Faquuq & bahdilaad 30 sano kadib ayay ogaatay in aysan dhalin reerka ay la noshahay oo ka watay g

  Рет қаралды 57,915

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 243
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 2 ай бұрын
Soomaliya waxay la degi weeysay waa CUQUBO suuqii hore ee xoolaha wardhiigleey ama vilada hoosteed dadkii deganaay 1991 ka hor oo gabar ka maqan tahay gabadhaan haloo raadiyo......Illaahay ha u gargaaro walaashaan oo faraj kheer qabo ha u furo please dadka wax haysto ha caawiyaano.😭😭😭😭😭team ilintir jzkl khairan dhamaan.
@syusuf9063
@syusuf9063 2 ай бұрын
Waa runtaa walaahi waa cajiib
@AxmedIidan
@AxmedIidan 2 ай бұрын
Waar.anigaa.guursanaayee.xagee.ayjootaa.niciima.maxamed.salaad.walaalow
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 2 ай бұрын
@@AxmedIidan Xamar ay joogtaa numberkeeda meesha lagu soo qoraa e ka qoro.
@UmzakiUm
@UmzakiUm 2 ай бұрын
Dulmiga waa mugdiyaalo yomul qiyaamo waxaa nafteyda iyo naftiina uga digayaa in aan is dulmino الظلم ظلمات يوم القيامه❤❤walaasheen allah u sahlo ehelkeeda agoontana allah la koriyo
@LuulHassan-q7e
@LuulHassan-q7e 2 ай бұрын
Cabdilcaziis aduun iyo akhiraba Allaha kusiiyo waxaad jeceshahay amiin.
@halimabaaldheere8337
@halimabaaldheere8337 2 ай бұрын
Asc habo macan waxan alle ku waaydinaya cirka inu ku dhasho dhulka ku dhalo alle waxad ka rabto o qayr ah inu sahal kugu siyo amiin ya rabi 🤲
@fadumoabdalle3994
@fadumoabdalle3994 2 ай бұрын
Allow u gargaar umdaada 😢😢😢😢 wllhi wa xnnn wye hoyo samir wa addun😭😭😭
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
Alxmdulilah qofwalbow alle kaga xamdi nimcadu kusiiyay Adigoo mid mid alle kaga xamdinaya In nasabkaga Ama ehlkagi haystid islaamnimada Cafmadka Lixadka tamka Owlaad Gurka xalasha Cumriga Rizaqada Alxmdulilah rabil caalamiin ❤ Gbadhnaa iyo inta la midka alle kurbada faraj khayr qaba leh ha oga furo aamiin 😢
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 ай бұрын
Inna lillahi waa inna ileyhin rajacuun, gabadhas maskiinta dadka dhibey oo u xoog sheegtey Wad is ogtihiin ee Alle Swt oga Baqa xishooda wallahi hoostina ka heleysan wax ha landheereu Gabadha
@hawobashir838
@hawobashir838 2 ай бұрын
Subxanallaah qof muslina San Loma galo umada maxaa ka siya allah ha u soo dhaweyo ilahay ha cawiyo somaliyey ha la cawiyo waa miskiin
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 ай бұрын
Gabadhan ha la caawiyo ha loo gudbiyo fariinta
@celimataan4923
@celimataan4923 2 ай бұрын
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA IYO HOOYADAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 ай бұрын
Gabadhaa ha la garab istaago oo waa hooyo,e carruurteeda ha loo badbaadiyo Ilaahay waxaan filayaa in dadka Soomaaliyeed si wanaagsan ugaga falcelin doonaan. Ilaahay gabadhaa kurbada ha ka dulqaado Amen
@mohamedabdi5364
@mohamedabdi5364 2 ай бұрын
Cabdicaziz plz gabdhaha aan waligeeda la aqoonin waxaa wali u ah qaaliga magaalada ay joogto marka fadlan sida u ogoow ha ku oranin seed u guursan karaa plz fiqiga aqriso wad mahadsantahay walal
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 ай бұрын
Illaahoow u sahal waalidiinteeda Aamiin
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 ай бұрын
Subxaanalaah Soomaalida wax badan baa ku dhex qarsoon
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 2 ай бұрын
Allah Caawiyo Gabadhaa Abdiaziiz Really Kheir Allah kusiiyo Walaal Macaan Shaqo wacan ayaa u heysaa Umadeena ❤❤❤❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Allaha u sahlo waalidkeeda waa qiso xanuun badan
