BARO NOOCYADA DHIIGA IYO DABEECADAHA QOFKU LEEYAHAY

  Рет қаралды 45,273

Mukhtar Abdi

Mukhtar Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 178
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 6 ай бұрын
Hurdo yar Xishood Xarako Xanaaq Ha itaban ku taba maayo Leadership. Cafe hada cabo bis wayay hurdo majirto wariye isku badalaa {A} wixii ah like saraa
@Malyuuncabdinasir
@Malyuuncabdinasir 3 ай бұрын
cabdi shakuur isku midbn nahy lkin dadka A badanka iskuma dhacan yagu
@bazeera5520
@bazeera5520 Жыл бұрын
Illahayna ba xaqiiq walba og Fadligiisa hanugu hagaajo.ameen
@maxamedibraahimxusen6209
@maxamedibraahimxusen6209 3 жыл бұрын
Dhiigeygu waa ( A )intaas oo dhan waan ahay!!!%
@sumayonadasha8609
@sumayonadasha8609 2 жыл бұрын
Nag foolxun ma qabtaa
@sumayonadasha8609
@sumayonadasha8609 2 жыл бұрын
😂
@JORDAN-vu3zu
@JORDAN-vu3zu Жыл бұрын
​@@sumayonadasha8609hhhh
@mariamo9832
@mariamo9832 2 жыл бұрын
Aniga (A) inta aad sheetayna wan leeyahay waxan rjynaya mustaqbalka in uu igu soo beegmo nin qurux badan
@xamsecraxmaan122
@xamsecraxmaan122 2 жыл бұрын
Raga quruda lagama eego
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 11 ай бұрын
Lqnqbaekaaga Soo qor
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 10 ай бұрын
A + ahay iyaa san u necbahay nin an qurxonen lee Allow nin qurux leh diina leh dabecadna leh isii 🤲🥺
@Malyuuncabdinasir
@Malyuuncabdinasir 3 ай бұрын
isku midbn nahy san nin qurxn uradinayan daalay
@abdifatahahmed7403
@abdifatahahmed7403 7 ай бұрын
Anaa ah A+ dabeecadaha aqoonyahankan ow sheegay waan leeyahay.
@MohamedahmedSalad-y1n
@MohamedahmedSalad-y1n Жыл бұрын
A+ waan ahay alx 90% waa sax waxa iishegtay dr
@faadumoismacil523
@faadumoismacil523 3 жыл бұрын
Anaaa ah A+
@kulmis88
@kulmis88 Жыл бұрын
Isku mid ayaa nahay
@nasserothman4950
@nasserothman4950 Жыл бұрын
M2😂
@ShaimaOmar-to9bv
@ShaimaOmar-to9bv Жыл бұрын
Sido kle
@cabdiaxmedcalasow7604
@cabdiaxmedcalasow7604 Жыл бұрын
Nin fool xun guuri oo diin leh khudaarta iyo digaaga kaluunka adeegso hilib geel iska jir
@MayoLiibaan
@MayoLiibaan Жыл бұрын
Walida kugu badan iska jir 😂
@maymuunabdullahihassan1039
@maymuunabdullahihassan1039 2 жыл бұрын
Alx A+ ayan ahay waxaan helay nin qurxan inkastoo aan qurux danayn odaygaygana waa b+
@ayanbadan8856
@ayanbadan8856 2 жыл бұрын
Adiga miyaa marka folxun xbbti mise odayga
@raaxoaxmad5914
@raaxoaxmad5914 7 ай бұрын
Alx kula midban ahay
@kiinhussein9039
@kiinhussein9039 Жыл бұрын
Dhiigeyga waa A+ dabeecadaha 100/95 waa leyahay 🙄 lkn wili ma guursan ilaahay qof foolxun iguma soo aadiyo 🤣😫
@DREAMER__10
@DREAMER__10 Жыл бұрын
Come on I'm A- normal 🤣
@SafiyoMaxamuud-ci2yw
@SafiyoMaxamuud-ci2yw Жыл бұрын
Hhh amin amin
@xamdicumar9033
@xamdicumar9033 Жыл бұрын
😂I.n
@ShaimaOmar-to9bv
@ShaimaOmar-to9bv Жыл бұрын
Sido kle 😂
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 2 жыл бұрын
Allah hanaga ilaaliiyo dhiibatada iyo xanuunada 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 2 жыл бұрын
A+ ayaan ahay 👍👍👍👍👍
@fatimaahmed1701
@fatimaahmed1701 2 жыл бұрын
I'm A, positive Dhaman calamdahaas wan leyahay inata badan
@yusufcali6206
@yusufcali6206 3 жыл бұрын
wllhi ninkas intu shegy waa isku haya viva A
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
O_VE baan ahay dabeecadaha O ga odhan waan leeyahay. Marka lagareebo nacamleynta; murankana majecli dhanka jiifka geesgees baan useexdaa meelwalba na kuma gami karo. lkn dabeecadaha kale odhan waan leeyahay.
@maxamedmuuse8673
@maxamedmuuse8673 3 ай бұрын
A+ wan ahay inta dr shegayna wan leyhy
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
Maanshlh dabeecadahygii weeye djiigaasna waan ahay
@farhaanhaamud1893
@farhaanhaamud1893 3 жыл бұрын
My blood dhiiga ugu qaalisan waa B+
@bashrahenna175
@bashrahenna175 2 жыл бұрын
Isku dhig bynu nahy
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 2 жыл бұрын
A+BN AHY wax aqriska nh mba jecli
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac 2 жыл бұрын
0+ waxbadan Aan Dareemo Ayaaa Dr Iishegtay Dhigayga kalsooni ayuu isiiyay
@asiamohamud5344
@asiamohamud5344 Жыл бұрын
dabecadahaaas badan kood,waan lee yahaahy mida ann ad uhubanawaxa weye hool,itaaala ama qorsho,aaan,dagsaday waa,nimcahay inaa,qabyeeyo
@raageabdi5434
@raageabdi5434 Жыл бұрын
Intaba waaan isku arkay A+ waan ahay
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 жыл бұрын
A dhiiga inta aad shaagtayba waan layahay
@roblenuurgafane8179
@roblenuurgafane8179 3 жыл бұрын
A+
@barliincali9542
@barliincali9542 Ай бұрын
HAdii ay iska kaa dhalaan qof lavadhiig oo kAla duwan leh waxaa jiro hido side wax ladheho oo qofku jinsi ahaan uwato oo waa lidkii kadhaxlo marka adoo dhiigaagu nooc yahay ayaa lagayaa in ay dhiig kale dabeecadihiisa yeelatid waayo ilmuhu 50/50 weeye hooyada 50buu kawataa dabeecad iyo wax kasto Aabahana 50buu kawataa ani hada aabay waa O+ aniguna o+baa ahay dabeecadahay ga qayb waa aabahay hooyadayna waaA+ dabeecadeheedana qayb baa kaleeyahay marka saas haloo ogaado bini aadamku hida sidahaa isaga egyihiin
@CabdikariimCaabi
@CabdikariimCaabi 9 ай бұрын
Dr kawaran noocyada dhiiga ee O - , A - , B- ah
@saradaahir1009
@saradaahir1009 3 жыл бұрын
Dhiigygu waa a+waanku fraxsany
@FarxiyaeidFarxiyaeid
@FarxiyaeidFarxiyaeid Ай бұрын
Dhigaygu waa A waan ahay wanan haya inta so dabecadod
@harakoomediaxx6807
@harakoomediaxx6807 Жыл бұрын
B+ guul
@sagalabdi6142
@sagalabdi6142 2 жыл бұрын
Dr dhigagu waa A- mana raabo in laYmamulo waxaan jeclahay inan kaligaY ahaado wanan necebahaY qalada side kalana waan cadho badaanahaY ruun ahaanti dadkaana isma fahano ruun ahaanti hal qof waxaa kayar
@kaydmediaproduction6632
@kaydmediaproduction6632 2 ай бұрын
😂😂isoo qabo ana ahe
@ahmaedfarah8606
@ahmaedfarah8606 2 жыл бұрын
Runtii waxan ahay O+ waxa uu aqonyahankan shegayo dhanka dhigayga xaga dabecada dhaqanka guurkayga cuntadayda iyo jiifkayga 100%95 waa sax, waxuu dhakhtarkii ii shegay in dhiigayga yahay O+ mar aan dhiig shubayay waxuna igu yiri meel dhiig lagu bixinaa ha tagin qof walbo oo bini adan ah dhiigada waa lagu shubi karaa lkn adiga dhiigada waa uu yar yahay
@yahyeomar4268
@yahyeomar4268 Жыл бұрын
Wllo o+ +ta kaliyuu u shubi karaa wuuna ugu badantahay lkn 0- ayaa ugu yar dhiig kastana wuu ushubi kara
@gellebingelle3046
@gellebingelle3046 3 жыл бұрын
Reer O
@Hodanomar592
@Hodanomar592 3 жыл бұрын
Xaqiiq intaba waan isku Arkey waxan ahay A+
@moha5318
@moha5318 2 жыл бұрын
Isku mid ayaan nahay nagu kala wad 🤣🤣🤣
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 2 жыл бұрын
Horta waxani la sheegay waa iska qiyaas sax mawada noqon karaan O+ ayaan ahay muranka iyo qasiyaha aad baan u necebahay, hurdada la yiri meel walbay ku hurdi karaan ma heeysto badiyaa hurdo sahal kuma helo si walbo u daalanahay meesha aad tiri hogaamiyayaal kamasoo baxaan taasna waa been kle Queen Elizabeth II, Gerald Ford, Ronald Reagan and Mikhail Gorbachev madaxdaas oo dhan iyo qaar kaloo badan O ayay ahaayeen xagga dumarka dhaqso ayay ku hanan karaan taas waxbaa kajira sidoo kle dhiigeena kaneecada aad u jecel dadka kle in kabadan ayay na cuntaa kkkk.
@mohamedhassanali1863
@mohamedhassanali1863 Жыл бұрын
Horta waxaan ahay A+ waana xishood badanahay mana dhacdhac badni
@xoghayechennel2954
@xoghayechennel2954 3 жыл бұрын
A+ my blood😘🥰
@AsmaraMohad
@AsmaraMohad 6 ай бұрын
Mansha allh waa xaqiiq
@axmed8889
@axmed8889 9 ай бұрын
Wlhy waxaad mooda inuu aniga isheegayo dhiigaygu waa A
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
A Ayaan ahay qof iga asxaab hadana maba jiro oo qofkasta iyo da kasta ayaan la saxiiba waxan ahay QOF dabeecad fiican marka sideey wax u jiraan??
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 11 ай бұрын
Wlll mala ee ma tihid waayo saaxiib badan ma jecla
@aminmahamed4764
@aminmahamed4764 3 жыл бұрын
sax waaye wlh ani A baaan ahay qof fuul xun aa igu soo aaday
@warsameqoranecali2368
@warsameqoranecali2368 3 жыл бұрын
Aniga xataa ayaa a ayaa ahay sidaas ayaan ahay
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Qodka foolxun mana jiri adeer
@yahyeomar4268
@yahyeomar4268 Жыл бұрын
B ayaan ahay
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
Maba yeelaayi a+waa hurda yarhay Waan arkay a+laaska inuu hudo badan yahay
@omarhassanabdulle8304
@omarhassanabdulle8304 2 жыл бұрын
Dr. Waxaan ahay qof dhiigiisu yahay A+ naag qurxan waan qabaa tankle dhamaan asataamaha kale waan leeyahay😂
@maxamedindho3650
@maxamedindho3650 2 жыл бұрын
Ar muu jacyLku ku qurxiyay pro🤣🤣🤣
@omarhassanabdulle8304
@omarhassanabdulle8304 Жыл бұрын
​@@maxamedindho3650😂😂😂😂😂 my waa saafi
@MohamedahmedSalad-y1n
@MohamedahmedSalad-y1n Жыл бұрын
Armay adi kula qurux badan tahay😂
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh😂😂😂
@Fawsiaaxmed
@Fawsiaaxmed 2 ай бұрын
Arintaas o ah in mustaqbal ka helidoono qof fulxun baa iga nixisay😂
@ibnuhashi2526
@ibnuhashi2526 2 жыл бұрын
A+ bn ahay lknse hurdada sida uu sheegay bn u seexdaa
@NajaxIsmaaciil-l1z
@NajaxIsmaaciil-l1z Жыл бұрын
ad iyo ad wa dad akhariska jecel ❤❤❤
@adangudhane336
@adangudhane336 3 ай бұрын
Hooyadaa u sheeg
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 Жыл бұрын
100% waa sax astaamaha aad sheegtay iyo dabeecadayda xitaa hurdada qaabka an u seexdo wa sax dhiigyguna waa B+
@zuhuurabdi6804
@zuhuurabdi6804 2 жыл бұрын
A lkn wax inan akhriyo iyo wax inan qoro ma jecli lkn inte kale wa leehay
@mohamedwarsameyusuf374
@mohamedwarsameyusuf374 2 жыл бұрын
Anigu wa AB+
@diinaarixasan5423
@diinaarixasan5423 Жыл бұрын
asc sxp maxaa isku aragtay hadaa dhiigaa tahay wax managala waadgi krtaa
@FaarahJaama
@FaarahJaama Жыл бұрын
Intaba waaan ahay anaa markhaati kaaga ah
@xaayle
@xaayle 2 жыл бұрын
waxan ahay o cannimo bulshawi adkeysiga starakjar wcn mareyana mushkiladaha hurdo bdn meelkasta ku gam.a nasib wcn dhex muqasho dadkasta wejigi kula socda muran badan dhexdhexad ah hilib cun badan jecelna siyasada jcl intaba wan ahay lkn inta kale kuguma racsani
@maxamedindho3650
@maxamedindho3650 2 жыл бұрын
WlaHi Been maha Horta A+ Ayaan Ahyo dhawr jeerna xidhiidh ayaà sameeYay Wax qurxoona ma igu so Hagaagin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jaajaa1537
@jaajaa1537 Жыл бұрын
A+ ahay waan helikara qof qurxoon lkn waxaan ka doorbiday qof qalbi qurxoon
@MuhaHassan-b7w
@MuhaHassan-b7w 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 Жыл бұрын
Masha allah
@maymuunabdullahihassan1039
@maymuunabdullahihassan1039 2 жыл бұрын
Anigu wax aqriska iyo aqoon korarsiga basaan jeclahay iyo qisooyinka warkase ma jecli dabiiciga wan jeclahay balse xanaaqayga ma badna
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq dr.waad abaartay
@suhurhom6314
@suhurhom6314 2 жыл бұрын
A+ bn ahy wx u shekynyh wa isku arky wlhi wlb wx igu daran walwalka bdn
@suhurhom6314
@suhurhom6314 2 жыл бұрын
Wlhi kul mid ba ahy qof hadu ery idhaho kama sexto hbn o dhan
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 Жыл бұрын
An ah A+ wan hurdo badnhy
@Ryn20011
@Ryn20011 2 жыл бұрын
Wllhi saan wa ayahy A+
@naimahassan4575
@naimahassan4575 2 жыл бұрын
Waa runtii anaa saa useexda A Baan ahay
@FarxiyaeidFarxiyaeid
@FarxiyaeidFarxiyaeid Ай бұрын
Waa runtiii
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
B+
@Ryn20011
@Ryn20011 2 жыл бұрын
Anaa ah A+
@axmadmaxamadaxmadmaxamad6531
@axmadmaxamadaxmadmaxamad6531 11 ай бұрын
Waa.ahy A× wlhi intaba waaleeyahy
@fuadmahamed902
@fuadmahamed902 3 жыл бұрын
Dr zaha remarks Markii aan tijaabinay dumarka was bilcakis
@SharmarkeAxmed-y3z
@SharmarkeAxmed-y3z Жыл бұрын
❤my blood is good
@abduselam1988
@abduselam1988 2 жыл бұрын
Zxpow A labay ukala baxdaa Balse A+ayan ahay iskuman arag ama hadii layga garab sanqaro hore uma koco
@farxiyaali1985
@farxiyaali1985 2 жыл бұрын
Am AB+ but act like Type O
@ArabABDALLA
@ArabABDALLA Жыл бұрын
Waa sax 100&95
@abdikadiryahye5533
@abdikadiryahye5533 Жыл бұрын
Aniga O+ baan ahay waxaad ku sheegtey oo dhan waan ahay.😂❤
@MohamedSaladafweyne
@MohamedSaladafweyne 11 ай бұрын
A walwal unacay mxaa xal u ah
@sahrah9372
@sahrah9372 11 ай бұрын
Quran akhrinta iyo digriga walwal intuu kaadhamaado ayaad farxad kunoolaan
@FaarahJaama
@FaarahJaama Жыл бұрын
Dhiigaygu waa A intaasba waaan ahay alla runbadanaa
@IbraahimAlialisow
@IbraahimAlialisow Жыл бұрын
Aniga ayaa ahe A+
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 2 жыл бұрын
A aan ahay inta aad sheegtay badankod wan isku arkay meelo yar yar markii laga reebo
@siraajaaxmed4582
@siraajaaxmed4582 Жыл бұрын
Waa mid sax ah A+ Ayaan ahay
@NajaxIsmaaciil-l1z
@NajaxIsmaaciil-l1z Жыл бұрын
❤❤❤
@halishbintuabdirahman6408
@halishbintuabdirahman6408 2 жыл бұрын
A positive
@AliMabdi-s5p
@AliMabdi-s5p Жыл бұрын
Anigu A baan ahayd
@izramohamed2304
@izramohamed2304 2 жыл бұрын
A- aniga
@nasteexomaxamed8353
@nasteexomaxamed8353 2 жыл бұрын
Isku dhiga nahay
@munichamohamed5483
@munichamohamed5483 2 жыл бұрын
Isku dhiig nahay wll
@aishamukhtar7380
@aishamukhtar7380 2 жыл бұрын
Isku mid nhy
@ShaimaOmar-to9bv
@ShaimaOmar-to9bv Жыл бұрын
Ala ilahayow ani wiil qurxan maba arkin😢😂
@xamdicumar9033
@xamdicumar9033 Жыл бұрын
Inta badan waa lee yahay lkn aaszaab badan lee yahay😂
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
sax intaas wa run nlood A ayan ahay wane sax lakin hurdada igu yar uun
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
Ala run badnaa wlaahy A ayaan ahay wana ahay sababo badan
@moha5318
@moha5318 2 жыл бұрын
Isku mid ayaan nahay nagu kala wad 🤣🤣
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
@@moha5318 hhhhhh haye kula wadnay
@Ugbad904
@Ugbad904 Жыл бұрын
B+❤
@mohamedkayse153
@mohamedkayse153 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtii
@AbdifatahAhmed-gj3wx
@AbdifatahAhmed-gj3wx 4 ай бұрын
Inta warka badan O+ like saara ee hilibka cuna
@qalbidajiye2227
@qalbidajiye2227 3 жыл бұрын
Horta aniga wa O wll keynah wa A walahi runa sheegtay khbaiir atahay hada qiyaaso adiga O balaas atahay
@CabdiqaniCumar-x7f
@CabdiqaniCumar-x7f 11 ай бұрын
Ab
@Kafeeyoabdixasan
@Kafeeyoabdixasan 8 ай бұрын
Alx
@jihaanwarsame674
@jihaanwarsame674 Жыл бұрын
A- ahy astamh waa leyhy
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 Жыл бұрын
❤❤❤A- wakaa
@marizaqurux8786
@marizaqurux8786 3 жыл бұрын
O+ ayn ahy
@size3922
@size3922 2 жыл бұрын
Dhigeyga magaranayo lakin dabecadaha dhiga A wan leyahay0
@babaa3412
@babaa3412 2 ай бұрын
A- alx
@nasraasad4119
@nasraasad4119 Жыл бұрын
A+ban ahay
@Barwaaqoxilojano
@Barwaaqoxilojano 3 ай бұрын
Ma warwar badni Ma cadho badni Qof isoo wacayna kama werwero
@farxiyoyar8270
@farxiyoyar8270 2 жыл бұрын
Waan ahy
@AnnoyedBlackKitten-zn6sq
@AnnoyedBlackKitten-zn6sq 11 ай бұрын
O+ calaaya kulixaal waaba munaafaqiin sbbtoo ah waa laba wajiilayaal
@mrcanjeex8472
@mrcanjeex8472 Жыл бұрын
Me A+
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 2 ай бұрын
O baan ahay. Waxaa uu sheegay oo dhan. Waan ahy
@38abdi54
@38abdi54 3 жыл бұрын
Shitttt naago foolxun idaba dhigtay😂 Been ma ahn
@halishbintuabdirahman6408
@halishbintuabdirahman6408 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@38abdi54
@38abdi54 2 жыл бұрын
@@halishbintuabdirahman6408 😂❤
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
Isku dhiig nahay
@diinaarixasan5423
@diinaarixasan5423 2 жыл бұрын
hhhhhhh
@amuunabdikadir-2525
@amuunabdikadir-2525 Жыл бұрын
Dhiigaygu waa A+ ilaahy hana ilaaliyo xanuunadan shegty tedakle ilahy qof foolxun iguma soo adiyo😂
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Baro Naftaada oo hel hankaaga iyo hibadaada
28:20
Macalin
Рет қаралды 59 М.
Sidee baan u nidaaminaa wakhtiga
19:35
Macalin
Рет қаралды 37 М.
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 645 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН