Maxay Dadka Qaar Xasaasiyad Uga Qaadeen | Suuriyaanka Ka Soo Guuray Turkiga |

  Рет қаралды 66,881

OGAANSHO

OGAANSHO

7 күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 400
@hudaali2574
@hudaali2574 5 күн бұрын
Cumar siduu ilahey kuula og yahay umadan soo gudbin odaygu inu somalida ku tilmamay dad adoon ah oon xadarad laheen muqdishan carabtu aas asen madan dadka usheegin
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 күн бұрын
Ninkan waa nacas carab cabud ah ee hadhagsysan kan kalena waxa layiri waa gibil cad ama dirxigi ilana noola
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 күн бұрын
Kasaa yiri haday naf leyihin mogdisho hadhex dhigen balaqisa haday yeliwayana way yihin waxa lagu sheegayo
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
Muuqaalka daawo hal kalmad oo adoon nagu tilmaamayso muu dhihin
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 күн бұрын
@@abdallamaxamad Wuu kasoo jaray
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 күн бұрын
Haka sugin ninkaan ogaansho inuu carab kaa celiyo ama kuu caayo waligiis ayuu carabta u hiilin jiray😂
@geeleisse4406
@geeleisse4406 5 күн бұрын
cumarow waan ka gudubne xiligi la is carabeen jiray . carabta umadahaas aduunka noo la midyihiin . mana yeeleeno taariikhdena in laga been sheego🚫⛔
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 күн бұрын
Waa kugu racay
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 3 күн бұрын
Wankugu racsanahay❤
@rania-ng1kj
@rania-ng1kj 2 күн бұрын
Exactly 💯
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 2 күн бұрын
Sax❤❤
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 2 күн бұрын
Waa runtaa
@libandacad3043
@libandacad3043 5 күн бұрын
cumar inshaar muuqaalkaan aad baa u hagratay dadka kugu xiran aan ka midka ahay wax yaabo badan oo gaf ah laakin aad soo gudbin baa jiro sida in magaalada muqdisho carabtu aas aasday ii umada somalida lagu tilmaamay adoon aan waxba sameyn karin
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 4 күн бұрын
Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@user-us3xh9wl8y
@user-us3xh9wl8y 4 күн бұрын
⁠@@Ahmed-gx9zy yeah very suspicious, he supports the video and the film maker who always shows a negative viewpoint of Somalia.
@Jhghfgfjbhdjshshhjisuey
@Jhghfgfjbhdjshshhjisuey 3 күн бұрын
Raali galin ha ka bixiyo mar dambe ha ka hadlin mawduucan o kale
@XuseenXuseen-fz6qk
@XuseenXuseen-fz6qk 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@Ahmed-gx9zy
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 2 күн бұрын
​@@Ahmed-gx9zywar ninkan waala yaqaana inuu somali yahay social media yahana mudo ayuu ku soojiray ee adiga shalay miyaa telephone lagu siiye oo maanta ayaa youtubena kuku horeysa.
@Gahtaan.
@Gahtaan. 4 күн бұрын
Ninkaan Somalida wuu bahdilay runtii, Af Carabiga ma 2 nooc miyuu naqday tallow.😮
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 20 сағат бұрын
Somali baan ahay carabna waan ahay ayaan fahmi waayay! Somali carab maaha Qofkasta oo muslim ahna carab in uu noqdo kuma qasbana . afcarabina kuma hadalo hana daayaan carabtu.
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 күн бұрын
Carabtan aad futada udhaqayso naga jooji,shalay bay ahayd markay lahaayeen soomalidu waa Ethiopian dhulkana anaga iska leh.carabta malaha labada xabee wanagsan baad ka aragtaaye
@Good1-r1m
@Good1-r1m 3 күн бұрын
Carabtan aad futada udhaqeyso Naga jooji
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 3 күн бұрын
Waad ku sugtay waxay noo arkayaan inaan isku dhadhajinino carabnimada
@SalmaKhalid-pd7ei
@SalmaKhalid-pd7ei 3 күн бұрын
​@@hamsehalane7154waxas weey dhamatee somalidana wey tooseen wllo qali
@macalincaalin6670
@macalincaalin6670 3 күн бұрын
Waa cadow dadkena ino dhax fadhiyan langabyada way yar yihiin oo way cabsanayn mooye ee Somalida way dhibaten lahayen sida suucida cml
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 2 күн бұрын
@@macalincaalin6670been maha Wlhy
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 4 күн бұрын
Xaqiiq carabta dhulalkodu markan tagnay gabadhahoda inan guursano wayka faani jireen Lkn carab raali kama nihin in gabdhahaanada loo guuriyo somali somali ha guursado
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 4 күн бұрын
Aniga ayaa berri-carab ku noolaa, soomaaligu waa addoon marku dhulkooda joogo, balse inagu waxaynu u haysannaa inay walaalaheen yihiin. Meesha aad carab ku aragto nolosha ku gub.
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 2 күн бұрын
Haaa balayo ha guursato carab iyo hindi
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 2 күн бұрын
Carabta oo kaliya ma'aha midaas ogow walaal, bini aadam oo dhan way kasiman yihiin ,dad ay u arkaan kuwa liita kama guursadaan, gabdhahoodana uma guuriyaan, Somalida xataa dhaxdeeda arintaas way kajirtaa oo waxaa jiro qabiilo la heeb sooco waad maqashe ayan umaleynaa arintaasna , marka carab waxba ha colaadin aduun ayaa joogta midkii wanaag kula imaado wanaag ku qaabil kii kalena warkiisa iska xer..
@maxamedqaasim9309
@maxamedqaasim9309 4 күн бұрын
Muuqaal taariikhdeena looga beensheegay , ayaadba caadi kula ah . Somali jaceylna waad sheeganee !!!
@Cadduurow
@Cadduurow 5 күн бұрын
Sidaad iidhihi karta dad addoomo ahaan jirey ayaa ka soomaliyeysan oo adigu waxa tahey qof aan dhulkan laheyn, waxba been hadhoob dhoobin omar insharo ee haddaad carab caabud tahey dadka kalena maskaxda wax khaldan ha uga shubin fadlan.
@SalmaKhalid-pd7ei
@SalmaKhalid-pd7ei 3 күн бұрын
Waa arab cabuud wan aaragna beentiisa wuxu diifacaya dad dhuulkeena i sheeganayo oo ajanib ah ino tagero waa qaalad weyn
@Cadduurow
@Cadduurow 3 күн бұрын
@@SalmaKhalid-pd7ei saxibtinimada ayaa kala qiima badan wadankiisa misuu u ceeb qarinaya waliba, si eyna dadku ugu soo jeesan.
@jaltul8909
@jaltul8909 3 күн бұрын
War Soomaaliyeey ninkaan carab caabudka ah kala noqda 1M waan nebcahay Soomaalida carabta Leefleefta.
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 2 күн бұрын
Sax sax
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 5 күн бұрын
Cumarow joog عنترة adoon baa dhashay africaan ah caqli gal maaha soomaalida oo ka xadaarad wayn Carab iyo africaan inu inankii cantara u bixiyo waa gef laga galay ummadda Soomaaliyeed. Saxafiga waa inuu intaa ka jaraa suurida xamar buu asalka haku eekaado mawduuca asxaabta inta i raacsan like.
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 4 күн бұрын
Waa. Sax waa african iyo carab somalida wariyaha ben ma sheegin
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 4 күн бұрын
Omar inshar waa carab caabud ajanabiga iska dhisa isku dhuldhiga Soomalida liida
@zakiyare1675
@zakiyare1675 4 күн бұрын
​@@Shamuuri_official393 waxad ku hadlaayso ka fiirso hanna nogafiin
@zakiyare1675
@zakiyare1675 4 күн бұрын
Wa inn laaga jaara wa gaaf nola gaaystaay
@adanniman336
@adanniman336 4 күн бұрын
Waad ila aragtay walhi​@@mohamedabdullahisaid2457
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
﴿وَلَو شاءَ رَبُّكَ لَجَعَلَ النّاسَ أُمَّةً وٰحِدَةً وَلا يَزالونَ مُختَلِفينَ۝إِلّا مَن رَحِمَ رَبُّكَ وَلِذٰلِكَ خَلَقَهُم وَتَمَّت كَلِمَةُ رَبِّكَ لَأَملَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنَ الجِنَّةِ وَالنّاسِ أَجمَعينَ﴾ [هود: 118 - 119]
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 5 күн бұрын
Somalidu waa dad muslimiinta jecel lkn ayagu carabtu nama jeclo ilaahay baan ajar baan kasugaynaaa
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 күн бұрын
Haaa
@saidhussein1064
@saidhussein1064 4 күн бұрын
muslimka carab waa ka balaaran yahay senegal waa muslim maad jeclaatid mise waa african jareer ah oh somali munafiqiin😮
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi 3 күн бұрын
Haa wlhi carabta cid kaxun iney jirto u maleynmayo
@SalmaKhalid-pd7ei
@SalmaKhalid-pd7ei 3 күн бұрын
​@saidhussein1064 teeda kale sxb suurida noso qaxdey qar waa kirishtan qaar waa shiico waxay muudaan in ay arabta dhan ay Muslim tahay ma oga suurida shiico iyo gaal ba lii dahay marka somalida waxuda. Waa arab cabudnimo uf😊
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 3 күн бұрын
@@saidhussein1064 carabtu diintay inoo keenin wax lamid ah majiro
@mohamudsaleban669
@mohamudsaleban669 5 күн бұрын
filimka inta wanagsan un bad soqadatay lkn xadgudub badan baa kujira iyo taariikh ben abuura
@user-yb4zd9rv3t
@user-yb4zd9rv3t 5 күн бұрын
aad iyo aad zxp ninkan carabta eyda ah wada rusul buu uhaystaa
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 күн бұрын
@@user-yb4zd9rv3tlagama yaabo ninkaan inuu ka hadlo dhanka xumaantoda
@raxmocumar4730
@raxmocumar4730 5 күн бұрын
Maxaad u aflagaadaynaysaa waxaa ku diidantahy kaliya sheeg lkn aflagaadada jooji​@@user-yb4zd9rv3t
@fariida6236
@fariida6236 5 күн бұрын
Ninkan maaha somali waa shaanshi
@najiibyare4483
@najiibyare4483 3 күн бұрын
Ninkan cumar inshaar waa nin carabta caabuda
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 5 күн бұрын
Aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw ❤
@NaheemaNaheema-pl3sd
@NaheemaNaheema-pl3sd 5 күн бұрын
اللھم صل وصلم علی نبینا محمد
@ib1244
@ib1244 5 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم 🖤🖤🖤
@mohamedrashka9102
@mohamedrashka9102 4 күн бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw
@OSMANAHMEDJAMAC-ub7wc
@OSMANAHMEDJAMAC-ub7wc 4 күн бұрын
Scw
@Events98
@Events98 3 күн бұрын
Scw scw
@Nihaalmohamet
@Nihaalmohamet 5 күн бұрын
Suuriyanka &sudanes waa kuwa burbukii somali soo dhaweystay waa dad qalbi wanagsan❤Allah ha qaboojiyo dalalka musliminta
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
Suudan garanay waa run iney naso dhaweyeen lkn suuriyan xage nagu soo dhaweeyey
@user-fb2qz8rv6q
@user-fb2qz8rv6q 5 күн бұрын
​@@user-iz4tc3kh5qsyria somali badan ayaa kunooleed inta aysan burburin 2011
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 4 күн бұрын
@@user-iz4tc3kh5q soo baar dee
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 күн бұрын
@@user-iz4tc3kh5q somalidi. Suriya tagay visa lama waydin. Jirin. Shaqo xita wa laga shaqaynsan joray mesha lagu. Ba ay. Wa. Khalijka
@shorttube507
@shorttube507 4 күн бұрын
waxay ku yaqanan adoon aan wax tariikh ah lahayn oo xabashi ka timi . wax la soo dhawaysto maaha
@mindhup
@mindhup 5 күн бұрын
12:20 "adiga ay ka Somali sanyihiin" Ma waxa idhihi rabta yamaniga Somali yimid ba ka somalisan ninka Somali udhashtay oo abkiisa dhan dhulkas laha!!!!!!
@hudaali2574
@hudaali2574 5 күн бұрын
40 sano kadibna kuwaana kaa somalisan isku diyaari 😂
@mindhup
@mindhup 5 күн бұрын
​@@hudaali2574wee dhihi karaan lakin uma rumooweyso
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 күн бұрын
War hadhagay doqonkan waa dadku nool dhulka carab oo cabuda isuna haysta inay yihin lkn waxay dhahan adon dalkoda wuxu kujoga ciwamad si neef xolo o cashuran walahi
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 күн бұрын
@@fadumobulale173 Ninkan cumar ladhaho asiga ayaaba Qatar intaas joogee maxey usiin waayen pasaport qatari ah
@adalmedia4291
@adalmedia4291 5 күн бұрын
Waar kuwani wadan ma qaadan karAne ethiopian ayaa hadii cidi wadan qaadato qaadanaya,kuwani inooma eka lkn ethiopain way inoo egyahiin,dadka shaqaale weeyi wadankoodii ayey ku noqonayaan. Laga ayaaba inaan maalin u baahano wadankooda syrian abaal ayey nagu lahaayeen,lkn kuwa jasiiradu carab waa xun yahiin
@wiilgarasho8362
@wiilgarasho8362 5 күн бұрын
Odigaas haduu jinsiga soomaalida u gafay waa edeb daranyahay chanalalkaasna hala ropot gareeyo dowlada odigaas xabsiga ha dhigto
@SalmaKhalid-pd7ei
@SalmaKhalid-pd7ei 3 күн бұрын
Cumar wad qaldan tahay igama somali saano qof qaxootinimo igu imadey oo an so dhaaweeye iilama bar bar dhiigi kartiid adi hakugu ee kaato arab cabuudni uf😊mada
@sakariehassan2702
@sakariehassan2702 5 күн бұрын
Oo hada adigo 1 m dad ku xiran yihiin miayaa lag gaday muqdisho bandhabo ayaa aas aasay adooma dii abraha carbata badan kooda waaa waxaa diin la heey gabdha heena ha ka fiirsadan cidee gur sa nayaan laga yabee inee caafi maad qabin dakaan wadaka iska soo galayo.
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 күн бұрын
Ninkaan asigaa carabta jecel xumaantoda ma arko ee dadkan carabta haliiska qabto
@fariida6236
@fariida6236 5 күн бұрын
Ninkan hala soo baaro maaha somali qor dhiig somali leh walusan yeelen
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 5 күн бұрын
​@@fariida6236 Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@MaamaXaawo
@MaamaXaawo 3 күн бұрын
Waa kula qabaa fikirkada Salimka❤ m.A
@SalmaKhalid-pd7ei
@SalmaKhalid-pd7ei 3 күн бұрын
Oo gabadh somali cadi miyaa oo muuda ninka suriga naagta guursate war waa geel cadkii ee somali maahaa naagta Indiana ka xirin waa cadcad
@user-rx8fm4vl1s
@user-rx8fm4vl1s 5 күн бұрын
Anagu muslimiinta waan jecelnhy nabiga nngh wuxuu dhahay muhaajirinta soodhaweya wa walalihiin
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
Walaalahood carabta ha'aadaan
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 5 күн бұрын
@@ghst4487 Anagaba waa walaaleheen diinta ayaa na walaalaysay adigu muslim ma tihid miyaa xagee u fogaynaysaa 😳❓
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 5 күн бұрын
​@@ghst4487kuwaasna weyba gadaranyihiin inte aadayaan waakaas plastine aktooda saa laku yeelayo hadana waxba utaru karayn marka siria iney unaxayaan uma malaYnaayo😮
@user-qr9zq2bv8i
@user-qr9zq2bv8i 5 күн бұрын
​@@ghst4487hadii uu cagligaaga intaa gartay waxaa tahay jaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaHIL😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-yb4zd9rv3t
@user-yb4zd9rv3t 5 күн бұрын
blinx kasoo daawo ama hanan channel hadaanan carabiga aqoon walaal layne
@Abdi_aziz04
@Abdi_aziz04 4 күн бұрын
Kaa falastiiniga ahi waaa Nin suurad xumaynaya somaaalida cumaraw Adna maaha inaad dadkaa xayasiiso
@osmanstatus2367
@osmanstatus2367 5 күн бұрын
Laakiin taariikhdeena ayuu been kasheegay 😢😢
@hassanabdishakur7240
@hassanabdishakur7240 4 күн бұрын
taariikhdeena waa in an kahadalna
@osmanstatus2367
@osmanstatus2367 4 күн бұрын
@@hassanabdishakur7240 omar waxuu dhahay waa wariye marka hadalqaldan muu soo gudbinaa . Tariikhda waa shay muhiim ah
@osmanstatus2367
@osmanstatus2367 4 күн бұрын
@@hassanabdishakur7240 Haa mahadsanit waa inaa kahadalnaa
@muhyiddinmuhammad5904
@muhyiddinmuhammad5904 3 күн бұрын
Unsubscribe
@osmanstatus2367
@osmanstatus2367 3 күн бұрын
@@muhyiddinmuhammad5904 okay waasas
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 3 күн бұрын
Cumar qof ad uxun aya thy shacabkisa khiyamaya 😢
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
Ogaansho nin caqli leh ayaa kuu mooday lkn carab caabudnimaada xadka ayee dhaafeeysaa. Carab waa duli inee wadankeena ka musaafirano weeye qabiil walbo dhulkiisa carabta haka buriyo aada dheh walaalihiin carabta. Inee dalkeena yimaadaan bee hadaneh na cayaayaan
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 күн бұрын
Ninkan waa nacas cabuda diliyada adunka ee indhaha fura maryoolay waxay dhahen waa adoomo dhulka iyo tariqdana ana leh
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
@@fadumobulale173 lagama yeelaayo cid walba oo soomaali eh waa in arinkaan loo sheegaa. Sida turkida oo kle aan ula dhaqano
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
@@fadumobulale173 teedi kle video ga ee inaga sameeyeen report saar
@haachannel8793
@haachannel8793 5 күн бұрын
​@@ghst4487 niyow somali inta oga badan maogthy iney kufaftay wadamadha carabta eyna buuxan kanadhofen indaha fur adey indaha kuxirnyhine
@fariida6236
@fariida6236 5 күн бұрын
Ninkan hala report gareeyo maaha somali waxu la mid yahay naagta ninka Syrian ka waday filmka ku jirtay qof kasta ee af somali ku hadla maaha somali
@chouaibmohamed5580
@chouaibmohamed5580 5 күн бұрын
NinkN ogaaansho wuxu kunool yahay wadan carab markas wax carabtu rabto uumbu soo gudbin kara . Anigu waxaan tagera Hanan Chanel!! حنان شا نل
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 4 күн бұрын
Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@chouaibmohamed5580
@chouaibmohamed5580 4 күн бұрын
Wlh waxba kama aqaan lakin wax bu dusin raba
@CiidKhalif
@CiidKhalif 5 күн бұрын
Somalida waa dad marti soorka kuwanagsan msha alha🇸🇴🤝
@sakariehassan2702
@sakariehassan2702 5 күн бұрын
Marti qaad haduu faa iido ley yahay bandhawo na ma dhaheen muqdisho ayaan aas aas nay
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 5 күн бұрын
Ha ka sugin carabtu iney sidaas kuy soo dhaweeyaan.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
​@@sakariehassan2702 muqdisho kumanan sano aye ku noolaayen lkn iyga ma laha oo asal ma aha
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 5 күн бұрын
Suuriya markay nabad da aheed waa wadanka carbeed ee Somali si wacan u soo dhaweeyey wax kasta free u ahaa wax barasho caafimaad waraaqo la weydiin la dhibin
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 5 күн бұрын
Somaliyeey! Sualo Ayaa Qaba. Fadlan iiga jawaaba Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 3 күн бұрын
Ogansho !! Saxib aad iyo aad baa uu khaldantahay; ninkan carabka ah somalida aad buu ugu jesjesaya . Tan xigtana somalia xumahega ayuu qurxinaya (waxan kawada , inteeda xuun ayuu dadka ka iibinaya ee faldan hadi ee somalinimo ee waxyar kugu jirto muuqalkan dadka somaled kaa astuur. Sanad wacan oo wanaagsan 1446 🎉
@Safaanasiman
@Safaanasiman 5 күн бұрын
Guwa dhaqaatiirta ayuu soo duubaya anaga neh baahan soo duubaa ka dibna carabi ahaan ka dhigaa bahadilkaas adi qaado 😏😏
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
Aad iyo aad
@aganefit3799
@aganefit3799 4 күн бұрын
Waxa kaa xanaajiyey waa maxay? Wan dawaday khaldna kuma arkin ee bal isheeg inuu i dhaafay baa lagayaabye
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 күн бұрын
Carab marabno balse dadka dhibaataysan waan soo dhawaynaynaa
@Jhghfgfjbhdjshshhjisuey
@Jhghfgfjbhdjshshhjisuey 3 күн бұрын
​​@@aganefit3799orod daawo original videoga wuu soo jarjaray hadda
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 3 күн бұрын
​@aganefit3799 wll cirqiga iyo sharafta somaliyeed ayaa vediogaas dhulka lala galay waxaana laga dhigay dadka somaliyeed dad aan wax sameysan karin oo adoomo ah tariikhda saladiinta ummada somaliyeed oo dhan ayaa been laga sheegay
@hudaali2574
@hudaali2574 5 күн бұрын
Oo hada xamar iney carab aas asastay ooy somalida ilbaxnimada bartay waad ku raacday oo waliba magaca magalada yamen laga tuuray waxaan sugnaaba waa 40 sano kadib kuwaana kaa somalisan 😂😂😂
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
Waa sax anagu waxaa nahay somali muqdisho anagaa aasaasanay laakiin Cid walbo waa ay ku noolaan karaan oo waa magaalo islaam ❤
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
Waa beenta la rabo in soomalida lagu liido carabtan awood ayena laheyne waa na nacebyihin
@tusechanell3669
@tusechanell3669 5 күн бұрын
Noolahan ogaansho la dhaho waa carab caabud marka Somalia burburtay ayay magan galyo siiyen oo mala iig buu u haystaba
@user-abtol45
@user-abtol45 5 күн бұрын
Ninkaan cad cadka miyaa dhaleen somali asal ma ahan miyaa ??
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 5 күн бұрын
Somaliyeey! Sualo Ayaa Qaba. Fadlan iiga jawaaba Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@Cash-mc4894
@Cash-mc4894 5 күн бұрын
Sxb carabtan laaluush Meey ku soo siiyeeen mida kale wadan walahiis soo dhaweyyey in uu jiraataankooda inkiro waa laga fiicnaa mideeda kale dadkan aan somliga aheyn oo asalkeena carab waaye ku haayo dowlada in ay tarxiisho ayaan rajeynaaa oo wadamadooda din loogu celiyo
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 4 күн бұрын
Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 күн бұрын
​@@Ahmed-gx9zy_magaciisa waa omar _Waa somali qabiilkisu waa mareexan wuxuu kunolyhy qatar _maaha oromo wll somali carabta hada laleeyhy waad amaneysa barbuu cayn jirey billo kahor soo daawo marka wali ma arag asagoo wax khaldan soo gudbinaya .lkn vidogan uusharxayo qaar wuxuu kasoo tagay somalida lagubahdilayo taariikhdeena
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 күн бұрын
Daarood iyo isaaq ayaaba leh asalkeena somali ma ahan ma tarxiili kartaa ayaga 😂😂😂😂 Somali oo dhan midba meel ayuu ka yimid Somali isku asal ma ahan
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 3 күн бұрын
Xaj ka dhexdiisa ayay carabi dadkii ku dayn waayeen wllhi 😢 Nabi maxamed ka dhashayna cidii le ha xasuusato in yuhuud 24 nabi ka dhalatay 😮 Ilahy carab nimo looguma dhawaado somaliyeey iska daaya duli nimadan shidh 😮
@maryammohamed-kp7gf
@maryammohamed-kp7gf 5 күн бұрын
Ani ahaan passporka ma bixinyeen, yacni dhalashada wadanka, sbbto ah mustaqbalka wxy dhihi doonan wadankan anaga leh. Lkn inay si caadiya ugu noladan caadi, oo xaqa wxy uleeyihin iyo ka muslim ahaan. Lkn dhalashada wadanka maya.
@MohamedsalaadMohamed-pi6fi
@MohamedsalaadMohamed-pi6fi 5 күн бұрын
Wakugu racsanahay nio lkinse inkasto inagu kumanan passport Ayan wadana yurub iyo america aya nasiya lkinse carabta zxp Ana tegey waa cunsuriyiin😂😂😂
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
Laakiin angoo somaali ah maxaa noo dhiibe passport Canada 🇨🇦 ah Ama yurubiyaan War hadaad caqli leedahay Hana ceebeen anagu muslimiin ayaa nahay
@MohamedsalaadMohamed-pi6fi
@MohamedsalaadMohamed-pi6fi 5 күн бұрын
@@abdallamaxamad hadalkayga macnihisa fahan bro waxan ula jeda carabtu nama Siso lkinse rer galbeedku Wana siyaan qofku hadu kusharfo adna wala sharfa lkinse carabtu ayaga kaxun rer galbedka xaga kunolanshaha ee inaga iska qalbi xaran oo sodhowayna
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
​@@abdallamaxamadEuropean ayaa dhaama nacastaan carabta oo dunida laga nacay aniga xamar waan kudhibi doonaa ilee iskaaga qaxaan
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 5 күн бұрын
​@@MohamedsalaadMohamed-pi6ficarabta kuwa khaliijka iyo kuwa siria iyo dhulkaas ku noo isku khald9ydaa umaleynaawax iska galey maleh xotaa qabiiladooda wey kala duwanyihiin
@hudaali2574
@hudaali2574 5 күн бұрын
Somalidu waa cunsuriyiin dadkooda wey cunsuriyeeyan lkn carabta io shisheeyaha kabahey kadaba qadan ilaheyna waa ogyahay dadkuna waa ogiyihin somalidu iney cunsuriyiin yihiin qabiilo dhan baa la cunsuriyeya markasa lagu farxaya somalidu suriyanka ma cunsuriyeyso uff
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 5 күн бұрын
Haa wadan kasta ayay ka jirtaa arinkaasi
@lail111
@lail111 5 күн бұрын
@@user-fv9eg5rz5c No not really been ba shegtay kuligeen munafaqeen bathiin carabta cabuda lakin walalheen goboyee wa yastan o diishan o gur iyo nolol u diidan uuf.
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
​@user-fv9eg5rz5c somaliga naladhashtay gabooye waa cunsuriyeena lkn waxaa rabta carab inaad guska ujaqdo inaad caabudo baa kaasoo dhow uuuf
@user-yb4zd9rv3t
@user-yb4zd9rv3t 5 күн бұрын
aad iyo aad waa in dadka wax la fahansiiyaa
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 күн бұрын
Somalida Ajnabiga dhan majeclo kaliya kan cad lee jecelyihiin xitaa majeclo ajnabiga madow. Carab faaido maleh waa kuwana Maanta sidaas isku cunayo
@Adan974
@Adan974 5 күн бұрын
نحن صوماليون اخوة عزة وشرف ومروءة وكرم وذو باس وشجاعة نحن نرحب دائما اخوتنا في الدين من عرب وعجم ولكن مالا نسامح ھو ان يظنونا اخوتنا العرب كشعوب الافريقة اللتي قد تقبل الذل والعبيد نحن لم نسبح يوما عبيدا نحن كنا احرارا وسنظل اعرارا الا يوم الدين
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
تسلم عيناك ❤
@Deka1zr7cc8x
@Deka1zr7cc8x 5 күн бұрын
We never be slave to arab or any one
@Ixsaas3
@Ixsaas3 5 күн бұрын
صح كلامك ي اخي
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 5 күн бұрын
Asal Ahan má jirto meel afrikantu Adon ugu noqotay carabta afrikantu waxay Ahan jiren dad awood leh o anan lagu xadgudbi Karin dadku wuxu Ka amino waxa Ka muhimsan cisiga naftada AAD u heyso qofna ha dhihin ha I liidin e samey wixi lagugu cizeyn lahay
@xidigaale6231
@xidigaale6231 5 күн бұрын
الي أين عرفت إفريقي يقبل الذّل
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 5 күн бұрын
Inta somalia jecel😢
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 5 күн бұрын
Wax layswaydiiyo maaha taasi dhiigayaga iyo dhuuxaba waanu siineynaa dalkayaga iyo wax walboon haysanno dalkeygu hanoolaado waana ii sharaf inaan soomaali ahay dalkeygana ku noolahay wallaahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
❤❤🇸🇴🇸🇴
@AB-gz6fh
@AB-gz6fh 4 күн бұрын
First we as Somalis expect and apology video . After that I humbly announce that I will unsubscribe due to the host not standing up for Somalis when the Qatari museum decided to put labels on Somalis saying the were former slaves of 🇶🇦 in the past . This young man did not speak of the matter and kept it silent 😟.
@user-us3xh9wl8y
@user-us3xh9wl8y 4 күн бұрын
Yes, this is true. I also went to the Qatar museum myself and saw where they lied about the Somali history, using word play to deceive Somali people history. An Arab of all people who know the Somali history. The European doesn’t even attempt to lie about the Somali this way when it’s his field to rewrite history.
@user-us3xh9wl8y
@user-us3xh9wl8y 4 күн бұрын
He is a fake most likely.
@mahammedabdinursheiksamata5024
@mahammedabdinursheiksamata5024 3 күн бұрын
War aan ku boobno unsubscribe
@cabdinuurm.xareed1084
@cabdinuurm.xareed1084 3 күн бұрын
Kow adaa ka eh iskawaynaysinta somalinimada😂 wayo luqad xita mataqanid
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
﴿وَلِلَّهِ غَيبُ السَّمٰوٰتِ وَالأَرضِ وَإِلَيهِ يُرجَعُ الأَمرُ كُلُّهُ فَاعبُدهُ وَتَوَكَّل عَلَيهِ وَما رَبُّكَ بِغٰفِلٍ عَمّا تَعمَلونَ﴾ [هود: 123 - 123]
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 күн бұрын
Inagu Soomaali hadaan nahay inagaa is cunsiriyeena laakiin dadka kale waa soo dhawaynaa.Ha iloobin Suuriyuuntu waa dad wadankooda ku qaxnay oo na soo dhaweeyay.
@SalmaKhalid-pd7ei
@SalmaKhalid-pd7ei 3 күн бұрын
Wll waa runta somalida ayaga is cunsiriya ogow dadkan hadey African ka kale ama umadaha kale aan arabta ahiin wan cuunsoriyiin lahiin lakin arab ta ma cunsoriyino ta waaxiin waa arab cabuud
@faizamohamed1
@faizamohamed1 5 күн бұрын
suriyanka wadankena inay wax fiican ku tilmaaman aad ayan ugu faraxsanahay halka kuwa kle wx xun naga aaminsanyihiin ilahay ganacsigooda ha ubarakeeyo ❤🎉
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲❤
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 3 күн бұрын
Xanaan baan soo dhageystey Cumar ninkaan waa inuu raali galin bixiyaa hadiikale waan guuraynaa
@user-yb4zd9rv3t
@user-yb4zd9rv3t 5 күн бұрын
cumar videogu wada cusurinimo buu ahaaa waxbaad asturaysaa ee usoo gudbi dadka xaqiiqda videoga ama nagadaa haba soo galine
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud 5 күн бұрын
Videoga isheeg meel kaso dawado😂😂
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 4 күн бұрын
Bilnuxs​@@IkhlasMohammed-mg7ud
@user-yb4zd9rv3t
@user-yb4zd9rv3t 3 күн бұрын
@@IkhlasMohammed-mg7ud blinx . report na raaci
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 күн бұрын
Wallahi filim kaas waa ka xanaaqay uff anaga ay nacunsuriyay naayaan kulahaa moqdisho carabaa aasaastay
@hudaali2574
@hudaali2574 5 күн бұрын
Cumar ayaku udaninaya wlhi wax badan buu qariyay odaygu somalida waxu ku tilmamay dad adoon ah oon xadarad la heen dad yacni cawaan ah
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 күн бұрын
@@hudaali2574haaa oo dhulka ujoogana ayagu leyihin hadana anay guirsayn dadka magarka madow madama ay ka fican yihin markas doqonkan okale iyo kuwo badan lamida carab caaduda uhilinayan iyago ismoda inay carab yihin nacalad haku dhacde dofarta koorta leh
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 5 күн бұрын
Sidaa hadduu yidhi xaaraami weeye nacalad ah 🤬
@hudaali2574
@hudaali2574 5 күн бұрын
​@@fadumobulale173kana wuuba difacaya kawaran
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 күн бұрын
Runtii filim kas aadbaan uga carooday laakiin Omar waa ergo maadama wariyaha uu yiri halay cafiyo aa saamaxno teeda kale anaga inaga is cunsuriyayna dadka kalana waan jecelnahay tolow maxaan isku daawaynaa Alla ciilbadanaa
@abdihashi3062
@abdihashi3062 5 күн бұрын
Ku salli xabiibkeena scw scw scw🫵🏻🤲🏻☝🏼👍🏼👍🏼👍🏼🫵🏻🫵🏻🫵🏻
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 5 күн бұрын
Soo dhowaada lkn gabdhaha noo daaya wadankiina kakeensada
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 5 күн бұрын
Inaguna kuwooda ayaynu ka jaraynaa 😂
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
​@@suhaybxasan7725sax maxaa diidayo inaa guursano gabdho cadaan Syrian ah 😅
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 5 күн бұрын
@@suhaybxasan7725 yaa noo keenaayo wadankoodi majoogne
@faarax1965
@faarax1965 5 күн бұрын
gabdhaha miyaad ka xigtaa
@abdihashi3062
@abdihashi3062 5 күн бұрын
Team ogaansho and team yahya sinwar like please😢😢😢❤😊
@pilotpsp999
@pilotpsp999 5 күн бұрын
yaxye sinwan somaliya maad noqonrabtaa comment gaaga waa isoo jiite adiga godka jilicow maad naga soo salaameysaa!
@abdihashi3062
@abdihashi3062 4 күн бұрын
Falastiin guul😢daraateed
@pilotpsp999
@pilotpsp999 3 күн бұрын
@@abdihashi3062 waa sidaas sxb
@hajiahmed5993
@hajiahmed5993 4 күн бұрын
Xaqiiq weeye inaanan dadka banaanka nooga yimaaada aanan faquuqin ama Cunsuryeynin lakin anaga dhexdeena ayaaa is cunsuriyeeeya, sida MIDGAAN, MADHIBAAAN, YAXAR JAREER IWM
@user-oq2uh9xj7v
@user-oq2uh9xj7v 5 күн бұрын
Somali waxay cunsiyaresa dadkeeda tusaale jareerka
@user-yb4zd9rv3t
@user-yb4zd9rv3t 5 күн бұрын
shanshida iyo jareertuba waa somali markii loo eego ku nolansha dalka lkin asalkooda midna waa bartanka africa midka kalena iran iyo hindia
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
Jareer iyo cadcad labadaba asal ahaan soomali ma aha
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 5 күн бұрын
Ha Somalida dadka ugu cunsurisan aduunka bey ka mid yihiin aad ayeey Jareerweynta iyo Gabooyaha u cunsuriyadeeyaan
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 күн бұрын
​@@user-yb4zd9rv3t Nacasnimadaas ayaa meesha noola timid Daarood iyo isaaqa qiraalka ah ee leh Aabaheen Doon ayuu ku yimid Sideey somali ku noqdeen Jareerka lehna jiinka wabiga ayaa ku dhashay uusan somali ku noqon?
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 4 күн бұрын
​@@user-iz4tc3kh5qyaa asal somali ah markaas?
@yaabarag4366
@yaabarag4366 3 күн бұрын
Carabtaan aad buun buunineyso oo aad soomalida aad liideyso goorme joojineysa
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
@ahmedmustsfahmedmustaf8649 3 күн бұрын
Kuma af lagaadenayo lkn mid ayan kuleeyahay hakuu kale saarnato saxiibtinimada iyo qadiyada wadankaaga
@Moo2807
@Moo2807 5 күн бұрын
Odeygan waa cunsuri ee hala soo xiro kalabka.
@claahimaxaad6720
@claahimaxaad6720 5 күн бұрын
Suuriyaanka waa in wadanka laga ceeriyaa
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 5 күн бұрын
Illahay ka baq iyaguba si wanaagsan bey Somali u soo dhaweeyeen markay nabada aheed wax kasta na free u aheed. Somalidii Suuriya joogtey waagigii nabada uun baa garanayya.
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 4 күн бұрын
Wixii ajanabi dhan bilaa visa soo gala
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 3 күн бұрын
​@@sunshineseaandvitamind8620sax wixii bila visa hala saaro
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 3 күн бұрын
​@@sunshineseaandvitamind8620dad inagu dhex nool oo le waa cabiid somali 😮dayn male diintuna somali kaliya ma qabato
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 күн бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@user-si5ye6gf5d
@user-si5ye6gf5d 4 күн бұрын
scw🫶❤️
@somalia2730
@somalia2730 5 күн бұрын
Suuriyan way so dhoweynaa markii dowladda soomaali burburtaya soomaalidu waa dad dhibka dareemaya 34 sano dagaal sokeeya ku jiraya
@aishaayaan407
@aishaayaan407 4 күн бұрын
Wala hood carabta may soo dhaweyaan
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
Waa runtaada wllo been xaraam waaye ALLAH wuu ogyahay 1991markii burburka dhacay somali badaan waxay u qaxeen suriya iyo yaman adaan loo so dhoweeyey waliba aad u weyn suriyaanta waa dad aad u qalbi fcn aadayn uso dhoweeyen sido kle yaman mesha basaatiin la leeyahay waxay ahayt beer ay leeyihiin dad yamani ah waxayna siiyeen dadki somalida ahaa oo uso qaxay yaman lakiin somalida carab neceeb ku jirto abaalna malahan
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 5 күн бұрын
Waa in dakan laguceliyaa wadankooda😮😮😮. Somaliya Somali uun baalagarabaa ee waa indadka latarxiilaa
@isramohamoud9553
@isramohamoud9553 4 күн бұрын
Dad meel walba dawarsda ayynu nahay o wadan walba qaxonti jooga hadynu diidno inalala nolado sidee dadka kalana inola nolanayan
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 4 күн бұрын
Walaal suuriyanku waa dad dhibaato ka soo ceyrisay dalkooda
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 4 күн бұрын
@@mohamedabdihassan1970 ha aadaan wadanada carbeed ee tajoriinta ah maxay kasoodonayaan gayigayga. Waa in somalidu jojisaa erayadaa"" waa miskiin"" .anigubaa miskiin baa ahay ee qofkastee dhulkiisaa hajoogo oo sidaa hala isku caawoyo
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 4 күн бұрын
Oromo shalay waxaa lalahaa" waa masaakiin" maantan iyagaa kadaran amxarada oo raba bada somaliya, Doraad sacudigaiyo wadanada khaliijkaa soomaliyaa quudinaysay maantan AS bay biliyaan walibaa markaad tagtid wadankooda way kucayayaan oo adoon b madaxaa hoos uudhig bay ku odhanayaa. Somalidu waan ay kalasaraan diin iyo carabta
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 4 күн бұрын
@@isramohamoud9553 Dadka dulkeena Jooga waa Oromo iyo Carab. Bal aa kuweydiiyo hal suaal. Gormee Carab iyo Oromo dulkooda nagusoo daweyse? Reer Yurub iyo America hader nooso qaxan waa soodaweyneena lakinse Oromo iyi Carab baa najaaso. Oromo iyo Carab dulkooda haku laabtaan!
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 күн бұрын
Hadaan wadanka president ka noqon laha walaahi ajaanib dhan waan musaafirin lahaa
@esmaahmet7337
@esmaahmet7337 2 күн бұрын
نحن لا نقوم اي عنصرية اتجاه العرب ، لكن اذا ذهبت بلادهم وعرفو انك شخص صومالي يكونون عنصريين بشكل رهيب لدرجة ان غالبهم يتمسخرو ويشمتو بلادنا.
@mubaarikkader175
@mubaarikkader175 5 күн бұрын
Wlhi turkey da cunsiriyaynaya waxbay ku arken xaqna way ku tagan yihin
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 4 күн бұрын
Carab waa najaaso
@laaska0014
@laaska0014 5 күн бұрын
ogaansho waa qaldantahay sxb
@user-go8qy3le4t
@user-go8qy3le4t 3 күн бұрын
Annagu ma nihin carab waxaan nahay dad African ah laakiin carabta iyo muslimiinta kale waan soo dhawaynaynaa si muslinimo leh
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
﴿يٰأَيُّهَا النّاسُ إِنّا خَلَقنٰكُم مِن ذَكَرٍ وَأُنثىٰ وَجَعَلنٰكُم شُعوبًا وَقَبائِلَ لِتَعارَفوا إِنَّ أَكرَمَكُم عِندَ اللَّهِ أَتقىٰكُم إِنَّ اللَّهَ عَليمٌ خَبيرٌ﴾ [الحجرات: 13 - 13]
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 5 күн бұрын
WAXAA JIRA YEMENIYIIN BADAN OO YIMI SOMALILAND KANA SHAQEYSTA SOOMAALIDU WAA DAD GOB AH ❤
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 5 күн бұрын
Masha allah waa run yaminiyinta halkan xamar xitaa wey joogan somali hda nahay ma naqaan cunsuriyad
@aminamo7377
@aminamo7377 4 күн бұрын
War iska aamu nio gobanimada sheganeeso xagee talaa sow raxaweyntii mesha ka xamaalanese sow masaafuriseen ajanabi kalkaal weeye somalidu
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 4 күн бұрын
Waa doqonimo Soomalida laga arkay
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 4 күн бұрын
Tag yaman oo soo arag somalida sida loo bahdilo kolkaa . Carabta moriyaan
@hamzemoudsomali796
@hamzemoudsomali796 4 күн бұрын
Oromada nala dubka ah ee waliba muslim ah miyaynu uronahay ??? dad xuun oo neceb umada nala dubka ah ayaynu nahay ruunti
@mukhtarbashi9057
@mukhtarbashi9057 5 күн бұрын
Sxb omar inshaar waku salamay tan io 2017 baan ku xirnaa chanalkaga qof aad u wanagsan aragti dher fikir wngsno oo suno ah leh baad thy Lkn maalmahan danbe waxad mooda si aan tafatirneyn inaad mowduucyada uga hadasho ama fikrad ahaan sidey adiga kula tahay inaaad noogu soo gudbiso Ma aqaan sbbta waxaan kugu aqaanay mowduuc tafatiran dhan wlbo ka diyarsan inaad so gudbiso mida kale mowducan hadan fikrad ka dhibto anigu waxay ila tahay in wx bdn ka qaldanyihin aadna ilowsanthy somalia inaysan wx dowlad ah ka jirin cid wlbana ay iska so gasho Wxy rabtana ay sameso suriyanka dalka joga Ma is weydisay si sharci ah wadanka maku jogaan ganasiyada ay wadanka ka sameyeen dental haba ugu badnade fasax Ma u hesatan canshur maka bixiyaan nidaam la yaqano oo dowli ah maso maraan sbbta ay lcg fcn xmr ugu sameyan wa wadan bila canshur ah bila isla xisabtan ah bila tayo dhowr ah wadamada ay ka cabanayaana wa wadamo dowlad ka jrto isla xisabtan ka jiro kontrol leh yacni wax wlbo aan laga samen karin sabbta wa intaas shacabka waa sax wey kala wngsnyihin Lkn xssnow somalia nidaam kama jiro suriyanka ganacsiga ku lehna waxaan hubaa qaab shariyeysan inaysan ku joogin lcg bila isla xsabtan ahna ay sameeyaan Mida kle suriyaanka haka dhigin dad janada kaso baxay inay yihiin yurubta aan manta ku noolnahay waa dadka ugu bdn cases danbiyo waweyn ah ka gala haba ugu badnaato in daroogada io wx lamidka ah ay ka shaqeyan sxb qoraal kuma so koobi karo waxa niyadeyda ka guuxaya Ee mowduucan ku saabsan Ee waxaa ku dhihi lahaa sida indha la aanta ah ad mowduucyada ugu hadleeso iska daa waayahaan danbe gaar ahaan mudo kugu xirnaa qof yacni ila xad si dhaxdhaxad ah u hadla baad ahayd Ma aqaan wayahan wxa kaa qaldan xikmadi maa ka dhamatay Ma aqaan🤔
@caesar2671
@caesar2671 5 күн бұрын
Turkidu inay wadankooda ka iLaaliyaan ajnabi waa sax. Lkn somalida waxa dhulkii kala wareegay carab io itobiyaan
@fadumobulale173
@fadumobulale173 5 күн бұрын
Orod so daawo dukumantiga somalida bay ku cayeen ilahy igu ogyahay oo wax shegayan aad yaabayso kan waa nacas wayn oo qolada caabuda ama ismoday carab ah
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 5 күн бұрын
Waaa adoon dee somalidu carab ismood ah😂​@@fadumobulale173
@lail111
@lail111 5 күн бұрын
@@fadumobulale173 unsubscribe ku taga.
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
Muuqaalka daawo hal kalmad oo adoon nagu tilmaamayso muu dhihin
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
Dhamaan somaalida waa in laga soo saaraa wadamada dibada oo dalka lagu soo celiyo Marabtaa Adigu waxaad rabtaa inaa yurub ama meel kale aado laakiin muslimiiinta uma ogalid beenta jooji
@Allah_is_Alone
@Allah_is_Alone 3 күн бұрын
Libiya waxay ahaayeen madow asalkooda carabtii markay jihooyin badan kasoo galeen ayay si tartiib tartiib ah ula wareegeen marka carabtaan halaga feejignaado martidooda haku ekaadaan
@calimaxamuudaxmed5781
@calimaxamuudaxmed5781 2 күн бұрын
Cumarow ninkaan taariikhdeena ayuu meel ugu dhacay haku difaacin qaladkiisa ee suuriyaanka lama necbo ee ha saxo qaladkiisa odayga uu wareysanaayo waa cunsuri
@user-my8xr8yk6i
@user-my8xr8yk6i 5 күн бұрын
hhhhhhhh beenta ka buuxda filinkan ma kuu muuqato miya muqdisho carab so galooti ah ba asastay carab ba ka talin jirtay iyo dadkan dhahayo boqolal sano ka hor ban nimi hadana aan rumaysnayn inay somali yihiin barnamijkan xaqisa maada siin ma ninka so duubay ba is fiican tihin daah ba saartay teda kale warbahinta ninka filinka kuso ban dhigay imaradka laga leeyahay khayr haka sugin kuwaas
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 4 күн бұрын
Xaqiiqo baad sheegtay ogaansho waa carab caabud iyo ajanabi iska dhis
@Hawa839
@Hawa839 5 күн бұрын
ByNinka wariyaha waxuu lakulmay qaxooti carbeed carabtasna ma matasho somali dadka somaliyeed ee daga shanta somaliya uma eka carab dhalashadoodana carab ma,ahan.Ibnu batuuta dadkii ulakulmay ee uu kaga waramay buukisa waxey ahayen boqorto ujuuran waxana waa mashruuc lagu marin habaabinayo taariikhda samalida.
@babanane1617
@babanane1617 3 күн бұрын
@Ogaansho وسوف نتعامل مع الإماراتيين وعرب الخليج في الوقت المناسب. منذ انهيار الحكومة الصومالية لم نتلق سوى الإهانات والكراهية. كل شيء يعود إلى أصله
@motownwj25
@motownwj25 3 күн бұрын
Illahay ha ku naclado cumaroow dadkaaga iyo dalkaaga aad shisheeyuhu kula dagaalanto. Waxaad tahay qof hooseeya oo aan dhiig iyo damiir toona lahayn
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 3 күн бұрын
الصومالي للصوماليه والصوماليه للصومالي انتهي، مل واحد اللي يتزوج اجنبي او اجنبيه ما يعرف قيمة نفسه،لو تقولوا عنصريه نعم عنصريه و افتخر و متكبره كمان somalia somaali baa leh
@MohamedIbrahim-rc7ce
@MohamedIbrahim-rc7ce 5 күн бұрын
Cumarow waan ku salaamay nin aan ixtiraamaad tahy laakiin suriyaankan aanan sharafta lahayn sanka hanaga soo galin
@muniiroali
@muniiroali 5 күн бұрын
Hadhihin saas walal
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 5 күн бұрын
Maxaa sharaf laheen aniga ayaa muqdisho ku nool waana soo dhaweyneenaa walaalaheen haday shaqeesanayaan
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 5 күн бұрын
Walaal sharafta hanaga qaadin anagu muslimiin nahay
@lail111
@lail111 5 күн бұрын
Munafiqiin bathiin kuligiin walalheen goboye iyo bantu su idinka dila o yasa iyagu myiani daad Muslim ah o waliba somali ah ahen? carabta cabudan.
@ghst4487
@ghst4487 5 күн бұрын
​@@lail111carabta waa dileeynaa
@Somlel793
@Somlel793 5 күн бұрын
Jazakallah kheir
@ZaaliAli-ie3ku
@ZaaliAli-ie3ku 3 күн бұрын
Cumar inshaar ALLE ka cabso oo runta sheeg oo ha qurxinin ninkan Soomaalida meel uga dhacay , Taariiiqda Somaliya ayay rabaan inay aasaan waxaa jira wax la yiraahdo الدس السم في العسل ،waxayna tahay in xoogaa wax wanaagsan lagaa sheego si laguugu dhex galiyo wax xun
@Sadaqboy78
@Sadaqboy78 5 күн бұрын
Abuu faysal keep going❤👏
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 күн бұрын
Taariikhdeena ayuu been ka sheegay waa in talaabo laga qaado ninkaas carabka ah.
@Abwaan3746
@Abwaan3746 9 сағат бұрын
Cumar inshaar Iska jir Mana Wanaagsana Arinkani aad Soo dho- dhoobtay
@QaalidyareCabdirisaaq-mv8to
@QaalidyareCabdirisaaq-mv8to 4 күн бұрын
Wll cumar inshaar ha iga dhacinin qabyalad Somalia 🇸🇴 malaha
@mrfuga6041
@mrfuga6041 4 күн бұрын
I aamin gabdhaha somalida aya ka caqli badan wiilasha/raga koonfurta dad cawan kugu tilmamay inad dumarkaga kuso dhawayso waa raganimo tii ugu hosaysay gabdhaha kaliya kaso horjeda halka ragu sodhawada ku hayan!
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 күн бұрын
Weji furan iyo ixtiraam is the best
@Sumaya-mi6qs
@Sumaya-mi6qs 4 күн бұрын
Wiilsheena somaliyeed ayagoo jogaan marabo ajanabi
@jaltul8909
@jaltul8909 2 күн бұрын
(Codsi)Inta wadaniyiinta ah waa innad taageertaan Gabadheena Wadaniyada ah Hanan Channel
@ikarade3274
@ikarade3274 5 күн бұрын
MashaAllaah Hambalyo waa dukumenteri aad u fiican, Soomaalida waxaan rajeynaa iney dhexdooda is jeclaadaan, qabyaaladdana lala cirib tiro.
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 5 күн бұрын
Waa in lagaraaraa wadanka carabta
@SuhaybMaxamed-g3g
@SuhaybMaxamed-g3g 5 күн бұрын
First comment ❤
@mohamedhussein7444
@mohamedhussein7444 2 күн бұрын
OGAANSH WUXU ISU BADALAY FADLAN LACAG KUSHUBO DAMIIRKIISII IYO DADNIMADIISII AYUU IIBSADAY 😢😢😢😢
@RahoMahdi-mk6vc
@RahoMahdi-mk6vc 5 күн бұрын
Documentaryga nikaa u wadanka kasameyay waa mid xadgudub iyo marin hababin ku ah taariikhda iyo jiritaankena wana wajib in qaladkiisa u saxa
@MasudAli-vz2hg
@MasudAli-vz2hg 5 күн бұрын
اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد ❤
@user-xe2bw5un7r
@user-xe2bw5un7r 5 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@nasirmohammedcade8425
@nasirmohammedcade8425 3 күн бұрын
Alahu akbar
@daarali
@daarali 3 күн бұрын
Hadaad aragto saxafi falastiini ah oo si xor ah dunida u socda aan la beegsanayn ...waa jaajuus u sheqeeya yuhuuda
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 2 күн бұрын
Cumar ninkaan waxba waji fiican hanaga tusin, wadankena wax wangsan kamuu gudbinayo, adigu wadankaga in aad wax wangsan ka gudbiso ma saaxibtnimo ayaa ka dooratay.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 5 күн бұрын
Carabtaan Shia iyo ʿAlawite. Ayaa ka buuxdo. Ee umadaan yaana shia iyo alawite. Lagu beerin. Dowlada waa ineey wax ka qabataa arintaan hadii kale 30 sano soo socoto waxaa la arki doonaa. Soomaali shia iyo alawite ah
@Amaal905
@Amaal905 5 күн бұрын
Omar anaga carab afka nooma qaban kartid hadad rabto adi wad wado
@Ahmed-gx9zy
@Ahmed-gx9zy 4 күн бұрын
Chanelkaan(OGAANSHO) waaka shakiyay. Ninka Iskaleh chenalkaan Magaciisa isheega . Ninka Chanelkaan Ogaasho iskaleh Ma-Soomali baa misee Waa Qof nagusoo dex-duuntay oo isqarinaya? Ninka abladan kahadlaya malagayaaba inuz yahay Oromo Af-Somaliga Bartay?
@ahb8637
@ahb8637 13 сағат бұрын
Muqaalkaga markii aan daawaday beerkan ka naxay maxa yeelay waxaad ahayd dadka aan rajada wayn ka qabo cumaraw 😔
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 3 күн бұрын
Ninkan cumar inshaar la baxay maha somali asalkiisi hadalkaykasi malin baad ogaan doontaan maanta ahyn soomaliyay haduu yahayna wax badan ayaa qaldan 😮😢
@abdi7932
@abdi7932 5 күн бұрын
soomaalida iyo shucuubta kale waad cayda, markastana carab baad noofaanaysa , orodee leefleef
@towbanuur3089
@towbanuur3089 3 күн бұрын
Nio caqligaga ok mayahay mise mesha kuwaan carabiga aqoon ba kugu xareysan ninku taarikhda somaliyed bu duugay oo u gudbinaya carab ba asli xamar leh iyo waliba midabka madow oo uu yaresi umujinayo odeyga iyo muqalka guud ugudbinayo dhismaha magalka uwareysanayo. Caqliyadada ixtiram
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt 4 күн бұрын
Thanks Ogansho sida fcn ee aad dadka wax u fahansisay
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 күн бұрын
Famil lubnaan ah oo daris ahayn wuu kibir badnaa waxaan moodayay gaalnimada malaha waa isku mid yaahuu
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 5 күн бұрын
Xageena
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 күн бұрын
Swedan
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 5 күн бұрын
Lubnaan Kirkstall badan ku nool
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 5 күн бұрын
@@fadumodahir8667 ok mahadsanid
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 3 күн бұрын
Muslimkooda Christian iyo yuhuuda dhaanta adeer carab 😮
@AbdijalilFarah
@AbdijalilFarah 3 күн бұрын
Cumar sxb nin aqli badan kugu ogaa oo wax badan fahma bahdila qaadan lkn Tan wàa kugu dhacday runtii wa markii iigu horaysay 6 sano aan kugu xiranahay ana wax badan ka faiday runtii_thanks🙏 lkn micnaheda maha in aan qalad kaaga qariyo,odayga leh wiilkeyga nagta somalida markay Ii dhashey madowgisa wa ka naxay adoon caan ah Ayan u bixiyey magicisa waxasa difacee
@desktopcomedy6724
@desktopcomedy6724 3 күн бұрын
Cumar video yaashada waan kugu raacsanahay laakin videogan kama helin maxaa diiday inaa ka hadasho insoomalida lagu tilmaamay adoon videoga ka hadal dhanka xun iyo fiican
@MUMIN55
@MUMIN55 4 күн бұрын
Hubaal somali hadaan nahay cunsuriyiin waan nahay oo jareerta oo isku hayb nahay waan cunauriyayna lkn waxa nagu jira carab jacayl ilaahay umad wanaagsan hanaga dhigo
@user-uo2rg5lh2c
@user-uo2rg5lh2c 5 күн бұрын
Aniga waxaan rabey inaan Somalia 🇸🇴 kabaxo lakin waxaan ka baqaa cunsuriyad aadbaan unecbahay cunsuriyada
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 4 күн бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in aad mar uun tagto dhulka carabta markaas uun baad ogaan kartaa waxay inaga aamin sanyihiin
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,2 МЛН
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 66 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00