Odaygii Reermiyiga Ahaa iyo Ubax Fahmo iyo juweeriya Janno maxaa kala Qabsaday

  Рет қаралды 57,513

Fahmo Official

Fahmo Official

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 4 жыл бұрын
Ubah Fahmo mar kale Barnaamij ku casuun waliba music loo tumayo aad iyo aad buu u cod macaanyahay.
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
odayga ha waalin waa cadceed casar joogtee ha dambaajin
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 4 жыл бұрын
juweeriya ayuu ku dakhran yahay odaygu 😃😃😃😃
@guleidjaangoofficial6955
@guleidjaangoofficial6955 4 жыл бұрын
hhhh
@lacagleofficial
@lacagleofficial 4 жыл бұрын
Gabdhihii Ambiyadiyo, Ka sokoow asxaabtii, Raxmooy adiga oo kale, Ifka hooyo mey dhalin, Uur laguma soo sidin, Lamma soo abaabinin, Aabba muu gardaadinin, Ragna Arad ummey noqon, Timmaheeda muu arag, Araxdeeda muu dhugan, Abwaan caashaq lamma jilin, Ugaasooy kummuu oran, Habeen muu agjiifanin, Umma uu abaalgudin, Abboowana kummey dhihin, Ammaantaada gacalooy, Ma idleynkaraayee, Alloow aadan iil tagin, Innagoon aroosgalin, Oorideyda aad noqon. Ina-Aadan Deeqeey, Qurux aabbaheedeey, Indha-caashaqleeyeey, Ayaan iyo nin hood lahaad, Raxmooy ubad u qaaddaa, Ood Arad xalaal iyo, Ilmasida u noqotaa, Aqal kaala toosaa, Ballantaada oofshoo, Immin dhexe habeenkii, Timmahaaga alabsadee, Oofaha ku seexdeen, Adoo godol u agabdhigay, Neeftaada udugga leh, Sidii ila durdurayaan, Afkiisii ka buuxsada, Ujeeddadu waxey tahay, Jacayl baa i abbaaroo, Raxmooy aawadaa baan, Dummar uga agaagee, Eraygeynu dhiganniyo, Axdigii ha eexanin, Alloow aadan iil tagin, Innagoon aroosgalin, Oorideyda aad noqon.... Jawi jacayl cml
@HamdiMSN
@HamdiMSN 4 жыл бұрын
Woooww waar abwan ka qoray magacisaa so raaci nio broh shaqadaan dadaal iyo waqtii iyo aqli buu galiyeeeh
@naasirhirsi5044
@naasirhirsi5044 4 жыл бұрын
Heestii maxamed mooge liibaan ee ereyadeedana uu lahaa maxamed ibeahim warsame hadraawi ax ax ax yaa xasuus
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 жыл бұрын
Miyaad garaneysa magaaladas loojeedey?
@Kingnasser7
@Kingnasser7 4 жыл бұрын
This guy talente sare bu leyah ka faideyso wax bdan kabaro
@faaraxboqore4556
@faaraxboqore4556 4 жыл бұрын
Fanaankii waynaa ee ciidanka qaranka dayaay waxan ahay askari aar muxuu gaboobay
@SaidAdan
@SaidAdan 4 жыл бұрын
Ninkani wuu kaftamayaa reer miyi maaha
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 9 ай бұрын
Wow lagend ninweyn iyo cod mcn❤❤❤❤❤
@MaxamedshugriMakhtal
@MaxamedshugriMakhtal 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedshugriMakhtal
@MaxamedshugriMakhtal 9 ай бұрын
Lajan❤❤❤❤
@suhaybaxmed6311
@suhaybaxmed6311 Жыл бұрын
Legen waaye odaygin❤️
@abdifatahsaleban2410
@abdifatahsaleban2410 4 жыл бұрын
Mamo Ubax wiilka. Mr wlb soo ma macasuun
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 4 жыл бұрын
Wacad Xumada Dumarka Wlee waa Run
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 10 ай бұрын
Waa raggii rag ahaa waan guursan la’haa Ninkaa halkuu jogaa❤❤❤kkk
@khalduurchannel7988
@khalduurchannel7988 4 жыл бұрын
Ubax Fahmo day Soo dhifdhifo Waah Waah Waayo Waayo Markale Noogu Noqo Maal Xuseen Cabdilahi like 👍 Subscribe Waxaba Qaado Bilaa Calayk Kunoqo Markale.
@halhaystv
@halhaystv 4 жыл бұрын
Fadlan ku laabto ninkan waanu ka helne
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 4 жыл бұрын
Odaygan Codbaa ku dhan... Qaar badan oo Fanaaniin sheegta wuu ka cod macaanyahay.
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 4 жыл бұрын
Odeygan WXN U MALEYA NIN CIIDANKA QARANKA AHAAN JIRAY OO QAADI JIRAY HEESTI DAYAAY'
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j Ай бұрын
Reermiyi nimada halkeduu dhigay Legand kani waa askarigii qaadi jiray heesti anuu madugsado qabiil
@MooganeAdvertising11
@MooganeAdvertising11 4 жыл бұрын
LEGEND KII WAQAL AYAAN KA SOO RACAY YAA ILA MIDA TOLOW😂
@mohamedabdirahman1439
@mohamedabdirahman1439 4 жыл бұрын
Juweeriya jano lambarkeeda iisosheega waanka helee
@mohamedjama9339
@mohamedjama9339 4 жыл бұрын
Mashallah
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
war hayaay cod macaanayeey war yadhahen ma yabten saxib yal
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 жыл бұрын
Ala dee odayga waa fanaane gabadh halooraadiyo
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 10 ай бұрын
Qulunta iyo heesaha hannaan ka,laafyaha Mohamed saleeban tubeec isagaaba kaga cod macaan
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 4 жыл бұрын
Kuwa xidigaha geeska eed moodo inay ooyayaan iyo ninkani wuxuu cod la gaboobay🔥🔥🔥🔥
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Hido Dhowr Miyeyna Arag Odaygan Khatarta Ah😅 ama Xidigihiigeesku😊
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 4 ай бұрын
Hadda cid heests oo weli.fanka ku jirta oo ka cod macaan majirto. Fanku da' maleh.
@luljimale9725
@luljimale9725 4 жыл бұрын
Waaaw i Love 💕 🇬🇧
@ismahanaadan3774
@ismahanaadan3774 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@cabdiraxmancabdilahi3298
@cabdiraxmancabdilahi3298 Жыл бұрын
jacel mahasa
@niciimacabdi1
@niciimacabdi1 4 жыл бұрын
First view first like wllo ilaahban kugu dhaarshe subscribe ii saar adoo raaliya🙏🙏🙏
@hamda456
@hamda456 4 жыл бұрын
👏👏👏👏
@ggmuse5325
@ggmuse5325 4 жыл бұрын
Kkkkkk waar ninkaa ha lagu noqdo oo hala baadh baadho waxbaa loogu tegi e thnks guys
@mukhtarmaxamed4481
@mukhtarmaxamed4481 4 жыл бұрын
ninkani maaha geeljire ogaanbuu isku yeelyeelayaa waa fanaan hore
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 4 жыл бұрын
Miyi kulahaa wax ka jiro maleh ahahaha iga daa cayarta ader so hees marlabad
@baaxmediaproduction18
@baaxmediaproduction18 4 жыл бұрын
Adbuu u cod macan yahay mama ubax barmijkan misic u tuma shekha cod baa ku dhane
@saida-sagalharoun6888
@saida-sagalharoun6888 3 жыл бұрын
Ubax fahmo baa sheegtay inuu codkani magaalada ba oolin... waa oday ajiib ah... waa idaacad socota ba
@nuxurofficial3147
@nuxurofficial3147 4 жыл бұрын
Maamo ubax sharafi korkaaga
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 4 жыл бұрын
Ragi waka miiga jooga 🤣😅🤣🤣
@bilan24media68
@bilan24media68 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar walalkan Somali Ayan ahey ilahay daritisaa igu Saar reer titok iyo KZbinr
@mohamedalidherow9191
@mohamedalidherow9191 4 жыл бұрын
Sheekaa lajolooyaa adayga fanaaniinta waaweyn ayuu kujiraa
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
Iyadooy ragga oo kale ay duurka joogaan baad Qamar suugaani oo orgac ceesaantii dhashay la bireeyay aad moodid sidiisi u ciyaya noo wad wadaan.😂😂😂
@haruunciise9112
@haruunciise9112 4 жыл бұрын
Eesh Calaa kaftan??
@aawilzakin8028
@aawilzakin8028 4 жыл бұрын
Ubax fahmo may ka farxiso odayga way is leegyihina o kasi dayso waxa ku raagey way ku qurux badnaate
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 жыл бұрын
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@mahadmaxamed717
@mahadmaxamed717 4 жыл бұрын
fahmo ninkaas no soo casuum please walee cod wuu haystaa
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Maamo ubax fahmo fanaankan soo casuum oo meel hotel ama guri ah kaga soo duuba
@adamjumale4871
@adamjumale4871 4 жыл бұрын
Good singer. 👍 🌹 👍
@cilmisahal3099
@cilmisahal3099 4 жыл бұрын
Intaad doobiin aydadooda Ugu tagtaan Waanala Kufsaday Dhaha Dumarow
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 жыл бұрын
😂soomaha
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
odaygan meel iigu sheega miigaan la joogayaaye cunto iyo biyo uma baahni haduu ii heeso muxuu canjalado liqay
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@fardawsahassan6958
@fardawsahassan6958 4 жыл бұрын
wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub fardawsa soboqota
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 4 жыл бұрын
Walee kaani waa fanan geel ku qaldamay
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 4 жыл бұрын
Waaba fanaan cismaan daayay
@gulledsimba2831
@gulledsimba2831 4 жыл бұрын
Maamo odayga qaci kuso casuum plz
@Nadiir2024
@Nadiir2024 4 жыл бұрын
Kkkkkk war ninku waa fanaan weyn oo qorsoon oo ubahan in la soo caanbixiyo
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
kkk Fahmo OFFICIAL .. BIIS BIIS miyaa .. waa u qalmaa in mar kale la soo celiyo reer magaal kan codkiisa bilaa muusiga ah laga daba dhacay walee kkkk .. su aashu waa qofku haduu suugaan ku heeso bilaa music .. sow nashiido maaha .. wadaadadu malaha musiga kaliya bay diideen ee may diidin suugaanta kkk maxay idinla tahay kkk
@Toys2030
@Toys2030 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 4 жыл бұрын
Ar ninku cod qataruu leeyahay
@khadraaqaalikhadraaqaali1808
@khadraaqaalikhadraaqaali1808 4 жыл бұрын
Cismaan dayaay waxa inoogu war danbeysay marku gabadha yar kufsaday ee 5 sano Lagu xukumey ayuu magaalada iska qariyay ilay sumcadi uma taale
@Dheeman09079
@Dheeman09079 4 жыл бұрын
Odaygana 🤔🤔
@fatoumabeksi4337
@fatoumabeksi4337 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk waad cod macantahay
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 4 жыл бұрын
Nio ninkn wxuu u eegyey nin dayaay la odhn jiry oo fniinta qaranka ku jiry
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 4 жыл бұрын
Waaa isagii cismaan dayaay weeye
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 жыл бұрын
😂 maxaad kaga soo celiseen
UBAX FAHMO REMIX | SAMIR | OFFICIAL  MUSIC VIDEO
5:27
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 2 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
Ubax Fahmo iyo Juweeriya Janno iyo Oday Reer Miyi Ah Maxaa kala Qabsaday
12:02
Dawo malaha hinaasuhu.
1:28:35
somalworld
Рет қаралды 34 М.
@WARIYE CAWKE  AHU IYO DHIFIQ MAXAA KAla qabsaday
3:33
IDIRIISJAAMAC
Рет қаралды 37 М.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 196 М.
ABTIRSIINYO iyo ADEER FAAHIYE Qaybtii 2-aad- MAXAMED J. FAAHIYE.
13:47
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 11 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН