#OGAADEEN

  Рет қаралды 24,829

kabtanka Tv

kabtanka Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 күн бұрын
We are all madhibaan and we love it and i pray that the young generation erases the ignorance of the old ways
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Күн бұрын
What does mean the old ways ?
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Күн бұрын
Maxaa xanaaqs keeney kuligeen inta fiican ee aan dadka dhibin waa ma dhibaan
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 2 күн бұрын
Midgaan waa qofkii xun hadalka quruxso ee waa madhibaan viva madhibaan meel kasta aad joogtaan
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Xaliima maxamad waan kaa aqbalay,mar dambe ma oranayo hadalkaas
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Күн бұрын
@ waad mahadsan tahay waa wax u roon aduun iyo aqiraba in aan ku hadalno hadal wanaagsan oo qofka wax u dhimaynin shukran walaalo 👍
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Ma dhibaan should change them selves first, before people respect them. Self esteem is important, songs can not change anything
@ZahroDirir
@ZahroDirir Күн бұрын
Soomalidu 3bay ahaayeei:1 :Soomaal,2:Biyomaal,3 Muruqmaal yacni 3 walaalo ayeey ahaayeen mid xoolo dhaqato , Mid Baraleey noqday iyo Mid farsamo yaqaan buu noqday ,markii aan falanqeeyey Abaaro intay dhaceen baa xoolihii dhamaadeen ,Beerihiini ay roob waayeey .Marka muruq maal Farsamadiisii baa Allaah u barakeeyey 2dii kalana Caydh faro maran bay noqdeen Saas baa keentay in ay nacayb u qaadaan (fikradayda)Majeerteen/ khalaf Badhibaan Qaaraanka waa isla dhiibnaa waana Adeeraday.Alaahu ma baarik dadkaas aad dulmideen.
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 Күн бұрын
Waanahay madhibaan waana kufaraxsanahay inaan madhibaan ahaano
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Haa nasra waan ku faraxsanahay
@snw9257
@snw9257 7 сағат бұрын
Madhibaan waa beesha magaca Somaliyeed ugu qiimaha badan. ❤❤❤❤❤🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁💯✅
@fadumaabdi5473
@fadumaabdi5473 4 сағат бұрын
Madhibaan waxa ah qofkaan Allahi abuuray aqoon kaasaa madhibaan ah
@adontiiallahofficial8314
@adontiiallahofficial8314 6 сағат бұрын
Nas allahul caafiya waxa somalida kubadan dad kahàlayaa waxyabao away aqoon ulhay sìda wiilkano kale سبحان الله العظيم
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 2 күн бұрын
All somaali waa Madhibaan that is write we are all Madhibaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adontiiallahofficial8314
@adontiiallahofficial8314 6 сағат бұрын
Beenta qofgà faa fiyaa umada rasulka kamid ma aha صلى الله عليه وسلم
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 22 сағат бұрын
Walaal beenta daa qabiilada ma aha kuli madhibaan waa hawiyo daarood isaaq raxanwayn madhibaan laakiin waa inaan xushmaynaa madhibaan jareer wayn dadka wax soo saarka ugu badan sameeyo🌴🌴🌺🌺🇸🇴🇸🇴🌴🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaptan-serious
@kaptan-serious 22 сағат бұрын
Haye fadumo osman waan kaa aqbalay walaal,lkn madhibaan sida uu Suldaanka sheegayo waxay galaan beelaha somalida
@AminaAbdullahi-r1f
@AminaAbdullahi-r1f 17 сағат бұрын
Anaga Waxanala dega reer, Madiibaan ah, Oo layiraahdo Reer Horogle, weligayana mañan Yasmin. Oo ulamanan dhaqmiin sidii inay yihiin Dad, Naga duwan oo kale. Sababtoo ah, Madhibaanku waa Dad fiican.
@YusufgedicumarSanyare
@YusufgedicumarSanyare Күн бұрын
Madhibaan waa macalimiintii Teknogiyada hadaan garano Hadiikale waa hogaanka berri Quudhsigu qiil male !!
@fifi4686
@fifi4686 16 сағат бұрын
I love all Somalies equally. i just wish we had behaved better with each other and treated one another with respect.
@CariTruth
@CariTruth 9 сағат бұрын
Waa ku faraxsanahay in aan nahay madhibaan wa dad farsama yaqanah caqlibadan
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 22 сағат бұрын
All clan isnot madhibaan but I Respect madhibaan🌺🌺🌺
@Naaladun
@Naaladun 9 сағат бұрын
Hawrarsame waa boqorada Sade❤
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 12 сағат бұрын
Madhibaan. Nahay. Maxa. Ka. Fiicaan. Waa. Soo. Dhawebabaan. Maxamed. Iyo. Maxamuud. Waa. Madhibaan
@jamalomar1097
@jamalomar1097 7 сағат бұрын
Waa sax madhiban baan wadanahay dhamaanteen
@hanidaahir-bx8nr
@hanidaahir-bx8nr 4 сағат бұрын
Waxaan hubaa inaan jeclahay madhibaanka iyo qabiilada ka sooco, anoo gabar ah ayaan go,aansaday inaan aqbalo, laakiin aabaheey iyo cidaydana waan k baqi jiray.
@CariTruth
@CariTruth 9 сағат бұрын
Wana Somali 🇸🇴
@muzamilmaxamed3056
@muzamilmaxamed3056 17 сағат бұрын
Yantaar waa raxweyne waana 9 weeye awoowe
@YaasiinAxmed-q2y
@YaasiinAxmed-q2y 9 сағат бұрын
Maasha Alaah ❤
@bazeera5520
@bazeera5520 2 сағат бұрын
Madhibaan waa dadka ugu ilbaxsan dadka midgaana waa ninkasto xun baa midgaan ah Cid la adoonsan kara ma jiro
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h Күн бұрын
Madhibaan yasha wa badan yihiin
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 2 күн бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Maashaa Allaah
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Күн бұрын
Ogaaden banahay madhimana Waa wll no.❤❤❤❤
@HoodoCbdisalaa
@HoodoCbdisalaa 43 минут бұрын
Wasax madhibaan gob weeyaan Hal raali galiyo reekaas
@dulmidiidmedia9061
@dulmidiidmedia9061 2 күн бұрын
Dadkani wexey midoobeen 1993 laakiin waxa kaa qaldan madhibaan iyo midgaan ,midgaan waa caay laakiin madhibaan wa abtir layaqaan kala daa caayda aad wado oo midgaan ah
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Hye walaal shukran waan khaldamay mar dambe ma oranayo
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Күн бұрын
SHARE
@AminaGAli
@AminaGAli Күн бұрын
Dhinaca waqooyi dadka Soomaalidu waxaay u kala baxaan : 1. Aji 2. Midgo Marka waa in la ogaadaa labada magac meesha laga keenay
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Waa runtaa
@hawaadan4740
@hawaadan4740 Күн бұрын
Sas aa fican from hawiye
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Hhhhh shukran
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 Күн бұрын
Inigu ma cunauriyeynayo reerkaas laakiin anigu biya maalana ma galo soomaalna ma galo tolow yaan galaa
@BisharaIbrahimAdan-h4y
@BisharaIbrahimAdan-h4y Күн бұрын
War kalmada midgaan iska sax midgaan waxa xunbaa ladhahaa
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Haye walaal mar dambe ma oranayo
@FaisalBishaar
@FaisalBishaar Күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SacdiaSheikhqasim
@SacdiaSheikhqasim Күн бұрын
Waryaa ha,ugefin madhiban ma,aha dhurwaa,madhibanku cidnamadhacan,ayaguna,ismadilan,cidna,madhiban madhibanku,waadadnasab,ah
@mounahersi2254
@mounahersi2254 Күн бұрын
Sheego😂sheegoo!!😂 maxa wayaa farsamada waqtikaa jiirtay... maxa wayay garakaa waqtii jiiray😂😂😂 Just love Urself that's all
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 күн бұрын
We are all madhibaan awoow..waxba makala nihin
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 4 сағат бұрын
Ugaaska aan saxee Somalidu 3 dax ma ahan ee waa 4 far 1 somaal waa xoladaqatoo/ 2 boo waa saabmaal waa beeralay/ 3 Biyomaal waa kalumaysatoo/ 4 Tumaal waa farsamoyaqaan ) intaa wixii kabadelan waabeen????
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Күн бұрын
SHORTS😊
@axmedabdimoussa1907
@axmedabdimoussa1907 2 күн бұрын
Madhibaan waa daarood
@FutoXar
@FutoXar Күн бұрын
Soomal, muruq maal , iyo biyo maal, 😮waa xoolo dhaqato, beeraley, iyo kaluumayste
@bazeera5520
@bazeera5520 2 сағат бұрын
Kuli somali walaalo ah baan nahay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Raxaweyn iyo daarood waa walaalo ogow waa ilmo jabarti
@kafia252
@kafia252 2 күн бұрын
Madaa ka dhigay
@mulkij961
@mulkij961 Күн бұрын
Shekadii badshashadii miye ilen afarxabatiihin raxan iyo jarekana ka rebin hee subxanallah
@isiri.2835
@isiri.2835 Күн бұрын
Soomaali.waa.Soomaali.magacaa.Dadka.mideeya er.daaya qobqobka
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Күн бұрын
❤ma dhibana waa hawiye waa maxamada gora garate hawiye❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Haa shukran faadumo waad inoo faaiideysay
@adontiiallahofficial8314
@adontiiallahofficial8314 6 сағат бұрын
Mida kale madhibaan iyo wllohoodba ma ahan dad lagumaysanjiray hadana lama gumaysdo cidna lahaysde uma aha waa ibnuaadam.xor.ah.ma.fahantay.hadii.ladilo ninlomadilo.kufgood ma aha bal isgu day in ad dished nin madhibaana wax kàraca war reeruhu.cidna.madulmiyaan.cidna.dulmi.kamaqaataaañ.mafahntay wad riyonaysa wanada halowsantehee is hagaaji ok hana ka hadlin dad anadan aqoon badan ulahay oky
@adontiiallahofficial8314
@adontiiallahofficial8314 6 сағат бұрын
War waad qaldantahay e halagu saxo madhiban ma aha boqor axmed imaaan e waa ni muusedharo aha dadkana madhibaan laysguma yidhahdo e waxa laysgu odhañiray gabooye lakiin xageed umadiiba ad uga dhigtay madhibaan war ninyoho wax anad aqoon ulahay ha ka hadlin please ok
@dulmidiidmedia9061
@dulmidiidmedia9061 2 күн бұрын
Sxb kala saar gabooye iyo madhibaan madhibaan waa neman hawiye ah laakiin kuwa kale ha is cadeeyeen
@mounahersi2254
@mounahersi2254 Күн бұрын
Wax madhibaan ay dadka kaka ilita majirtoo
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 Күн бұрын
Masha alaah waaba dad qurux badan
@HussienMohamedosman
@HussienMohamedosman Күн бұрын
Dadkan walaalahayaga ah ee madhibaan anagu ma nebcin. Dhibkan hayastaana waa dhib waa hore dhacay Dadka hada joogaa wax kama qabankaro oo runta ma oga. Waadiga arkay oo qabiiladii oo dhan ayaa is wada dhibaataynaya. Madhibaan cidna kama liitaane xaqoodada ha soo dhacsadaan hana iska shaqaystaan. Dhib kale ma jiro waa lakala xoog badanyahay uun.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Күн бұрын
Soomali dhan oo waa dhib socoto ilaa intii alle ku xiran mooye
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Күн бұрын
Awalba soomaali oo dhan soo isku mid maahan wax yar bay kala tirsadaaan
@adontiiallahofficial8314
@adontiiallahofficial8314 6 сағат бұрын
Hada xaqiiqda u bahantahay anaga wanawaydii wax ad shegaysid waa kadab Beentuna waa shay xaraam ah قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الكتاب ليس امتى هذا صحيح
@cabdijabaar.
@cabdijabaar. 2 күн бұрын
Sxb wax badan baa kaa khaldan inta aadan ka hadalin si fiican u soo xuuraanso dadkan arimahooda madhibaan waa beel weyn la mid ah beelaha soomaaliyeed sidaad u sheegayso maaha
@axmedabdimoussa1907
@axmedabdimoussa1907 2 күн бұрын
Anigu isaaqbaan ahay ma ahi hayqasbin
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Күн бұрын
Madibaan wa dad kaan Somali an dhalya xaga ka midan
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 күн бұрын
We are all Madhibaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 күн бұрын
Caalamka oo dhan wa leyihin dad la yaso ama majority ah .uk waxa loo yaqan jibsi.rushka.talyaniga varab kuli wa leyihin.hindida waxay dhahan antoouchable.dowlad walbo weyleyihin somali kaliya ma leh.marka dadkan dhaqan baa lagu hebsoocey moye dadka ayey isku midyihin.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Күн бұрын
1:49 😂. Boon-Waaye baan dhihi lahaa. Dalka7 yaa Heerkaan dhigay. Ma dhibaan taa. Ma been baa.
@kunlow2570
@kunlow2570 2 күн бұрын
Waa runtaa weriye Jifo kasta oo madhibaan ah wuxuu nasabkeedu galaa qabiilada soomaaliyeed,sida reer kasta oo Raxanweyn ah UU u galo qabiilada kale ee maxaa tirida
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 күн бұрын
Ma dhiban wa dadka an dadka dhibin
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb Күн бұрын
Waa sax soaali oo dhan waamadibaan soomaali oo dhan baa wiil iyo abtigii weeye run cad
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Күн бұрын
FOLLOW
@mulkimahamud9772
@mulkimahamud9772 2 күн бұрын
Somali waa wada walaalow tirada kala fogeysay
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Күн бұрын
MADHIBAAN WAA MAXAY ?
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
Lkn horar same waa mareexan dhalad ah
@axmedabdimoussa1907
@axmedabdimoussa1907 2 күн бұрын
Laabgaabnimada ayaa lootumaayaa si cudada looga taageero waa foo
@adontiiallahofficial8314
@adontiiallahofficial8314 6 сағат бұрын
Wllow wax anad aqon ulahayn ha ka hadlin odaygan xataa wax u ka hadlayo wax saxan ma aha cidina cid lahaysde um aha e isasax adiga iyo odaygan ad soo qadtayba wad qaldantihiin ok
@Inccoonnuu1
@Inccoonnuu1 2 күн бұрын
HEESTAAN SOOMAALI OO DHAN AYEEY MIDEYSAY SOOMAALI OO DHAN WAA ISRAACADAY ILAHAY KA DHIGO TII COLAADA OO DHAN MEEL NAGA SAARTAY !SOOMAALI HA MIDOWDO HANA HAISRAACDO!!
@louganwolfe-ng1ss
@louganwolfe-ng1ss 2 күн бұрын
Away cisse rer djibouti somali maaha miya waside
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 күн бұрын
HIRAAB GARGAARTE DAAMI MIDGAAN WAA RUN HABARGIDIR IYO ABGAAL WAA MADHIBAAN KN DADKA KALE MA AHA BEEETA DHAAF 8LKO DHEERE
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 күн бұрын
Maxaa ka fiican heee
@saciidjaamacbootan3795
@saciidjaamacbootan3795 2 күн бұрын
Wa sax
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
ANAGOO MJ AH WAANBA IS GURSANAAYE WHY UGA XANAAQNAA❤❤❤
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Wacdala ma is guursataan??run sheeg dee
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 2 күн бұрын
Waa ruun walahi
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
Sho
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 2 күн бұрын
.madhibaan.waad.caysaya.walaalkeey.waayo.qabiilada.aad.sheeg.tay.waa.kuwa.soomaali.duleeyey.madhibaan.waa.gobgbo.dhashay
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 күн бұрын
Hiraab gargaarte daami midgaan
@mussali3427
@mussali3427 Күн бұрын
madhibaan waa jufo ka mida ah midgaha, muusa dhiriyo sidaas suldaanku u sheegayo maaha ma dhibaan. dadka koonfuurta somalia siiba reer mudug ayaa reerka oo dhan u yaqaan ma dhibaan. gaabooye waa magaca guud waxana ugu tira badan kuwa hargeysa iyo kuwa jigjiga dega, midkoodna maa ha ma dhibaan.
@kaptan-serious
@kaptan-serious Күн бұрын
Waa runtaa dadka ma kala yaqaan siiba dhalinyarada
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 Күн бұрын
Of course we are all madhibaan Looboge was madhibaan
@nalababy3825
@nalababy3825 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍓🍓🍓🍓🍓🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@AweysQureysh
@AweysQureysh 5 сағат бұрын
Runta markaan kuusheego intaaad sheegeyso oo dhan jarer baa dhalay hooyadoodna waa carab tomaha jileecda waxaad karaacdeen hooyadiin oo carab aheyd midabkana aabihiin jarer ayaad karaacdeen marka dad aabohooda inkiraaya sidee nasab kunoqo nayaan
@lkjiopmnjk4247
@lkjiopmnjk4247 6 минут бұрын
😂😂😂😂😂
@CaliAxmad-b5e
@CaliAxmad-b5e Күн бұрын
Guul magaciin ha jiro wax idiin yasana ma jiree miyaad mar hore somaalida iska sareysiisaan Hanbalyo Annigo ka soo jeeda Boorama wanan ku faraxsanahay horumarkiina
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 күн бұрын
Gabooye wa dad badan oo dir iyo daroodbo ka badan ee waxaa loo heebsoocey iyaga iskugu wacan inay yelan ma aheyn .wa been bakhti ma cunin .bakhtiga dintabo ogol in la cuno hadad gajo u dhimanryso.
@CaliAxmad-b5e
@CaliAxmad-b5e Күн бұрын
Ninka gabadh ma dhibana helana waa nin Six Wheel leh guul
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h Күн бұрын
Somalida dhan macala aniga ah
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 2 күн бұрын
Xawaadle kuma jiro miyaa
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 күн бұрын
HAWIYE AYEY LA DHASHEEN HIRAAB GARGAARTE DAAMI MIDGAAN MADHIBAANAY ISKU YIHIIN
@saciidjaamacbootan3795
@saciidjaamacbootan3795 2 күн бұрын
Sax
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir Күн бұрын
War ka jog cawantan is cuneysa ee is Kuf saneysa ee Xadkii islaanimada ka gudbay haku soo leexin Madhiban Hana uu gafin 👎
@CariTruth
@CariTruth 9 сағат бұрын
Madhibaanow adinku kor isku qaada oo farsamadiina ku kordhiya pilot doctor engineer
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 Күн бұрын
❤❤❤mj waa ok
@fadumocali1407
@fadumocali1407 2 күн бұрын
Beenaale isaaq waa carab
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 күн бұрын
IIDOOR WAA OROMO ABAGAADHE CIDA YAMAN EHLUBEYD WAA ILMO DAAROOD ISMAACIIL ALJABARTIYAH KUWAAS HAA WEY YIHIIN LKN ISAAQ MAYA WAAN KAA DIIDAY
KHILAAFKA JUBALAND, DFS | XALADDA ITOOBIYA OO AAD U LIIDATA | SL
32:17
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 20 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 9 МЛН
RUQIYA WAXAA SIDAA U GALAY NINKEEDA OO FURAY DARTEED AX RAG WAA CADOW
9:18
DEG DEG Tiktoker Dilay Askari ka tirsan NISA, Garmaqalka Maanta.
20:15
Somali National Television
Рет қаралды 94 М.
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 20 МЛН