No video

Waxaad tamanin Lahayd in Laguu sheegi lahaa Mar Hore | 3 Shay Dadka ka Qari |

  Рет қаралды 146,028

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 481
@tiktokkaligiis4760
@tiktokkaligiis4760 2 жыл бұрын
قال تعالي : يَحسَبُهُمُ الْجَاهِلُ أَغْنِيَاءَ مِنَ التَّعَفُّفِ تَعْرِفُهُمْ بِسِيمَاهُمْ لَا يَسْأَلُونَ النَّاسَ إِلْحَافًاۗ🖤
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 2 жыл бұрын
اغتنم خمسا قبل خمس:١-شبابك قبل هرمك ٢-وصحتك قبل سقمك٣-وغناك قبل فقرك ٤-وفراغك قبل شغلك ٥-وحياتك قبل موتك 💪💪
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Mashallah
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
saxiix wll
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Subscribe ii saar Wll oky Mahadsanidiin
@CamanKiish2
@CamanKiish2 2 жыл бұрын
Shanbaa laga kalluumaystaa shan ka hor: 1_ Dhalinyaronimada ka hor gabawga; 2_ Caafimaad qabka ka hor cudurawga; 3_ Hodantinimada ka hor saboolnimada; 4_ Kalsho haysaSHada ka kor kalshoWaaga; 5_ Nolosha ka hor geerida .
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
*3 shay dadka ha u sheegin sida uu yiri Ibnul Jowzi:* .. ( إكتم عن الناس ذهبك وذهابك ومذهبك 1 : *hantidaada ,* sida in aad dhahdo intaas iyo intaas ayaan haystaa ama mushaarkaas ayaan qaataa 2 : *Qorshooyinkaada nolosha,* meesha aad aadayso , mashruuc , guur tusaale 3 : *madhabkaada,* maanta waxaa lagu tilmaami karaa aaraadada siyaasadeed waqti waxbadan isku qasanyihiin , xikmad kuma jirto in aad dhahdo hebel iyo hebel ayaan taageeraanahay hebelba waan diidanahay , ama in aadan galin doodo aanan wax faaiido ah lahayn. ~Ogaansho via(iyada oo loo marayo) Twitter
@anaslj5756
@anaslj5756 2 жыл бұрын
Tnx mate
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Tnks
@sultanzahardid6926
@sultanzahardid6926 2 жыл бұрын
WAX U SHEEGINTAANKA IMIKA TUSAALE INTAA UU OGAANSHO SHEEGAY IYO INTAN AAD SOO QORTAY WAA ISKU MID LKN TEE MASKAXDU MARWALBA XASUUSAN KARTAA,"USHEEGITAAN IYO QORAAL"?🤔
@AbdulghaniWeyrax
@AbdulghaniWeyrax 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
1 Quudkaga = your income 2 Qorshayaashada = your next move 3 Qayskaaga = your love life
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤
@khadronuur4885
@khadronuur4885 2 жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 жыл бұрын
Allah soonkaaga iyo salaadada ha aqbalee isoo booqo🤲🥺😭
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wllo channelka Abdala Vlog
@ayanfarah6505
@ayanfarah6505 2 жыл бұрын
Ameen
@albashiir1432
@albashiir1432 2 жыл бұрын
إكتم عن الناس ثلاثا ١- ذهبك ٢- ذهابك ٣- مذهبك
@maskaxwayeelpro9507
@maskaxwayeelpro9507 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰🥰
@saarasaid278
@saarasaid278 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@balqiisabdi6235
@balqiisabdi6235 2 жыл бұрын
Waxn jiraa 19 sano m.a thanks wll alle ku sharfo Talootinkaga wan meeleyey in kasto Wax bdn an Samayn jiray ad igu dhiiri galisay❤
@crisaaqmaxamadclaahi4191
@crisaaqmaxamadclaahi4191 2 жыл бұрын
Waad mahad-santahey saxib cumer inshallah 💞👍/Ogaansho
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wllo channelka Abdala Vlog
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un 2 жыл бұрын
A true friend always understands even when the other one is not saying or doing anything, and you have always understood me even in the moment when I am not saying anything as the best and true friend which you are. Thank goodness that our path crossed and I met an understanding friend like you. I cherish every moment with you, my lovely friend and I love you so much.
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 2 жыл бұрын
Ciwaanka uu ustaadka ka hadlaayo iyo qoraalkaga meelba islama galaan ee maxa qaldan. Mowduuca meesha yaalo fikir la dhiibo mahine saaxibka dhabta mesha mayaalo.
@updiladiiffirin5208
@updiladiiffirin5208 2 жыл бұрын
@@ahmedomar8109 😂😂..Ka WareeG NapaDooNka..😂
@abdiazizhussein8580
@abdiazizhussein8580 2 жыл бұрын
Do not listen to them they are jealous of you English just keep going you will lean
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 жыл бұрын
@@abdiazizhussein8580 kk u are so funny pro ,As i think u have watched a plenty of inspiration videos
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Good information
@saarasaid278
@saarasaid278 2 жыл бұрын
Iillhy Haku naxariiisto Hana ku waafajiyo habeeenka barkysan Kana khyr bdn 1k habeeeen maskaxda Alllh ha ku barakeeero mahadsanid Omar inshr
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 2 жыл бұрын
Alle caqli ha kuu barakeeyo macalin
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
OGAANSHO RUNTII WAX BADAN BAAN KA FAAIDANAY XAQIIQDII OMAR MAHADSANID USTAAD 100%..
@khuzaam7766
@khuzaam7766 2 жыл бұрын
اللهم وفقنا ليلة القدر
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@khuzaam7766
@khuzaam7766 2 жыл бұрын
@@muuminchannel4304 oky wll maxaat qabataa
@iamayoup1990
@iamayoup1990 2 жыл бұрын
Asc wll omar ishar magaceyga wa cabdalla (alqatari) wxn ahay doctor alxamdullah aad ayd umhdsantahay wlhi wxn rajeynajo inad kahadasho ayd kadashashay masha allaah wll 100% mahad zanid
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 2 жыл бұрын
Ogaansho macalinkayga rasmiga ah ayaa tahay baan kudhihi Kara xaqiiqdii Waxbadan ayaad iga fahan siisay Nolashan Guulban kurajayniya inshallah 💯 thanks 👍
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 2 жыл бұрын
Wlhi wa magacii ilahay wax ka wen ma jiro markaan arko video aad so galisay saan ufarxo ma malesani kartid ilahay dartiis ku jeclahay macalinkena waana ku salamaya
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🌙
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Mansha allh wll cumar waad mahadsanthy ale hakusharfo waad kumahadsanthy sidaa aad nogu soogudbido waxyaabaha muhiimkaa
@raageshire289
@raageshire289 2 жыл бұрын
Shukran Jamiil al Ustaad Cumar Inshaar❤
@NeymarJR-km7hw
@NeymarJR-km7hw 2 жыл бұрын
My brother Ogansho I wish u the blessed month of Ramadan
@maymanowlaaye2157
@maymanowlaaye2157 2 жыл бұрын
Inta nabiga jecel sidookalane Aaminsan xikmada in nolosha qayb wayn katahay ls muujiya
@zakariyemaxamednuur1587
@zakariyemaxamednuur1587 2 жыл бұрын
Cumar ishaar
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 2 жыл бұрын
23 sano jir ayn ahy mr omar inshar ❣🥰
@a-h-ainab2190
@a-h-ainab2190 2 жыл бұрын
Afur wngsn inta ogaansho walaha ku nahay
@c.raxmaanaxmedxasan8296
@c.raxmaanaxmedxasan8296 2 жыл бұрын
Muuqaal aad umihiim ah wye run ahantii jizakaLLaH wLL omer
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@viralthings4379
@viralthings4379 2 жыл бұрын
Waqtiga wuu ordayaa aan Ka faaideesano 🖤
@baashifilms2163
@baashifilms2163 2 жыл бұрын
Wali aad uma weyni Balse waxan haystaa waayo aragnimo weyn wayo Waalid wan laso nolaa kaligeyna wan nolaa nolosha wan arkay inbadan waxna ii laaban insha allah ✅👈👈❤
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
mnsha alllh ustaad ibnu jowzi allow kuu naxariisto muxuu Xaqiiq ka hadlay Guulayso wll Cumar🙏🙏🙏
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
M.a ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo Omar inshar ❤❤❤❤❤❤
@abdifatahmuhumed9089
@abdifatahmuhumed9089 2 жыл бұрын
Jazakallah walal cumar talooyinkaga wanagsan runtii waa kuwa qofka macquulka wax ka faido
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wllo channelka Abdala Vlog
@hamzemohamed3314
@hamzemohamed3314 2 жыл бұрын
اكتم عن الناس ذهب وذهابك ومذهبك
@craxmanshariif8572
@craxmanshariif8572 2 жыл бұрын
Thanks Omar Fadlan Xaladada Pakistan iyo Palastin Xaqiiqada Ka socoto inoola Wadaag
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wllo channelka Abdala Vlog
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🌙
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 жыл бұрын
ما شاء الله . Waa naseexo aad u wacan Mahadsanid ustad cumar inshaar .
