Odayaasha Beesha Cayr Oo Gudoomiyaha Deyniile iyo Beesha Murusade ka dalbaday in Nin dil u geysta

  Рет қаралды 8,201

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Odayaasha Beesha Cayr Oo Gudoomiyaha Deyniile iyo Beesha Murusade ka dalbaday in Nin dil u geystay Gabar dhaqtarad aheyd oo Cayr u dhalatay ay Cadaaladda Horkeenaan.

Пікірлер: 11
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
Aniga oo ku hadlaya magaca beesha Murusade, walaalaheen CAYR waa la idinka garbaxayaa, gabar dhaqtar ah inagama baxdo, insha allah
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Hadal qurxoon Ayey ku hadleen.curadkii H Gidir Gudoomiye jacfar. Deg deg U soo jawaab . Dhusamareeb Galmudug Ayaad ku matashaa Dadkaan Gogol qurxoon dhiga murusadow In sha Allaah Mahadsanid
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 2 жыл бұрын
alaah ha unaxariisto waa inaad geentaan sifiican ayeyna uhadleen
@deeqodabo4436
@deeqodabo4436 2 жыл бұрын
Yaadad la aan ah oo dad kadhalan
@shekeyeTV
@shekeyeTV Жыл бұрын
Cayr walaheyka aniga Mursade waxan nahay dad isku ficanahay waa inaan ninka soqabta besha kadhashay Mursade
@raghedanan3959
@raghedanan3959 2 жыл бұрын
Waxaaba Qalad ah in jid Xabad lagu furo.
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 Жыл бұрын
Sheeko yaa dad laana booto badana murusade loma booteyo 😂😮
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 2 жыл бұрын
Si sharafle ayay u hadleen odayaasha walaal waa kuwii wixii dhaca xal u helo
@somalikanye8642
@somalikanye8642 2 жыл бұрын
Xabad jid ya lagu furin
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 2 жыл бұрын
runtii waa wax layaableh mugdisho waxaay noqotay kawaankii dadka
@yunussalah3587
@yunussalah3587 2 жыл бұрын
Dadka ayaga dilaan u qabsanaya habardugaag diyo malahan hala dilo waa shayaadiin quruntey badatey dhulka fasaxaadasey
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 127 М.
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 123 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
''KHILAAFKA DANI & WASIIR JAMAAL MUXUU SALKA KU HAYAA''?
18:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Xasuuqii Itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho. Xusuus aan tirmeyn!
11:20
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 94 М.
DEG DEG: Dagaal culus oo ka dhax qarxay beelaha saleebaan & cayr
12:21
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН