Fariha zayid waa gabadh qosol badan waxa wajigeeda saas kadhigay manta waa wax adag abayo fariha wax walbiba waa qadar alle ayaa yaqaana mesha khayrku kuugu jiro fariga waxan kuu rajaynayaa abaayo farxad badan inta aad nooshay waxa thy gaban aan si Qalbiyana ujeclhy wll qali alle kuma tuso wax ku dhiba amiin💔🥺
@Boqoradakgs2 жыл бұрын
Aad ayeey u niyad jabsan tahay maskint chanalkeda aan wada boqno
@DeeqMaalMedia102 жыл бұрын
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara ❤❤🙏💜
@abrarmohammed50432 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد🤍
@abdirisaqdh9 ай бұрын
Asa akhi saas ka daa! Waxaan ka wadaa (hadaad aragto macaga Nabigeena Muxammaes S.C.W) like ii saar. Akhi waad inaad Ilaahey dartiis ugu salidaan Nabigeena Muxammed S.C.W dadkana ku boorisid. Laakin "like" ii saara waa laga haboonyahay. "Like" aduunyaa ku daba xiran.
@xasanabdirahman4872 жыл бұрын
WIILASHA MALASIA FARIINTA WAA IDIN KU SOCOTAA EE SI DHAQSO UGA SOO JAWABA GABDHAHEENA OO ILMEENAYA MA FIIRSAN KARNO WAYNA XANUUJINAYSA.
@apudykareim54442 жыл бұрын
Not only malaysia I also live in One of Asian countries people gona change their faces even some of my families I came here to work and pay my family Live in the abroad is so hard even sometimes stress but Alhamdulilah pray 🙏 and work hard I stay here 5 years miss my mom and also my brothers and sisters miss😢
@saarasaara29222 жыл бұрын
Have sabr brother everythin is gonna be okey insha Allah
@faizaosman66922 жыл бұрын
😭
@apudykareim54442 жыл бұрын
@@faizaosman6692 dear sis don’t worry everything gonna be ok
@apudykareim54442 жыл бұрын
@@saarasaara2922 Alhamdulilah sis without patience nothing will be good Walahi i remember that one day I tried to get suicide but Alhamdulilah I have iman 🥹🙏
@saarasaara29222 жыл бұрын
@@apudykareim5444 may Allah make it easy for u brother ☺️😊
@fatimayousef83602 жыл бұрын
طنشي يا قلبي الدنيا فيها اشياء وايد حلوه لازم نعيشها وخليج دائما تضحكين انتي وهدى وفرحيه حبيتها معاكم حبايبي ❤
@Nidaamiye2 жыл бұрын
Guuleysta Nada, Feriha & Huda🙏👍
@hamdiyamusa21662 жыл бұрын
Qurba jog waxa kasto wa ku arkisay nolash waxa ku baranisay qurbaxa waku la qaba abaayo darka with ga xiran waku laqaba Aniga manta qurbaxa Dib malah qof allha ku xiran waxa kamahalaban ❤❤❤❤
@asaldhalad76142 жыл бұрын
Not only mlesia feriha e wa qurbaho dhan dadki laba wajiilnimo iyo lugooyo kliya wada noqdeen😏🥺🥺
@ayaansahruuji48952 жыл бұрын
Abaayo nada intad noshahay wax walba waad arki lakin waxa lobahan yahy inad horay u socoto walashey qali keep going my por
Gabadhan wllhi qalbiga ka hadashay sorry dunida ayaa cidlo iska ah xitaa mararka qar adigo oo walidinta la nol ayaa cidlo datemaysa abyo gulayso fariha sayit oo lo garan og yahay amall 👑 inolow farxad igu nolow ❤️
@yacquub_mohamed2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal 🥰🥰💝
@janaat112 жыл бұрын
Aaah hbbti feriha wajigaga murug ka muuqda wllhi😔😔wan ku daremi kra wllhi حبيبتي الله يجبر قلبك وان شاء الله كل شي راااح يكوون تمام حبيبتي😔❤🦋
Walal iam so sorry 😞 wlhi wan oyayba illahy qofwalba wuxu rabo ha u sakhiro
@Boqoradakgs2 жыл бұрын
Fariha gabar wanagsan waye chanalkeda aan wada boqano abaayayal walasheena aan u shidno
@Hande-e1e2 жыл бұрын
Sorry xabibbti feriha wan ku dareemaya lkn rajadada ka dhabeey ha is dhiibin inkasto jeclan laheen dadka wajiyada badan ina ogaano' balse ha u joojin qaali nolosha sideedaba waa cashir
@aaliyahali5537 Жыл бұрын
Gabadha KZbin keeda away sxb da ah ? I Wnna give her the subscriberion
Hal mid ayaa idinku darsana. Qurbo daneysi ayaa yaalo calol jileeca iska daaya dantiiina ogaada. Hana is duleeynina dad adag noqda qof ka is dhahdiin dantiina waa kahelysiin lasaaaxiiba Noqda daneestayal waawayn 😂
@munobeelocooking35762 жыл бұрын
Mahdsid abyo qurbaha jogaa. Waxbdn arke. Caqli fiican loo baahnayahy iyo maskax dagan dadkaan kulma dhalan sarabta alle laga helaa wala isku tashtaa dadna lama edeeyo wax saa u qabsanlaheed lagalaa dadakana leeskma xumeeyo lkn dantaaada leee Ku seexo kusoo tooos
@guhaadcadde78342 жыл бұрын
asxaabta malesia saan mee noqdeen
@عنباويس2 жыл бұрын
ماشاءالله ياندى وين كنتي مقيمة في السعوديه واي حارة. 🇸🇴🇸🇦
@haniyusufilmi97542 жыл бұрын
Anigu hooyaday ma ahe cid kale ba faraxad kama radiyo mana aminsani inan cid u bahnayn hoyaday ahayn is adkeya hablow naftiina un qanciya
@ayaancismaan27092 жыл бұрын
Fariixa marky Malaysia timid way qurux badaneyd lkn imika way is badashy walshy ilahay talo saaro iskana samir
@abdirisaqmohamedhusseinqaw35622 жыл бұрын
Hudda asad hajio Malaysia KZbin leyda oodhan massage buu uqoraa eecayda kaliaa sms kusoo direy ee asad hajio maad is haysaan koley fariiha wa laga dareemaayey Iney is hayaaan ilma hajio all macaa arimaheena asad hajio ee adiga soo jawaab
Qofku wadankiisu sharf ku leyahy. Haydarbad anba wanka raysaty 💚🤍♥️
@genrichyagoda715 Жыл бұрын
Haydarbad ah subxanallah
@ashaomar67192 жыл бұрын
Nada why u dropped out from school????
@dheereyechannel2 жыл бұрын
Go forwards sister's nada dayax and feriha 🏆💯
@anuushhayati73862 жыл бұрын
Abyo nada dayah aaway 🥰🥰🥰
@barlinhashi22542 жыл бұрын
Scw scw Scw scw scw ❤❤❤🎉
@ipcapital4747 Жыл бұрын
Dadkan youtube iska furtay waa no zero hadal iska dhaaf talent kle lkn xataa sida loo hadlo luuqad mabayaqanan
@HindaCumar-h5s Жыл бұрын
Waba uso sucde ma iga nixin rabtin 😢
@zulekhamohamed12742 жыл бұрын
Mxa kugu dhacay wllo fariha ma team 27 pad is dagashen
@mohamedibrahimmohamed802 жыл бұрын
Reer xajiyo iyo adna xaasidiin waye
@shukri114mohammed22 жыл бұрын
Exactly 😂XAMAR Cad cadka😂waa XAASIDIIN!! Maleysia iyagaa ugu badan 😂dadka dad hagagsan maaha, waa CUNSUR😂Adna and her sister😂Xajio brothers😂are the worst human on earth of Malesia 😂
@abdinasirshallow2462 жыл бұрын
Waar ninyahow Alla kabaaq oo umada daaf dab ka aku shidiso
@Xananxurmo2 жыл бұрын
Waxba kama ogid allah kabaq oo dadka ha xukumin adigo ogeyn
@mohamedibrahimmohamed802 жыл бұрын
@@Xananxurmo kolley adaa og
@mohamedibrahimmohamed802 жыл бұрын
@@abdinasirshallow246 kkk dab ayaga shidin maba shidmo
@fatimayousef83602 жыл бұрын
هلا منورين يا قلبي ❤
@dekosman3082 жыл бұрын
Rulla aaway
@maxamedcabdulahi1893 Жыл бұрын
Maleesiya yaan LA isku imaaan
@xabsomaxamed37492 жыл бұрын
Sorry walahi ani waan Iman rabay laakiin waanii jabay
@asiyaahmed90272 жыл бұрын
Na wllo qofkasta nolonsha sibuu ka eegan howjoojin
@مارياجيلاني-ط5س2 жыл бұрын
ماليزيا بلد مو بشر سبب زعلها انو في ناس زعلوها وصلو المعلومه بشكل افضل 👍🏽❤️❤️
@khadiijaaadan17992 жыл бұрын
Fariha maxa yutube kedi kaga dhacy
@sacdiyoabdulahi282 жыл бұрын
Been ma ahaan
@xamdicabdullahi36852 жыл бұрын
Yaa ku dhago hadlosiiin😂😂😀
@istahilmire88832 жыл бұрын
Wa uso socdey lkn ma iman doono
@MrLooyaan2 жыл бұрын
بلادك حلوه ارجع ليها دار القربه ما ترحم تطوف بجناحك الوادي تلقي الخضره تنسي الهم بياض وردة الضفاف الزاهيه ضمه عليك واتنسم تعال لي اهلك الطيبين ملوك العزه ما بتندم .
@cadnanncali45572 жыл бұрын
Sabar wxwlbo kgu dhaco wlga gudba
@deekmuhumed34712 жыл бұрын
Walahay gabdhan farixa body language markan dhowro wax markay soo xasuusto caloosha hiriyana ayaa ku dhacay sorry wlhi😣 Hindiya laqatay sstr
@abdullahiazaam28982 жыл бұрын
Waxan leeyahay fariha zayid dadaal caan baa tahay cidna uma baahnid Kaliya qof waxbartay ayaa tahay ee waxad sameysaa oo kaliya Wax dadka soo jiita Meel walba oo tagta neh adiga sameyso asxaab cusub kadib neh la imow wax cusub oo dadka soo jiita Waan hubaa inaa raga badan million gaaray aad kadaba tagi doontid
@abdirisaqmohamedhusseinqaw35622 жыл бұрын
Hudda magacaa iga khaldamee Nadda sdigaa kusooqoreysms ka
Oh sorry wallo walhy hydarbad farxad bad ku haysaty. Meshad jogta meel mahaa. Dadka joga wa. Bohod kharab
@Yasmin__AA-g9y2 жыл бұрын
Gabdho waa’idib dareesanhy laakin qof bini’adam wuxuu indku sameeye hadaa dhahdaan waa sii dawa racaa indinka dhib idinkigi imanaayo please meeshan waxaa u imaatin go’aan idinka idnki imaadedey please diksiga iyo waxaa u imaatryn kilia fiiri at the end of the day dadkan hooyo diina ma dhalin marka horey u socda qofkii aa u bogo weyasin dheh u gooyo billiah towfiq
@maxamedcumaribrahim696 Жыл бұрын
Calacalkadhaafeshaqeesta hoyadinwasr
@احلامسمن2 жыл бұрын
Anaa usosocde myso dhowysiinysin
@barwaaqo_channel2 жыл бұрын
Asc wllo lso booqo KZbin channelkayga ❤
@abdirahmaanmohamed15062 жыл бұрын
$7380 oo revenue ah ayaa chanel ka idinkasoo galay last month, dive into three $2,460
@diplomazyzky25092 жыл бұрын
Ma chanelakan vewieskiisa sidaa uyar baa mise midkalaa ka hadlaysaa
Shame on you!! Gabadh adigoo ah, ayaad gabadh kale.wax ka sheegaysaa!!?? AKHAS! Naa isku xishood, oo wax iskula hadh!! Arimaheena😂Fatiha is a Beautiful girl❤🎉in and out❤🎉( MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH) 👍🙏🎉❤️💔🌺💓💕🎊❤️💗💘🌹🎉she doesn’t need that guy!! Ok. Mind your own business and get your facts right 😂IDIOT 😂😂😂!!
@faafinta71752 жыл бұрын
Hadad nacden xadku jogtan maad naga tagtan hada baxa