@salaamsalaam5291
@salaamsalaam5291 2 жыл бұрын
Maa sha allaah ilaahey ha barakeeyo waa naseexo aad u wanaagsan
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@sharmaakeshaani1169
@sharmaakeshaani1169 2 жыл бұрын
حفظك أستاذ ❤❤❤
@somalimidaysan7874
@somalimidaysan7874 2 жыл бұрын
بارك الله فيك يا استاذ عمر انشر انا استفدت من قناتك كثيرا شكرا لك وبارك الله
@faumamhussein2887
@faumamhussein2887 2 жыл бұрын
Mansha Allah walal qali
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wllo channelka Abdala Vlog
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
nabiga csw wuxu yiri ha fiirin qofka kasareya ,,ee fiiri Kan Kaa hoseyaa , wa sida ugu wanaagsan nolosha macaan aad kuheli karto ,,
@cabdicasiis1276
@cabdicasiis1276 2 жыл бұрын
Alx muuqaalkan daawashadiisa Wax ayaan Ka faiday anigo ah dada 18 Jirka Cumarow Alle Haku Barakeyo
@fatumoahmedabdi5420
@fatumoahmedabdi5420 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad🥰❤
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 жыл бұрын
Mashaa allah baaraka allah jasaa kumu allahu kheyr jasaa akhii
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofki ugu fiicna abid uguna kheyrka badna ugu aqoonta badna uguna xishoodka badna Eebe inta uu abuurey wa Nabi mohamed ﷺ SCW ❤❣👏🏽
@vaarsoomaaliyeed4821
@vaarsoomaaliyeed4821 2 жыл бұрын
Meelwalba joogow
@nasraabdalla5399
@nasraabdalla5399 2 жыл бұрын
@@vaarsoomaaliyeed4821 haa ma ila araktay
@abdikafiqalbixabxab3977
@abdikafiqalbixabxab3977 2 жыл бұрын
Wlhi ana indhaheyga ku arkay فيكيدو لك كيد 🥺wllkan wax badan buu iga cawiya wllhi jazaka allah wll🤲
@yareyare2108
@yareyare2108 2 жыл бұрын
Please macalin soo badi dhiira galinta manshalah
@muserashid2458
@muserashid2458 2 жыл бұрын
It remember me Old videos 👍🏼✔️
@maymanowlaaye2157
@maymanowlaaye2157 2 жыл бұрын
Walaal cumaroow xikmadaha noosoobadi waa iga codsi
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 2 жыл бұрын
Shukran bro.
@maxamedcqaadir747
@maxamedcqaadir747 2 жыл бұрын
First commend
@alexsenderbarbatov8198
@alexsenderbarbatov8198 2 жыл бұрын
Not commend Its' comment
@DeeqsiFunny
@DeeqsiFunny 2 жыл бұрын
Alx intaas ba allah ayaa iga koriyay🥺🥰 allah imabado inaan saas noqdo
@Lander6656
@Lander6656 2 жыл бұрын
8:7 “qof aan nasixo ku waydisan waxba ha u sheegin.” Ok Lkn sual ‘ imika nasiixo ayaad noo jeedisay qofna kumu waydisan, bal is waafaji hadal kaga ustad’
@abdialasow1188
@abdialasow1188 2 жыл бұрын
Masha Allah Omar shukran
@Sheiknor_Osman
@Sheiknor_Osman 2 жыл бұрын
Aad Ayaan ugu xiisnay Xikmadahaaga Walal Comar
@abdi622
@abdi622 2 жыл бұрын
Macalin kayga dhanka KZbin ka Alle haku xafido.🙏❤
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي
@abdifitaxkhaliif3283
@abdifitaxkhaliif3283 2 жыл бұрын
Jazaakallaah Qeer Ustaad Omar Inshar
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 жыл бұрын
Smart people will always prioritize their privacy and self-care. More you keep your life a secret, More peaceful your life will become. Be private. Be low-key. Be humble. You will live a happy life. Privacy is luxury that most people can't afford🔑🔓🔐
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@mohaabdi2140
@mohaabdi2140 2 жыл бұрын
lgend🩸🤝
@libanabdiwahid4299
@libanabdiwahid4299 2 жыл бұрын
Indeed thank you brother 🙏
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 2 жыл бұрын
جزاك الله خير على معلوماتك
@ruweydoaxmed7652
@ruweydoaxmed7652 2 жыл бұрын
Waa mahsanthy cumar xikmad fiicn kaa faaiday
@amiinmuusecaliaadan1584
@amiinmuusecaliaadan1584 2 жыл бұрын
Firs iiduceeeya azxaapey murad leyahay
@abdihakimali9789
@abdihakimali9789 2 жыл бұрын
M.a JAZAKALLAHU KHYR
@garashochennel4467
@garashochennel4467 2 жыл бұрын
ee halkee kaala soo xiriiri karaa adigoo mahadsan
@hasanhalis869
@hasanhalis869 2 жыл бұрын
ISTAAD CUMAR AAD IYO AAD BAAD U.MAHAD SAN TAHY ILAHEY DAN BIGAAGA HA DHAAFO ❤
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@Saamlee17
@Saamlee17 2 жыл бұрын
Mashallah üstad saan u badi mowduucyada AAD Ka hadashid
@somaliqisotube
@somaliqisotube 2 жыл бұрын
Omar inshaar Ramadaan kareem
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 2 жыл бұрын
M.allh M.allh wllky illahey haku xifdiyo ☝ ♥
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙
@maxameddeqsi4059
@maxameddeqsi4059 2 жыл бұрын
Thanks wll omar runta waye Mar hore inad noo shegto nagu ficneyd mowduucan in dhalinta manta ayuu quseya qasatan ani I.a wan iska jojinaya dabecadan I.a
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran wll qaali
@maanyarejaamac3606
@maanyarejaamac3606 2 жыл бұрын
الهم السترنى من الظالمين اللهم استرنى من ذهبكى وذهابكى ومذهبكى
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Wxd kuhadashe carabi maaha😂
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Alle ayd kuleedahay dahabkaaga adigoo dumar cml lahadleyso. Subxanallah. Ee wll carabiga hadaadan garaneyn afsomaaliga iska isticmaal. Hada wxd leedahay Allow iga astur dahabkaaga ee dheh اللهم إستر ذهبي.....
@mohammedm.abraham7713
@mohammedm.abraham7713 2 жыл бұрын
Masha allah
@mustaqiimabdiqani2255
@mustaqiimabdiqani2255 2 жыл бұрын
Mahadsanid cumar wan ka haynaa sadexdaa.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 жыл бұрын
Mashaa Allah ilaahay haku barakeeyo arin muhiima aa noosoo gudbisey.
@axmedmuuse6231
@axmedmuuse6231 2 жыл бұрын
Omar in zhar wll mad isku daydid in aad furatit chanel aad luqada caribaga aad wax kuu gudbisid sii aad unoqoti mid wax badan dadka fahmaya carabiga ugu fa idaysid somali kaliya haku eekanin wll inad hormar si samayso isku day in zha allaah
@ibraahimnuurhaaji4585
@ibraahimnuurhaaji4585 2 жыл бұрын
Ogaansho
@mohamettmahdi5931
@mohamettmahdi5931 2 жыл бұрын
أنت فخور جدًا بالقصص الجيدة التي تنقلها إلينا ماشاء الله 🤲🤲🤲
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin Ramadan kariim
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wlshis channelka Abdala Vlog
@MohamedSaid-ri4kx
@MohamedSaid-ri4kx 2 жыл бұрын
Allah Haku barakeeyo Sxb Omar Ogaansho Marwaliba waxbaan ka kororsadaa 👍👍👍
@Cazzaam
@Cazzaam 2 жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 💟
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 2 жыл бұрын
Alle haka ajar siiyo wll Omar inshar sida aad nogu Dadaashid muqaalo wax tar Noogu diyarisid guleso
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayr walalow wadno faideysay
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 2 жыл бұрын
😁40 30 wali ma,aanan kaarin walhi lakin 19sano ayaan jiraa waligeeyna qof su,aalahaas ma aanan weedin ❤️
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 2 жыл бұрын
جزاك لله اخي🥰❤️☪️👏
@DAACIMEDIA19
@DAACIMEDIA19 2 жыл бұрын
Shukran waad ku Mahadsan tahay
@dirieabdisalaan6060
@dirieabdisalaan6060 2 жыл бұрын
Msh allh waa xikmado Allha unaxristo imaamka adna kheyr allha kusiiyo soo diyaarintaada
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Iso boqo wllo channelka Abdala Vlog
@Omaroficial4794
@Omaroficial4794 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@ladnamaxamed6339
@ladnamaxamed6339 2 жыл бұрын
شكرن يا أخي 💫إستفدة من هدا فديو✨🥰😇🤗
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
دهبك دهابك ومدهك ___________________________________ Calaa sabiili mithaal 👥👥👥 Dhaqaalahaaga bish Kan sandlahaa Iyo ra'samaalkaaga guud Marba hadaadn waxba kasiinaheen Ha sheegin Imaa inuu niyada ka jabisid ama si un uga xumaado 👥 👥
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 2 жыл бұрын
Wcww cumar ramadan mubarak walal jazakalah adban kagafaidna muqaldada casharada ah durustada
@saciidmohamed4946
@saciidmohamed4946 2 жыл бұрын
Waa talooyin fiican. Mahadsanid walaalkey cumar.
@mosalah8668
@mosalah8668 2 жыл бұрын
illahay baan ku dhaartee, inigaad si toos ila hadlaysaa walaal.
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 2 жыл бұрын
Jazakallaah kheyr wll waa sedex uu u baahanyhy qofkasta in uu ogaado si uu ugu noolaado nolol xasilion kamaran shalaay iyo diiqad
@yahyekayow8186
@yahyekayow8186 2 жыл бұрын
Mahad wll dadal kaaga iyo wax uso gudbinta wlladaada somaliyed wanaaga ad wado allah garab kugu siyo 🥰🇫🇲🥰
@idirisak7134
@idirisak7134 2 жыл бұрын
Amiin calankanna yaa waaye
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah walaykum wasalam bro ogaansho go for ahead good information and encouragements ❤❤🖇💞💕💥🙏
@aslahusein5148
@aslahusein5148 2 жыл бұрын
ماشاءالله الله جزاك الله خيرا
@hassanbulshawi5784
@hassanbulshawi5784 2 жыл бұрын
Masha allh omar inshaar halkaan aan kaa dhaho hadal aanan qusaynin mawduucaan Waana kan "Horta alx in badan ayaan kugu xirnaa oo aan daawan jiray vedio yadaada marka hada kahor vedio aad kaga hadlaysay dhalinyaradeeda aan ka xasuustaa hadal aad tiri (waxaan leenahay dad maqaayadaha iska fariista ,qayliya ,naftooda iyo waqtigooda aqoonin,......) Marka waxaan ku keenay oo aan kusoo xasuustay hadalkaas hamayn dhawayd ayaan seexday marka darbi xaafadayda u dhaw ayaa waxaa fadhiyey dhalinyaro badan ayagoo qaylinaaya ayaan seexady kadib suxuurta ayaan ku cay ayagoo tabtii u qaylinaaya😭 marka bulshada wax wayn baad u haysaa wall sida aad dhalinyarada u waanisid allah ku sharfo
@mohamedshariif537
@mohamedshariif537 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall cumar guuleso
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 2 жыл бұрын
maalmuhu waa isbadali doonaan IA mahadsanid ustaad
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 9 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 72 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,4 МЛН
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 36 М.
Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .
27:02
Omar Inshar
Рет қаралды 71 М.
5 DUMARKA SOO JIITA
12:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 126 М.
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
Waxaad u baahantahay Waqtiyada Qaar aad is dajiso .
8:09
OGAANSHO
Рет қаралды 79 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 9 МЛН