Maasha Allah, Baryo dadeeday ka dhamaan la yihiin. Caaqiil
@ziyaadahmed6092 жыл бұрын
Masha allah 5ta waqti waa xariirka alle ,mahadsanid ustaad
@abdikariim95172 жыл бұрын
M.a cajiib runtii wa sidaa wa in dadka illahay lagu xidhaa mahadsanid macalin
@abdihafidsaid73952 жыл бұрын
NambarkA ilaahay laga woco wa ciwaan iya yaabiyay
@hamdiali63982 жыл бұрын
Masha Allaah wasax
@nabaddoon2102 жыл бұрын
Maashalah mahadsantahay
@cabdifataxxusencabdifataxx10812 жыл бұрын
Mashalah ABoo
@xudayfaomer27942 жыл бұрын
sida aad wax u qortay iyo sida aad u tabisayba waa khalad, sax weeye shanta salaadood in gadaashooda EEBBE la baryo lkn tani awaxy waddo u noqonkaraa in caamadu sida ay rabto in ay wax u tabiyaan , mahadsanid ustaad!!!!
@@Zakari2 Maya abayo insaan lama sameen karo lkn asaga editing isku sameeyey marka waxa modeynaa labo qof oo mataano ah balse waa asaga su'aashii is weydiin aya Misa asaga a ka jawaabay labo qof aan modeynaa oo sheekeysaneysa
@Zakari22 жыл бұрын
@@fariidafaraxchannel7739 yacny asa 2 qof noqde
@mohamedomarmohamed61552 жыл бұрын
Cajiib wlahi WA runtaa اوك ما قال ادعوني استجب لكم
@safiyaabdi94422 жыл бұрын
Wa idaa sa alaka cibaadii canii fainii qariib ujiibu dacwata aldaacii idaa dacaanii falyastajiibuu lii walyu minuu bii lacalahum yarshuduun.
@@abdilaahiabdirashiid8401 Walal af Somaliga ma af sheydaan baa quraanka waa tan lagu aqriyo afaf kala duwan Hadii uu telefon keyga carabi ehen ma denbibaa in walalkey farintisa uu ina xasuusiyey ey ahet ayad quraan an soo qorey
@abdihafidsaid73952 жыл бұрын
@@abdilaahiabdirashiid8401 kkk
@abdilaahiabdirashiid84012 жыл бұрын
@@safiyaabdi9442 waalaga fiican yahay in qoraanka afsoomaali lagu qori ilaahay baaba Carabi udoorey soomaaha