@celimataan4923
@celimataan4923 2 ай бұрын
CABDI AZIZ REALY ALLE HAKU XAFIDO
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 ай бұрын
Cabdicaziiz waa kiiskii ugu cuslaa kan 😭😭😭😭
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo ehelkaaga insha allaah ❤
@faaraxcade7130
@faaraxcade7130 2 ай бұрын
Illahow sii waalidkeeda iyo nolol wanaagsan ayada iyo caruurteedaba C.aziizow hadba soo booqo gurina haloo dhiso 😢😢
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 ай бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله سبحان الله War somali goormey kadeed iyo midab takoor joojin 😭😭😭😭😭
@SuadoAhmed
@SuadoAhmed Ай бұрын
gabadhaan hadeey hesho famlkeeda alaah subaxaana watacaala waxaan usoomayaa 3 maalin dugsileeyna waan ka farxinayaa walaahi waan la murgooday waana caaawin doona waliba dadka wadankaan ila joogaa u gali doonaa abaayo ha murgoon anaagaa walalalalahaa ah abdi aziiz walaalkeey qeer alaah ku siiyo walaahi somaali abaal baad u gashay
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Ай бұрын
Allaah khayr badan haku siiyo
@LuulHassan-q7e
@LuulHassan-q7e 2 ай бұрын
Illaahay ha idin xifdiyo adiga iyo ilmahaagaba, dhibaatada kuhaysatan Illaahay degdeg hakuu fududeeyo sidaad kuhesho familkaaga iyo noloshaadaba.
@AbdifatahMahamed-f3n
@AbdifatahMahamed-f3n 2 ай бұрын
Allow u sahal qof kasta oo muslima oo dhiban (aamiin)
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 2 ай бұрын
Asc cabdicasiis aboowe ila soo xariir waan ku baryaa aniga Adeerkay macaan oo ahaa askari katirsan dowladii kacaanka jaalle Siyaad bare aun kana howl gali jiray Hargeysa ayaa wuxuu hargeysa ku qabay xaas magaceedii waxaa la iisheegay inuu ahaa khadra waxayna adeer Kala tageen ayadoo uur leh adeerna waxaa loo badalay gaalkacyo kadib shil gaari ayuu galay xamar ayaa lageeyey adeer waxaa loo sheegay in eedo khadra dhashay gabar Markii adeer aadi rabay Dagaalkii hargaysa ayaa dhacay sidii ayeyna ku Kala lumen Adeer siduu uraadinaayeyn gabadhii waa uu geeriyooday allaha unaxariistee. Ilaahay waxba lama aha gabadhii inaan hello❤
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 2 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo cabdi casiis riyali illahay ha u soo dhaweyo dadkooda ay raadinayan insha Allah aamiin ❤❤❤
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 ай бұрын
ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo Cabdicasiis Aamiin
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun Walaahay waa calool xumo tii u darnayd ilaahow usoo sahal waalidkii dhalay iyo ehelkeedii ilaahay caruurta hakula koriyo ilaahay hakaa farxiyo abaayo adoo faraxsan soo noqo in shaa allaah
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 2 ай бұрын
Asc cabdicasiis ilaahey qeyr ha ku siiyo adiga iyo familigaada allaha idin xifdiyo,gabadhaana ilaahey dadkeeda ha u sahlo Agoontana allaha la koriyo,intii dulmi ku wadana allaha ka qabto Allaahuma Aamiin yaarabbi
@AhmedAdanSegueh
@AhmedAdanSegueh 2 ай бұрын
😥Subhana allah😥Walhi 😢 dhib wenn 😢Hoya somaliyed iney sidan u dhibate Walhi sorry 😢
@rahmanuur4145
@rahmanuur4145 2 ай бұрын
subhnallah somaliyeey gormaan ilbaxeynaa oo aan qabiil ka dudbeynaa
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 2 ай бұрын
Allow u saqir culeyska heysta allow u fududee qabiil muxuu sheegaa qof kasta qabri iyo qiyaama aa sugaa mid dhinac kuu galaa ma jiro
@babusalma5137
@babusalma5137 2 ай бұрын
Cabdicaziiz walaal gabadha wareysiga adag ka daa.
@manaomar212
@manaomar212 2 ай бұрын
Axay ax illahow imtixanka kasaar gabadhaa ya rabi ya rahmaan ya rahiim 😪 🤲
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 2 ай бұрын
Allow caawi yaa rabbi Allow usoo sahal yaa rabbi
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 2 ай бұрын
Wlhi wn ilmeyay ax ax Illahay haku gargaaro Insha allah gargaarka Alleh wd heli
@KaafiyoAli-i9o
@KaafiyoAli-i9o 2 ай бұрын
Allow u sahal ehelkeeda wlhi waa xalad xanun badan arintaas
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Alle ha gargaaro wl waxaan ku talin lahaa in gabadhaa loo gurmado haddii in uun muslimo jirto!!!.
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 2 ай бұрын
Ax walahi wala ilmeyey😢😢😢😢😢😢
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 2 ай бұрын
Somaalida inta badan islaanimo iyo bini’aadanimo ma leh qofwalbo wuxuu dareemilahaa Hadii wxuu ku sameenayo qofka kale dad badan baa noolaan lahaa maxey u dhibayaan miskiinta
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
ALLAHA U FARAJAALO YADA IYO UMMADA ISLAAMKA OO DHAAN.ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@halimojama2378
@halimojama2378 2 ай бұрын
Waa arrin xannuun ah alloow u soo dhawee reerkii dhalay
@maarmaar6136
@maarmaar6136 2 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun Somali dhibatada haysata nabd iyo xasalooni la aanta ugu jirto waa arimahano kale 😭😭😭😭😭😭
@hawobashir838
@hawobashir838 2 ай бұрын
Afaaro badanaa umadan uf miyeysan somalinimo iyo diir naxa iyo damiir jirin yaab allah waxan ka tuugnay inad u hiliso adan waxba kaa daah sonayne yaa raxman
@ShugriClrisaq
@ShugriClrisaq 2 ай бұрын
😢😢😢 ilahay haku caayiyo ilaayahoy caruurta ha ka qaadin amiin ya rabi sacihaa
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 ай бұрын
🥲🥲 yaarabi illaahow ugargaar maskiinta wey dhibantahay cidii korsatay hadeyba ilaa yara teyda koriyeen maxeey garabkeda ugu baxeen hada oo qof ween eey tahay alle ha usaqiro
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Way dhinteen si fiican uma dhagaysan clipka miyaa
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 ай бұрын
Soomaali Waa wax Bay oo hoogay walaahi waan ooyey ilaahay Baan Ku dhaartay war Gabdhaas Bal Arka wax soomaaliyeey ilaahay ka baqa oo ha loo istaago
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
illahaya uu sahalo walidaka rabi ha uu gara Walaashaya illahaya illahaya ha isku kena inta kala maqana ha isku kena inshallaha Abdiaz illahaya qeera ha ha ku siya
@aserofarah4222
@aserofarah4222 2 ай бұрын
Ilaahey ha u gargaaro gabadhaan, Walaaloow telefoon keeda soo dhi meeshaan ha la caawiyee
@SahroFarahAhmed
@SahroFarahAhmed 2 ай бұрын
Shaashada ooku qoran yahay telefonka wll
@abdulkadirabdirahman6615
@abdulkadirabdirahman6615 2 ай бұрын
Somaliyeey Eebe kacabsada oofaquuqa joojiya ((Eeboow usahal Reerkeeda iyo ehelkeeda aamiin yaa Rabbi
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 2 ай бұрын
𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗻𝗮 𝗔𝗵 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗼𝘀𝗼 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗶 𝗔𝗵𝗮𝗻 𝘀𝗵𝗮 𝗵𝗲𝗲𝗱𝗮.😭😭
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 2 ай бұрын
Wankaxumahay my sister Allah hakusahlo
@Mrqulaaso
@Mrqulaaso 2 ай бұрын
Alle haku soo dhaweeyo wll " Imtixaan weeye " u dulqaado . In sha allah wll waas heli 🎉
@AliIbrahim-fc4hb
@AliIbrahim-fc4hb 26 күн бұрын
Ilaahay ha u gargaaro waa xanuun walaahi gabadhaan arinteedu
@hnoor4361
@hnoor4361 2 ай бұрын
Rarabbi haku caawiyo isagaa gacan weyne.
@maryanl804
@maryanl804 2 ай бұрын
Wlhi waa murugo allow dhibka ka dulqaad
@HawaGassim
@HawaGassim 2 ай бұрын
Waa Arin aad Iyo Aad U Xanuun Badan. Innaa Lillaah wa Innaa ILeeyhi Raajicuun. ILaahoow Caawin gabadhaan Iyo Carruurteeda Agoonta ah. ILaahoow Nimcadaada Faraha Badan ugu Deeq. ILaahoow Garab sii, ILaahoow Garab sii, ILaahoow Garab sii, Amiin Amiin Amiin
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 2 ай бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN ALLAH HAKAA AQBALO
@SimplyJameee
@SimplyJameee 2 ай бұрын
May Allah ease her situation Ameen. Somila people help her and her kids for shakes of Allah. And don’t give her problems just help her. Ya Allah she has gone through so much problems. Please help her and kids In shaa Allah.
@SuleqoCabdi26
@SuleqoCabdi26 2 ай бұрын
Daahir calisow aad just asaa ku caawinaa😢😢
@farahmohamud138
@farahmohamud138 2 ай бұрын
ILAAH ha kuu sahlo helida ehelkaaga. Aamiin Aamiin Aamiin
@farhiyadahir4369
@farhiyadahir4369 2 ай бұрын
Jamhadii dawlada dumisay ee umadaan dhibaatada galisay allah ka abaal mariyo wasaq ayee ahaayeen kuwaas
@AshaaweysAsha
@AshaaweysAsha Ай бұрын
Amiin yarabi
@sahraosman4298
@sahraosman4298 2 ай бұрын
Ok i did like and share
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 ай бұрын
Allah ha ku sahlo waliidkaga Aamiin
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Allah u sahlo ehelkeda gabadhan ax
@sahroali7203
@sahroali7203 2 ай бұрын
Yaa allaha rabiyow dadkeda usahal gabadhan si fudud yaarabi
@farisfaris7500
@farisfaris7500 2 ай бұрын
Allaha Subaan watacaalaa hakuu sahalo reerkadii
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 ай бұрын
Aad iyo aad war soomaali way hoogtay
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 ай бұрын
Illaahoow u sahal Oo kurbada ka qaad
@roodaismai-dm8kb
@roodaismai-dm8kb 2 ай бұрын
Allaha usahlo walidiinteda 😢😢😢😢wlhi waa xanuun
@alimohamed6918
@alimohamed6918 2 ай бұрын
Allaaween oo gargaarleh
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
{وَلَا تَقۡفُ مَا لَيۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٌۚ إِنَّ ٱلسَّمۡعَ وَٱلۡبَصَرَ وَٱلۡفُؤَادَ كُلُّ أُوْلَـٰٓئِكَ كَانَ عَنۡهُ مَسۡـُٔولٗا} ( Ha ka sheekaynin ama ha sheeging wax aadan arkin ama maqlin oodan war Ka haynin. MAQALKA , ARAGA IYO WAXA NIYADDA KU HAYSO adigaa ma suul ka ah ) ADEER XUSEEN
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 2 ай бұрын
Adiga maad guursatid ilaahii dartii
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 2 ай бұрын
Yaa rabi caawey
@HawabazhirSaid
@HawabazhirSaid 2 ай бұрын
Alla qalbiga ixanuunay illahow caawi
@BisharaSabriye
@BisharaSabriye 2 ай бұрын
Sorry sorry sorry abayo Allah U sahlo Amin 🤲🤲🤲🤲 ya rabi
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 2 ай бұрын
Wallahi manta Waan la ilmeyay Subhanalah 😢😢😢😢
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 2 ай бұрын
Anagaa isdulmineyna innala dulmiyana marabno
@dahabohassan5585
@dahabohassan5585 2 ай бұрын
Alllhy haku sahlo cidadi Alllhy haku cawiyo
@HamdiAliHassan-u1x
@HamdiAliHassan-u1x 2 ай бұрын
Ilahow dhibka ka saar Aamiin Yaa Rabbi
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 ай бұрын
Somalaay inaantaa haloo gurmado aduunyadu waa imtixaane
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 ай бұрын
Insha alaahu ilaahay ha u sahlo
@osmanHussein-wm2up
@osmanHussein-wm2up 2 ай бұрын
Allahyow u sahal ciddeeda gabadhaas Aamiin aamiin
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 ай бұрын
Subxanalha Allahu akabar Allah qalibiga ha ku qabomiyo amina amina yaa rabi subxanalha Allahu akabar Subxanalha Subxanalha Allahu akabar
@casiloGedi
@casiloGedi 2 ай бұрын
Ilaahow usahal dadkeeda
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Insha laah way heli
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox 2 ай бұрын
Ilahay ha ku sahlo reerkada
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 ай бұрын
Gabdhaas Waa daaroode daaroodoow Gabdhaas ha la raadho
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 Ай бұрын
Darood haday tahay walahelayaa familkeda
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 ай бұрын
ALLAAH waaridkeed u sahal
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Cabdicaziis caawa gabadhaan xoogaa su’aalaha si kulkulul baad u waydiisay maskiinta ayadaaba dhiban tan kale gabadha hadaan weligeeda la aqoon sida gabadhaan oo kale waxaa walaayadeed qaadaya qaadiga magaalda ay markaas joogto
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 2 ай бұрын
In shaa Allaha waat hele ehelkada😢❤
@Assa-t1z
@Assa-t1z 2 ай бұрын
Axwallhi aaqiro waraa jiro hadey garac tahay xata ayada dambi Kuma lahan
@ahmedali2382
@ahmedali2382 2 ай бұрын
C/casiis waad mahadsantahay wll lkn su'aalaha qaar ka daa waa gabar walaasheen ah oo dhibaateysan mahasanid
@ahmedali2382
@ahmedali2382 2 ай бұрын
ALLOW u sahal waalidiinteeda
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 2 ай бұрын
Allaha usahlo dhamaan ehelkeeda
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 ай бұрын
Subaxaana Allah
@munaabdishakuurfarah-uv7hx
@munaabdishakuurfarah-uv7hx 2 ай бұрын
Allah hau sahlo reerkedi
@MahamoudMahameddjama
@MahamoudMahameddjama Ай бұрын
Amine 😢😢
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
mm allaha ku xafido ummadaa u kaalmeysaa maashaaallaha
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 2 ай бұрын
Illaahay dadkeeda halakulmiyo walaasheen
@CaishaDahab
@CaishaDahab 23 күн бұрын
Allah ugargaaro
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
KIISKA QAMAR IYO SIRTII KADAMBAYSAY DILKERDA!@SawdaBillan
53:59
Sawda Billan
Рет қаралды 73 М.
Garo Qiimaha Xaas Kaaga 2/2 #qiso
40:01
HIGSI NO.1
Рет қаралды 17 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
HOYADII DUCADEEDA LO AQBALAY!@SawdaBillan
51:09
Sawda Billan
Рет қаралды 95 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН