Ninkii korsaday ee ay Aabe mooday ayaa guur usoo bandhigtay hooyadii korisay oo maseertayna midi ku

  Рет қаралды 19,280

Illintir

Illintir

Ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 42
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Ай бұрын
Allah sahalo gabdhaas dhamaan inta maqan Aamiin Aamiin yaarbi
@fertunali1007
@fertunali1007 Ай бұрын
Ilaahey ha usoo sahlo
@KiinAbdulle-dj7oy
@KiinAbdulle-dj7oy Ай бұрын
Qof waliba qofkisa Allah usahlo dhamantod allah isku sahlo insha Allah
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 Ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@majid2968
@majid2968 Ай бұрын
Waagi bayaba warleh
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t Ай бұрын
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo gabadhada waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
Alle ha so dhaweeyo gabadhaa somaaliyeed insh allaah
@Haffyy
@Haffyy Ай бұрын
Ilahow cimriga kudherey waa mamo funny ah 😂😂
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 Ай бұрын
Allaha u sahl
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya ha sahal rabi ha soo fudeya
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Waa naxdin ilmaha yar oo dhuma waan ka naxaa inkastoo Hada ay qof weyn tahay ilaahay hasoo sahlo gabadha iyo adeer ba. Kkk maamadu way iga qoslisay xagee bay deganaayeen ma anaa aqaan meel ay deganaayeen kkk
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Allahayoow u sahal, bi idni Allah kariim.
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl Ай бұрын
Allha u sahlo walaasheeda iyo adeerkeedaba
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Subxaanalah 😢
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
Aalah soo sahlo yaa rabi
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Ай бұрын
Waan ka xumahay Nin somaliyeed waxa uu sameeyo warkaan Waa yaab
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Illahey khabar kheyr qabo hauso yeriyo ayeydan
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Waa xilligii aabahy toban jir ahaa
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
Alh soo sahlo yaa rabi
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 Ай бұрын
illaahay baan cidi kalumin haday ku wii dhalay ay kaluntay illaahay baa ilaashanaya
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
sawidka kuu saaran kkkkkkkk
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 Ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r😂
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c Ай бұрын
Adigaa waa istaahishaa in like laguu saaro ,dadwaene baad u adeegtaa miisaanka xasaand ha laguu saaro
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g Ай бұрын
ALLAH KARIIm
@Maryama_22
@Maryama_22 Ай бұрын
Alle hasoo sahlo haday nool yihiin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
❤❤waad mufan tahay❤❤ walal
@user-cn5ve4wn7v
@user-cn5ve4wn7v Ай бұрын
Waa mamo reer mudug ah
@HaweyaMohamad
@HaweyaMohamad Ай бұрын
maamo alle haku sosahlo eheladaada oo dhan
@sacdiyodiiriyeaxmed3144
@sacdiyodiiriyeaxmed3144 Ай бұрын
Subxaanallaah
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Waa sheeko cajiib funny ah tan kowaad gabar yer 2 jir ah muxu xasuusta waa may dhoor iyo lexdan jir waaye imika hade noshahay si lugu helo weey adagtahy tan labaad mamada waa 90 jir adeerked wexeey sheegtay intayna dhalan inu dhumay asaga waalidkiis xageey joogan marka waalidki waa 155 jir malaha weey noolyihiin allh hasahlo amuuraha 😷😷😷
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Ай бұрын
Aloow umaciin Gabadhaas
@nnpcat625
@nnpcat625 Ай бұрын
Gabadha xaa waaye meesha gabadh majookto
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Ай бұрын
😊
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Duqdan waa duq dad jecel kkkk 90 wadhafsy kulaha alow maamadan xafid
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 Ай бұрын
Laba jir muxuu xasuustaa marka maryan kulahaa miskiin Gabadhaas ilaahey qabtaa dad qof wax soo raadsan kara iilama muuqato
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud Ай бұрын
Haddiiba ay nooshahay
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Cabdicaziiz waa iga qosliyay Mamada waxay kuu sheegtay tiro 90 Adeerkeed waxay sheegtay intayna dhalan inuu dhumay Asaga waalidkiis xagey joogaan 😂
@Sahan12341
@Sahan12341 Ай бұрын
Wallahi waa runtaa. Waan qoslay waalidkii waa 150 jin malaha way noolyihiin. 😂🤣🤣🤣😂🤣😂
@FareyMaxmud-mf1dy
@FareyMaxmud-mf1dy Ай бұрын
Bisinksw
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Ай бұрын
Diintu ka runshegay hadusan dhalin waa guursan kara dhib malaha
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Ай бұрын
DhWan xun nin aad abeh u heyst kuso gariya in guursata
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 12 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 88 М.