WAX KA JIRA MA JIRAAN WAA TALIYE CIIDAN MANA JOOGO KISMAANYO MUXUU KA QABANKARAA SIYAASADUNA QARAABO MA LAHA
@AliMohamed-l3w7x4 күн бұрын
adaa iska dhadhiciyey wana fikirkada yarka ah ee raqiista ah waayo janaraal odawaa ayu hoos tagayaa
@ShaaficiMaxamed-q3w4 күн бұрын
kkkkkkkkkkk hawiye waa riyooden ader
@NurSalad-pc1xd12 күн бұрын
Waligii sargaal ma noqon, waa Nasiib daro ku dhacday ciidanka xoogga Dalka soomaliyeed, Taliyaha xoogga Dalka soomaliyeed waligii sargaal ma Noqon, kan hadda loo Magaacabay Taliyaha ciidanka Lugta waligii sargaal ma noqon waa nasiib daro ku dhacday ciidanka xoogga Dalka soomaliyeed.
@alisheikh144212 күн бұрын
Cidanka milatariga jubaland ayu hogamiye u aha
@abdirashidabdullahi-x7j12 күн бұрын
Tan dowladnimo maaha waa ciyaal suuqnimo hebel ayaa hebel isku qoys yihiin ayaan u isticmaalayaa xasan dhiiqo
@cabdixamidcali10 күн бұрын
Axmed godkisa aya biyo uguso galay awal ogaden ayu ku duuli jiray lkn hada ogaden wey kaso horjedan awal ogadenka kenya iyo itobiya aya garab siinjiren kuwasna wxa kahor tagay xamse iyo taliyaha lugta iyo musharaxinta jubaland ader axmed cade bye
@barsaqanbarwaaqo411023 сағат бұрын
BARAHA BEENTA
@XasenQarshe3 күн бұрын
😅
@AbdiaziizIsse-w5r12 күн бұрын
Ahmed waa geesi nin waxka qadi jira ma jirto
@SahrujaSheikh6 күн бұрын
Oo xageed u sheegaysaa xogta wax iina hubin ayaad sheegaysaa qaalidoow walaale xasan ka biloow sanbaloolshe ku xiji marnaba ha ka yeelin in dadkaada laguu adeegsado qaalidoow midkaan dadka guryaha ka duminayo ayaga ka biloow ha ka yeelo
@ishmaelmohamed111512 күн бұрын
Xasan shikh ma les dhihi kara waa majnun magawan Aqli siisi an heynin
Wlaahi Somalia democratic waxeedu waa dhaaftay. Baadiye aa laga imaanaa microphone and camera aa lasoo gadaanaa wixii rabaa la iska sheegaa!!!! War Europe xataa waxaa rabtid iska ma sheegi kartid waa marka ay timaadi national security tiga wadanka.
@guledgarasow794312 күн бұрын
War benta dhaf ogadeen ayey iskukuimadan
@FY-Editzz12 күн бұрын
Rag walaalow wuxuu ku dhaamo la waa, Farmaajo wuxuu qarash iyo dhiig ku bixiyay sow maahan in uu waayay ragii uu dhiiga u daadiyay.