NOLOSHA DHABTA AH EE QOXOOTIGA QOLOJI ( REAL LIFE OF "Qoloji" REFUGEE CAMP

  Рет қаралды 13,350

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

Күн бұрын

Qoxootiga Qoloji
.
Follow my journey
.
Instagram: www.instagram....
.
Facebook: www.facebook.c...
.
Snapchat: www.snapchat.c...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Пікірлер: 123
@deeqsiman
@deeqsiman 8 күн бұрын
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 37,000 subscribers 🙏
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 8 күн бұрын
macalinka dugsiga taleefan kiisa ma soo qori kartaa walaal iyo halka lagala soo xiriiri karo
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 8 күн бұрын
Jigjiga Ka so duub vlog please 8 years ago igu danbaysay I from 08 jidka 30ka arko sida noqday insha'Allah please bro
@QuietQuranicRecitations
@QuietQuranicRecitations 8 күн бұрын
wllkay inad waxbaxin kaso gudbisa quruxbadnayd sida dadka qaxotida mashey kaso barakacen iyo siday unolyihin ma hal mel bay kaso barakacen mise melo kaladuwan iwm
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 8 күн бұрын
You deserve more than ❤
@deeqsiman
@deeqsiman 8 күн бұрын
@@mrsocotraisland1939 waan kuso raadin wll 🙏
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 8 күн бұрын
qoloji soomali badan ma taqaano meeshay ku taal qofkii ilaahey wax siiyoow macalinkaa iyo kuwa free ga ciyaalka ku bara magaladaa sadaqa siiya quraanka dartiis iinsha allah
@MustafaAbdi-jp5sg
@MustafaAbdi-jp5sg 8 күн бұрын
Masha allah deeqsiman waxaad soo duubtay muuqaal aad u qurux badan oo habaysan halkaa kasii wad guul iyo gobanimo Macalinkaa wanaagsan ee ciyaalka quraanka kariimka lacag la,aanta ku barayana waanu soo caawinaynaa ee meel aanu sadaqada ugu soo dirno soo dhig halkan insha Allah
@madaromar9660
@madaromar9660 6 күн бұрын
Macalinku waa mid niyad wangsan runtii qofkii mushaar u qori kara ee alleh wx siyay ha caawiyo
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 8 күн бұрын
Deeqiga📽🤩🔥
@mohamedabdalah4473
@mohamedabdalah4473 8 күн бұрын
Masha alalh bro warbixin fiican ayad naga siisay horay usoco sona badi insha Allah
@MohamedMulla24
@MohamedMulla24 8 күн бұрын
Waan ku raaxeystay Daawashada muuqaalkaan 🎉
@ayaanamohamed8803
@ayaanamohamed8803 8 күн бұрын
Wow isbadal badan ayaa kamuuqda qaab duubistaada keep going bro
@ArsenalYare
@ArsenalYare 6 күн бұрын
Thanks brother qoloji Refugee Camp 😢 hadadan tagin ma aqoon laheen aniga wana ku faraxsanahay in aan this video dhatiis dawaday Horay usoco Sxb 🙌Full respect 🫡
@caytolyrics7467
@caytolyrics7467 8 күн бұрын
1 millions dagdag ah ayaad u qalantaa zxp ❤
@KhaliilShugri
@KhaliilShugri 8 күн бұрын
Deeqsi maan waan kaaga Mahad celinayaa shaqada fiican aad kahayso deegaankanaga lakiin qabri dahar ma imaan karta wallo
@الصومالي-ك3ض
@الصومالي-ك3ض 8 күн бұрын
Moqal aad uqurux badan Legend waa. KU TAGEERA HOREyy usoco
@MohamedIbraahim-i4h
@MohamedIbraahim-i4h 8 күн бұрын
Deeqsi man sxb wllhi aad baan kuu taageraa muuqaalo quality leh baad soo gudbisaa my favorite 🤩 KZbinr 🎉
@Hanadcadeh123
@Hanadcadeh123 8 күн бұрын
Waa muqaal aad u qurux badan keep going bro
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r 8 күн бұрын
Deeqsi maaaaan legend of legend ❤
@maslah2000
@maslah2000 8 күн бұрын
Woow muqaladad duubtay muqalki ugu quruxda badnaa weeye
@malikij4514
@malikij4514 5 күн бұрын
Ruuxii Itoobiya Arxan Moodayow sow maadan Arag umadey Barakacsheen.
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 7 күн бұрын
Amazing 🤩
@nawaplays9625
@nawaplays9625 7 күн бұрын
Waa meel Qurux badan MashaAllah Qaxooti la ma moodo
@IbroAbdi100
@IbroAbdi100 7 күн бұрын
Maasha Allah Macàl Wariyenimo Wallahi Waad Ku Soo Baxaysaa ❤❤❤❤
@MohamedOMAROBSIEH
@MohamedOMAROBSIEH 7 күн бұрын
Wcs macalim 😊😊😊❤❤❤
@BilaalMorgal
@BilaalMorgal 8 күн бұрын
Muqaal waqti lasoo galiyeey deeqsi in the building 🙏🙏
@irshaadcabdiqaadir7577
@irshaadcabdiqaadir7577 16 сағат бұрын
Deqsi man waxan dadka ad kugu xidhan kana so jeeda qoxotiga qolaji Ad ayad u mahdsanthy Sida ad uga so dirayrisay❤
@AkramMahamed-kp6kz
@AkramMahamed-kp6kz 2 күн бұрын
Dire dawa hotel ka ugu qaalisan soo duub bro
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 7 күн бұрын
shalay ayan safar ku maray wa markii iigu horeysay ee an maqlo dhanka mapka magaladan oromada aya shegata oo lagu xisaabiya safarkii igu layabka badnaa ayu ahaa waxan so arkay hawiye io marexan oromo isu bedelay oo afka somaliga wax yar ka garanay lkn luqadooda kowaad ay oromo tahay wa kaariye karanle io qayb marexan ka mida sido kle dir oromo noqotay sida gurgura jarso io garre safar cajiiba ayu ahaa❤
@Hmmmm501
@Hmmmm501 6 күн бұрын
Magaaloyinkaad ku kala aragtay manoo sheegi kartaa adigoo mahadsan mideeda kale majeerten iyo harti kalena ma aragtay Dhangago iyo Qarsa ilaa Awaday ilaa Gurawa ayaan ku maqlay anigu majerten oromobay inay dagan yihin
@theno-one145
@theno-one145 5 күн бұрын
Yes Baabili waxaa dago Hawiye badankiis iyo inyar oo Darood ah lkn cidaha kala sheegtay sida Gurgura iyo Garre meelahaas shaqo kuma laha Jaarso na waa Oromo dhalada
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 8 күн бұрын
Keep going bro
@lukchmannur
@lukchmannur 8 күн бұрын
Zxp m.a dalka wax bdn aya iga kala barTY. Horey usoco hormar wcn kuu rajeYnaa
@MohamedMulla24
@MohamedMulla24 8 күн бұрын
Amazing clip Saaxiib 🎉
@BisharoNuur-b6j
@BisharoNuur-b6j 8 күн бұрын
Mashaa allah keep going
@shaviahmett
@shaviahmett 6 күн бұрын
Mshaallah illahay dadka ha barwaaqeeyo amin
@ayaanamohamed8803
@ayaanamohamed8803 8 күн бұрын
Dadkii somaliyeed qaxooti iyo rafaadba dilooday ilaahay xaalkeena ha suubiyo
@jiliogacal6750
@jiliogacal6750 4 күн бұрын
sax xogina mala sida wilka beraleyda iyo wadadka malcamada o kale nolasha hore haye wa xogsi horey usocda
@AbdirazakAhmed-lw7vq
@AbdirazakAhmed-lw7vq 8 күн бұрын
Halyay soco xaga dalxiiska
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 7 күн бұрын
Waaku mahadsantahay sida noola wadagtay vediogan aadka uqurxan nolol wanagsan ayan urajeyna iyo hormar rer qoloji alle dhib haka haayo
@AbdiwaasacBashiir
@AbdiwaasacBashiir 8 күн бұрын
Guul ayaan ku rajayn sxb
@Xareedvlogs
@Xareedvlogs 8 күн бұрын
Deeqsi man firi provile kayga wllhi roll model itahy zp from boarame❤
@BarkhadAhmed-ov6rm
@BarkhadAhmed-ov6rm 8 күн бұрын
Horay usooo zhp
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 күн бұрын
Salaam saaxibayaal ❤❤
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Күн бұрын
Keep going😊
@user-jr3ou3qq9p
@user-jr3ou3qq9p 7 күн бұрын
Aan kusaxo qaxooti wa qof wadankisii ka soo cararay halka barakacna ay tahay qof dhulkiisa kubara kacay
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 8 күн бұрын
Video wakhti ku bixisay wlhy qurux
@CabdixakiinCelabe
@CabdixakiinCelabe 2 күн бұрын
Illahay xafid meel walboo Somali joogto
@fartunnura4426
@fartunnura4426 2 күн бұрын
Koleji is not refugee, it’s an IDP Camp ( internal Displaced people)
@abdirahmanbulshaawi
@abdirahmanbulshaawi 8 күн бұрын
Muuqaal cajiib ah weeye, horay u soco sxb Deeqsi Man 👏
@ubahmahamed5631
@ubahmahamed5631 6 күн бұрын
Muqaalkanoo kle saan kaaga sugaayay❤
@AbdirazakAhmed-lw7vq
@AbdirazakAhmed-lw7vq 8 күн бұрын
Hore soco
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 8 күн бұрын
Top And more Than Top😊
@ZIRAAJVLOGS
@ZIRAAJVLOGS 8 күн бұрын
Top🔥
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 7 күн бұрын
Masha Allaah
@ubahmahamed5631
@ubahmahamed5631 6 күн бұрын
Oh my home meshaydii❤
@suugaanimusic3569
@suugaanimusic3569 8 күн бұрын
SAHIB MUUQALKANI CAADI MAHA WLHI ON OTHER DESIGN😮
@abeesmedia646
@abeesmedia646 6 күн бұрын
Well done
@ITS.RADAKH
@ITS.RADAKH 8 күн бұрын
My pro deeqsi Keep it up We support U all time🫡🫡🫡🫡
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 3 күн бұрын
Masha Allaha 😂🎉deeqsan man wan ku salmay Asc
@Xareedvlogs
@Xareedvlogs 8 күн бұрын
Boorama wali kama hayno
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 8 күн бұрын
First minutes,🎥💥💯👍🏅
@umuakram5275
@umuakram5275 6 күн бұрын
Deqsi muuqaladiisa aaad by u Xiiso badan Yihiin Runtii Mhdsanid wllo❤
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 8 күн бұрын
Sxp waa xagee😮
@APDUL7HI
@APDUL7HI 8 күн бұрын
Qoloji gobolka faafan jigjiga ayey dhinaca galbed kaga aadantahey aadna ugama foga
@AHMEDKHADARMAXAMED
@AHMEDKHADARMAXAMED 2 күн бұрын
Muqaal cajiib ah
@mawledzaam
@mawledzaam 8 күн бұрын
Muuqaalkaagi 1 aad ayaan ka haya ee aad xirfadaadi raacisay😅
@UbahAbdi-bo2mq
@UbahAbdi-bo2mq 8 күн бұрын
Qoloji Refuge maha wa IDP OO AH barakac ah
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 8 күн бұрын
More update deeqsi man
@UpthiWaza
@UpthiWaza 8 күн бұрын
Sheder soo duub
@CabdimohamedCandimohamed
@CabdimohamedCandimohamed 8 күн бұрын
Waad na bartay dhowr jeer baan safr kumary
@Ilkacase00
@Ilkacase00 8 күн бұрын
Horay usoco prother❤
@AxmedCali-cz6jk
@AxmedCali-cz6jk 8 күн бұрын
M.a deeqsi
@NimcoDagan-b3c
@NimcoDagan-b3c 8 күн бұрын
Sheed dheerna ku xiigsi
@Sahracalijibril
@Sahracalijibril 5 күн бұрын
M.a deeqsi man
@shuaibabdi337
@shuaibabdi337 6 күн бұрын
Role model Deqsi
@DəMarco
@DəMarco 8 күн бұрын
the legend🎉
@user-ob3wp7hz8x
@user-ob3wp7hz8x 6 күн бұрын
war sxp bal dadka ku nool mesha warayso nolosha ay ku jiraan iyo siday ku nool yihiin
@AbdijabarAarka
@AbdijabarAarka 7 күн бұрын
Sxb sidaad noo barayso magaloyinka degaanka inta iyo ku wo kale kaa sugaym
@Zachodin-c1l
@Zachodin-c1l 4 күн бұрын
Hawiye meshas somalida geeyey
@theno-one145
@theno-one145 3 күн бұрын
Waa dhul Hawiye yes lkn maxaa ka wadaa
@SaynabAbdi-ol2yx
@SaynabAbdi-ol2yx 7 күн бұрын
Mashaala deeqsiy
@rabiile34abdi
@rabiile34abdi 8 күн бұрын
LEGEND
@CrxmnMxmd
@CrxmnMxmd 8 күн бұрын
Wlhi intaan tagan 2 cishi joogay raashinba lagu bixiya meesha
@sharmaarke2015
@sharmaarke2015 7 күн бұрын
Hayad miyaa cuntada siisa
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t 6 күн бұрын
​@sharmaarke2015 haaa hay ayada UN AYAA SIISA
@MohamedAhmed-ev6ls
@MohamedAhmed-ev6ls 7 күн бұрын
Qaxooti ma ehee waa ‘barakacayaal’ hadalka iska qurxi.
@BeeRizo
@BeeRizo 8 күн бұрын
Bror fiq sodob mahadsanid
@AyanleSheekh-v2p
@AyanleSheekh-v2p 7 күн бұрын
Another one
@ahmedaliyousuf9671
@ahmedaliyousuf9671 7 күн бұрын
Keep going brother ❤
@Simbayoss
@Simbayoss 8 күн бұрын
Djibouti kly Taliye
@djweerofficial
@djweerofficial 8 күн бұрын
Deeqsi Man keep Pro Pin
@shafyabdi
@shafyabdi 7 күн бұрын
Qaxoonti mise Barakacayaal?
@NewsFusion24
@NewsFusion24 7 күн бұрын
Haayaduhu dadka way hafraan ka warran, immika waxaan yara dulmaray, warbixin 142 xaashiyood ah oo UN HABITA kaddiyaarisay Qoloji, waxa ay leeyihinn waan u samaynay midh kam run ah oo meeshan kama muuqdo. oo aan ahyn inay dadka meesha iskugu keeneen. Laakiin sida ay sheegeen, meesha waxay u doorteen inay beeraha ku fiican tay, haddana lagama faa´idaysan , xagga beeraha, in aad loo beerto ayay ahayd.
@Jon_larry
@Jon_larry 6 күн бұрын
Meesha ma somali ba dagan mise Ethiopian Ka wey isla dagan yihiin
@AyanleSheikh-x6f
@AyanleSheikh-x6f Күн бұрын
Deeqzi
@Boss-007-p6o
@Boss-007-p6o 8 күн бұрын
❤❤❤
@jiliogacal6750
@jiliogacal6750 4 күн бұрын
adunka kurkisa qoxoti le malagudhameysanraba secamal war asaga wax ankabarano nolosha fican xero qoxoti halaga gudbo
@andiwasacliyo
@andiwasacliyo 8 күн бұрын
First 😊
@guuldoon1
@guuldoon1 5 күн бұрын
Itoobiya cadaalad kama jirto waakaas dadkaas somaliyeed dhulkoodii waxa kaso barakiciyay oromo walina waxaa jira dad somaliyeed oo leh dhul ayaan siineynaa oromo
@Mahamed-rg2rk
@Mahamed-rg2rk 7 күн бұрын
Fiiq iyo xamaro aad sxb kasoo waran
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 8 күн бұрын
Sxb waa dadki somalida aha ee oromiya laguso barakiciyay in ay meeshu tahay dhul somaaliyeed ka hadal dhaxalka uu inoga tagay madaxwaynihi halganka iyo xeelada kula socday Ethiopia ee mudane cabdi maxamud cumar marku arkay Ethiopia siday deeganka uguso socda darteed ayu xuduuda oromiya iyo deeganka somalida u dajiyay
@APDUL7HI
@APDUL7HI 8 күн бұрын
Cabdi miyuuna aheyn ninka ethiopianimadu waxey tahey nabarey ee ku faana dhihi jiray mida kale meeshan waaba buulal cidina waxba ku fali mayso
@Dhacsi
@Dhacsi 7 күн бұрын
Ale hawgargaaro😢
@MohamedOmarAbdi-tc9ue
@MohamedOmarAbdi-tc9ue 8 күн бұрын
Dhulka waa weeyn yaheye,maxaa dusha iska saarey,dab inuu qabsado ,miyaaney ka cabsaneyn.
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 8 күн бұрын
50k i.a
@xiismedia-q7v
@xiismedia-q7v 8 күн бұрын
Sidii cadaankad u duubtay 😂😂
@Nuura_hagio
@Nuura_hagio 7 күн бұрын
nimanku maxay la caraaren 😂😂😂😂😂
@Hanadcadeh123
@Hanadcadeh123 8 күн бұрын
Mame muqalkan gacanta aya ku fadhidaa 😂
@JimcaaleXiiz
@JimcaaleXiiz 5 күн бұрын
Kuwa dooranta ka cararya yaa ila arkay 😂😂😂
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 8 күн бұрын
Qolaje😂😂😂
@ZakariyaMukhtaar
@ZakariyaMukhtaar 7 күн бұрын
Maxad kuqososhy dulliyahwni 😢😢
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 42 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 46 МЛН
Safarkaygi Dhagaxbuur | My Journey to Dhegah bur
12:33
DEEQSI MAN
Рет қаралды 22 М.
2 SANO KADIB MAXA ISKA BADALAY MAGALADA JIGJIGA🏡#jigjiga
11:09
GURIGA UGU RAQIISAN || MALAYSIA || THE CHEAPEST HOUSE IN MALAYSIA 
15:06
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10
Hereri Media
Рет қаралды 33 М.
Xaafad Cusub oo Somaalidu Degto Adis ababa ethiopia
14:56
DEEQSI MAN
Рет қаралды 43 М.
5 $ Hotel 🏨 Hargeisa ma Aaminaysid Hotelka ugu Raqiisan
12:45
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН