NOLOL CUSUB: #36: SIDA LOOGU SAMEEYO NOLOSHAADA ISBEDEL DHAB AH

  Рет қаралды 264,099

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

Күн бұрын

U BEDEL NOLOSHAADA SI AAN KASOO NOQOD LAHAYN.
FIIDIYOWGAN WUXUU BEDELI DOONAA NOLOSHAADA OO DHAN.
KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 750
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 7 жыл бұрын
Waad U qalantaa GUUSHA! "Sannadkaan Haddii aad Daawanaysid Hal Fiidiyoow Oo Kaliya, Ha Noqdo Midkaan!" BEDEL WAX WALBA. Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE.
@hamdazuleiman6044
@hamdazuleiman6044 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin wlky barnaamij qofki garaad lehi garanayo qiimihiisa .shukran guul ifaysa wlky markaata dhamaanten inta chanalkan ku xidhan jecel guusha
@katrahaaji5033
@katrahaaji5033 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin ustaad kun jeer ayan kuu mahad celinayaa caawa waa iga farxiday markaa arkay videogaan ilaah haku jeclaado adine
@safiyaomar8339
@safiyaomar8339 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin maa sha Allah JazakaAllah kheir wallky runti video yaasha mar walbo aan oo aaan dawado wax badan ayan iska badlaa mahdsanid wallky
@rakiahussein2875
@rakiahussein2875 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin ....jasakallah kheyr aakhifillah
@alishaarab7838
@alishaarab7838 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin waaad mahadsan thy wlal waxaan kaa codsnayaa inaad isheegto meel aan kaala soo xiriiro plze wlal jwp
@faadumo883hasan8
@faadumo883hasan8 3 жыл бұрын
7/10/2021 caawa Go'an kama dambees ban gaare inshaAllaah Ilahey waxa ka rajeynaa inuu igu saacideeyo ya rabi i saacid🤲😭💔
@MOHAMETT628
@MOHAMETT628 2 жыл бұрын
Go’aanki maku kulaysatay wll
@hassanmasterofficial303
@hassanmasterofficial303 2 жыл бұрын
Go'ankii intuu kuumarayaa wll
@maxamedgaradwarsame2857
@maxamedgaradwarsame2857 Жыл бұрын
Faaduma inteey wax kuumarayaan?
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 Жыл бұрын
​@@maxamedgaradwarsame2857bro intee wax kuu mareyaaan
@NuurNuur-l7v
@NuurNuur-l7v 11 ай бұрын
Go aankii ka wrm hee
@maanhassan6998
@maanhassan6998 7 жыл бұрын
Walaalo wlhi markaan exam Ku jirey kaa faa,ideystey Waxaan Joogaa wadanka Austrai school darajo aan Ku riyoon jirey keenay Walahi Alhamdulilah alle ayaa mahad leh Iyo adiga Walalo Jazakalah Kheir wax badan kaa faa,ideystey 😍 alle xasanaadka hakugu daro adiyo familykaagaba
@مصطفى-ت4ت7ذ
@مصطفى-ت4ت7ذ 6 жыл бұрын
Maan Hassan Walal wax yar sixid meesha aad qortay alle ayaa mahadle iyo adiga waa qalad waxa qaldan waa kalmada (iyo) sida saxda ah waxay tahay allah ayaa mahadle kadibna ama intaa dabadeed almhuhim haysku cadfin ama haysku dhejin ilaahay iyo makhluuq inaad ifahamtay ayaan u malaynaya raalina iga ahaw walal
@wiilkakaaraan2603
@wiilkakaaraan2603 7 жыл бұрын
Waxa ahay qofkii ugu horeye waxa rajeyna inuu wax badan iga badalo vediogan
@AbdaleAbdiMohamoud
@AbdaleAbdiMohamoud 7 сағат бұрын
Caawa oo ay tahy taariikhdu 3/10/2024 saacaduna tahay 9:45 isbadal dhabaha insha allah allow ibadelkaa kii wwx badan iga badala iga dhig aamiin amiin 🤲🤲
@wijdanlive6264
@wijdanlive6264 7 жыл бұрын
Wllhi ayuuboow waaan sugayeey aaaaad lkn maan ogayn goortad so dhigty haduun baan is idhi naa bal baadh oo hadaad waydid commenti kala hadal casharkii udambeeyay kadis waan lakulmay farxad awgeeed waxn sugi kari waayey intaan dawanyo wll MAHADSANID LKN WALI MADAAWANE MARKAN DAWADO INSHA ALLAH COMENTIGA XIGA
@mojama2901
@mojama2901 6 жыл бұрын
Yaa ka helay like igu qabo
@rosserossey5969
@rosserossey5969 7 жыл бұрын
Asc macalin waad mahadsantahay inbadan suaal macalin go'aankasta oon qaato fulintiisa waan ka werweraa hadii aan sameeyana waan ka qoomamooda ma ii sheegi kartaa xal?
@anisoabdifatah9163
@anisoabdifatah9163 5 жыл бұрын
Wcs
@abdirahmanmohamed1600
@abdirahmanmohamed1600 9 ай бұрын
Cawa bishu waa 1/3/2024 wxn rajaynaya inan kaw Ka bilaabo salada yaa allah igu garab si laba waxbarashadayda ina ku dadaalo skolka dhameyo sadex inan isla Dhaafo dhafarka Wayo Cawa waa 5:03 subaxnimo wana so jeda afar waa ina noqda gabadh adag oo wax walba oo adag Ka so bixi karta sida gymka wax akhriska midna ma jecli lkn Wan jeclan dono ilahay ha ila garab galo allhuma amen 🤲
@princess-oy2ft
@princess-oy2ft 2 жыл бұрын
This video I watch 27/10/2021 Wednesday at morning 🥰🙏 thank you alot ❤️may Allah protect you teacher
@hassanmasterofficial303
@hassanmasterofficial303 2 жыл бұрын
Go'ankii intuu kuumarayaa wll qali
@fanaxqadar5054
@fanaxqadar5054 Жыл бұрын
Isbedel masaMeeZAy amiiRaDa
@shamsahusseinshamsahussein339
@shamsahusseinshamsahussein339 Жыл бұрын
​@@hassanmasterofficial303 adiga hada gonna hagu kumaraya
@shamsahusseinshamsahussein339
@shamsahusseinshamsahussein339 Жыл бұрын
​@@fanaxqadar5054 walalo goanki mabilawde
@NimcaAdem-wz5nn
@NimcaAdem-wz5nn 6 ай бұрын
Wakhti dheer kasoo wareegay wlhi hadana waxan rajeynayaa ina isku bedelo inshallah adina ilhy hakaa abaal mariyo wlo ayoub😊
@xamseshow409
@xamseshow409 6 ай бұрын
Hh haa wasamen dona i.alh
@zaabiriintiizamirkabadnyd1788
@zaabiriintiizamirkabadnyd1788 7 жыл бұрын
tan saddexaad kala sar saaxiibadaada wllhi siweyn bay iisaameysay wayo kaallinta kowaad bn joogay walligey illaa classkii 7aad markan la zaaxiibay qoftoo waxbarsho dhan nicib illaa saddex sano iyo bar ayaan dhulka kusoo dhacay alx labadiii class oo iigu dambaysay iyo hooyaday janada alle hageeeyee igacan qabatay ayaan noloshaydiii sareysay kusoo laabtay
@farahahmed3515
@farahahmed3515 7 жыл бұрын
walhi mala aniguba iga hadlaya shuran wll waa balan in aan nolashayda bedelo on meel fican ka gadho inshallah
@nazirkhadervlogs6270
@nazirkhadervlogs6270 2 жыл бұрын
Thank you in this video I watching to 2021/12/19 in nightly ihope changing in my life and asked my allah pathway insha alah
@asadcabdiraxman3034
@asadcabdiraxman3034 Жыл бұрын
Manta oy tariiqda tahay 18/01/20/23 waxn goan kugaray ina hab dhaqankayga badalo iyo waxyabihi Waqtiga iga dhumin jiray Allah waxn kabarya inu igula garab galo sidi an uga dhaben laha riyoyinka an leyahay🤲🙏
@hamdimohamed5679
@hamdimohamed5679 7 жыл бұрын
MashaAllaah waxbadan ayaan Ku sugeynay Macalim Ayuub Allaha Ku xifdiyo
@cabdallaosman7751
@cabdallaosman7751 7 жыл бұрын
masha alah waa muuqaal muhiimad leh waxaan lakullmay anigo raba inan isbadal sameyo waana arkay aad ayaad umahadsantahay kheyr allah kaa siiiyo waxan rajeynaya muuqaalkale inaad noo soo saartid oo faa'iiiido leh mahadsanid
@ibratinle7373
@ibratinle7373 2 жыл бұрын
mabadshey noloshada hada
@queenqaali6318
@queenqaali6318 2 ай бұрын
Manta o ay tariiqda tahy 18/7/2024 waxan go , aan ku garay ina aan badalo habdhaqankeyga io waxyalaha waqtiga iga dhumin jiray allah waxan ka baryaa inu igula garab galayo🤲🤲🙏
@maxamedabdilaahi917
@maxamedabdilaahi917 7 жыл бұрын
masha allah wllky ayuub aad ayaan kaga faiiday wlhi gushii igu horeysay aan dhiragalintada ku gaaro waxay aheyd anigoo ku jira xalad waxbarasho oo aad u adag ayaa markaan ku dhageystay iga dhigatay mid ku guuleysta imtixaanka dugsiga sare waliba darajo sareysa alle ka sakoow adigaa sura galiyaay aqii xfd allah
@kawsarciid9805
@kawsarciid9805 7 жыл бұрын
Masha alah jasakalahu khayr wllky Wan ka fa eday ilahay haka abal mariyo
@sawdodhagoole7332
@sawdodhagoole7332 Жыл бұрын
Side ugu gulesatay walalow aniga four ah waxan ku dhibanahy casharada iyo imtixanada
@jamacnur2402
@jamacnur2402 7 жыл бұрын
شكرا معلم انا احد من طلابك من فضلك انا اريد هذا الموضوع "هل اكون اميرا مستحيل😂😃" am I can be leader logic or illogic?
@Dhanbaal
@Dhanbaal 3 жыл бұрын
هه نعم
@ennaasiribraahim7499
@ennaasiribraahim7499 7 жыл бұрын
Ayaab sxb mahadsanid sxb nin qaaliya wll muhiima guulayste muhiima waxaad ii iftiimisay waxaaba badan nolosha igu carqaladeeya alaha ku xafido waxan isu dayay yaa inaan kugu daydo sxb
@abdirizaqsaaqo8888
@abdirizaqsaaqo8888 7 жыл бұрын
Masha alla bro it is my first Time that i Change life......... Jazakallah wallaal....#
@hawaabukar3276
@hawaabukar3276 4 жыл бұрын
znzg. Eloirh44onvnAbbdirizaq Saaqo MB
@izhtaqmo9354
@izhtaqmo9354 7 жыл бұрын
Allah keep u my brother muslim I like alot your advising and motivation
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 7 жыл бұрын
guuleeso ustaad meeshaas nooga sii wad
@farxiyofiska2691
@farxiyofiska2691 7 жыл бұрын
ad ayad u mahadsantahay wax kaliya an marksta Ku fakiro wa in an noloshyda wax ka badalo tuso dadkyga in an tuso cadayn in an awod u leyahay in an gul garikaro mid nafsadyda ah
@aliahmedabdirizak5396
@aliahmedabdirizak5396 3 жыл бұрын
Ani guurso anina sidaas u fekeraa wallahi
@MOHAMETT628
@MOHAMETT628 2 жыл бұрын
28 July 2022 waxan galay nolol cusub pl wllky hada i aragta replied isogal oo iwaydii natijada ❤️
@hassanmasterofficial303
@hassanmasterofficial303 2 жыл бұрын
Go'ankii intuu kuumarayaa wll
@xamdidagam2714
@xamdidagam2714 7 жыл бұрын
شكرا
@aishamohamed9997
@aishamohamed9997 7 жыл бұрын
Masha Allah walal kher Allah kusiiiyo Very motivating speech
@bashkaomar6060
@bashkaomar6060 7 жыл бұрын
Mnsha Allah ayuub yuusuf sakiin runtii video yaashada markan daawado dhiiri gelin ayaan ka helee Allah amarkiisa hadba meesha aan ka xumahy ayaad hadene video ku samysaa Allah yacisak bro jazaakalah
@shakunnoor1944
@shakunnoor1944 7 жыл бұрын
Ayuub wll wad mhdsnthy 😢
@layloluula7299
@layloluula7299 3 жыл бұрын
Fidiyowgan adaw i anfacay adan uburanahay 90k an ahay markasto is catey an isdhaha lkn maba rumenkarin go,ankeyga isoduceya inu ilahay culeska isaran si cafim qaba igadajiyo
@darajoboy3985
@darajoboy3985 4 жыл бұрын
25/09/2020 Saturday night Thank you so much brother and teacher of life "#mr_ayuub_yusuf_sakiin🤛🤝
@hoodoluckyabdi1848
@hoodoluckyabdi1848 7 жыл бұрын
Jazakallahu khayr alle raali haka ahaado wllo
@khadiijocadceedmuxyadiin4072
@khadiijocadceedmuxyadiin4072 3 жыл бұрын
Aniga ayuu videogaan wax igabadalay walaahi thanks walaal qaali secondry aanka bilaabay hadana jamacad simesterka afaraad aan marooyaa thanks bro
@rashiidmahamud406
@rashiidmahamud406 7 жыл бұрын
Macalin aad ayaad u mahadsantahy sida quruxda bdan ee aad noo dhiirigaliso waxanad mooda in video uu ani si gaar ah iga hdlayo
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Thnks inbadan ayuub
@rageaxmad9415
@rageaxmad9415 7 жыл бұрын
yusuf sakin wlle wamahadsanthy runtii marwalba isbadal baan doonaya mrwlbo wakafikira inan isbadalo lkn waxbaa ihaysta meshi ban taagnahay videoyada runti inta an dawanayo frxd bn darema sidi inanba isbadalay
@kaamilkuukay7089
@kaamilkuukay7089 6 жыл бұрын
Nooloow ayuub waxa aad moodaa in aad anga iga hadleeyo Nooloow ayuub
@cabdullaahiahmedfaarah1710
@cabdullaahiahmedfaarah1710 5 жыл бұрын
sxb rage Axmed arrintaas anigaba waa ay ihaysataaa mar wlba oo aan daawado ayaan farxad dareemaa markan kabaxana sidaydiii
@saxarla7207
@saxarla7207 5 жыл бұрын
Aniga xataa sidaas cml ayaan ahay waana kaxumay xilad naheysato waaye allah oo nacaawiyo maahane anaga isma caawin karno
@khadarahmed1644
@khadarahmed1644 3 жыл бұрын
@@saxarla7207 niyad jabka jooj kartii waad leedahay balse wanad adeegsan
@aniishmohamed673
@aniishmohamed673 7 жыл бұрын
mansha alah ustaad ayuub wad kumahdsanthy casharkan waa kan kaliya isbadalka dhabta ah runtii markaston dawado fidhiyowyadaada diragalin isii siyado ahtaa hadan dareemayo niyad jab waxan Ku rajeynayaa intaad noshahy nolol farxad leh
@nimcoh1532
@nimcoh1532 5 жыл бұрын
Kuwa Soomaali isku dirà waad kawanaagsan tahay
@rmnceman707
@rmnceman707 7 жыл бұрын
Wlle ayub runta wlhi taabatey waa cudur i diley inaaa inta goaan gaaro kabacdina ka dhapey waayo lkn bro please tell me any whear that I can connect u otherwise my GoD please u
@katrahaaji5033
@katrahaaji5033 7 жыл бұрын
Ayub sakin waxadba modaa inaa aniga i ogeed oo iga sameeday videogaan shukran wlaal
@haniabdullahi9744
@haniabdullahi9744 7 жыл бұрын
Walaal aad ayaa u mahadsantahay waxba badan ayaan ka fa,iday inkastoo aan mar arkay chanalga waan fiirsandoona dhaman vidogaga jazakallah kheer inshallah
@cabdishakuurcabdiraxiin7425
@cabdishakuurcabdiraxiin7425 2 жыл бұрын
24/9/2022 isbedel doon video gan ha hawlyaraysan
@niciimacali4464
@niciimacali4464 5 жыл бұрын
Ayub huuno waxan abalkaagag ku gudo ma aqaan waayo aad ban kuu ku xidhan yhy is badal aad weyn ban ka gaadhey fikirdaah aan ka qaato markasat OO video dawado sidiisa ugu sameeya taasi ba keentay in aan noqodo first meel walba first digree geygii iyo master keygiiba oo aan marwalba oon tago anuu ugu horeeyo xgii aan markii hore ahaa ardey dhex dhexaada xata galska ka muuqan manata na waxan ahay ardey macalimintii tusaalo uuso qatan dhaman na lagu taashado mhdsnid kaliya kuma odhan ee abaalkaga ma gudi karo
@mohamedsaidzaki523
@mohamedsaidzaki523 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Ayub. Waxaan clipkan daawanayaa 5 sano kadib, waxaana rajeynayaa inuu isbeddel Ku samayn doono noloshayda inshaa'allaah.
@smch1990
@smch1990 4 жыл бұрын
Ayub wankusalamay waxn ahy wil dadiisu tahy 19 ilaa 20 marka waxn leyahy beer wana dhaxl waxna ilaleh carurta aderkey mana raban in aanu gadno ana wax hantiya malihi oon beerta aheyn ee maxn sameya sixun ulama had likaro way iga wada weyn yihiin waxna xish mey naaya hoyadod oo ah eedaday wll talo igasi mahad sanid
@fardowsahassan2180
@fardowsahassan2180 7 жыл бұрын
masha allah alaha ajirka siiya wll noo soo gali video ka cawinayo waxbarashada
@hooyofitness3752
@hooyofitness3752 7 жыл бұрын
You make excuses or you make progress you choose!! Thanks brther
@najaxyar237
@najaxyar237 7 жыл бұрын
Maanshaaallaaah illahay haku xafido wllkyqali aad iyo aad ayaan umahadasanthy Jazaakumullaah kheyr
@chupapi5178
@chupapi5178 7 жыл бұрын
fidi yow gaga wll mcn markan dawaday wx badan ban iska badaley runtii wad naga farxisay wxn rabnoo dhan bad no shegtey anaguna wxaa nalaga rabaa in anu fikradad nagu cawisay anu gaadhno guul ban rajay nay naa inanu gadhno wll
@ahmednazri8582
@ahmednazri8582 7 жыл бұрын
Ayub wllo raxmanku hakuxifdiyo dhiirigalin ayad runti nasiisay aaaaad ayn kgu farxa markad dadka cilmigad baratay aad dadka uga faaidaynayso
@maqzudazayr8660
@maqzudazayr8660 7 жыл бұрын
Ayuub saan marar badan kuu sheegayba noloshaydaaa badashay mahad sanid xitaaa abaal kaagama dhigi karo waxanku leyahay illahay janatu fardowsa hakugu abaaal marsho
@fatimanur706
@fatimanur706 3 жыл бұрын
Abow maxat sameesay isheek
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 7 жыл бұрын
mahadsanid macalin ayuuub waad na dhiirigalisay
@faizahfarah-3410
@faizahfarah-3410 Жыл бұрын
23/2/2023 this day I made promise to myself
@bintumohamed249
@bintumohamed249 7 жыл бұрын
Allah yubarik fiik ustad yusuf sakiin
@zenabdirizak636
@zenabdirizak636 7 жыл бұрын
Masha alaah thanks ayuub
@fardowsahassan2180
@fardowsahassan2180 7 жыл бұрын
wll kafayka ma wax tar bu leyahay ama malaha waxn jeclahy inad igasoo jawabta
@CABDIRASHIIDKhALIF-f4d
@CABDIRASHIIDKhALIF-f4d 11 ай бұрын
I watch 27/10/2023 Friday at 2:51 pm protect my Allah teacher
@nasrodagan7293
@nasrodagan7293 2 жыл бұрын
Manta oo ay taariqdu that 16/6/2022 waxay noqondonta malin xasuus ileh oo noloshayda ay badel matay I.a 🥺❤
@somalishpoi2842
@somalishpoi2842 2 жыл бұрын
@jamaalabzirapdillaahi1846
@jamaalabzirapdillaahi1846 Жыл бұрын
maanta oo ah Sunday taariikhduna tahay 16 kii bishii 4 aad 2023 go aan kii noloshayda badali lahaa ayaan qadanayaa allow I garab gal iina so duceeya walalayal
@MohamedAhmed-lt5tf
@MohamedAhmed-lt5tf 7 жыл бұрын
wlhi waxaaba lamooda videowgan inuu aniga igusaabsanyahaythnx alot
@ayaanmursal3448
@ayaanmursal3448 7 жыл бұрын
Asc wllo waxaan ahay Ardayad wax barato saasa oytahauna waxaan arkaa anoo waqtigeygaa intaa ugu badan ku bixiyo waxaan udan ahayn had iyo gornaa waa midaa igu wayn ee idhibtaa maxan sameyaa si aan udhiso mustaq balkeygaa seesa ujecladaa wax akhirantaa iallatali wallaaal
@umalhassan5656
@umalhassan5656 6 жыл бұрын
Macha.Allh ma best teacher allh hka jazaa'i siyo
@dekaahmed6028
@dekaahmed6028 7 жыл бұрын
Masha Allah jasakallah khayr
@deeqadeeqaibrahim7232
@deeqadeeqaibrahim7232 3 жыл бұрын
Thank you for much, bro wlhi wax aan abalkaga ku guudo ma gaarnaayo wayo, wad hesha qof wax ku siiya lkn ma heshiid qof ruunta ku sheega Kuma qaan runti lkn abaal wayn ayan ku haaya, mar labda mahdsanid
@mahadaden9452
@mahadaden9452 4 жыл бұрын
M.a sxb ayuub run ahaantii marhoraaba isbadalay wayo waxaan ogaaday meelaha la iga haysto marrabadan baan iskudayay lkn ismabadalin wayo ma ogeen meesha la igahaysto waan kaaga mahadcelin Sidaad iitustay meelaha la igahaysto Thank you macalin alaha kusherfo
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
Masha allah tabaraka Allah alaha ajar kasiyo ayuub Macalinkeyga tahee. Guul ayn kurajeyna.
@axlaamnour2184
@axlaamnour2184 7 жыл бұрын
Maashaalah walaal waxaad ogtaa khayrkan aad wado inuu ilaahay kaa abaal marin doono aduun iyo aakhriba waayo kumanaan qof ayaad afkaatuuda badlaysa walaal wax kale oon kugu mahad celiyo garan maayo lkn jasaakalhu khayr iyo waliba jandiisa
@jamaaludinmedia
@jamaaludinmedia 5 жыл бұрын
Ayuub waxaan rabaa inaa soo jeediso qaabka dadka hortooda ugu warami karo
@hamdaali3004
@hamdaali3004 7 жыл бұрын
yuusuf alle ha ku barakeeyo wad icaawisay balsa sidaan yes she go,aan adag
@nimcoikhyaar1693
@nimcoikhyaar1693 3 жыл бұрын
Wall see cuqdada isaga saaraa wall ado mahadsan
@MuprikAbdikariim
@MuprikAbdikariim Жыл бұрын
Cawa waxa ballan ina badelye noloashyada naftayedeye dhaaxa ii dulayse lkn manta ana noqoon qof jiira ama qoof noloasha ka dhacaye cawa habeen axad 12/8/2023 Ishallah waan soo noqon sanadka cusub alle hadu ii dayo 😢😢😢
@zackzimpa6212
@zackzimpa6212 Жыл бұрын
03/12/2022 Saturday Go'aan adag qaatay thank you bro after 2 years wan eegi donAa sIDa noqodo❤️😇
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
5month kadib ka wrn isbedel ma haysa
@sadiaahmed5010
@sadiaahmed5010 7 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wllo ❤️❤️❤️👌
@PoopooGames
@PoopooGames 9 ай бұрын
Ilaaahey dartiis aan kuu jeclahay😢❤❤❤❤
@abdikaniabdikarim543
@abdikaniabdikarim543 7 жыл бұрын
Walaahi aad ayaa noo anfacday walalkeyga ayuun marna macalinkeyga thanks
@mauliidyusufadan6433
@mauliidyusufadan6433 6 жыл бұрын
Go aan xumo anaa ila hartay Go aan xumada waxaa keena Dhafarka iyo internaydka
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 5 жыл бұрын
Wlaahi waa runtaaa
@xamsecali8181
@xamsecali8181 4 жыл бұрын
@@khaalidnuur1960 sxp kula mid ayaan ahay dhafar badan iyo social media ah ayaa i wareeriyey lkin maanta ayaan go.aan ka gadhay arinka
@fannumber0ne584
@fannumber0ne584 7 жыл бұрын
Masha Allah
@jawkarshimbir5648
@jawkarshimbir5648 3 жыл бұрын
Waan la dhacay runti talladan cajiibka ah
@ashrafhakiimi4409
@ashrafhakiimi4409 2 жыл бұрын
29/92022 last time if Allah sey
@salmaancade6957
@salmaancade6957 3 жыл бұрын
Mashallah wll dhiiro kalinta aad noo samayso waxay aad uga qeyb qaadanaysaa inan badalno nolosheyna mahadsanid ayaan ku leeyahay
@hamdazuleiman6044
@hamdazuleiman6044 7 жыл бұрын
Guul marwalba wlky ayuub sida adn nool jeceshahy Alle haka abaal mariyo thnkz alot
@NasraAyaan-fu7zk
@NasraAyaan-fu7zk 8 ай бұрын
Illahayow igu garabqabo yaa allaaaah
@aslimaxamuud6221
@aslimaxamuud6221 6 жыл бұрын
qof waxa Ku siiya waad hell karta lakin qof waxa Ku sheegaa ma heeshid
@mahayara6646
@mahayara6646 7 жыл бұрын
Asc wll wali wan gadhi waye waxan ku hamiyayo ee maxan sameya
@anisoabdifatah9163
@anisoabdifatah9163 5 жыл бұрын
Wcs
@SIIII___2024
@SIIII___2024 5 ай бұрын
12 April 2024 ayaan dawaday
@ennaasiribraahim7499
@ennaasiribraahim7499 7 жыл бұрын
Wali waxaan isku karilaayahay sidaan unoqon lahaa fagaara kahadal fiican sxb midaasai aad bay iigu adagtahay wllkay waxan kaarabaa talo fiican noqo xidiga xidyada guulaystaha guulayaasha Ayub yusuf boqortooyo
@aminamusa4578
@aminamusa4578 7 жыл бұрын
mashallah walal waad mhdsantahy Allah haka abalmariyo
@CABDIRASHIIDKhALIF-f4d
@CABDIRASHIIDKhALIF-f4d 11 ай бұрын
I watch 27/10/2023 Friday at 2:51 pm protect my Allah teacher
@farahboosgghjhu666mjukt5
@farahboosgghjhu666mjukt5 7 жыл бұрын
Maasha allah jazakalaah khayr wll
@SAHANTV
@SAHANTV 5 жыл бұрын
sxb ayuub aad iyo aad baan ujecelay taloyinkaaga
@xasanjaamac6350
@xasanjaamac6350 7 жыл бұрын
thanks ayuub my teacher
@faraxcumar2735
@faraxcumar2735 4 жыл бұрын
Insha Allah wan rajaynaya in aanku dabqno noloshen thanks my wllky ayuop yusuf sakin ilahay haku xiftiyo ❤❤❤🌹🥰
@jamiilakhaliifhassan974
@jamiilakhaliifhassan974 10 ай бұрын
24/nov/2023 4:38pm friday i wish i will be the best ❤thanks teacher❤
@xilojanoqaranjecelqabyaadd370
@xilojanoqaranjecelqabyaadd370 7 жыл бұрын
jasakallahu Mucalim waan ka faaidaystaa video yadaada
@samraxiismohamed2540
@samraxiismohamed2540 3 жыл бұрын
mashaalaah wll mxn kugu abaal guda wll wxd tahay dhirigaliye cajiib ah lkn ilaahay wxn kaga rajaynayaa cimridhe iyo cafimad qab iyo cibado suban aakhirona janajandii
@najaxaadan5190
@najaxaadan5190 7 жыл бұрын
Ilhayo ajara iyo xasanda kasii abowe wlh waxa badan wan kafaiidaya tnx
@haboonhaboonmuuse9310
@haboonhaboonmuuse9310 3 жыл бұрын
Masha alah
@nimconimcaan6735
@nimconimcaan6735 2 жыл бұрын
Jasaakala macalinka nolosha
@ahmedzaki4877
@ahmedzaki4877 Жыл бұрын
Cawa Waa habeen isniin ah Tarikhduna Aytahay 02/13/2023 Waana habeen Aad igu weyn waxan Qatay Go’aan. Aan Noloshayda Aan Kubada Laayo. Alle Swt Ayaa Wax badala Alle Naa Waxan Kabar yayaa inuu hadafkayga iyo Muradkayga iyo Riyadayda. Uuu iRumeeyo. Allahayoow. Adigaa Qalbiyaga iyo Quluubta adaa Rogrogee Allahayoow Quluubtayda Imaan iga Buuxi Allahayoow iyaga Yeeel kii Aduuniyo Aakhiiro Ushaqaysta Amiin Amiin Yaaa Rabi
@ahmedzaki4877
@ahmedzaki4877 Жыл бұрын
Cawa Waa habeen isniin ah Tarikhduna Aytahay 02/13/2023 Waana habeen Aad igu weyn waxan Qatay Go’aan. Aan Noloshayda Aan Kubada Laayo. Alle Swt Ayaa Wax badala Alle Naa Waxan Kabar yayaa inuu hadafkayga iyo Muradkayga iyo Riyadayda. Uuu iRumeeyo. Allahayoow. Adigaa Qalbiyaga iyo Quluubta adaa Rogrogee Allahayoow Quluubtayda Imaan iga Buuxi Allahayoow iyaga Yeeel kii Aduuniyo Aakhiiro Ushaqaysta Amiin Amiin Yaaa Rabi
@ahmedzaki4877
@ahmedzaki4877 Жыл бұрын
Cawa Waa habeen isniin ah Tarikhduna Aytahay 02/13/2023 Waana habeen Aad igu weyn waxan Qatay Go’aan. Aan Noloshayda Aan Kubada Laayo. Alle Swt Ayaa Wax badala Alle Naa Waxan Kabar yayaa inuu hadafkayga iyo Muradkayga iyo Riyadayda. Uuu iRumeeyo. Allahayoow. Adigaa Qalbiyaga iyo Quluubta adaa Rogrogee Allahayoow Quluubtayda Imaan iga Buuxi Allahayoow iyaga Yeeel kii Aduuniyo Aakhiiro Ushaqaysta Amiin Amiin Yaaa Rabi
Sidee ayaad Hadaf waara u yeelan kartaa?
35:02
Macalin
Рет қаралды 66 М.
7 Qofkii nolol cusub raba keliya ayaa samayn kara
13:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 88 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 78 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Noloshaada Badal
15:16
Wll ceenka
Рет қаралды 6 М.
Ma U Diyaarsantahay Sanadka 2024?
20:57
Somvato Institute
Рет қаралды 107 М.
Calaamadaha QARSOON ee Qofka GUULAYSTA! l Nolol Qurux Baddan #38
16:59
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 85 М.
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 27 М.
Sideed kalsooni ugu abuuri kartaa naftaada
19:25
Macalin
Рет қаралды 291 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 78 МЛН