Sideed kalsooni ugu abuuri kartaa naftaada

  Рет қаралды 289,457

Macalin

Macalin

7 жыл бұрын

Пікірлер: 394
@ruulacabdulaahi8521
@ruulacabdulaahi8521 5 жыл бұрын
Qodopka igu muhiimsan ee kalsoonida laga helo ayaa ah raaligalinta eebe iyo naftada
@suleekhahassan2280
@suleekhahassan2280 3 жыл бұрын
Masha allah hadalkaga
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 2 жыл бұрын
Masha allah
@mohammedhassan6933
@mohammedhassan6933 2 жыл бұрын
Waa sax
@hotha5352
@hotha5352 3 жыл бұрын
Real I started to change my self now so thank you teacher 🌸❤😍
@asiayussufaliya2437
@asiayussufaliya2437 2 жыл бұрын
Mxa sameyse wll isheeg
@mulkinuur3885
@mulkinuur3885 Жыл бұрын
​@@asiayussufaliya2437 huh7hhh7h 7h
@Elhedawi
@Elhedawi 6 жыл бұрын
Jazaka allahu kheyr macalin Dadka waxtar u sheega alle weyne hakaa abaal mariyo ustaadi👏👏👏
@dnailjones2375
@dnailjones2375 4 жыл бұрын
Ustaad illahay cilmiga iyo cimrigaba Hakuu siyaqdiyo Amiin
@khadarmuhumed3803
@khadarmuhumed3803 Жыл бұрын
Maasha Allah Alle ha iga dhigo kii waxa ku qaata Ammen Yaa Rabbi 😢 ii soo duceeya wllyalla macalina adna Alle haka abalamariyo 💯🤲
@esterinadaniel9041
@esterinadaniel9041 3 жыл бұрын
Wad mahadsanthy runti macalin wllhi wax fara badan kaa faa iday Allah haku sharfo sidaad nooku sharaxday haddi aanad nooso dhigi lahyn maanu agaan lahan qiimaha ay naftayaddu nagu leedahy runti Lakiin aad ayd umahadsanthy 😇wan kaa faa iday xaqiiqdi in aan ku gaadhi karin haddi anan kalsooni isku qaban waayo iskuma galsoonayn markasta waxy dadku dhahaan ayn eegi jiray had iyo jeer alx maanta wn ku faraxsnhy maclin macluumaadkan aad nosoo bandhigtay aad iyo aad ayd umahadsanthy sida aad anaga dhalyartayadda aad wax ugu faaidaysey adna Allah hagiisa haka siiyo 🥰adna Allah aduunyo iyo aakhiro haku sharfo macalin ma aqaan waxn kugu mahadceliyo xaqiiqdi wd mahadsanthy 🌺
@jjenko6366
@jjenko6366 3 жыл бұрын
Wallahi walalkan dadka wu bedeli kara. Somalidu wa wada kalsoni daro. Ilahey Khayr ha ku siiyo walal.
@Maow484-bg2rg
@Maow484-bg2rg Жыл бұрын
Masha allah
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 4 жыл бұрын
Walaahi waxaad moodaa inuu aniga hadlaayo subxaanallah
@Sayidomar.
@Sayidomar. 5 жыл бұрын
Macalin kan Waxan U Arka Nin Umadu Aad Agu Baahnayd ❤️ Jaka LLAH
@abdulahiomar3345
@abdulahiomar3345 5 жыл бұрын
💖💖💖💖💖
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 2 жыл бұрын
Ha aadban ugu bahanhy dadka sida maclinka cml ah allah no badiyo
@mursalmusecumar5370
@mursalmusecumar5370 6 жыл бұрын
Masha Allah Macalin Jazakalah
@malloqanciye4495
@malloqanciye4495 6 жыл бұрын
Masha allha
@xamseaxmed2413
@xamseaxmed2413 5 жыл бұрын
Mursal Muse Cumr
@ahmedshaker9702
@ahmedshaker9702 4 жыл бұрын
😍
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 3 жыл бұрын
qofka Allah ku Kalsoon allena isku xira talada u dhiibta wuu guulaysanayaa si kastoo ula kulamo caqabado
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 4 жыл бұрын
Waxan seexan jiray masaajid muddo aan diyaarinayay imtixaan shaadiya oon galayay waxan toosi jiray aadaanka hore maasijdka waxaa u soo hor gali jiray prof mubaaik ibraahim aar salaada subax masaajid Manshllh waan kugu daydaa maclin.
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr Жыл бұрын
Maasha Allaah, way ka muuqataa inuu qof wanaagsan yahay. Ahlukhayr dadkana khayrka la jecel weeyee Allaah ha barakeeyo oo if iyo aakhiraba inuu ilaaliyo ayaan Allaah ka baryayaa, waa macalin daacad u ah bulshadiisa. In badan ayaan talooyinkiisa khayrka leh ku taxnaa oo aan la socday.
@marwaabdi6527
@marwaabdi6527 4 жыл бұрын
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
@gobgun329
@gobgun329 5 жыл бұрын
Cashar qiimo badan waxbadanna naftayda kabadalay. Mahadsanid macalin Ibrahim aar
@Ugaaso-mm8yw
@Ugaaso-mm8yw Жыл бұрын
Asc waxaan marayey labadii Sano ee ugu dambeysay xaalad aanan waligey ku fakirin inaa Mari doonib,Alxmdulilah inaa ka gudbaa isku dayayaa waxaana ka dhaxlay ad adkaasho,iyo inaa si fcn ugu fikiro nadteyda waxa uroon iyo waxa udaran. Ilaahow dad aanan Naga naxeyn hanagu Saladin.
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@salmanalf2423
@salmanalf2423 6 жыл бұрын
Macalin Aad baad umahad santahay Talada fiican aad nasii say
@mulkiyaasiin8201
@mulkiyaasiin8201 Ай бұрын
Tnx ustaadii caafmad iyo cimri barakeesan alle haku siyo
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 5 жыл бұрын
shukran macliin Allha ka abal mariyo cilimiga noo soo bandhigtay
@aliismailjhersi1953
@aliismailjhersi1953 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin muhiim buu noo ahaa casharkaasoo kale
@bashiirbarre5804
@bashiirbarre5804 6 жыл бұрын
Maaashalaah Dear Teacher Kun Iyo Kowjer Waad Mahdsantahay
@xidigaawdalborama5018
@xidigaawdalborama5018 4 жыл бұрын
بارك الله فيك .
@hassaanomar45
@hassaanomar45 2 жыл бұрын
Allah haku xafido adeer, waa mawduuc muhiim ah wax badana aan ka faa'idayno.
@ismacilxasan-wr9jk
@ismacilxasan-wr9jk Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا ❤❤
@mirexareedchannelofficial4151
@mirexareedchannelofficial4151 4 жыл бұрын
Jazakalaah khayre macalin rabi ha ku xafido
@aminacismaan2452
@aminacismaan2452 3 жыл бұрын
Ilahy cimriga hakuu dherayo mclin 😘😘😎😎😎❤️❤️❤️❤️
@queenmunodiirsheomar1611
@queenmunodiirsheomar1611 6 жыл бұрын
Jazakallah qeer walal thanks
@lilabdi2629
@lilabdi2629 4 жыл бұрын
Mahallah macliin Allah haku barakeyo whil waxbadan ban ka faydey ❤️❤️❤️❤️
@hamdahassan7369
@hamdahassan7369 6 жыл бұрын
thank you so much you make me better of myself
@sucaadbashiir8088
@sucaadbashiir8088 6 жыл бұрын
Masha Allah God bless you sir
@yartareerxajimohmed5580
@yartareerxajimohmed5580 6 жыл бұрын
mnzha Allah Macalin alle khayr haku siiyo
@cabdiselaamxaaji8098
@cabdiselaamxaaji8098 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@mahmudabdi1262
@mahmudabdi1262 5 жыл бұрын
mcha allah jazaka allahu khayraa walahay wxbadan ayaan kaa faaiiday wx badan
@abdishakuryahye6496
@abdishakuryahye6496 7 жыл бұрын
masha allah mahadsanid macalin
@MohamedTaha19122
@MohamedTaha19122 6 жыл бұрын
waad i cajab galisay walah hadalkaagu wa dhan yahay
@abdimalikosman957
@abdimalikosman957 4 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin!
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Uncle best encoungare and wise🙏
@cabdiraxmaansheekhmaxamed9497
@cabdiraxmaansheekhmaxamed9497 6 жыл бұрын
Masha Allah Macalin aad iyo aad ayaad u mahasanthy
@monaaliyuusuf447
@monaaliyuusuf447 3 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء
@user-xv9jk7md8j
@user-xv9jk7md8j 10 ай бұрын
Thanks teacher 😊
@maryanabdullahi7495
@maryanabdullahi7495 6 жыл бұрын
Masha allaah jazakalaah qyr shukran
@ikraamhassaniglan2837
@ikraamhassaniglan2837 5 жыл бұрын
mshlh cabsida wax badan halesaa mar marka kadis anan filinanin wax ku dhelayo hadii la fashilmo xataa in fa dhiisto ma ahan wa in la socdaa xataa hadee adagtahay wa gu lessee wad madsantahay
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 6 ай бұрын
Macalin wllhi hadalkga wax badan ka faiday 💯💯💯
@daysanemahdi207
@daysanemahdi207 4 жыл бұрын
mahdsanid macalin kheer alaah ku siiyo
@faaiidofaaiido981
@faaiidofaaiido981 4 жыл бұрын
Ilaahay cilmiga ha,kuu siyaadiyo macalin
@mohamedmahmoud451
@mohamedmahmoud451 6 жыл бұрын
masha allah macalin ilahy hakaa abaal mariyo
@hodanhassan8835
@hodanhassan8835 5 жыл бұрын
Maashaallh Macalin Mahadsanid
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 жыл бұрын
Jazakala wanu kaa Faa,idney walee.
@yasinyare9662
@yasinyare9662 5 жыл бұрын
Jazaka allhu kharan macalin
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 2 жыл бұрын
Tnx dear teacher ilahey haku xifdiyo
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
Mashaallh macalin shukran 💯❤️ noo soo badi
@fatimaqalbi4262
@fatimaqalbi4262 6 жыл бұрын
جزك الله خير
@naasircolompi9230
@naasircolompi9230 6 жыл бұрын
Mnsha alaah runtii kalsoonidu waa saaxibka guusha ku qabaa naftayda kalsooni
@xamseahmed4567
@xamseahmed4567 6 жыл бұрын
Mnzha Allah tnkz
@jiiijolucky7231
@jiiijolucky7231 6 жыл бұрын
Mashllah jazakallahu kheer maclin mahsanid
@same-kaabaar-salaan6263
@same-kaabaar-salaan6263 4 жыл бұрын
Masha allah JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
@drsubahaadanhaji1937
@drsubahaadanhaji1937 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsanthy ustad
@faadumaentrepreneusemarwoe3730
@faadumaentrepreneusemarwoe3730 6 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin waan dadaalaayaa
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 4 жыл бұрын
Hno dedaal hablahay kalsooni daradu ku badanthy iska ilaali
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 2 жыл бұрын
Alleh haku barakeeyo ustaad❤🥰
@mahmoudmahmoud3356
@mahmoudmahmoud3356 5 жыл бұрын
masha allah shukaran aqii👏👏
@fardowsoyaasiin5280
@fardowsoyaasiin5280 6 жыл бұрын
Masha Allaah jazakallaahu kheyr
@dheemanluuladheemanhappy9156
@dheemanluuladheemanhappy9156 5 жыл бұрын
mazha allaha ustaad waad ku mhdsnthy dhiira gelintaada horay nogu wad macalin xqqdi wax badan ayaa kaa faaiday
@umalkheyrnouh6658
@umalkheyrnouh6658 4 жыл бұрын
M.n allah macalin ilahay haku xiftiyo wall
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
Mashalah waad mahadsantihiin .lkn waxan idinka codsanlahaa intaas oo qoraal ah thnkz
@yahyeabdi557
@yahyeabdi557 5 жыл бұрын
Mashalaah Shukran jisakalaah walaal.
@abdikarimabdilahi1317
@abdikarimabdilahi1317 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalim
@hudaismail6
@hudaismail6 5 жыл бұрын
Thanks dear teacher♥️🖐
@drzeefofficiall1514
@drzeefofficiall1514 4 жыл бұрын
Alle ya cisak teacher hore u soco Alle haku xafido
@sagalaadan1229
@sagalaadan1229 4 жыл бұрын
Thanks teacher for everything 🙂
@ahmedmo1489
@ahmedmo1489 5 жыл бұрын
thank u prof macalin ]
@gmqjj1socialmedia496
@gmqjj1socialmedia496 5 жыл бұрын
Mash allh
@nastehabulle8721
@nastehabulle8721 3 жыл бұрын
Mashaallh macalin shukran
@niciimaneama7976
@niciimaneama7976 5 жыл бұрын
Jazakulaha khayre
@malyunahmed8586
@malyunahmed8586 6 жыл бұрын
Masha alah jazakalah khayr hell
@muniishib8973
@muniishib8973 6 жыл бұрын
masha allah wa cashar wngsn oo i. anfici dona i.a
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Maaaha allah waa run jazaa kulah brother 👋🏻💜❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👋🏻👋🏻👋🏻
@IdilMahamad-nd4vm
@IdilMahamad-nd4vm 4 ай бұрын
Mahdsanid macalin❤❤
@naemachama8547
@naemachama8547 2 жыл бұрын
جزاك الله بعد اربع سنين شاهدت هده فيديو
@rahmaabdiraxman2390
@rahmaabdiraxman2390 5 жыл бұрын
Thnks dear teacher
@zakimohammed1956
@zakimohammed1956 5 жыл бұрын
Masha Allah jazaakallahu khyr
@ilaysmediailays4986
@ilaysmediailays4986 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@mariamali1966
@mariamali1966 5 жыл бұрын
Maansha allahu guulayso walaal Insha allaah.
@caliisxaaqgeesey8519
@caliisxaaqgeesey8519 4 жыл бұрын
Asc, ustaad ilaahay haku ilaaliyo
@shaaficishaafici9695
@shaaficishaafici9695 6 жыл бұрын
Masha alah alaha ku barakeyo mclin
@ahmedsomalia8433
@ahmedsomalia8433 5 жыл бұрын
Mashaa allah macalin jasaakal khayr
@mashaallhhormarwacanxabiib4034
@mashaallhhormarwacanxabiib4034 4 жыл бұрын
Masha allh wa tuntaa ajir allha kasiiyo wac yi gilinta ad na sii say
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 2 жыл бұрын
Jazakallah ustaad
@mohametizmailov4682
@mohametizmailov4682 7 жыл бұрын
manshaa Allah
@hudaahmed5995
@hudaahmed5995 5 жыл бұрын
Mansha allah xafidkallah macalin qiimoleh
@nimcaanahmedmohamed5176
@nimcaanahmedmohamed5176 3 жыл бұрын
Tnk my teacher 🙏🙏
@samaalemomin9548
@samaalemomin9548 6 жыл бұрын
جزاك الله
@blackgrial491
@blackgrial491 6 жыл бұрын
Masha Allah allaha kaa awaal mariyo malcin
@carafaatmohamedabdullahi4201
@carafaatmohamedabdullahi4201 3 жыл бұрын
M.a runti videogan waxa uukusoo aday inaan dawado xili aan ubahanahay in aan kalsoonideeda hor mariyo 😍 aad ayaa u mahadsantahay macalim🤗💖💯💯💥
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Good job 👏 macalin thenks
@mukhtaarcabdimaxamuud2746
@mukhtaarcabdimaxamuud2746 Жыл бұрын
Mashaa Allah waxaan ka faaiidnay qodobo aad u wanaagsan mahadsanid
@DrQadarDrqadar
@DrQadarDrqadar 6 жыл бұрын
Masha allah waxa moodhuuc muhiim ah
@user-qe8ez8fw6q
@user-qe8ez8fw6q 4 жыл бұрын
Lkn sidee baa laysku bari karaa kalsoonida
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 6 жыл бұрын
shukran macalin
@MohamedAhmed-ss8sl
@MohamedAhmed-ss8sl 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ilaah ayaa mahad leh iwaafajiyay videogan kalsondi darada waan qabaa but caawa wixi kalaawo isbadal ayaa samenaa waxaan u dhaqmaa qodobadi aad sheegtoo dhan thanks mar labaad
@abdikariimaaden9541
@abdikariimaaden9541 6 жыл бұрын
mahadsanid mcalin xikmadi io aqoon kujirto
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 5 жыл бұрын
Aad bad u mhdsanthy macalin Waxyaalo badan ayan isku arkay oo aad soo bandhigtay. Aad bad u mahdsanthy .
@salmamoha8152
@salmamoha8152 3 жыл бұрын
Thanks teacher go for ward never for back
@ruwedohassan5567
@ruwedohassan5567 6 жыл бұрын
Masha Allah
Ku Raaxeyso Nolosha oo jooji Dareenka iyo Fikirka Xun
14:33
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 45 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 21 МЛН
Sideed u qaadi kartaa masuuliyada Naftaada
16:15
Macalin
Рет қаралды 28 М.
10 Hab oo aad Naftaada ku Baran Karto | Waydiin & Warcelin #11
21:51
Sidee baad badhaadhe iyo raaxo ku helaysaa
21:30
Macalin
Рет қаралды 11 М.
Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus
24:15
Quruxda nafta xasiloonida nolosha
8:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 72 М.
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Somvato Institute
Рет қаралды 81 М.
Sidee ayaad Hadaf waara u yeelan kartaa?
35:02
Macalin
Рет қаралды 64 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН