Shacabka Turkiga | Mowjada Nacaybka | Maxay Soomaaalidu Uga Guureen Turkiga ?!

  Рет қаралды 87,924

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 710
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 3 ай бұрын
قُلْ إِن تُخْفُوا۟ مَا فِى صُدُورِكُمْ أَوْ تُبْدُوهُ يَعْلَمْهُ ٱللَّهُ ۗ وَيَعْلَمُ مَا فِى ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَمَا فِى ٱلْأَرْضِ ۗ وَٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍۢ قَدِيرٌۭ
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim 3 ай бұрын
Dalkaas 3sano baan ku noolaa waa dad aad u cunsuriyiina runtii, waxaan xasuustaa macalin maalin arday somali ku yiri (sida midabkaadu u wasakhaysanyahay ayuu qalbigaaduna u wasakhaysanyahay waxba ma fahanti)waa dad aad ajaanibta u neceb
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 3 ай бұрын
😢😢😢 Waxaasa wll la inooga dhigayaa
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim 3 ай бұрын
@@XudayfiCabdiwaxid waxaas somalida aaminsan, qof walaalkii somaliga ahaa aan nolol u ogoleyn qowmiyad kale arxan ka heli maayo.
@hamzemoudsomali796
@hamzemoudsomali796 3 ай бұрын
@@XudayfiCabdiwaxid o lagugu sheegay axmar ayay kaga dhawyihin
@AbshirAbshir-100
@AbshirAbshir-100 2 ай бұрын
Calawiyiinta muslin ma aha,shiicada ayey ka farcameen..
@TheHeroIsRisingUp
@TheHeroIsRisingUp 2 ай бұрын
​@@Carafaad.Cabdikerimsxb run badnidaa! Somaliga somaliga kale ee walaalkiis dilaya hadana uma ajnabi ah ku dhahaaya waa walaalkey!
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 3 ай бұрын
Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW
@MustafaMaQribi47
@MustafaMaQribi47 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤️❤️❤️❤️
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 ай бұрын
Scw
@MaariyoYuusuf
@MaariyoYuusuf 3 ай бұрын
Scw
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 3 ай бұрын
Scw scw scw ❤️
@Geomahamed
@Geomahamed Күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@sonofabdi2848
@sonofabdi2848 3 ай бұрын
Dad iyo dal ka dulisan Turki nolosheyda manan arkin! 6 sano ayaan kunolahay Turki wlhi Umad ma ahan. Somaliyey iska jira Umadaan. Waa cunsuriyal oo aad uxun.
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 ай бұрын
Kan dalkooda qaxootiga ku'ah ayaa kadulisan runti, Turki waa aqaanaa maaha dad islaanimo qadariyo waa qowmiyiin xirxiran taa waa sax, Lkn miskiinka ubaahday ee dalkooda qaxootiga kunoqday ayaa kadulisan.
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 3 ай бұрын
Runta sheeg waakuwan nala jooga haday xidhxidhanyihin
@sonofabdi2848
@sonofabdi2848 3 ай бұрын
@@sayidka.6122 Somalida kenya,Uganda iyo dunidakale qaxootinimada kujoga yacni waa duli sidaa ayaa ula jeedaa. Qaxoti waa dad dhiwaatesan maxay duli ku yihiin? I know Syrianka naftirkoda waa cunsuri. Lkn Turki wax ka daran maan arkin nolosheyda!
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 3 ай бұрын
Walee anigaa kula mida oo ma arkin axmaaro ayaan la noolaa 14sano iyagane 3 bil ayaan ku noolaan waayey,
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
​@@sonofabdi2848Suuriyaanku cunsuriyiin maaha waa dad fiican intaan dagaaladu ka bilaaban haddaad tegi lahayd waxaad dareemi lahayd inaad dhulkaagi hooyo joogto
@MohamedAhmed-hl5yk
@MohamedAhmed-hl5yk 3 ай бұрын
Magacagu Waa Anas Waxaan Wax Kusoo Bartay Turkey 🇹🇷 Ilaa 4Sano Turkey 🇹🇷 Waxaan Ogahay Iney Yihiin Dad Aad U Nicib Ajaanibka Waxaan Hadda Ku Noolahay Yurub Wallahi Umad aan La Noolaaday kuwii Ugu Xuma Waa Turkey 🇹🇷
@Sxaashi
@Sxaashi 3 ай бұрын
Erzurum iyo Tokat ayaan degenaan jiray ummad ka liidata ma arag.
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Waxay dalkena uimanayeen inay macdanta labaxaan iyo shidaalka waana lagu arkay iyagoo granada Hadana badeena axmaaro turky larabo alle hanaga qabtee
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 3 ай бұрын
@@MohamedAhmed-hl5yk istanbul ayaan 3 bil booqasho ku joogay hooyadey oo xanuunsaneysa waxay nagu sameeyeen xitaa axmaaro inooma quurin,dad wada jaahila oo xaasidiin ah iyagoo kale waligey ma arkin,
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 3 ай бұрын
30 sano oo aan yurub ku noolahay weligeey turkiga ha hore ma arag maqaayad aan cunto u soo galay oo kuraastii noo dhaweyd laga kacay iyadoo nalaI caaynayo!
@Hodantinimo
@Hodantinimo 2 ай бұрын
@@SharifAbdul-in3cusubxanalah😮
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 3 ай бұрын
Dalkeyga its gold enough 😢
@mohaakram2780
@mohaakram2780 3 ай бұрын
Qabyald iyo nin jicleesi baa dhiiqo ka dhigay😢
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
😚🥰
@ghboy2914
@ghboy2914 2 ай бұрын
Somalia isbadal bay u baahantahay iyo dhalinyaro isbadal doona
@m.k.7788
@m.k.7788 2 ай бұрын
Laakiin Afsoomaaliga Ku Qor Faaladaada
@mohamedibrahim7236
@mohamedibrahim7236 2 ай бұрын
war somaliyey intii aan wadan kale wax ka sheegi lahayn aan dalka wax ka qabanno aniga sidaan maqlay carabaha wax ka xun majiraan carab wax ka shek oo turki wax ka sheg oo cadaan wax ka sheg oo afrika wax ka sheg waxna ha qabsan wax kadaran majiraan ee aan dalka dhibka aan ka saarno anaga oo aan odhan reer hebel iyo reer hebel
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 3 ай бұрын
Somalida badankodu kuma adka dhaqankoda Kolba wadanka ayjoogaan ayey iskadhigaan Wll Baraamij gooni ah kasamee
@mustafaadikadir4758
@mustafaadikadir4758 3 ай бұрын
Aniga ahaan markan Ka hadlo turkida kadib wax kabadan 5sano oo aan kunoolaa dalkan runtii la tacaamulka dadka turkda waxaan u arkaa in aay yihin kuwa ugu fcn Kama hadlayo kuwa cilmaniyinta EE intoda badan kunool magalonyinka waawyn sida İstanbul Ankara İzmir lkn hidii aad rabto in aad oga xaqiiqda dhabta ah e shacabka turkida wa in aad gobolada Ka baxsan magalonyinkaa tagtaa dhibatada ugu weeyn ajanibta ka qabsata turkiga waa qofka OO aqonin afka turkiga lkn turkiga hadad luqadoda barato waxay kuula tacamulyan sida in aad iyaga Ka mid tahay ayagona fiirineyn kalarkaga iyo meesha aad Ka timid qofka turkiga waa mustaxiil in uu kuugu wacaa wadankaga ama midabkaga oo markad isbaratan waxa ugu horeeya uu kuweydinaya waa magacaga marka loofiriyo carabta gaar ahan siriyanka O an iyagana wax badan la macamiya siyriyanka ayaa kaga badan cunsuriyada shaqsiga ah turkiga oo waay adag tahay in qofka madow uu ku dhex noolaado siyriyan Turkida waa dad aay kuweyn tahay turki nimada waxa kaliya aad iskugu dhici kartaana waa in aad wax kashegto dalkoda ama dhib u geeysato qof turki ah Hadba maxaa dhacay maalmihi lasoo dhaafay sida aan ognahay turkiga waxaa nool wax ka badan 6 million oo siriyan ah kahor inta aaysan imaan qoxotiga siriyanka Nolsha turkiga waxay eheeyd meelaha ugu jaban ee lagu nooloado caalamka lkn manta turkiga waxa kusii socda in uu noqdo meelaha ugu qaalisan marka tusale apartman la kireeyn jiray 500₺ Maanta waa 15k₺ halko dollar ee la sarifi jiray 4₺ maanta waa 32 ₺ marka turkida waxay u arkan in sababtu yihin qaxotiga siriyanka ah ee dalkoda yimid iyada oo aay kaa jirto ayaa hadana waxaa dhaca mararka qaar in qof siriyan ah waxyelo ugesto qof turki ah oo taana xiisada sii kiciso oo waxa ugu damneyay kufsiga gabar 5jir ah kula kacay nin siriyan ah magalada Kayseri
@saidharedaden1424
@saidharedaden1424 3 ай бұрын
Waxa sheegty inta ka arkay inta turkey joogy
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 2 ай бұрын
Waan kula qabaa
@haa8793
@haa8793 2 ай бұрын
Lagayabo galadha Europe iyo mareykan iney sameynayan ayago kadigayo iney syrian yihin ayaga ayaa balayo aburayo
@MohamedWadani-A
@MohamedWadani-A 3 ай бұрын
Dadka turkida ah taariikhda marka la eego dadka ugu fiican bay kamid ahayeen lkn taariikhdooda waxaa badalay dad 80 sano maskaxdooda cilmaani kushubayay
@Blackiislo
@Blackiislo 3 ай бұрын
2020 ayaa ogaaday shacabka turkiga in EE xun yihiin badan kood diinta islaamka kuma dhaqmaan meel walbo ee jogaan dhif mooyee
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Diinba kuma dhaqmaan ma soomaan, ma tukadaan sidoo kale ma xajiyaan. Ramadaantana maqaaxiyuhu way iska wada furan yihiin markaa dal islaam ahba laguma sheegi karo inyar mooyee Iiraan iyo Azerbaijan baa iyaguna la mid ah. Turkiga inta muslimiinta lagu sheegi karo 20 percent kama badna
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
Ma somaliba ku dhaqma hadaa 😂😂😂
@mohamedHassan-bw6ze
@mohamedHassan-bw6ze 3 ай бұрын
Anaa Turkey jooga waxaan ku aragnay hadaan Ka sheekeeyo ayaad yaabileheedeen.
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 ай бұрын
Soo ma aadan arag kii bolu mayorka ka ahaa clipkiisa ma daawatay uu ku lahaa ajaanibka si ay nooga tagaan wax walba qaali baan uga dhignay, lakiin wali waa nagu soo ligan yihiin 😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
​@Cabdiraxman..Mudug. 😂😂
@cayuuka2488
@cayuuka2488 2 ай бұрын
adoo kale ayaanu ubaahanahee maxaad usheegi wayday maadaama aad xog ogaal tahay
@ismael_561
@ismael_561 3 ай бұрын
Carab iyo Turki isleynayso Maxa naga galay anaga. Adiga waxa kugu nacay is carabayn ta. War Somali ba thy Carab iyo Turki wa laba qoomiyadod ayagana iskaga keen dhow…
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 3 ай бұрын
You're wrong bro Muslimnimo aya wax la isoogu yahay soma ah si fiican u fikir
@G112-s2p
@G112-s2p 3 ай бұрын
@@Ziyaad_goni_socod labaduba waa muslim . meeshana muslim ma yaalo ee qawmiyad baa laysku haystaa
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 3 ай бұрын
​@@Ziyaad_goni_socodsheeko Muslim baa thye carab aad wlhy inay kabaha ku ilin
@khaleddahir6254
@khaleddahir6254 3 ай бұрын
turkiga meel lagu noolan karo maaha waxan rajeynaya somalida idil in ay ka soo guuran
@KareenMoha
@KareenMoha 3 ай бұрын
Caqliyada ahyd dalkan WA Muslim WA wallahena an Ku nolano waxa marki hore ciida Ku shubay sacuudiga iyo carabta kle aygo soamlida so tarxili jiray hdana turkida kk qofka Somaliga Canada iyo mareykan iyo yurub mxe uga doorbidan dallka musliminta is dhihi jiray
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 3 ай бұрын
@@KareenMoha muslim aaba cadaw nagu ah nio
@Nuurah951
@Nuurah951 3 ай бұрын
Wadan baan leenahaye aan aamino. Sidaan udhisanlahayn, ugu dhaqmilahayn aanka shaqayno. Kenyanki xataa wakuwaa nairobi naleh , waryaa somaliaha aadaan.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@laaska0014
@laaska0014 3 ай бұрын
😮😮
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 3 ай бұрын
Iinshaarow soomaalida oo dhanbaa kolba qoloda ugu horraysa ee ay arkaan iska dhiga Is carabayn is turkiyayn istalyaaniyayn is ingiriisayn is maraykanaynin is jarmalayn iyo is koonfur afrikayn is baakistaaniyayn Waxaasu waa dabeecadda soomaalida ee ku salaysan diciifnimada iyo ugaadhnimada ah Waan ku salaamay sxb
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 ай бұрын
Waxa keenayo somalidu iyagaa isla liito waana dad dhexdooda is neceb.
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 3 ай бұрын
Madhihi karno way isnecebtahay soomaalidu tusaale maanta haddaan Dal shisheeye tago su'aasha uhoraysa ee aan waydiinaayo dadka dalkaasle waa Wax soomaaliya ma joogtaa halkan Haa Marka laydhahana iigeeya Ayaan leeyahay iyaguna sida ku aabahood dhalay bay iisoo dhawaynayaan Mewlkastana saasaan ku nahay Balse cilad baa jirta waxaa lumay aqoontii soomaalinimo tii taariikheed middii hiddaha dhaqanka iyo guud ahaan sooyaalkii goonida noo ahaa Waxaa madax iyo indho inoo ah aqoonyahano aan is aqoonin madax danaystayaal ah sirdoono shisheeye iyo danaystayaal qabyaaladda quuta ayaa Ina hogaamiya iyagaana Naga adeegta Marka Dib uhabayn baynu ubaahannahay
@Shaydanwase
@Shaydanwase 3 ай бұрын
Wllhi waa run, carab iyo turkiyo inagaa isku dhedhejinayno
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
​@@BARKHADLEMEDIAwaankula qabaa sidii wecel oo kale marba cid guskiisa ayee heestaan. Mentality adoon oo kle ayee leeyihiin jiilkaan
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 3 ай бұрын
@@ghst4487 dhibaataduba waa jiilkan yaryar iyo jiilka iyaga dhalay oo ah dulli dulli dhalay balse soomaalidii Hore waxay ahaayeen dad adag oo aaminsan dhulkooda dhaqashadooda dhihidooda dhimirkooda oo aan dadkale awr unoqonin waxayna ku qanacsanaayeen waxooda ay hiddo dhaxal dhaqameed uleeyihiin waa mas Baa abur dhalee sidanaan noqonay casriga cilmiga iyo hormarku wuu inooga daray haddaan cunsurka soomaaliga ah nahay
@mohamedsaid8398
@mohamedsaid8398 3 ай бұрын
Anigoo ah arday muddo shan sano ku nool turkida ustaad omar waxa aad sheegatay in badan waan kugu raacsanahay oo ay ugu horrayso in shacabka turkiga muddo boqol sanno ah la cabsiinayay qoominnimo iyo cilmaaniyad laguna abuuray nacayb muslimiinta kale haba ugu horreeyan carabta oo ay aad usii necebyihiin looguna sheekeyay in markii dowladdii cismaaniyiintu sii burburaysay carabtu dhabarka ka toogatay oo ay kala safteen ingiriiska schoolkada ayaa lagu baraa turkida Haddana waxaa soo cusboonaysiiyay qoxootiga suriyaanka oo meeshan ku badan Waxaana nacaybka iyo cunsuriyadda ku shaqaysanaya mucaarad turkiga iyo cilmaaniyiinta oo awalba muslimiinta necbaa xittaa turkida diinta leh 100 sano dulminaayay Marka shacabka turkiga yaynan isku qaadin waxaa jira kuwo suuriyanka iyo carabta kale la mid ah oo dulmi ,takoor ,bahdil wax walba ka la kulmay qowmiyiinta cilmaaniyiinta ah Haddana somaliya iyo dalalka islaamka in ay xiriir la yeeshan waxa ka danbeeyay waa dowladda erdogan haddii uu dhacona oo mucaaradka cilmaaniyiinta xilka qabtaan waxaan hubaa in ay meeshoodii hore ku laabanayaan Somaliya saldhigyada iyo safaradda ay ku leeyihiina soo xiranaayan
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 3 ай бұрын
Waa hadal macquula
@hudaali2574
@hudaali2574 3 ай бұрын
Waa runta xata America trump haduu xilka qabto saldhiga bali doogle wuu xiraya
@abdihakiim7215
@abdihakiim7215 3 ай бұрын
Carab madoow waxbo kama taqaanid sxb, maanta itoobia iyo Somalia hadii dagaal dhaxmaro carabta itoobia bey lasafanayaan xaqiiq 💯
@ashwaaqsayd7846
@ashwaaqsayd7846 3 ай бұрын
​@@abdihakiim7215 carabta madaxdooda xun lkn shacabkoodu way fiicanyihiin majority lkn turkey waa bil cagsi erdogan iyo xisbigisa fiican shacabkuna inta badan matageersana Somaliya iyo itoobiya haday is dagaalan shacabka carabtu narnaba kama suurtobayso inay la saftan lkn madaxada carabtu waa munaafiqiin
@Chefabdifitax04
@Chefabdifitax04 3 ай бұрын
Bes waaye turkiga wey iga dhimatey musalsaladooda xitaa waan udaayey balaayada 🏃👋
@mustafaabdi6136
@mustafaabdi6136 3 ай бұрын
Wax cajiiba inaan ugu dambayn arko qof soomaali ah oo xaqiiqda turkida ka hadlaya Waa dadka ugu jaahilsan ugu cunsurisan caalamka aduunka bani aadam lala macaamilo oo ka xun ma jiro
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
Carab ayaa kaxun
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 3 ай бұрын
Ma adigoo Somali ah ayaa jaahil iyo cusuri ku tilmaamaya dad? Yaab ? Cid idinka cusurisan oo isinka jaahilsan aduunka sooma marin maryooleey anigoo Somali ah inaan idinka quxoonahay Mooye aan idinka foolxumeen ayaan 500 sano cusurinimo nagu haysaan oo aad na dhahdaan midgaha
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 3 ай бұрын
​@@MusaMunyivaDamn sorry bruh😢
@sakiabdul
@sakiabdul 3 ай бұрын
​@@MusaMunyivawaaruntaawll soomaalidu waadad layaabaya haday arkaan yemeniyiin cunsiriyayna iyoturki cunsiriyaynaya iyocarab cunsiriyaynaysa laakiin lamayaabayaan gabooyeama madhibaan inay cunsiriyeeyaan oocaadibay latahay oo
@jiijajooj6408
@jiijajooj6408 2 ай бұрын
carab baa ka cunsureyeesan
@nabiilomar6743
@nabiilomar6743 3 ай бұрын
sababta keentay in dhacdadaan dhacdo ayaa ahayd marki uu kufsaday nin suuriyaan ah gabar 5sano jir ah kadib cara sababtay xaaladu sidaan siku badashay, waa run oo aniga ayaa lakulmay waa dad cunsuriyaal ah turkiga lkn horaa loodhahay dal aan dalkaaga ahayn waa dareen kujoog lkn suuriyiinta waa dad aan dareen kula joogin turkida
@munocadey9436
@munocadey9436 3 ай бұрын
Adi miyaa indhahaaga gu aragdy waa Maya iska day beenta
@saidhussein1064
@saidhussein1064 3 ай бұрын
​@@munocadey9436qadijo kusey ma turkidaa udoodeesaa😂
@Hussein-nz4is
@Hussein-nz4is 3 ай бұрын
Wadan ka cunsurinimo badan kana jaahilsan weligey ma arkin wlh 4 sano ka badan ku noolaa
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 3 ай бұрын
Ninka mindida ladultaagan ee hadana uusan gadaal fiirineeynin caadi maahan anigu koleey waa iga geesisan yahay ugu yaraan waan iska eegilahaa hadiiba aanan cararin kkkk.
@IdilCumar-ix3es
@IdilCumar-ix3es 3 ай бұрын
😂😂😂
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 3 ай бұрын
Waayo Muuse Bixii ayaa adarkayah Waa xaagad ka keenatey fulayniemad Gojacaad xasuusaneysa😂😂😂😂😂😂
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
Geesi nimo kama ahan ee fuleeynimo darteeda ayuu la jeesan waaye
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 3 ай бұрын
@@kamalyusuf6211 ala beerka goojacade iyo muuse fir iyo farac iimagalin balse waalakala adkaan jiray hadii aad noqotay gacanta sarayso maxaad ugu diganeeysaa mese waligaa waa markii ugu horeeysay oo aad wax ka adkaato midakale markii aad goojocade qabsatay waanka naxay meesha soomaali wiilashoodii ku dhamaatay busta iyo habasska kacayo marna waanka naxay marna waan ku qoslay waxa rag haldoor ah ee aad iska disheen iyo meeshu sideey ufool xumayd waa nasiib daro.
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 3 ай бұрын
@@ghst4487 kkk hadii eey sidaas tahay kaas ayaa iga fuleeysan waayo anigu ugu yaraan meesha birta loo wado waan iska fiirin lahaa kkkk.
@Sooyalka
@Sooyalka 3 ай бұрын
Bogan waxa aan ku soo gud-bina sooyalka islamka Nagala soco. Thanks
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 3 ай бұрын
Cunsuri somalia ayaga ugu imaaw dad kale ayad wax ka shegeysaan teeni bal haga jiyaa marka hore dad turkida way is walal sadaan way is jacel yihiin cunsuri number one waa somali
@Shaydanwase
@Shaydanwase 3 ай бұрын
Waa runtaa wllhi. Balse inaga aqon la’aan baa Ina haysa
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 3 ай бұрын
Hadda Ma Somali baa laga hadlayaa oo mawduuca ma Somali baa? Marka adi ogoloow in lagu cunsuriyeeyo ileen Somaliba waxbaa si ka ahee.
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 3 ай бұрын
Umada kale ayaga dhaxdooda isma cunsuriyi yeyaan lakin samalida waa cakis mowduuca Wuu tabanaa walal
@AbdihakimAhmed-mr3lr
@AbdihakimAhmed-mr3lr 3 ай бұрын
asc macalin wan ku salaamy , waxan ka mid ahay ardayda ilaa hadda dalka turkiga wax ka dhigata , dadlkan ha ahaado dal calmaani ah lakinse somalida ardayda ah iyo dhamaan ajanibta syria ahayn si fiican uso dhaweeyan ha iska jiran wxoogaha cunsuriyiin ah, lakin cunsuriyiintu istanbil iyo dhawrka maglooyin oo waa wayn, lakin badankoodu wa dad fiican majority goodu intan la dhaqmay , wanaaga dadka aad ka aragtay lama qariyona waxan filaya inay umad soomaliyed oo sidaas oo kale ila qabtana jiraan. xasuusin: taasi wa fikirkayga iyo noloshan kala kulmay uun turkida 🙏
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
Aniga xitaa arday Ayaan ahay turkida si fcn ayee iisoo dhaweeyeen. Istanbul iyo Ankara ayaa laga yaabaa inaad cunsuri lakulanto ninkaan ogaansho carab jaceel ayee katahay
@mohamedabdirizaq4372
@mohamedabdirizaq4372 3 ай бұрын
Shan sano ayn istanbull kunolahy wxna kubartaa dhibka ardada somaliyed kuhaysta mahn mid yar wll xogta adoo haya baa hdana ka been shegysaa
@jiijajooj6408
@jiijajooj6408 2 ай бұрын
xagee wax kaa mareen?! woo yere Istanbul waa laga yaaba en la vonsoreyeeyo ma uoo oran vonsoreyad ma jerto​@@mohamedabdirizaq4372
@ShimoyShimoymacalinadan
@ShimoyShimoymacalinadan 3 ай бұрын
1 kusali nabiga scw
@Geomahamed
@Geomahamed Күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@nasamaale6176
@nasamaale6176 3 ай бұрын
Run ma rabtaan, haddii aad rabto inaad Turkiga si sharaf leh ugu noolaato : afkooda baro , waxba ha uga baahan , dumarkooda u nabad gali, Atatürk iyo waxyaabaha iyaga ku weyn ha u dhaliilin, Carab ha u amaanin, kaligii muslim ha iska dhigin oo diintooda&badahooda ka bax. Haa Turkidu waa Cunsuriyiin lkn annaga soomaalida ah &carabta ayaa kasii Cunsurisan. Haddii aadan intaas samayn karin tuuladaada guddaafadda ah ee sida biniaadamka loogu noolayn iska joog/ ku noqo oo khayaaligaagi laandheerenimo halkaas inta noloshaada ka dhimman qashinkaaga iska walaaqo soomaaliyow.!
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 3 ай бұрын
Sida saxda ahayd wax ugu sheegtay wlhi adi dad afaarahood maxaa ku galinaya dadkaan waa ha I daarin ku daari maayee. Arintaan hadda dhacday xitaa Syrian ka ayagaa bilaabeen gabar 5 jir Turkey ah bey kufsadeen maxaa u geeyay bal nin aad wadankiisa ku nooshahay oo Magan galyo kusiiyay Sidee gabdhihiisa ugu xadgudbee.
@nasamaale6176
@nasamaale6176 3 ай бұрын
@@shiinebeatsofficial1597 nafle xooluhu caqli dhaamaan waaye nin gabar 5jir ah wax ka dayay, noocaas oo kale xaq in la soo dhowaysto ha joogtee xaq uma lahan xitaa nolol.
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 2 ай бұрын
Comment gan radinayey wa kan 👏 ❤
@jokejoker4752
@jokejoker4752 3 ай бұрын
anaga ajnabi jaceyl ayaa ku waalanahy sida is carabeyn, turkiyeen barina hadee rabaan kuwa is pakistaniyeena ayaa la arki doono dhibkana waa jaceylka aan u qabno ajnabiga iyo naceybka dhexdeena
@Saidbabdirahmans
@Saidbabdirahmans 3 ай бұрын
Turkida iyo carabtuba isma dhaman waxa daremi kara labadaa dad qof lasoo noladay.
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 3 ай бұрын
Carabtu qof qof dhif ah moye intoda kale way ficanyihin
@Republicanson
@Republicanson 3 ай бұрын
Wax aad ogtahay ma jirane is ka aanus​@@sahramuuse4678
@soljaman7926
@soljaman7926 3 ай бұрын
Anigaa kunoolaa Turkiga mudo 2sano ah waana shacab ah aad uxun oo qalafsan wiji cubursan
@amiir-saet
@amiir-saet 3 ай бұрын
Dalkayga Hooyo Aaminsanahay Alx❤
@sharmarkegiite6180
@sharmarkegiite6180 3 ай бұрын
Kuwa carabta iska dhiga mad kasoo hadsho mise adaa kamida
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 3 ай бұрын
😂😂
@Hodan.mohamed223
@Hodan.mohamed223 3 ай бұрын
Carabtan ad ku walateen baryahan iyaguna nama yaqanan anaguna ma naqano
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
​@@Hodan.mohamed223oh my God 🙈😹😹
@Umumahir-k8p
@Umumahir-k8p 3 ай бұрын
Wlhi aniga waan la yabanaa marka la leyahy wadanka turkiga waa dad muslima muslimnimo kama dhawaa waa calmaaani sidey u dhaqmayaan so ma arkina iyago dhan waa wada qaawany8hin qamriga balyada awalba waan ogaa iney muslimin aheyn waa yaryihin dadka muslimiinta
@Supersalaxcarab143
@Supersalaxcarab143 3 ай бұрын
Aad iyo aad ana la Noola turkey 🇹🇷 dagan Waa qudhun walhi bilhi ma arag shacab lamida Waa dugag
@Cabaadi1986
@Cabaadi1986 3 ай бұрын
شكرا وافر أستاذنا المكرام عمر إنشار أخوك من كسمايو
@AdamMusa-q3k
@AdamMusa-q3k 3 ай бұрын
carabta soo ma ahan dadkii soo tarxiilayay hooyo uur leh waliba soo kala reebayay iyada iyo ilmaheeda gumeesanayay gabdhaha jaariyadaha ah ogaansho waan ku jeclahay carab ha ii amaanin
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 ай бұрын
Carabta marka kuwa siria miyaa mise khaliijka mise kuwa masar carab way badanyihiin hal dawlad maaha
@G112-s2p
@G112-s2p 3 ай бұрын
@@Cabdilaahicumar-y3b waa isku mid carab waa un carab . ee adiga xagee haysataa , waa maxay sualahan
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 ай бұрын
Ninkan cumar la dhahaayo waligiis asigoo carab xumaantoda sheegayo ma arkin dhega cadka ayuu ujan jeera 💯 ufiiriso muqaaladisa. Car haka soo hadli dhibaatada ay carabta qaliijka u geestan dadka ushaqo tago siiba wadanka qadar uu ku noolyhy sidey dadka ugaaln ma aamini kartid waligiisne kama soo hadlin
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
Adiga oo nin eh miyaa ogaansho jeceshahay 😂 sanadkaan dad badan ayaa left qaadanaaya
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
​@@Cabdilaahicumar-y3bcarab waa carab hanoo kala qaadin
@abdallafarah7121
@abdallafarah7121 3 ай бұрын
Guuleyso legend Omar Inshar👏
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 3 ай бұрын
Inta badan waa cunsiriyiin turkidu xaga diintana say rabaan ayay ugu dhaqman
@adan053salah7
@adan053salah7 3 ай бұрын
cunsirinimo wax lalayaaba malahan somalida xitaa ayaay kajirta Wadama carbeed iyo kuwa yurub ahba wan so maray nasiib daro cunsirimo meel walba waay kajirta Carabtaba caay iyo cunsirimo wax ugu badan malahan
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 ай бұрын
Carabta waxaa aragtey kuwa khaliijka kuwaas iyo xamayiinta wey daranyihiin laakiin kuwa shaam urdun plastine lubnan siria iyo iraq kunoolba way ku duwanyihiin marka wadankale hadii lakuku dhiwaateeyey wadamada kale inaad dusha ka saarto ceeb werye
@MrMazwena
@MrMazwena 3 ай бұрын
Waa sax meelwalba ayey cunsuriyad ka jirtaa
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 ай бұрын
​@@Cabdilaahicumar-y3bin umad walbo cunsuriyiin yihiin miyaa been ah? Xitaa somalida hadii dalkeyna oo dhisan umado kale soo buux dhaafiyaan laga yaabe inaan sidan udhaqmi leheyn. Hadaba Oromo ayaan kudheganahay inagoo dalalka deriska ah buux dhaafinay.
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 3 ай бұрын
​@@Cabdilaahicumar-y3b Haaa xitaa Carabta Galbeedka Africa sida masar,tunisia,Algeria iyo Marocco ma lahan Cunsuriyad.
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 3 ай бұрын
Kuwaa khaliijka baa ugu ilbax san carabi kuwa kle waxa ka madoow ba cabiid bay dhahaan xitaa yamantaas faqiriga ah​@@Cabdilaahicumar-y3b
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 3 ай бұрын
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤
@shuhabgirlschannel399
@shuhabgirlschannel399 3 ай бұрын
Ahlaan wa sahaan 🎉❤
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali 3 ай бұрын
Qofka uguhereeyaa ahy ayaa umaleenaa😊
@wadani9971
@wadani9971 2 ай бұрын
TURKEY 🇹🇷 Asaliga ah waa KURDISH Waana Ragii qilaafada islaamka saalaxudiin ayuubi... KURDISH waa laga adkaaday waa qoomiyadaha kale ayaa isugu tagay marka Turkey hada waa dad asal russia ah ...Georgia....Armenia...bulgaria iyo kuwa kale
@13ffdddfghhgggjn
@13ffdddfghhgggjn 3 ай бұрын
OMAR INSHAAR MA waxaa noso Reebtay Aduunka Dadyowga Ku Nool UAE & Suadi Arabia & BAhRAIN Ma Kuwaas Ayaad Walaalo Noga Dhigeysaa oo Xata Walaalahood Gaza
@RAbdullahi
@RAbdullahi 2 ай бұрын
Kuwas xataa walalehen maha walalehen waa ree palestine 🇵🇸 bas
@Isse-Farah
@Isse-Farah 3 ай бұрын
Turkida wax kasta ka sheeg waa calmaaniyiin dheh. Marka galbeedka la joogo Waa ummadda kaliya ee xarumaha diinta dhisa hadana isku xiran waxkastana dartood kahormariya.. Masjida islaamka waxaa dhisay ayaga lakiin badanaa kuwa aan halkaan ku aragno waa saaxiibada Ordugan inyar ayey ka yihiin shacabkaas xajirka ah. Dalkooda ma hormarayo ilaa ay badalaan dhaqankaan.
@adonallah
@adonallah 3 ай бұрын
Waa sax waxaa yar musliminTa dhabTa ah Africa ayaan ku arkay masaajida Badan oo Turkey dhisay
@ghboy2914
@ghboy2914 2 ай бұрын
OGAANSHO waxaa moodaa in uu cabsanyahay xukunka caalimadeysan sida ururada caalamigaa kana soo horjeedo xukunka QOOMIYADEED Halkaas waxaa ka cad in uu ka soo horjeedo dawlad somaliyeed Maxaa yeelay somalia waa wadan qoomiyadeed oo aan shacuub kala duwani ku nooleyn Somalia maanta waxay u baahantahay in shacabkeeda ku abuurto QOOMIYADNIMO somaliyeed si turkiga oo kale oo ay ka gudbaan fikirka QABYAALADEED ee ay aaminsanyihiin ama in qabiilka lagu tiirsanaado halkii nidaamka iyo sharciga lagu tiirsanaan lahaa
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 3 ай бұрын
Xashi hurfadhi media videogan halodiiro 😂😂😂. Ninka jaceylka turkiga aya madax maray
@NuurMaami2234
@NuurMaami2234 3 ай бұрын
golden voice❤
@AbdiFatah-k7u
@AbdiFatah-k7u 3 ай бұрын
Cumar inshaar waan kusalaamay
@salamali54
@salamali54 3 ай бұрын
Turkida maxee rabaan
@jakil033
@jakil033 3 ай бұрын
Turk galo iyo muslim wey ledahy wll cumar iska hubi
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 3 ай бұрын
Mar waxaa jiro lafiirineen Arimaha jiro o dowlad Heshiis lalasameesan karo hada anaga somali ahaan waxaa wanagsan in Israiil heshiis lasameeyno anaga o amaanka shacabka somaliyeed fiirinayno hadii maanta qof somaliyeed diyaarad u saaranyahay israiil Ku dhacdo ama la'afduubto lageeyo israiil Sidee ula hadleysaa israiil waa inaa kala baranaa Siyaasada iyo Arimaha waaween e diiniga.!!!
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu 3 ай бұрын
Ogaansho waxaan kusoobiray 2017❤❤❤❤❤❤
@isacksport8403
@isacksport8403 3 ай бұрын
ha noo sheegin
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu 3 ай бұрын
@@isacksport8403 من بعدك😁😀🤙🖐
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 3 ай бұрын
Waa kuwa ugu cunsuriyada badn baala yidhi🙄
@walalkaweyn143
@walalkaweyn143 3 ай бұрын
Much love ❤❤❤❤
@Abuu_cimraan
@Abuu_cimraan 3 ай бұрын
Waa arinjiro arinkaan turkida ma ahan dad xadaari ah marwalbo waxaa kujirto badownimo . Midkale Syria 🇸🇾 lama tusi karo dhamaan shacabka turkiga wee neceb yihiin. Somalidiina hada wee yaraatay joogi jirtay xataa hanoqoto artayda qax baran jirtay. Mida kale visaha xataa imaatinka wuu adkaaday. Allah'a nagu amaansado
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 ай бұрын
Horta iyaga iyo siria xay isku heystaan
@Dhabadahorumarka
@Dhabadahorumarka 3 ай бұрын
@@Cabdilaahicumar-y3bwaxa ay turkidu ku haystaan Syrian-ka in ay dalkooda ayey buux dhaafiyeen iyo sicir bararka in uu kordho in ay iyagu u wacan yihiin Waa sida ay turkidu aamisan yihiin.
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 3 ай бұрын
Odaygii nolosha ayey ku qebteen😂
@XasanAxmad-rg1ml
@XasanAxmad-rg1ml 2 ай бұрын
Soomaalida isturkiyeeyso weey waalanyihiin adigana waad iscarabeeysaa marna waad isqadareeysaa😂😂master cumar maxamad inshaar ama abuu feeysal aabaha feeysal adigaan kuladalaayaa maxaad marmara qaar uqarisaa xubin nimadaada siyaasiga ee iqwaanu muslimiin anagoo og inaad uqaabilsantahay dhinaca faafinta wacyiga siyaasigaa ee aan diiniga eheen maxaad uweeraraysaa erdukaan asigana waa sidii maxamad mursi ciisaa alcayaad oo kale iyo boqor qadarookale yacni kuli waxaatihiin iqwaanul muslimiin mailooday mise uruka waad qiyaantay sidii jamaal cabdi naasir kii masar ookale kkkkkk😂😂 waan idinkaxageeynaa namasirikartaan sida caruurta ookale 😂😂kasoo jawaab fariinteeyda lanasoo dagdag hadaad islaweeneen
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 ай бұрын
Inta,turkidu cunsuritahay inkabadan waxakacunsurisan okaxun carabta sigara khalijka kaliya farqiga hadamuqda wainta dalalka carabta cadadis iyo gacanbira boqortoyo kajirto turkiyana xoga furfuran iyo xoriyada kajirto shacabkuna awodo ugaraleyihin
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 ай бұрын
Meeshaan siyaasad laka mahadlaayo ee muuqalka faham maxaa meesha keeney dawlado carbeed baqortooyo iyo xuriyad😮
@foodhicabdiraxman9615
@foodhicabdiraxman9615 3 ай бұрын
Laagamaa joogoo ciismaniiyiin tii 15 saanoo ee isaka huubii hamariin miideeda kalee waa diigaa nooga sheekay nayee maad somaaliya ka faa lootiid adiigaa dalkagii buur buur buursan yahaay markas saa tuurkii ka sheekay turkii sheekay nayeesaa war iskuu qaajiil
@somalia2730
@somalia2730 3 ай бұрын
Aniga hada waxaana ka cabsi qabaa soomaalida Kenya iney ku socoto arrin naceyba Madaxda Kenya maalikasta ka hadalayaa
@Siman-hassan
@Siman-hassan 3 ай бұрын
Aniga xita shaki ayaigajiran arintan wa qorosho fowlada Kenya wadato wxey raban malinkasto ganacasiga somaliyed laburburiyo dalka ineykabaxan Lara a Somali mafamayan
@a.fataaxxasan8444
@a.fataaxxasan8444 2 ай бұрын
Xalay inay ahayd ban u maly nayaa Waxan dawanayay suriyan jooga muqdisho oo la waraysanayo Oo leh intaan muqdisho joogay wax cunsiriyada maan arag Lkn markaan jognay lubnan iyo tukiya waa nala cunsuriyayn jiay
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 3 ай бұрын
Masar ayaa ka fican xaqiqiyan marka ay shaqcbka tahy wa dad reer magal ah
@imbashiir1825
@imbashiir1825 3 ай бұрын
Carab iyo Turkey xata Somali waa cunsuriyiin waxba cid gaara tooshka haku ifin.
@MrduulaayeDegdeg
@MrduulaayeDegdeg 3 ай бұрын
Dhexdeenaa qaar cunsuriyeyna kuwo kale maxaad umaleyn
@AmranMukhtar
@AmranMukhtar 3 ай бұрын
Waa ayaan daro ado somali ah omarow cunsuriyadna isku dila malinba ina wadan kale cunsuriyad ku tilmaamto somalibay cunsurayadu ka bilamataa kuna dhamaaata ee orod ka hadal bal wadankaga waxa ka jira hal mar iskadaaa shisheeyahe caku somal
@XasanAxmad-rg1ml
@XasanAxmad-rg1ml 2 ай бұрын
Soomaaliya ayaa uroon dadka soomaaliyeed ee turkiga tagaayo dalkooda haimaadaano
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 3 ай бұрын
Anigu turķiga 2 sano ayan ku noolahy waxa aad sheegaysana 80% kuguma aana raacin adigu meesha aad wax ka soo xiganysaa waa carabta ee meelaha kale xogta ka soo raadi kadibna is barbar dhig seriyanka iyagaa dad aad u dhaqan xun ah oo cunsiriyiin ah
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 3 ай бұрын
Turkeye 7sano ayaan ku noolahay wax dhiba kalamaan kulmin lkn dadkoodu haa waa cunsiriyiin lkn sharci baa kaa qabanaya adna hadaad raacdo shuruucda dalka waxba iskuma imanaysaan lkn Soomaali ayagaa wareersan suurida laftarkoodu waa dad fawdo ah waxaa jira lkn waa dad xidhxidhan turkida dugsi quraan fiican maleh runtii meel furfuran maaha in layimaadona ma wanaagsana hadana sharcigii way adkeeyenba
@KareenMoha
@KareenMoha 3 ай бұрын
Caqliyada ahyd dalkan WA Muslim WA wallahena an Ku nolano waxa marki hore ciida Ku shubay sacuudiga iyo carabta kle aygo soamlida so tarxili jiray hdana turkida kk qofka Somaliga Canada iyo mareykan iyo yurub mxe uga doorbidan dallka musliminta is dhihi jiray
@13ffdddfghhgggjn
@13ffdddfghhgggjn 3 ай бұрын
SOMALIDA IS CARABEYSA KA WARAN 😂😂😂😂
@zalanaxmed5442
@zalanaxmed5442 3 ай бұрын
Waa dad walan😂
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 ай бұрын
Ma somalida reerkoonfureed ayaa masaakiina sifiican ayay sameeyeen المشاهد عجبتني آوى خليهم يتخلصوا من الوافدين
@CabdulahiMahmutt
@CabdulahiMahmutt 3 ай бұрын
Free Palestinians
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 3 ай бұрын
Xaqiq da iyo isma lahan waxa aminsanahay aniga waxan modi jiray asianka inay naga ber jilicsanyihin xaga naxarista is jacelka isku dhimrin lkn markan xaramka ku arkay asianka waxan is iri waxa maqli jirtay iyo waxa imuqda isma lahan turky bdn an arkay no english no arabic yaab wlhi waxa somalida laga dhadhiciyay xaqiqda isma lahan shacabka carabta e yemen masar an arkay ugu wanagsana dadka arkay indunisiyanka malasianka bangaleshka hindida dhakijistanka iraniyinta dad ba modo dad naxaris bdn lkn xaqiqda mahan illahayow ada mahadsan somaliyey xaqiqda mahan sa social media ka aragten dowlada somalia waxa ka taliyan dad carurta ka caqli yar yaab carabiga baro si a dintada ufahamtid wayo quranka axadithta wa arabic in ay ku samaysa hadda rabtid u fahamtid quranka baro arabic hadi kale maba ku samaynaysa aqrinta quranka illahay musliminta ha mideyo bishar al asad suriyanka wa dhameyay illahay mujrimka haqabta iyo mujriminta kala🤲🤲🤲
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 ай бұрын
luuqadooda ayay ku hadlaan waa wadaniyiin
@Sahan9474
@Sahan9474 3 ай бұрын
Suuriyaanka iyo Soomalidu dhulkoodii bay Soo gubeen, dad Abaal lehna ma aha, Turkiga halaga Saaro,
@IqroIbntuYuusuf
@IqroIbntuYuusuf 3 ай бұрын
Wllhi Waxanba Rajeynayy Inan Halkasi Waxbarsho U Aado Anigo Xita Lascon Xaqiiqahooda Aad Baad U mahadsan Tahay Wll Halkasi Igaga Egtahay Turkia
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 ай бұрын
Waa dad cunsuriyiin xag jiro ah aadna UGA fog sida loomaleeyo, waa dad ajaanib neceb sdoo kle neceb dhaxgalka bulshooyinka kalee caalamka islaamka walaa gaal.
@raasamaalfurniture9513
@raasamaalfurniture9513 3 ай бұрын
Yaaka danbeeya arintaa waala ogyahay sxb waxa jira fikir layidhaa kala fogee muslimiinta tusaale ahaan imiga sucuudi hadan tago school xataa layma ogola inaan caruurta gaysto halka gaalada loo ogolyahay hada maalin dhawayd waxan arkay laanta socdaal somaliland hargaysa waxay eryanayaan rag oromo ah kadid waxan ku idhi waar kaa meherada haystaaba waa ethopian hadaad qabanayso waxuu askarigii igu jawaabay warqad UN ah ayuu sitaa waxan ku idhi kan oromada ahi muxuu udoonan waayay maad is waydiisay maya ayuu yidhi kadib waxan ku idhi ogow ninkan waa muslim haduu tagana lama siinayo waayo muslim inuuna isgargaarsan ayaa larabaa markas mida kale ma UN ayaa idiin sheegta cida la cayrsanayo mise wadan kayay leeyihiin adigu kaad rabto eri kaad rabtana daa markas
@KhadijaRobleh
@KhadijaRobleh 3 ай бұрын
Masha Allah waa xaqiiq kuwa halkaan Nala joogo waxay xanaqaiin marka uu tagay madaxwaynahooda tagay somaliya masha Allah Somali waxaan u bahan nahay in aan kala ogano barnamijkano kale si maskaxdeena u furfuranto oon kala ogano kan walaal noo ah iyo midkaan noo ahayn.
@abdirahmanmoalim9034
@abdirahmanmoalim9034 3 ай бұрын
My teacher
@saidabdulkadirisse1572
@saidabdulkadirisse1572 3 ай бұрын
Thanks ustad ❤
@caynashejama4561
@caynashejama4561 3 ай бұрын
Turkida qofkii arkay ayuunbaa waxka sheegi kara waa cunsuriyiin waliba waxay aaminsanyiin inay dadka ka sareeyaan oo aanày qadarin umuujin dadka kale ee la nool somalidu lacagtiida ayay dalka turkigaga ku cuni jireen oo ku noolaayeen markii joogi kari waayeen way iskaga yaaceen
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 3 ай бұрын
Cajiib cajiib.
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 3 ай бұрын
Aan ku salino nabiga scw
@RealHeero-qs6wh
@RealHeero-qs6wh 3 ай бұрын
Turkey dad ma ahan kenya ka fcn naga tag😅dheh
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Ай бұрын
Xabashida kwarn
@hanefa283
@hanefa283 3 ай бұрын
Soomaalida Halasoo raacdeeyo ayagaa isu jebiyey cunsuri
@raasamaalfurniture9513
@raasamaalfurniture9513 3 ай бұрын
Yaaka danbeeya arintaa waala ogyahay sxb waxa jira fikir layidhaa kala fogee muslimiinta tusaale ahaan imiga sucuudi hadan tago school xataa layma ogola inaan caruurta gaysto halka gaalada loo ogolyahay hada maalin dhawayd waxan arkay laanta socdaal somaliland hargaysa waxay eryanayaan rag oromo ah kadid waxan ku idhi waar kaa meherada haystaaba waa ethopian hadaad qabanayso waxuu askarigii igu jawaabay warqad UN ah ayuu sitaa waxan ku idhi kan oromada ahi muxuu udoonan waayay maad is waydiisay maya ayuu yidhi kadib waxan ku idhi ogow ninkan waa muslim haduu tagana lama siinayo waayo muslim inuuna isgargaarsan ayaa larabaa markas mida kale ma UN ayaa idiin sheegta cida la cayrsanayo mise wadan kayay leeyihiin adigu kaad rabto eri kaad rabtana daa markas
@abduqadirabdullah1256
@abduqadirabdullah1256 3 ай бұрын
Wlhi waa runtaa❤
@saaradahi6675
@saaradahi6675 3 ай бұрын
Guryahii aga gatay waa qasaaro . Especially Ankara
@nucimamajama7901
@nucimamajama7901 3 ай бұрын
Somalida dadka kale waay jeceelyihiin lkn ii yaga daaxdooda ismaa jecleeen taas keentay magaca muslimka qofkii ahaa jecelyahay ceeb caleek
@ubeydillaah2
@ubeydillaah2 2 ай бұрын
Waxaan la yawaya somalida sida turkida ay futaada ugu dhaqaan, digfer ma adeen? Kalkalisoouinka iyo dhaqatirta Af Turki lagu hadla, ana yabay oo fajacnay, Masjidka mesha ku yal Salada CAJAL AYAA KA ADIIMA SIDI TURKIYA OO KALE. SHULKAN NA TURKI HALA SIYO WABA SOO SOCDA. TURK IYO SONALI ADUNKA UGU NECBAHAY.
@omarali4265
@omarali4265 3 ай бұрын
Ok,kkkkkkkk Somali w😢😮qashin Ayaan nahay, xaa u cabaadaysiin meel kasta waa ku bah dilan tihiin South Africa 🇿🇦 😆, Kenya 🇰🇪 Saudi 🇸🇦 arabia ,khaliij , Europe 🇪🇺 North America 🌎 🇺🇸 iyo meel kasta, sanadihii hore Ayaan tagay turkey 🇹🇷 😑 laakiin 10 casho keliya Ayaan joogay , anigoo Canada 🇨🇦 ka imid,okay Somali cawaaneey ku laabta wadankiina aniga hada muqdisho Ayaan joogaa wax kasta waa OK
@IkramhamiIkram1
@IkramhamiIkram1 3 ай бұрын
Holland ayeey igu nool yihiin turkiga inta badan diinta Islamka weey neceb yihiin
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 2 ай бұрын
Diinta, Somalida Ma aragtan Miyaa Dad kle Oo Meel kle Degan Intan Adin Anaga Muslim ba nahy Ayan dhahna lkn Rag iyo Dumarba Kuma dhaqano Wana Xaqiiq inyar Moye..... hdana Wxa So Badanayo Dumar Jirkooda ka Ganacsado Oo Dalka Dibadaba jooga Waana Somali Ogow .. Muslim Weyo Aan Ledahy........ Somali 100/100 Muslim Ma Nahy.....
@sahidgelle1682
@sahidgelle1682 3 ай бұрын
HASHUQA,SOCDO,,E,YUHUDA,IYO,SAXIBED,DHIIGA,CARURTA,,IYO,DUMARKA,,RER,FALASTI,,IYO,DHAMAN,KU,WADAN,,,75,SANO,,WEY,KABADAN,TAHAY,,XASHUQA,,ALL,ASD,SIIRIYA,KASAMEYEY
@ghst4487
@ghst4487 3 ай бұрын
Turkiga aniga kunool ma jecli lkn dhaaf carabta habahdilaan. Carab miyaa wax qiimo leh awalba ahaay
@AbdikarimMohamed-fh8jo
@AbdikarimMohamed-fh8jo 2 ай бұрын
Carabta iyo Turkish wax isma dhaaman lawadaba hala waso
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 3 ай бұрын
Diyaaradaha iyo hub Turkiga ayeey Rabaan inay ka dhigaan kuwa ah sida Ak47 kuwa xumaanta xitaa kasoo muuqdo.
@DAACAD383
@DAACAD383 3 ай бұрын
ALSHABAAB AAN KU BIIRNO
@abdalahomar5777
@abdalahomar5777 3 ай бұрын
Sidee yacni an ugu biirena al shabaab man fahmin 😅
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 3 ай бұрын
Alshaydhaan ku biiri meyno Soomaalinimo ayaa inaga badan Ilaahey shartiina ha ina mootiyo.
@axmadshukri-wq8ss
@axmadshukri-wq8ss 3 ай бұрын
Hadii al shabaab lagu biiro waan hagaagi lahayn
@DAACAD383
@DAACAD383 3 ай бұрын
@@mohamedahmed4511 Alshydaan baa leedahay omar inshaarna waa dhageysata addoon reergalbeed baa tahay maskaxda laga gumeysatay
@City-sr4iv
@City-sr4iv 3 ай бұрын
Awel hore ayaa rabtey yaa ku xeysto dee Alshabaab u ah shagaalo uyihiin aduunka dil waxa dileyso lkn hadhin alle ayaan kabagaa dee Kubiir alshabaab waxba hareewin dee
@mohammadsaid5303
@mohammadsaid5303 3 ай бұрын
Ogaansho waa run taa waa dad cunsur ah qof Türkiga ah iyo qofka reer galbeedka ah waxaa muslinimada udhoow qofka cadanka ah xitaa salada markad latukaneyso waxay jecelyihiin in aad salada gadal kutukoto waa run taa
@Markaawi9
@Markaawi9 3 ай бұрын
bulshada ugu cunsurisan caalamka waa soomaali
@KhaliifHusseinnoor-k9x
@KhaliifHusseinnoor-k9x 3 ай бұрын
Cunsurinimada somalida waa wax ku kooban dhexdooda , Dadka kle aad bay u ixtiraamaan Hadii qof ajnabi ku dhex tuugsado somalida way dgarjinayaan iyago kuwaadi ay baahi la agjiifaan😂😂😂😊😊😊
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 3 ай бұрын
​@@KhaliifHusseinnoor-k9x Hadde Somalida waa doqomo is neceb oo Somalinimadooda ku faraxsaneen.
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 3 ай бұрын
​@@KhaliifHusseinnoor-k9x maxay tahay tolow sababtaasi
@YassirAli-f9q
@YassirAli-f9q 3 ай бұрын
Feke muslin waye turkiga
@daacadxassan8186
@daacadxassan8186 3 ай бұрын
العبد في التفكير ولله في التدبير
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
OGAANSHO
Рет қаралды 62 М.
ما الذي يجري في المنطقة
54:48
قناة عواد الزايد
Рет қаралды 25 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 13 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 228 М.
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
OGAANSHO
Рет қаралды 123 М.
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 13 МЛН