Maxaa Ka Khaldan Qaab-dhismeedka Dawladnimada Somaliland?

  Рет қаралды 6,851

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 17 сағат бұрын
Masha Allah Wiiwaa waa nin runta sheega .
@deegaankawaqooy2743
@deegaankawaqooy2743 16 сағат бұрын
Ha yaay kaani waa saxiibkay dhanka habka mamuul dadeejinta Decentralisation
@gouledxidig32
@gouledxidig32 15 сағат бұрын
Dadkeenu aqoonyahankooda madhageystaan ee qarjajaclayaasha eyey dhageystaan oo hogaamiya hadhowna dowlad ayey raadiyaan . Waad mahadsantahy aqoonyahan
@Nascospareparts2
@Nascospareparts2 4 сағат бұрын
wax badan oo togan buu sharaxay yaase dhaqan galinaya
@muuseadan2294
@muuseadan2294 15 сағат бұрын
M.allah waa qof Ay ka muuqato Aqooon + Akhlaaq iyo Masuuliyad Bulsho runtii waana nin run yaqaana
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 17 сағат бұрын
Dawladba maaha Hargisa. Waaa koox danlay ah oo dhaqaale kaga helo aduunka.
@Abdihakiim11
@Abdihakiim11 15 сағат бұрын
😂 baby
@abassadan2541
@abassadan2541 11 сағат бұрын
​@@Abdihakiim11bubu umada halaynin .
@Businessflip
@Businessflip 16 сағат бұрын
Run buu sheegay ninkaasi waa intaan waligeyba sheegayay
@naimayusuffarahali7871
@naimayusuffarahali7871 17 сағат бұрын
😊😊
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 13 сағат бұрын
Nidaamkiu dimquradiyada waxaa ju ciyaaray kulmiye Xisbiyadii mucaarudja ee dimqardiyada ku sheegaan Somali weyn taa macneheedu waa Somaliland ma jirto
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 16 сағат бұрын
odaygaasi wa wax garad runtii
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 3 минут бұрын
The journalist seems to compare Somaliland democracy to that of Europe or American democracy, just for the interviewer to understand, Somaliland is the only functioning democracy in the Africa, Somaliland has the most peaceful country in Africa, Somaliland has achieved economically development as well as safety for all regions of Somaliland. The future generations will prefect the democratic process and reforms needed in the Somaliland constitution, so Somaliland is moving forward in creating a functional democracy. Somaliland forever
@deegaankawaqooy2743
@deegaankawaqooy2743 15 сағат бұрын
Ethiopia waxay qadatay habka decentralisation 2007
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 16 сағат бұрын
Maxay qabteen oo laga warama wa baabiiyay kulmiye ee wax looga bahanayay wadani book cusub
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 4 сағат бұрын
Caalamka waxa kala jira xukuimad iyo dawlad , dawladu waa ta kakooban haayada caalamiga , bulshada , ciidamada ,golayaasha kala duwan iyo dawlada maamusha hawlaha gudaha iyo dibada lkn xukuumadu waa ta lasoo doorto ee fulisa waxa kasoo baxa dawlada lkn maxay kugu taala inaga waxa isku dhexjira dawladii iyo xukuumadii oo waxa awood lasiiyay xukuumada oo ay go aan kaga gaadhikarto halka cagta dalku dhimayso
@Businessflip
@Businessflip 16 сағат бұрын
Soo celiya aqoonyahan kaa iyo barnaamijkaba
@abdullahiwaqooyi7355
@abdullahiwaqooyi7355 15 сағат бұрын
Somaliland isma sii haysan karto waa in laga gaadhaa Oo la yagyeelo "" Somaliland federal States"
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 16 сағат бұрын
Dadku democradiyad iyo dectator toona ma rabaan diinta islamka ama habkooda qabiil mid haloo dayo
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 22 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
MUSLIMIINTA MARAYKANKA OO TAARIIKH DHIGAU | GAZA | GUUSHA TRUMP
14:06
Dilla iyo Sidii Loogu Qaabilay Waftiga madaxwayne Biixi.
4:46
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН