Suldaan habaarow warkaasu wuu dhamaaday dadkuna dhanbuu u wadajeestay. Mw cusub waxay ka rajaynaynaa inuu shacabka jsl mideyntoda ka shaqeeyo.
@kaltunhussein5270Күн бұрын
Tiin nin beertay tiin uun buu guran,timir haduu beertana timir uun buu guran
@saacidyasin9865Күн бұрын
Marka guusha muxuu ku hogaamiyaa ha is dhaafin in muuse markuu guulaystay dadka ku hogaamiyay xaaladaha maanta jira
@barnimooyan51822 күн бұрын
❤❤❤❤
@cabdiraxiinkhadar4433Күн бұрын
Ciilqabow biilkii waa ka jarayaa😅😅
@farhanmohamed73772 күн бұрын
Run sheeg ..kuwa
@HasenAhmed-t3w2 күн бұрын
Adiga iyo bukhaari buuni ayaa idin dhaamau
@Amiiraydarus2 күн бұрын
Nin wax badan ogsoon
@mahdiqumane73362 күн бұрын
Khudabdii maxadweynihii hore jsl muuse biixi uu ku aqbaley goaankii natiijadii doorashadii musuqu ka muuqdey waxay sahashey in sarafkeenii hoos usoo dhaco ganacsatadiii lacagta heysatey ee baqeysey in muran doorasho galo wadanku lacagtii dib u dhigtey baanankeena wadanka.