwaadin reer somalilan ah waxaan qabaa isbadalka lasugayo ee somaliland waa isbadal kan imika hoos uga liita waayo sababta oo ah reer ayaa si gaara ugusoo mini lisanaya inay cunaan umada sidii habarjeclo u cuntay oo kale ilaahayna waxaan ka baryayaa inuu hooyooyinka suuqa tamaandhada la fadhiya iyo hooyooinka agoomaha haysta ka badbaadiyo dadka noocaasa
@suhaypzaki8499
@suhaypzaki8499 Ай бұрын
Allow run kadhig khayrna noo raaci yaa rabi❤
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl Ай бұрын
War saabtv wa anaka somaliweyn ,halka ka wada reer saabtv
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
Sababta uu TV gani Somalia u buunbuuniyo anigu maan garan. Ma jira Weriye Somalia ah oo dhexdhexaad ah, maxaa kuweena dhexdhexaad ka dhigay?
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 Ай бұрын
Waa TV ay ummadda soomaaliyeed leedahay
@kaderdjama6949
@kaderdjama6949 Ай бұрын
Wa daba dhiliif lakin 5 danbe oo sifayn ah aya so socota inshallah MBC2024
@Reema11235
@Reema11235 Ай бұрын
Ma habartii beenta badnayd baad nooso turjuntaa alle yaa og wxii soo socda hana waalin😊
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Allah wax og…… bili adaam waxa ma oga ee illahay ban talo saranay
@muhumedmohamed7253
@muhumedmohamed7253 Ай бұрын
Somaliya
@yunankkays3901
@yunankkays3901 Ай бұрын
Aniga Saadashayda somalida waxay shir iskugu tagi doonta dalalka sida turkey ama mid kale kaaso mar kale dib dowlad nimadeeda uga tashan doonto dhawanahaan shirkaas oo reer galbeedku gadaal ka riixayan , isaaq nah 1991 bay talo seeg tay oo somali oo idil bay nu dowlad ka noqon karaynay inta hargaysa casimad uga dhigno ee mar kale yay san talo na seegin koley haddi dowlad nimo naloo ogol yahay south suden waan kaga dhowayn balse reer galbeed ma raban, qof ka bili aadam ka ah na caqliga ba hogaamiya ee jacayl iyo xoog toona meel laguma tago , xoog yahuub ba xamaas kaga adkan lahayd lkn maskax bay carab oo dhan kaga adkaatay yahuud Danaha reer Galbeed ee ugu wayn waxa waaye badweynta hindiya in aysan ka dhalan kooxo sida xuuti Iraan hoostag waayo wa isha ganacsi ee manta furan sidoo kale nah difaaca bad waynta hindiya sido kale turkey iyo chine wala mid xalku wuxu yahay in somali dowlad nimadeeda dib losoo celiyo lkn cidii siyaasada iyo mesha loo socdo fahmi waysa way ku dulmanaan doonta waliba marka ma haysato garab difaca sida ethoipian oo ayada dowlado kala noqon doonta qoomid kasta abyi ahmed nah oromo iyo somalida degan bu raba in boqor u noqdo lkn somalidu kama yeli doonto wa riyadiissa ee amxaar iyo tigre masii hayn karo
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Ай бұрын
1. Amxaar iyo Tigraay dib danbe madax kama noqon doonaan Ethiopia, hadii ay goostaana dawlada iyo caasimadu way sii jiraysaa 2 Somaliland magaca somalia iyadaan ku shaqysan ayay Maamul iyo dhaqaale samaysatay 3 Somalia way ku fashilantay in ay samaysato maamul iyo dhaqaale 4 si loogu sameeyo dawlad somalia, uma gowracayno Somaliland, taasi ma dhacayso 5 Somaliland waxaa hor yaal in ay dowlad madax banaan taama gaadho, option kale oo u furani ma jirro
@yunankkays3901
@yunankkays3901 Ай бұрын
@@AhmedAli-fb7ub 😁 wuxu wa sadal somaliland nimaduna cid igama jecla runtu na wa khadhaadhahay somaliland dhaqaalo ay samay satay waa ke, sota goloyasha dowladu iyo doorashooyin ka hada dhacaya iyo kuwii horre ba calamka kaal mayn jiray mase madaxda kuwa noo ah dhaqalaha iska guranaya kamid tahay, xaqiiqada dhab ta waxay tahay haddi caqli lagu marreeyo duufanada siyaasadeed ee socda hadda somaliland ay san la imaan mucaaradka is badalka raadinaayo muuse laga sugi maayee, in xita somaliya dhex deeda wax lagaa way diin doonin oo sida indho indho oo kale kuwa badanoo ah ay xamar iyo hargaysa ku fadhiisan doonaan waan rajayna in siyaasada mar kale naga fashil min oo dad xabad un aamin san na hogaamin dunidu xoog wax ku kala qaadi waysay xuuti oo dariskeena buu american wax ka qaban la yahay kuna darso south suden xoog kuma garin xorriyad ee sudden ba siidaysay iyo siyaasad xumade cumar al bashiir ee kursi jecaylka kudhis need waxa dhacaya cashar ka qaado
@MohamedIbrahim-g1q
@MohamedIbrahim-g1q Ай бұрын
SOMALIA INAY IS RAACDO WA XALKA KELIYA EE HORU SOCODKA LKN DHEYEL KUMA IMANAYSO DADKA MESHA INDHEER GARADKA U AH DHAMAAN WA SIYAASIYINTA,WADAADA,GANACSATADA,KUWA DHAQANKA DHAMAN HURGUFID BAY U BAHAN YIHIIN DALKAN INTASA KHARIBTAY INTAA NINKA WAX KA QABAN KAROW SOMALI MIDA WAAD HESHAY.
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 Ай бұрын
Saab tv na halaxidho, waayo waxa kasoo uraya Somaliya, waxkastoo Somaliya uraba gudaha halaga waraabiyo, qaar liintoodu diyaarsantahay ayay u egyihiine.
@jamaccabdilaahi2398
@jamaccabdilaahi2398 Ай бұрын
Waa nin Aragti Dheer well Doen
@abduge1237
@abduge1237 Ай бұрын
Allah been iyo faan weynaa. Iidoor cuqdad qaba oo somalilan maamuli kari waayay oo colaad abuuray baa reer galbeedka iyo caalamka ka soo saaraya hogamiye (leadership) hogaamiya geeska africa. Waa yaab.
@drabdijamamohamood8776
@drabdijamamohamood8776 Ай бұрын
Waa nin aragti dheer Allah baa og waxi dhici doono
@ahmedadan3788
@ahmedadan3788 Ай бұрын
25 August 2023 haddii aadan sii saadaalin waxba maad saadaalin ee waad yare riyoonaysaa
@dahirelmi4716
@dahirelmi4716 Ай бұрын
Mudane, Aad baad u mahadsantahay aragtidaada iyo sida fiican ee aad arrimaha u odorosayso. Waayo qof xog haya ayuumbaa wax saadalin kara. Waxaanan kugu dhiiri gelinayaa in aad qoraal u rogto. Haddii aad leedahay barkulan fadlan noo soi bandhig si loo kala faaidaysto.
@HRU2100
@HRU2100 Ай бұрын
Sadaal wanaagsan weeye ALLE HA RUMEEYO
@hirsiwarasama3117
@hirsiwarasama3117 Ай бұрын
saabrv waa wadani iyo somaliwayn
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Ай бұрын
Kani miyaanu wax dhageysan. Soomaalilaan soota Soomaalida kale cadaw ugu yeedha halkii ay kasoo dhaweysan lahayd oo ay hogaamin lahaayeen
@ayamahassan
@ayamahassan Ай бұрын
Ilahayow khayrkaga nawafaji
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu Ай бұрын
Saab tv maxay tahay map qaldan baad thumbnail ka soo dhigtaye
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 Ай бұрын
Itoobiya way burburtay intaas waan fahmay
@hirsiwarasama3117
@hirsiwarasama3117 Ай бұрын
TV SAAB SOMALIWAYN IYO ISMACIIL CUMAR GAALE U SHAQAYAAN
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 Ай бұрын
Arartaan ka fahmaa qofka uheedkiisa qofbaa berbera ka soo baxaya ciruu u jeedaa
@RioTrade1
@RioTrade1 Ай бұрын
Somaliland geeska Africa may ka goday
@yussufmohedburale4913
@yussufmohedburale4913 Ай бұрын
Saadashu wax la qaadan karo iyo wax taarikh ahaan u khaldanba way leeyihiin. Waxaansi ogalahay in madaxtinimada soomaaliya ay qabtaan reer waqooyiga si loo helo soomaali is raacsan
@hirsiwarasama3117
@hirsiwarasama3117 Ай бұрын
DAWLADU WAA INAY XIDHO TV JABUUTI IYO SOMALIYA U SHAQAYA
@abdirahmanismail6616
@abdirahmanismail6616 Ай бұрын
MA QOLADII somaliland Cadowga kusoo hogaaminaysay ayaa xidigis naf Mooday, waxa Maqan Allaah uunbaa og waxaasi uu saadaalinayaana ma muuqdaan
@AbdiqadirAdare
@AbdiqadirAdare Ай бұрын
SAABTV somaliland ma aqoonsana miyaa, Fadlan dalkiinna iimaansada oo khariiddiisa adeegsada
@salebaanhassan7371
@salebaanhassan7371 Ай бұрын
Cajiib... Ciro waa imanayan, Lkn degdeg ayaa loo bedelayaa, markasu imanayan is Bedel dhab ah...
@naasirbiixi9260
@naasirbiixi9260 29 күн бұрын
Layaab
@Gawrace
@Gawrace Ай бұрын
Xisbigii falagada iyo huwan kalkalka aya mid daalan oo USA jooga noo soo qabtey waley ka tahay ciro af caanyo inan Somaliland lagu aamineyn
@MaxamuudiBinzacad
@MaxamuudiBinzacad Ай бұрын
Haa waxa jira isbadal lakin waxa inoo balana madax waynaha 6aad
@mawliidaadan2490
@mawliidaadan2490 Ай бұрын
Dawlad islaami ah Oo nin maxamed la dhaho hogaamin doono ayaa Geeska Africa ka talin doona kana soo Bixi Doona idamka Alle. Aragtida uu ninkan ka waramayo in badan ayay Qarsoonayd.
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Ай бұрын
Waa siduu jecelyahay yarkani ayuu sadaal kusheegayaa dibla iskumasonoqonaye waxkale lakaalay
@GureyIbrahim
@GureyIbrahim Ай бұрын
Ninkas dhalin yarada ah si fiican ayuu falada u bixi nayaa waana wixii hore udhacay marka wixii soo socda wax laga waydiyo wuu ka gabsanayaa lkn marka warkiisa lasoo koobo waa nin nacayb wayn u haya SNM caadiyan SNM caybka u haya ayaa isticmala kalmada calan cas isku so wada duub siyaasi faladiisu gadhay geeska africa hadana hal mar joog soose dib ugu socday SNM iyo calan cas lasoo booday waa nooc nacaybaka iyo siyaasi ismoodka kamid ah SNM in wax lagu faaleeyo 1991 kiibaa lasoo dhaafay
@hirsiwarasama3117
@hirsiwarasama3117 Ай бұрын
saabtv jabuuti iyo ismacil cumar gale u shaqayaa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Waxba khabir ha iska dhigin jabuuti khayinimada ayey ku dhersysa… kuwa somaliyeed naa way ka dhawaystan
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@CARAB-id3dh
@CARAB-id3dh Ай бұрын
Qayybka ilhay oo kaliya oog. Lakiin siidi khayrku ku jiiro. Alle haka dhiigo
@gamalahmedhoussein2267
@gamalahmedhoussein2267 Ай бұрын
Waa idaacadii cadawga Somaliland Fake News faqaash to faqaash
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 Ай бұрын
Allaa ya cisak indr duriyadu inay aduunka hogaamin doonto horaan u ogayn
@axmedcali-h3z
@axmedcali-h3z Ай бұрын
Qofkani waa beenaale waxa maqan ALLAAHU BAA OG
@osmansaki-ke4vn
@osmansaki-ke4vn Ай бұрын
Waligay xisbi matageerin lkn kuwa somaliland hogaanka mata ka hayaa wa dad talada fiican k araday
@osmansaki-ke4vn
@osmansaki-ke4vn Ай бұрын
Wa idin salamay si fican ayaad u lafa gurteen inkasta oo dadka somalidu ayka helaa bèenta iyo qabyaalada indhaa la
@abdinasirfarah4105
@abdinasirfarah4105 Ай бұрын
Ma fiicna afar beri in qaad la cuno kadibna war saxaafadeed la qabto
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Guul JSL somaliland
@cabdilahi-z1z
@cabdilahi-z1z Ай бұрын
kadaab foqol kadaab waxd ugu jeeda khariidadan aad mesha soo dhigtay
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq Ай бұрын
SAAB tv map-ka somaliland ma aqoonsana miya. somalia ma hal dal ayuu u haystaa somaliland-na ka mid tahay. waa dhuumanaysaan dhabarkuna idin muuqdaa.
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Ай бұрын
Ka ku xigaana waa xirsi 😂 iga qora midhaas
@awilwarantaag8263
@awilwarantaag8263 Ай бұрын
Muuse xaaji cabaydh waa nin adag
@Cabdi.shakuurBashiir-th2gz
@Cabdi.shakuurBashiir-th2gz Ай бұрын
Siyaasi.istaraatiji.ah
@AhmedAli-ft3kr
@AhmedAli-ft3kr Ай бұрын
Markuu dhahay somaliand ayaa is badal kadhacaa ayuu hadal kiisu iga dhintay maxaa soomaaliand ka dhacaa oo ka jiro
@Haleelofficial
@Haleelofficial Ай бұрын
Ma indho xiran tahy wll waxaa isbadalo ah oo inagu dhacay miyaadan arkeyn sanadkan
@mafia-x1j
@mafia-x1j Ай бұрын
Isaqland
@FarhanNuur-gt1fb
@FarhanNuur-gt1fb Ай бұрын
Meedya map somaliland
@FaysalxaajiCali
@FaysalxaajiCali Ай бұрын
Waa larki doonaa ninkii alaah gaarsiiyo
@BollandOr-wx4vt
@BollandOr-wx4vt Ай бұрын
Ciro waa waa noqonaya madaxwayne lakin kudahi mayo dakhsa lobadalayaa cid siidiyaarsanba jirta ban hadalka kala sodhexbaxay tolow yey noqonkarta cidaa ururada furmaya bal aanu isha dhab uhayno
@naasirbiixi9260
@naasirbiixi9260 29 күн бұрын
Nio ma ina xaasha tolow
@adamdahir9544
@adamdahir9544 Ай бұрын
Waar saadaalinna ma hayo kani ee inuu inoo sheego cirraa imanaya ayuun Baydun u buunbuuninaysaan walee habaryoonis baan ilbixin bal televisionkan af reerood ku hadlaya eega waar kii booshna goormaa naftii laga badashay
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Ай бұрын
Siyaasiyiinta isaaq somali waxey bareen musuqmaasuq keenay in militaryga awooda la wareego kadibna in amxaaro lala safto iyo in shabaab la abuuro in dadkii la Oromeeyo bal wanaaga ay siyasiyiinta isaaq ku soo kordhiyeen somali noo sheeg.
@kaysenur1592
@kaysenur1592 Ай бұрын
Ninkii ugu horeeyay ee somalia xabishi keena waxa uu ahaa Ina xaaji masale ninkii l labaaad ee soo galiyay xabashi waxuu ahaa Cabdillaahi. Yusuf 50.000 oo xabashi ah oo ku xasuuqay ninkii sedexaad waxuu ahaa farmaajo oo abey ula baxay brother abey oo hadaanu dagaalkii Tigre dhicin isna soo galin lahaa 50.000 kun Farmaajo waa ninka abey u carab laalaadiyay badaha somalida waayo abiy kumuu fekeri jirin badaha somalida adigu iima sheega meesha nin isaaqi xabashi u soo kaxaystay somaliland guul❤
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 Ай бұрын
Cid kale oo wax hal abuurtay ma haysaa ? In Somalida la mideeyo in Arab league lagu daro iyo in la noolaan karo. Burbur ka dib intaba Siyaasi Isaaq ayuun baa sameeyay Adigu keenso wax aad hal abuurtay ama reerkiinu capable u yahay Caadifad iyo cay la.aan !
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 Ай бұрын
maalin walba iid maaha😂
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed Ай бұрын
Boosh waan kusalamayaa
@suhaybi
@suhaybi Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Ай бұрын
Uskag beenaale akbar kadaab
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Waxa la wada maxay tahay aya wada 😂😂😂
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 Ай бұрын
Waar ninka yari waa indheergarad Maanshallah
@salaadcalixuseen5429
@salaadcalixuseen5429 Ай бұрын
Runtii waa saadal aad umuhiim dr. Aad buu u odorosay maanta waxaa somali isu keenikara waa gobolada waqooyi iyo gibilada waqoyi bari oo iskashada
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Ай бұрын
Waad riyonasaa sotos sxb Somali isKu noqonasaa mjirto
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Ай бұрын
Muse ma reer ceerigabo baaaa
@Maxchama
@Maxchama Ай бұрын
Nin waalan ayaad ino waraysatay 😂
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 muxu saadalini waa futo ku xaarle goorma ayuu dhashay 😂😂😂 hortaajire ayaa isaaqnimadan iskaga huleelay 😂😂😂 waar ilaahay u toobad keen
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Saadaashu waxaa weeye soomaaliland oo soomaaliya soo raacda deetana doorasho xur iyo xalaal ah eey ka dhacdo ka dibna uu kusoo baxo nin reer soomaalind ah ka dibna soomaaliya horumar iyo shidaal soo saarid eey gaadho. Iyo itoobiya oo dunta deegaanada soomaalidana eey kusoo biiraan soomaaliya oromada oo doowlad noqotana xiriir wanaagsan iyo ganacsi iyo nabad-galyo lala sameeyo
@HayaanQaranTV7267
@HayaanQaranTV7267 Ай бұрын
My opinion
@hirsiwarasama3117
@hirsiwarasama3117 Ай бұрын
nin reer saxile kkkkkkkkkkkk
@FaysalxaajiCali
@FaysalxaajiCali Ай бұрын
sixun ayaan loo firing ee waa wax lasugayo inuu dhaco
@mohamedsuleban8831
@mohamedsuleban8831 Ай бұрын
Ilahay ma nin wax la ogbaa jira. Waa ku Camirasho
@Galoolfxtrading
@Galoolfxtrading Ай бұрын
Kaliya saadaal uun weeye
@gocondhochannel3251
@gocondhochannel3251 Ай бұрын
Aqoon yahan muuse
@MuhyadinAbdi-e4j
@MuhyadinAbdi-e4j Ай бұрын
Hh
@ibrahimmire981
@ibrahimmire981 Ай бұрын
Muse so umuu shaqeen jiray CIA da!
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Ай бұрын
Beenaale adi saaptv isku nacmleya hadaad nafis kuheshaan Isu camira sxb yaal
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Ka hadlaya wa Qoloma de hhh
@AAYA23
@AAYA23 Ай бұрын
Hhhhh ninkani waa khatar
@sheekhkhadar-y6z
@sheekhkhadar-y6z Ай бұрын
Haa somalia mid ah
@AffectionateCoastline-tk8ne
@AffectionateCoastline-tk8ne Ай бұрын
Somaliyey dhoohan. Hurdada ayaa laydinku imanayaa oo laydinku qabanayaa inta aad isku maqantihiin idinku. Qaad iyo qaxoonti ayaa laydinku qabsanayaa. Runtii duul foorora ayaad tihiin somaliyey. Aqonyahankasi waa saxibul caqli.
@faridmohammed2263
@faridmohammed2263 Ай бұрын
Waar human aad tihiin
@MawliidCaliaxmed
@MawliidCaliaxmed Ай бұрын
Saadliye beenweeyna
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Mia Boyka х Карен Акопян | ЧТО БЫЛО ДАЛЬШЕ?
1:21:14
Что было дальше?
Рет қаралды 11 МЛН
Wait… Maxim, did you just eat 8 BURGERS?!🍔😳| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 9 МЛН
Maxaa Ka Khaldan Qaab-dhismeedka Dawladnimada Somaliland?
39:35
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Natiijada doorashada Somaliland ma Lagu qanci doonaa?
21:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 26 М.
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН