dowlad daris nala ah laakiin aanan aqoonin ?!

  Рет қаралды 245,807

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 416
@ogaansho
@ogaansho 7 жыл бұрын
kanaalkaan waa kii cusbaa - fadlan saaxibada sii gaarsiiyay - videoyadii hore ayaan dib usoo qaaday - lkn insha allah kuwo cusub ayaan soo galin doonaa
@amiirqays1274
@amiirqays1274 7 жыл бұрын
OGAANSHO sxb Facebook muuqaalada soo gali anna balan waxaa igu ah asxaabta oo dhan page aad ku leedahay Facebook inaa ku xariiriyo iyo inaa sii sheer gareeyo muuqalada aad soo dhigto Facebook waayo dadka xaggaa ayay u badan yihiin
@hakimziali9330
@hakimziali9330 7 жыл бұрын
OGAANSHO Cc
@Mr_Kabiin
@Mr_Kabiin 7 жыл бұрын
OGAANSHO thnks
@osmanabdi7976
@osmanabdi7976 7 жыл бұрын
OGAANSHO sxpow channel ka cusub kan soo ma ahan adoo mhdsan hadoo midka kale yahay isheeg wlalkeey
@somalifunny3945
@somalifunny3945 7 жыл бұрын
OGAANSHO wll wadanka.mala tagi karaaa oo dalxiis ahaan malo adi karaa
@MohamedOmar-ly1xr
@MohamedOmar-ly1xr 6 жыл бұрын
aad baan uga faa'iiday ustaad qalinkaaga hakuu barakoobo iyo waqtigaagaba insha allaah
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 4 жыл бұрын
Thanks my dear brother Allah yubarik Allah yaxfaduka
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
I will go there.Insha Allah
@haadroon
@haadroon 4 жыл бұрын
al shabaab will stop you
@safiachannel6050
@safiachannel6050 4 жыл бұрын
@@haadroon hhhhh
@vandhaboy3789
@vandhaboy3789 3 жыл бұрын
Ma aaday marka sxp
@saasuukaa2838
@saasuukaa2838 2 жыл бұрын
Matagtay hada 😅
@habsaabdi2123
@habsaabdi2123 2 жыл бұрын
@@saasuukaa2838 😂😂
@ibraahimcaruus
@ibraahimcaruus 6 жыл бұрын
Waa channel aan in badan ka faaidnay waxaana ani ahaan ka faaiidey arima badan oo iga hadsoo naay mansha allah jazaa kumu allah bahda ogaansho
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
Wooow wadan qurux badan waye shukran wallo
@RijaalYoonis
@RijaalYoonis Жыл бұрын
I want go there inshaa Allah
@samsambashiirmohomed2393
@samsambashiirmohomed2393 4 жыл бұрын
Masha allah barnaamijka waa xiisayaa👌👌👌👌
@aishaabdi1890
@aishaabdi1890 7 жыл бұрын
Masha Allah ad aya ukufaiday
@hoododubad2921
@hoododubad2921 5 жыл бұрын
Wllkayow waa kuu kala kacay wlhi chanelkan cusub manzhallah waad guulaysatay halkaa kasiii wad alle hakuu barakeeyee anaguna waanu kaa faa'idnay
@Abulwaagacusub2014
@Abulwaagacusub2014 7 жыл бұрын
mahadsanid walal halkada kasii wad camalka aad uheesid bulshada
@rasheedismayil3311
@rasheedismayil3311 5 жыл бұрын
ogaansho maansha alaah Wal jasiirada shishalis hay u Dhawdahay xeebaha somaliya Maxay ugaan waayeen Somalidii hore ? Waan idiin salaamay Ogaansho salaanta islaamka
@Ustaad.hassen
@Ustaad.hassen 5 жыл бұрын
Masha allah ogaansho aad ayan u hambalyaynaya sababto ah waxad soo jeedisan arimo aad loogu baahanyahay waxad no samaysan in aad no faaidaysan ood naguna taageertan in aan gaadhno halkaa aad gadheen oo kale oo waxad u baahantihiin isla markaaba aad si toos ah u gudbin kartaan inta oo dadna nidaawankarto
@jaamacmustafemaxamuud4237
@jaamacmustafemaxamuud4237 6 жыл бұрын
insha alaah waan gaar siin runtaa macluumaad fiican ayaan idinka helay 2 da jasiiradood ee sechelis Iyo soqotra
@aademibraahim794
@aademibraahim794 6 жыл бұрын
Masha Allaha wll hakaas kasii wad guleyso guul
@ifraaxcabdiraxmaan1204
@ifraaxcabdiraxmaan1204 6 жыл бұрын
mnsha Allah wll alle cilmiga iyo cimriga hakuu barakeyo
@movitationofficial2878
@movitationofficial2878 5 жыл бұрын
Waa runyaa
@143brothers
@143brothers 7 жыл бұрын
carabta ku nool waa soomaali waxayna ku beermeen casrigii sayid maxamed cabdule xasan dhulka ka talinayay markaas oo engrisku saldhig wayn kulahaayeen jasiiradaas ayna ku xireen suldaan caan ahaa laguna magcaabi jiray maxamud cali shire iyo dhalinyaro somaliyeed oo nidaamki engriska diidanaa kuwaaz ayaa waxa usuurto gashay ina loo ogolaado inay guursadaan madaama dadka jasiirad yaraayeen iyoo xiran ayayna aad ugu tarmeen halkaas . mahadsanid
@cabdixakiin5701
@cabdixakiin5701 7 жыл бұрын
Dadka carabta ah ee kunool Seychelles waa carab somali Mahan somaliya xageey carab ku noqotey Somali waa afrikan hadan carab nahay afcarabi ayey luqadeena ahaan lahayd lasocda
@Asli256
@Asli256 7 жыл бұрын
adoo miidhan bn waxba laga dhadhicin karayne somalidu waa carab waliba kuwa woqooyiga dhegan waxana ku cadaynaya in luqada kelmadeheeda badankodu yihiin carabi
@mulkinurn9737
@mulkinurn9737 6 жыл бұрын
بلادي ارض الصومال mcnaahaagu soomalilands maad ulajeedeedaa carabtu hhhhh war hakala qaadin kuligeen carabi yeeynu kuhadalnaaye
@Alisalah_24
@Alisalah_24 6 жыл бұрын
Abdikani Mohamud Abdi sax DNAga somalidu Wa middle east iyo north Africa
@abdijalilabdi251
@abdijalilabdi251 5 жыл бұрын
Lkn brother soomaali carab maha Afrikan baan nahay niyadaada taas gali carab diinta umbaan iskugu imaanaa
@ayuubmaxamedmaxamuud5251
@ayuubmaxamedmaxamuud5251 7 жыл бұрын
Soomaliy ayaa joodaa ee Seychelles ayaa rabaa ee qaabkee aa duaadaraa Walaa aloomasan
@mrnuhahmed5856
@mrnuhahmed5856 6 жыл бұрын
Insha allah walal mhadsanid
@halalinvestment8639
@halalinvestment8639 2 жыл бұрын
Meshan in ay somali lahato aya wanagsaned qurux masha allah
@XIINKA31
@XIINKA31 4 жыл бұрын
Masha Allah cilmigaaga wa Maxamed Nur walaal
@salahabdirizak9348
@salahabdirizak9348 7 жыл бұрын
Mahadsanid Hormar wacan sxb
@saladomahamad5549
@saladomahamad5549 4 жыл бұрын
ماشاء الله الله يبارك فيك
@amiirkack9427
@amiirkack9427 4 жыл бұрын
Waan tagayaa chp mahadsanid
@hamdiabdi1409
@hamdiabdi1409 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo waligeey meshaan ma maqlin hadaa igu horeyo wale hada kdb chanelkaaan musasal cml inaaa ugu xirnaaado waàayo kaga daranee Somalia waba udhawyihin abidna ma maqlin mhsnd wllo
@jihaan8318
@jihaan8318 5 жыл бұрын
Walaal hadaan isku dayo inaa tickets U goosto sechlea matagi karaa oo meel loosafri Karo ii amni ah miyaa.becouse cabsi ayaa daremaya hadaa isdhaho U Safar
@laylaqureesh2355
@laylaqureesh2355 4 жыл бұрын
Ana sokale wanka cabsdaa
@salmasahar7861
@salmasahar7861 3 жыл бұрын
Sychelles dadkoo dhan buu u dalxiisa
@shucaybibraahim7369
@shucaybibraahim7369 2 жыл бұрын
Markaa see lotagi kara ma lais waydiyy wligay ma arag mel fisaheda lahu hadal hayo iyo somali tagtybee
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 2 жыл бұрын
@@shucaybibraahim7369 aniga xta waligy mamaqal
@maxamedcabdimaxamed6809
@maxamedcabdimaxamed6809 2 жыл бұрын
​@@shucaybibraahim7369 hada maqashid silotago isosheg AMA number isii an iswaheshane
@kadardirie6905
@kadardirie6905 4 жыл бұрын
Wadankan waan qabsan doonaa!
@sayedfarhan5859
@sayedfarhan5859 4 жыл бұрын
Marka umad wada dhalatay isku mashquusho bad beri iyo jaziradba waa lagala wareegaa n Dhulkaaan anaga iska leh ayada iyo dalkeedaba inshaa allaah wiilkayga lawareegi doona
@rahhmamohhamed9027
@rahhmamohhamed9027 2 жыл бұрын
Insha alaah wll
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Walaal marka hore waad mahadsan tahay mida xigta aniga SOMALIDA tariikhdeedha ayaa shaki iga jiraa waxaan u heystaa gumeysti ino dad nagu dhex berey sida inaan isku diidanahay Ya Rabi
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 2 жыл бұрын
Ha apyo wllhi gumaystayashi aya nagu darty isnecebka dhexdena
@amiirelhajji5639
@amiirelhajji5639 7 жыл бұрын
Masha Allah, waxaad ii faa'iidayse mudo badan waxaan ku mashquulsanaa Jaziiradaan asal ahaan dadka kasoo jeedo iyo qaab ahaan sida ay u dhisantahay mahad sanid wall jiro cilmigaaga allaha ku siyaadeeyo akhii
@safibilcired4335
@safibilcired4335 5 жыл бұрын
😄😄😄😄😄 Kulahaa dadkas carabta aha inay somali yahin ayaa ugu dhawdahay
@malizahazzan2607
@malizahazzan2607 6 жыл бұрын
Mcha allah hor u soco wll
@zakariyemohamed29
@zakariyemohamed29 6 жыл бұрын
Mash allah wll omar inshar ugu horeen hlked jogtaa wll
@aaminoabdullahi9130
@aaminoabdullahi9130 2 жыл бұрын
I will visit there Insha allah
@shaficiihassan3879
@shaficiihassan3879 2 жыл бұрын
wll matagte manta aniga hada maqlaya
@rihannaruhii1641
@rihannaruhii1641 7 жыл бұрын
lll thks waxbadan kaa faa idey 😍😍😍😍waana lugu xirnaandoonaa
@suhaibsaed9986
@suhaibsaed9986 7 жыл бұрын
first personally ☝️
@farahiise8914
@farahiise8914 5 жыл бұрын
waa kanaal fiican
@samiirasiyad748
@samiirasiyad748 6 жыл бұрын
Aad Ayan ooga helaa wlh mahadsanid walalky
@shaafijama3417
@shaafijama3417 7 жыл бұрын
waad mahadsantay teacher
@Sabrasiman9
@Sabrasiman9 6 жыл бұрын
Waxyalo badan aan aqon aynkbrty halkan shukran cumar inshar
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
Beautiful country
@gurfaanchannel6958
@gurfaanchannel6958 6 жыл бұрын
mhdsanid xogtan waan radin jiray
@cabaascabdullahi8665
@cabaascabdullahi8665 7 жыл бұрын
waaa markii igu horrrysey aan maglo saychele mashal allh
@SadakBatch-Roll
@SadakBatch-Roll 6 жыл бұрын
Cajiib cute one its big channel i interested allready thanks all you
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 6 жыл бұрын
Seychelles maqalkeedaba waxaa igu horaysay markii dhalinyarada yar yar ee soomaaliyeed lagu dhigay lkn magaca aqoon dhaafsiisan kaman haysan balse maanta markaan barnaamijkan daawaday baan wax ka ogaaday mahadsanid walaalo
@sowdoabdinor8548
@sowdoabdinor8548 5 жыл бұрын
زادکالله العلم و المعرفة يا أخي العزيز
@normohamed5893
@normohamed5893 6 жыл бұрын
mahadsanid mudane
@mohammedwaise495
@mohammedwaise495 4 жыл бұрын
Walaal waxaad ka soo jawaabtaa andulus Alhambra place anigu waxaan rumsysanahay in ay meeshaasi masjid ahaan jirtey adigu waxaad tiri sudii masjid bsy rukumadeedu u eg yihiin?
@abukarjeylani2581
@abukarjeylani2581 7 жыл бұрын
Masha Allah
@abdirahmanabdulle9692
@abdirahmanabdulle9692 6 жыл бұрын
Sxb aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinayaa, welli ma arag Chanel afka somaliga ku hadla oo sidaa uga hufan dhaliil kan hortiis. Sxb sidaa aqlaaqdu ku dheehantahay, u wad in aad u barto dadkaaga,, raadadka,, ku saabsan,, anthropology,, civilization,, cultural heritage,, iyo wixii la hal maalla,,, thanks,,
@hamzemohamed1753
@hamzemohamed1753 7 жыл бұрын
Waaan ka helay mawduca aadku so bandhigtaan tarta KZbin waad mahadsanid tihiin
@hassanabdullahiali1613
@hassanabdullahiali1613 6 жыл бұрын
masha allah
@marwaanmustaf9885
@marwaanmustaf9885 5 жыл бұрын
Waaa markii iigu horeysay maqlo Seychelles waa wadan qurux badan
@othomasmuller1581
@othomasmuller1581 7 жыл бұрын
omer mohamed ilahay kheyr hakuugu bedelo warbixinta aad noo faidynayso
@harunhassan9530
@harunhassan9530 7 жыл бұрын
thomas muller
@kaderahmed708
@kaderahmed708 7 жыл бұрын
#OGAANSHO waa channel aad wax badan ka baran kartid
@ليبانمحمودجامع
@ليبانمحمودجامع 6 жыл бұрын
Walaal siishali dal jira ma'ahan ee wax adiga ahaanta iska sheegayo Hadii ay jiraan fadlan waxaan kaa codsanayaa in aad warbixin buuxa isiisi waliba sida ugu dhaqsiha badan Hadey noqoto dal mid sax waxaad sheeygeysid aniga ahaan waxaan aaminsanahay dhulkaa in ay leedahay somaliya Waayo dhulkeena gumeystihii baa kala fardhiye Warbixinta aad naga siisay siishali waad Ku mahadsantahay
@xubaniowxubakheyri8345
@xubaniowxubakheyri8345 7 жыл бұрын
Waa layabay maclumadkakan runti wali qof kama maqlin maclumadkakan allah ha ku dhowro
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 4 ай бұрын
Faransiska wax kadamac badan waligey ma ,argin wallhi Allah naga xijaab o shartiisa
@adiidiyaomar6453
@adiidiyaomar6453 6 жыл бұрын
somalia meeqo jaziirada ayaa qabtaa OGAANSHO
@hamisare5073
@hamisare5073 3 жыл бұрын
Know iyo toban jaziirad ayay ledahay Somalia 1 sacadiin 2 samhah 3socotra magageedu yahay socoto 4 koyama island 5drash 6chuvaye 7seilac Archpelago 8 chula island 8banjuni island 9aibat 10abdalguri 11 sacdin island Kuli Somali ba leh qola na yamen baa Naga haysato kuwa kalena badana bajun balsa kuli Somaali baa leh
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 3 жыл бұрын
@@hamisare5073 mala dagaa mise wa lama dagaan ?
@ibrahimhussein4228
@ibrahimhussein4228 5 жыл бұрын
Nio waan kaa diidey soomalia na carab wax uma galin waxeyna leedahay taarikh ka badan 6 kun iyo bar sano ka badan
@aadamabdi1458
@aadamabdi1458 6 жыл бұрын
Haa somliland baa leh dhulka oo somaliya baa uga nimi wana donaynaa
@abaadirnuur5571
@abaadirnuur5571 6 жыл бұрын
Mahadsanid Muslim iyo gaalo yaa u badab
@janadoonabdifatahturkj6785
@janadoonabdifatahturkj6785 6 жыл бұрын
OGAANSHO suldaan maxamuud Cali shire oo ahaa suldaankii saldanada warsangeli Ee waqooyiga soomaaliya ka talinayey sayid maxed cabdille xasan ayaa seedigii ayuu ingiriisku u masaafuriyey Seychelles wxana maqlay inuu halkaa Ku dhalay ubad badan raadi kuna darso xisaabta fadlan Mahadsanid
@asiyasiciid5317
@asiyasiciid5317 3 жыл бұрын
mhdsanid wll after 4year
@wahaliye4850
@wahaliye4850 6 жыл бұрын
mahadsanid wllo
@raxmomaxamed9104
@raxmomaxamed9104 6 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin ogaansho
@doublethreesomalichannel2223
@doublethreesomalichannel2223 7 жыл бұрын
Mawduuca waa masha allah
@cade3808
@cade3808 5 жыл бұрын
Wll cumar inshaar dalkaa mayahay wadamada loo haajiro oo daganaasha siiya tahriibayaasha
@kooshinabdi1880
@kooshinabdi1880 6 жыл бұрын
mashaa allaah
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 4 жыл бұрын
I will go seychelly insha allah
@allofsportsgif2548
@allofsportsgif2548 5 жыл бұрын
Insha Allah aniga ku nolanii donaa
@abdirahmanabdiaziz431
@abdirahmanabdiaziz431 7 жыл бұрын
Msha wll cilmiga aad doogafa idaysay waa kumaysan tahay walahi ogansho wax ban kabartay dal nala darisa baan ogaaday wll cilmiga aad noogo faa idaysin allah khayr hakugu badalo
@mubaraktoti2168
@mubaraktoti2168 6 жыл бұрын
Mnsha allaah
@mubaraktoti2168
@mubaraktoti2168 6 жыл бұрын
Zxp
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 6 жыл бұрын
Meshan ku tahribi lahay wye 😂😂😂 mel aday waye beh
@nimcoabdi5862
@nimcoabdi5862 4 жыл бұрын
Waan isla aadaynaaa 🤣
@shucaybibraahim7369
@shucaybibraahim7369 2 жыл бұрын
Inteee lomara hala ada maxumee waryn la idin cunin
@abdinuurhassan7763
@abdinuurhassan7763 6 жыл бұрын
Mahadsanid
@bashiraden5126
@bashiraden5126 4 жыл бұрын
Asalaamu calaykum uztad cumar jazaakalaah waa meel aad u qurxoon meeshu balse inaga ka soomaali ahaan markaan inagu aan jaziiradaha nagu dhaw kawar hayn waynay ama aan inagu sahmin waynay waxa dhul nagu dhaw ayay francis iyo dadyaw kale dad ku beereen markaan inagu xagii khayraadka nagu jiray aan kasoo jeedsanay oo aan meel waxba uun naga jirin aan maalinba dad isku haysano ayaa jaziiradihii nagu dhawaa lawada calaamadsaday
@inaabiibqaalib7706
@inaabiibqaalib7706 7 жыл бұрын
WalaHi OGAANSHO wax Badan Ban Ka FaaiiDay Mahadsanid Niin RaGa
@AbdiwaliH
@AbdiwaliH 7 жыл бұрын
sxb waxaad naga soo caawisaa sida loo soo downloud garaysto after effect waan ku kadeedanay ee video ka soo samee
@blueface5892
@blueface5892 Жыл бұрын
Wan ku jecLahaY wll
@ismaanxirane3608
@ismaanxirane3608 5 жыл бұрын
asc walaal. adoo mahadsan iga qanci arintaan..hadiiba adi dhaday dadki ugu horeeyay seychellis waxa ku beeray fransiiska xagee ka imaaday luqadaan sedaxaad oo seychillisaanka ah english iyo faransa wanbe gartay oo wey gumeesteene sey ugu suura gashay dadka in ey afkale ku hadlan🤔 iga jaahil bixi midaa asc
@hassanmacoow611
@hassanmacoow611 7 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا حي انا متابعكم
@entertainmentshortshd9026
@entertainmentshortshd9026 6 жыл бұрын
asxpta like👍👍 halaygu qabto chanalka wan ubogeee
@cagtaxaji3779
@cagtaxaji3779 7 жыл бұрын
Sxb waxn codsan lahaa inaad kahadashid waxbarashada
@gacalsirajfb3149
@gacalsirajfb3149 4 жыл бұрын
Caraabtasi waxa laga yaba in ayy yihiin somali ahahahhahahahahhahahahahahahahhahahahahahahahahahahahahahhahahahahahshahshshshshshshshshshsgsgsgsgsgsgsgsgsgsgsgsgsgsgsgsshahahhaahah
@husainhassan4304
@husainhassan4304 3 жыл бұрын
Somali miyaa Carab eh Nio jeclida wuxuusan ilaahy kadhigin inaad Sheegato🤔
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
From puntland Somalia wxaan rbaa in aan Somalia puntland kusoo daro
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 7 жыл бұрын
✔👀👀👀👀👀✅👂👂👂👂👂👂✔
@nasraabdallaibraahiim6637
@nasraabdallaibraahiim6637 4 жыл бұрын
Aniga waaw kola yaabay waxa dhahday somalia wa somalia hadana maxa waaye crabta aad sheegaysed 🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️😄😄😄🇸🇴🇸🇴
@qaldos3394
@qaldos3394 4 жыл бұрын
Waxa lagu sheegay aya layiri sbbto carab lama dhihin carab wye sbb ah carabta maraban ina lagu yirahdo waa carab waxa seycheles joga
@lilikarero6879
@lilikarero6879 6 жыл бұрын
Dad aan ogahay hadee tagaan waan taabsanay eey dhihi lahaayeen
@mukhtarissa9333
@mukhtarissa9333 6 жыл бұрын
asxaapta ku hawlan shaqada ka dhex socota kanaalkan iyo soo gudbinta barnaamijyo xiisaha leh aad baan idiinku mahad celinayaa. hadii ay macquul tahay waxaan u baahanay meel aan dalab kayaga kasoo dhiibanayo si aad barnaamij yadaan rabno noogu soo diyarisan .
@ahmedhajjiyuosuf86
@ahmedhajjiyuosuf86 6 жыл бұрын
Ogaansho 😍😍😍
@abdallahahmed7668
@abdallahahmed7668 5 жыл бұрын
Wlll Kazakhstan Warbixin nooga soo diyaari
@mohamedhassan12
@mohamedhassan12 5 жыл бұрын
Deegaankaas anigaa u baahan inaan qoomiyad cusub ku uruuriyo hadhoowna aan Seychellesian noqono
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Waxaan lakulmay Islaan 98 Sano jirto oo Timid Ingriiska Sanadku Markuu ahaa 1962 , Waxey aad ugu ekeeyd ayaaydey, Waxey iisheegay In Walalkeyd uu Kuduuganyahay Mugadishu Sanadku Markuu Ahaa 1953 ayaa lagu aasay bey igu itiri, Muqdishu Waxey ahayd magaalo quruxbadan Dabcan Xiligaas Waxaa Haystay Talyani oo Ajaanib badan oo Gaalo ubadan baa degeneyd. Kanisadahoodana weli Tan Afrika ugu Weyn baa Kadhisneyd. Markii Fransiiska lagasaaray Oo uu Ingriis Qabsaday bey Waxey usooguureyn Uganda kadibna halkaan bey Yimaadeyn London . Cajiib Somaliya Waxbadan oo Naga Qarsoon baajira.
@saadaadchanal1411
@saadaadchanal1411 5 жыл бұрын
Ogaansho taageero buuxa ayaan kuu ahay waxaana kuusoo gudbin doonaa taariikho badan oo somaliya mamida iyo magaalooyin qadiimi ah
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 6 жыл бұрын
Shukran
@alibinali20
@alibinali20 7 жыл бұрын
Aadat u mahatsantahy sxb
@ayuubmaxamedmaxamuud5251
@ayuubmaxamedmaxamuud5251 7 жыл бұрын
iyo Baasboordiisa Noosoodiyaari
@djrobba1961
@djrobba1961 6 жыл бұрын
Tnx Chanel ogaansho I liked
@sglfilms7025
@sglfilms7025 4 жыл бұрын
Waxbadan ayaan kabarty ogaansho
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
jaziirada layaabka  suqatra - socotra - #OGAANSHO
8:32
OGAANSHO
Рет қаралды 245 М.
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Calamo micno gooni ah | iyo micnahooda | #OGAANSHO
8:13
OGAANSHO
Рет қаралды 89 М.
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 335 М.
40 QISO | WAA QISOOYINKA UGU SAAMEYNTA BADAN EE   Sh.Mustafe
3:26:07
Saxiix Media
Рет қаралды 72 М.
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН