Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen

  Рет қаралды 32,355

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@user-cu3kh4ct8y
@user-cu3kh4ct8y 4 күн бұрын
Masha Allah waa nadiif ihudaa markan imado Jigjiga insha Allah from Hargeysa
@Abdulrahim-l7t
@Abdulrahim-l7t 4 күн бұрын
Ku Soo dhawoow waa dalkaagii lagaama xigo
@Burco.
@Burco. 3 күн бұрын
Dear Abdisalan Hereri, I want to take a moment to express my deep respect and admiration for your incredible work with Hereri Media. Since the beginning, I have followed your journey and watched every single video you have uploaded. Your dedication to showcasing the progress and achievements of Somali people around the world is truly inspiring. As a former BBC journalist, your transition to building your own platform has allowed you to capture stories that are both empowering and uplifting for the Somali community and beyond. Your commitment to highlighting the positive impact of Somalis globally has filled me with pride and hope for the future. Your work is not just media-it's a movement, and it continues to inspire countless individuals like myself. Thank you for being a voice for our stories and for shining a light on the success and resilience of Somali people everywhere. May you continue this vital work, and I wish you the very best in all your future endeavors. With immense respect and gratitude, Mohamed Ali Belgium 🇧🇪
@hassenabdiwahab1089
@hassenabdiwahab1089 4 күн бұрын
Caraftii Geela iyo Cugaygii baa isoo u rayba Anoo gurigayga iska jiifa wow masha Allah
@Jacelow37
@Jacelow37 4 күн бұрын
iso carfay dheh kkk uray wamaxay😂😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 күн бұрын
Masha alllah ilaaahay meeherada haydin barakeeeyo aamiin❤
@jamakhayre5789
@jamakhayre5789 3 күн бұрын
Masha Allah, Somali galbeed way dhaqaaqeen Alle ha barakeeyo e. From Hargeisa.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 4 күн бұрын
Hadaan jigjiga imaado waa balan inan iska xaadiriyo inshaa Allaah ❤❤❤❤❤❤
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 күн бұрын
Maasha allah maasha allah maasha allah maasha allah maasha allah maasha allah maasha allah maasha allah maasha.
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 4 күн бұрын
Masha Allah Abdi salan Hareeri wariye sare Dunida so kobay aqonta 2 ayay u kala baxda mid cilmi ahan Aad u bara tay iyo mid dunida Aadku so mar tay oo Aadku so wareg tay qofka Duni maren ka Ama Adunka mel walba so mara Ama Dunida ku so warega wa noc ka mid ah cilmiga dad yaw kala dhaqamo ah kala Diin ah kala midab ah kala xeerar ah kala sharciyo ah kala luqado ah kala cunto ah ninka kala barta wa noc cil miga ka mid ah wariye sare guuleyso long live keep Going Big legend Abdi salan Hareeri Big respect 🫡 guuleyso my brother from America 🇺🇸
@JANAALECIISEDAAUD
@JANAALECIISEDAAUD 4 күн бұрын
Wa cajaaib ❤ 😃alleh ha sharfo sida ay ku sharfeen
@abdirahmannour139
@abdirahmannour139 4 күн бұрын
Barnaamijyada jaadkan ah ee dhaqashada xoolaha iyo dhaqanka soomalida khuseeyo waa kuwo aad u xiiso badan, hala badiyo ayaan odhan lahaa si dhallintu u fahanto inay leeyihiin hanti iyo dhaqan kawanaagsan in loo cararo waddamo shisheeye, uguna dhiiradaan inay dhulkooda ku maalgashadaan cilmigooda iyo hantidooda. Mahadsanid @Hererimedia
@dodorara9532
@dodorara9532 3 күн бұрын
Maan sha allaah allaah haidin barakeeyo jigjga dds waa dad taariikh leh oo geela yaqaana allaah ha idiin barakeeyo wax kasta aad haysataan dad iyo duunyaba allaah khayr ha idiin galiyo ilaashada nabadiina dadkiina dalkiina dawladiina allaah shar shayaadiin allaah ha idinka xijaabo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 12 сағат бұрын
Masha Allah Cano geel iyo jigjiga wan Ku so labanyah jiggla insha Allah mar Kal wan imanyah
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 4 күн бұрын
Masha allah ilaahey ha barakeeyo ganacsiga cajiibka
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 күн бұрын
Masha Allah. Allah ha idiin barakeeyo. Waa meel aad u qurux badan. 😍
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 күн бұрын
masha Allah Good project, Aad ayaan uga helay meeshaas and ❤❤ ❤
@MohamedIsmail-h2x
@MohamedIsmail-h2x 4 күн бұрын
SXP MEESHA ALBEERKO KA FUR LAMANAYASHA❤
@Cabdullahidaahirmaxamed
@Cabdullahidaahirmaxamed 4 күн бұрын
Asc ader hareeri
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 4 күн бұрын
Maa shaa Allah WOW WHAT A BEAUTIFUL AND WELL DESIGNED PLACE, INNOVATIVE DECISION
@mohamedismail-yv9xi
@mohamedismail-yv9xi 4 күн бұрын
maasha allah waa horumar wacan.
