Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@alisham34138 сағат бұрын
War wiilka ka leexda uunsi wuu u dul qaatay ilaa ay korkiisa meelwalba nabar ka dhigtay ilaa dhabarka😎laakiin ayadaa garanwayday inay joojiso gacan qaadka ilaa ay dhaawacyo halis ah gaarsiisay marka ayagoo is jecel o la isla jecel yahay ayay kala tageen hortoodbaana lakala tagi jiray marka ka daaya hasoo faagina wixii dhacay labadoodaba qeyr baan u rajaynaynaa 🙏😎Cabdifataax Mashallah caafimaad ka Allah hakuu siyaadiyo dadka dantaada ha u joojin😎.
Oo ma qof xaniinyo iyo lafa dishay baa loo dhawaan karaa ma naftiisuu nacay
@suheilaabdulahi1604Күн бұрын
Aarka ani wn kula yaabay wlhi naag nin lexdiisa lahaad mid ka mid ah dhaawac weyn gaarsiisay waliba ragnimadiisa ku had kudubtay sidee maskiin ku lee dahay war nio abdifatax 100 waaye ilaah afar u baneeyay uunsi ayaa heerkaas gaarsiisay teede ma kaligeed ayaa loo guday markee hoos ka dhaawaceyso. War wax la support gareeyo ayaa badan lkn maskiin waaye joogi
@shukrijama539920 сағат бұрын
Nin aay xiniyaha ka garacday maxa daba dhigay
@CusmanYaare17 сағат бұрын
Sax
@abuukarHussein-pm9pnКүн бұрын
Shekada mel xun ka gashay 😂
@2021mogueh-nw2ioКүн бұрын
Fudada saliid somari eeh sogalbi guuskisu wa diyar 😮