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 2 күн бұрын
Mashallah Allah ❤ Milk 🐫 it's healthy and energy drinks. Thanks Abdisalam Hereri and your team
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 4 күн бұрын
Bismilaahi wariyaha lama barin miyaa,midakale insha allah kuma darin
@abdikafibarreibrahim636
@abdikafibarreibrahim636 4 күн бұрын
Masha allah jigjiga dhankasta waan kahormarnay
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 4 күн бұрын
Maasha Allah waa howl si fiican loo habeeyay ❤ Hambalyo re Jigjiga , howlahaan waxay kamid yihiin Hormarka Bulshooyinka Sonaliyed ee meel walba jooga. Xaga Calafka ayaa I wax laga badalo u baahan , Geela oo cawska iyo balka loo ritqa ,si qaybtiisa adag neefka u cunaa Nafaqadiisa waa inay borotiinka u badanyahay si ay caano badan nefka looga liso , sidoo kalena ay noqdaan kuwa tayo leh
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 3 күн бұрын
Jigjiga wlhy waa magaalo aan jeclahay 2008 ayaantagay maan jeclaysan lkn 2024 ayaantagay woow waanka helayba
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 4 күн бұрын
Masha allah❤
@user-so1dz9gk4h
@user-so1dz9gk4h 4 күн бұрын
Mansha allah allah haubarakeeyo
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 14 сағат бұрын
❤❤MAASHA ALAAH ANIGA IYO REERKEEGII MARKAANU YUUTUBKA KA ARAGNAY ANAGOO DALXIISKII DIRE DHABA RAB NA AYAANU JIGJIGA KU NAGAANAY IMIKA CAANAHAA BAANU CABI MUDO 2 BILOOD AH ❤❤🎉🎉🎉
@MFP14
@MFP14 4 күн бұрын
Mashaallah Mashaallah Mashaallah
@najmanajma6752
@najmanajma6752 4 күн бұрын
Maasha Allaah
@HamzaSalay-r3f
@HamzaSalay-r3f 4 күн бұрын
Waan kusalamay cabdisalan hereri nio banamijyada geela waad nagala raagtay barnamijyada geeluna waa barnamijyada aan ugu jeclahay barnamijyadaada ilaa xad subuxii aan bage kaaga firiyo markaa waxaan ku odhanlahaa aad usoo badi geela iyo berahaba
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 күн бұрын
Masha alllah❤
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 күн бұрын
Masha Allah
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op 4 күн бұрын
Geelaa markuu dararanyahay laba nin dugtaayeey laba nin dugtaa
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 4 күн бұрын
Haruub ayaa la yidhaahaa kan yar
@OmarFarah-x4l
@OmarFarah-x4l 4 күн бұрын
Geel nin kii sharfa allaha sharfo
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 күн бұрын
Waa mahasan tihiin.
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os Күн бұрын
masha Allah ilahay hakuu barakeeyo wll waa dhaniyar somaliyeed oo si farxad leh iyo qiimo leh uuga ganacsanayo dhaqankeenii Ragna doqoniimo dalal shisheeye wareegayaan waa imaan hotelkaas insha allah from Hargeisa
@abdiwelihassan
@abdiwelihassan 4 күн бұрын
Abdisalaam Herri Waa wariye qaaliya oo dadka somaliyeed intaan ogahay meelkastoo uu tago sifiican u soo dhaweeyaan ilahay ha xifdiyo
@Adamhagler
@Adamhagler 4 күн бұрын
Mashalah
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 3 күн бұрын
Geelu wuxuu khaas la yahay 3 shay = 1. Cag ku raacda 2. Cad ku deeqa 3. Caano ku dooja
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 4 күн бұрын
Mashallah 🎉
@Jacayow2011
@Jacayow2011 2 күн бұрын
Abti c/salam hereri please noso badi barnamijyada noocana inzha allh marksta waan suga walhei Mahdsanid ❤
@iidMaxamed-e1c
@iidMaxamed-e1c 4 күн бұрын
M.allh C/salan herari
@JaamacAhmed-m3p
@JaamacAhmed-m3p 4 күн бұрын
Nin Kan Hal maalin Baan arkay isagoo lugaynaya, waa isku mid behind the scenes iyo isagoo camerada joogaba ❤
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 3 күн бұрын
Ceesh waa milix caanona waa culay
@AbdifatahJama-r9s
@AbdifatahJama-r9s 4 күн бұрын
Masha Allah waa meel qurux badan.
@abdiwali-yare
@abdiwali-yare 4 күн бұрын
Haay haay haay 🎉
@surf_net7754
@surf_net7754 4 күн бұрын
Muqaal wanagsan mashaAllah, camera cusub haddaad helaysaan oo idin duubta muqaalo 4k ah aad bay u wacnaan lahayd.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 күн бұрын
Waan iman doonaa one day Haddiii Alle idmo.
@abdilahimahamed5636
@abdilahimahamed5636 4 күн бұрын
Masha allah 3aad kahor Ayaan caano ka dhamay
@Feeedomlove
@Feeedomlove 4 күн бұрын
Jigjiga somali
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 күн бұрын
Waw magaladan ku dhashay 24 years maanan kuso noqon mar ayan imid 2 months lakin all these investments way iga danbeeyeen
@Diidii22665
@Diidii22665 3 күн бұрын
❤❤❤ mashalaah
@user-jw4nm2rl2r
@user-jw4nm2rl2r 4 күн бұрын
Manshallah
@hodanmahamud7359
@hodanmahamud7359 4 күн бұрын
Good job
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 күн бұрын
Geela caanihiisa aad baan jeclhy
@tijaabo4598
@tijaabo4598 4 күн бұрын
Amazing
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 4 күн бұрын
❤❤❤ mascha allah
@maslah345
@maslah345 4 күн бұрын
Xoolaha ladhaqdaa waxaa ugu fiican geela
@willobouni7146
@willobouni7146 4 күн бұрын
Macha.Allah Allah yabarik
@abdisamadarabnur8218
@abdisamadarabnur8218 4 күн бұрын
M.a waa arin qurux badan
@dhamme0
@dhamme0 4 күн бұрын
Wow❤
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 күн бұрын
maygaag ku cula not garanwaa😅
@maslah345
@maslah345 4 күн бұрын
Caanaha geelu waa caafimaad
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤ jigjiga ❤❤❤❤❤
@Abdulkga
@Abdulkga 4 күн бұрын
Hal abuur fiican ayaa sameyseen , waana wax yaabaha loo baahnyahay. Kol hadii Hereri soo booqday, cirkaas ayay meheradu marayasa dhakhso.
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 3 күн бұрын
Hareeri oon booqan ayeey camiran tahay waa adiga ujeeda.
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 4 күн бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 күн бұрын
Qiimaha. Dalkaaga. Hooyo hadaad ku qanacdo. Qurux iyo qiimo. Ayaad ku yeelan
@warsuganmedia9716
@warsuganmedia9716 Күн бұрын
Min fadlik muusikada aad barnaamijyada ku soo bilowdid nagadaa
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 4 күн бұрын
marka ay qabyalada iyo dagaladu madaxa i xanuuniyaan muuqaladan noocan oo kale ee sharafta dadka somalida muujinaysa ayaa ku madax-qaboowsadaa ,shaqo wacan cabdisalan hereri iyo ragaas xerada geela alifayba
@abdilatifibrahim7117
@abdilatifibrahim7117 Күн бұрын
Yakuweydiye inat qurba jogtahay
@MaxamadMacalinbadal
@MaxamadMacalinbadal 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@somalilandnew
@somalilandnew 2 күн бұрын
cagdheertu yaay ku sumayn sidi saxibka cawke! waa xarood dadkani iska ilali
@hassanabdi4272
@hassanabdi4272 3 күн бұрын
Mn zhlaha
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 күн бұрын
Caanaha hasha dhashay waxaa la yidhaahdaa " Dambar " waxaa ku jira sonkor dheeraad ah si nirigu/tu u jiqid barato.😂
@RobleAbdi-cs5kv
@RobleAbdi-cs5kv 14 сағат бұрын
Hhhhh bacdii boodaba waanka shaqayn ader ganacsiga fiicani waaka shacabka masakiinta ah looga tanaazullo shaqooyinka hoose
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer 4 күн бұрын
Geelii oo suudh loo xidhay laydhna loo shiday😂😂😂😂horu mar
@FarahGaab-uv9gs
@FarahGaab-uv9gs 4 күн бұрын
M. A Aad Bana Uga Helay Dhaqan aka Bulashad OO aad U soo Koradhisane
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 4 күн бұрын
Dhiil kaas lama dhahee waa haruum. Cugayna lama dhahee waxaa la dhahaa culay.afsoomaaliga cayaarta nooga daaya qolodiidan reer waqooyigaa.
@abdullrahmannshekh607
@abdullrahmannshekh607 3 күн бұрын
Kkkkkkk Waa reer magaal ay dantu kuqasabtay dhaqashada geela way iska baran doonaan 😂
@RobleAbdi-cs5kv
@RobleAbdi-cs5kv 14 сағат бұрын
Hoyoyin badan ayaa caruur agoon ah ku koriya caanaha geella iyakii xataa inaad suuqa ka saartaan ayaad rabtaan
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 4 күн бұрын
geelana waad sharaf tay soomaa.lidana waad sharaftay adiga iyo cabdi salaan ba ale ha din sharfo
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 4 күн бұрын
Jacjacle hadaan lagu cukin dhadhanka waxba ka dhiman Meegaagu ma caana macaano Ciyaal balad maxay ka yaqaanaan jacjacle iyo meegaag
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 4 күн бұрын
Jacjalaha waa geed aad caraf badan way manshalha dagan dhadhab garissa ugu baxa
@Nasrocabdi390
@Nasrocabdi390 3 сағат бұрын
Aaad iyo aaad wlh❤❤
@xawom3016
@xawom3016 2 күн бұрын
Cabdisalaam waa odey hore bbc, lakin afsoomaaliga wali waxba u dhiman. Maxay tahay “ xero geesha” war dadoow ila saxa halkaa?
@Atteye
@Atteye 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 4 күн бұрын
War beenta ka sheegay baal fiiri xagee Kenya lagu maala caag bal umada isku xaqirayan bal ka waran
@KhadraXasan-b6l
@KhadraXasan-b6l 3 күн бұрын
Raali ahaada😂
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 күн бұрын
Masha Allah
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 күн бұрын
Masha allah 😮
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 күн бұрын
❤❤❤
@alikaffe1242
@alikaffe1242 3 күн бұрын
Masha Allah
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 4 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 20 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
KOBCIYE PROJECT DOCUMENTARY 2023.
6:58
Colleta Awino Maloba
Рет қаралды 20 М.
MAGALADA AAN SHAAHA LAGA CABIN
19:53
Caalin Abyan
Рет қаралды 25 М.
Minnesota Xafladda Buuggta  Sh. Abdirahman Barkhad Good.
59:24
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 20 М.
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 207 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 20 МЛН