OGAYSIIS WIIL RAGA U DOODAYA IYO MAMA MALYUN OO DUMARKA U DOODAYSA QAYBTII 1AAD

  Рет қаралды 30,384

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

6 ай бұрын

RAGA IYO DUMARKA HADAY DOODAAN WAXAA LAHELI LAHAA XAL DOODAAN KASOO HADAL
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 77
@Fransiis
@Fransiis 6 ай бұрын
Maashalah Great Somaliland
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 6 ай бұрын
Nin isku kalsoon oo aan kabaqayn camera da weeye ❤
@hanaassasasa12340
@hanaassasasa12340 6 ай бұрын
Maca salaama malyun qurux badaneey
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 6 ай бұрын
Mansha Allah Safar Salaama ❤❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 6 ай бұрын
Maash Allah 🤲. Queen 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Hooyo ❤❤❤
@Ralia777
@Ralia777 6 ай бұрын
Very interesting video masha allah
@AhmedNaleye521
@AhmedNaleye521 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Queen of Queen
@neimadjibouti6819
@neimadjibouti6819 6 ай бұрын
Mashallah❤❤❤❤❤❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA QOFKII 45 EE VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANKS 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-mn2nq6he1z
@user-mn2nq6he1z 6 ай бұрын
Hooyo alle ha kunbadgeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 6 ай бұрын
Qoys futo jirirc met Queen MMS😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@user-hc5cg1rb5o
@user-hc5cg1rb5o 5 ай бұрын
Marabta nin ku la noolaada hadji ilaahay is kiin daayo
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 6 ай бұрын
Waa runteeda wllo is jeclen maxay soo girdhinayaa waa dhab
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 ай бұрын
Queen kor dahab ❤❤❤
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 6 ай бұрын
Wa runtteed maxaay ragu markay gabadha furaan bay caruur ta ufuraan
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 6 ай бұрын
Daalo Xayraan baa la yidhaa kkkk waligeedba waxaa la odhan jiray waa kulayl oo AC MA LAHA .
@denverdenver6688
@denverdenver6688 6 ай бұрын
Mama malyuu Maxaa u raacdaa secon class
@user-rx8jz7zu5b
@user-rx8jz7zu5b 6 ай бұрын
Hi mama Malyuun
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 6 ай бұрын
Mashall Allha Safar Salam❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍
@user-xb3uz3pz2f
@user-xb3uz3pz2f 6 ай бұрын
Waa fariid waalan
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 6 ай бұрын
Loool
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 6 ай бұрын
Malyuunay fariid sheekadaadi waankuqoslay lasaftaybaankuqoslay
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 6 ай бұрын
Kii raga ugu doqonsanaabad dood lagashay😂😂😂caruurta maxa iga galay kulahaa wan raxaysanayaaye yahuu
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 6 ай бұрын
Waxaan dareemay nacas in uu yahay Markuu yiri lanbar cid makaso qoratay😂😂waar xishood Malyuun wa hooyo e
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 6 ай бұрын
Waa xaqiiqada raga somalida caruurta waxy udhalan faan iyo tartan ke ba caruur badan leh
@user-ll8gb8nx6r
@user-ll8gb8nx6r 6 ай бұрын
Safarsalam aayo❤
@cambaroali7733
@cambaroali7733 6 ай бұрын
Wallahi maamo malyuun waa runtii daalo wa kulay waxana lama maqlo
@Ralia777
@Ralia777 6 ай бұрын
Wiilka waa wiil fariid ah, oo ciyaal beysaani ah🤣🤣
@katejama2080
@katejama2080 6 ай бұрын
Caruur marabo kulah mom malyun waxkasta bay nosheegisa😂😂
@Janno190
@Janno190 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-bh9ze2bf8g
@user-bh9ze2bf8g 6 ай бұрын
Mama Malyuun noo soo noqo hargaysa waad ku qurux badnaate
@najmaomarumuhaaani9616
@najmaomarumuhaaani9616 6 ай бұрын
Ragu iyo dumarka wa hal iyo nirigted midba mid u nuurtee
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 6 ай бұрын
Safari salama Dumashidayo qaaliyaay
@user-rk9fs4hn8l
@user-rk9fs4hn8l 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-en4mu7bi2z
@user-en4mu7bi2z 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 6 ай бұрын
Ninka sidee kuu fiirinayaa waa kaa helay Mayuuney
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k 6 ай бұрын
waamaamo qaaliya waxba hasugina inay hargaysa caydo waayo intaasaad nafis ka dhigta isleedihiin
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 6 ай бұрын
Kan xishoon maayo maamo sharafleh ayuu lanbar waad soo qaataday ku leeyahay waar xishood dee😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Raga Somaliland waxka xishood bada maba jiro iyo naaga hooyuba wuu la kaftamayaaye
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 6 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9rSomaliland ayaa dadkii malab loo mariyaybee ninkan Lahjadiisa ma aragtid miyaa inuu terbkoonfur yahay?
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuuriinahmed459
@nuuriinahmed459 6 ай бұрын
Mamo malyuun is funy in naloo gurguurtaan iska rabnaa
@Stella33961
@Stella33961 6 ай бұрын
Mama malyuun warbaa soo riixaaya bal naso adaa noo warami doone
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 6 ай бұрын
Kan indho jaceyl baad ku fiirineysaa Ninkaan
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
Ninkani nacasaysanaa xataa 0 wuu ka hooseya xoolo caadi ah
@user-xn8xe5tv9x
@user-xn8xe5tv9x 6 ай бұрын
Ninka waa ninki hablaha maroco donayay ma maroco ayu kusocda 😂😂😂😂😂😂
@user-qs8bc6lt7f
@user-qs8bc6lt7f 6 ай бұрын
Ala ninkaan.xaas male miyaa iyo caruur.yaab
@ridwankk2187
@ridwankk2187 6 ай бұрын
Masha Allah Somaliland Daalo maqla MM respect from UK London Somalilander
@samsammohamoud3724
@samsammohamoud3724 6 ай бұрын
Daalo waa kharaabad
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 6 ай бұрын
Malyuun waad ka haysaa Hargeisa
@Sirad47
@Sirad47 6 ай бұрын
Mm malyuun meelkasta sirteeda ayey dhigaysaa.
@user-ry4ie4yo6d
@user-ry4ie4yo6d 6 ай бұрын
😂😂😂😅
@user-ry4ie4yo6d
@user-ry4ie4yo6d 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😅
@zayaamad3080
@zayaamad3080 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 6 ай бұрын
Mamo malyuun in la maamusa iska jeceshahay mms wa qosolkii oo qofa inta xalfad loo qabtay ka so dhuumatay 😂😂😂
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 6 ай бұрын
Maamo malyuun may kadoofty Hargysa miyaa oday Reer Hargysa maa kawaydey Miyaa
@user-xn8xe5tv9x
@user-xn8xe5tv9x 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@iimaanabdi1533
@iimaanabdi1533 6 ай бұрын
Mamo Malyuun ninkan qururuxbadanaa ma reer hargeysa
@user-mz9si8dg1h
@user-mz9si8dg1h 6 ай бұрын
Mama malyuney will kasan kaheley kwr Maa igadabageyn karta
@samirasahra1747
@samirasahra1747 6 ай бұрын
WaaaaaaaaaåaaaaaaaaaaaaW
@maryamabdiaziz5892
@maryamabdiaziz5892 6 ай бұрын
War ninkii maama malyun ba heshy wlhi cod karnimadu wa cajiib wxii uu ku halaba wa laso afjaray
@AsiyaNoor-qd7jt
@AsiyaNoor-qd7jt 6 ай бұрын
Malyun ali fariidnimada kugu jecel yahay iyo truth ❤ bye bye hope to se you again in somaliland
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 6 ай бұрын
Is that Cabdiraxman qoys? Labadooda dood in loo qabto ayaa fiic naan laheyd.
@rosemarie6347
@rosemarie6347 6 ай бұрын
Maxaa lagala doodayaa waa qof xanuunsan ninkaas
@fosfarah9634
@fosfarah9634 6 ай бұрын
Kkkkkkkkk arka heeee wey cilan tahay markey takto meshedi ayeey afka kuraneysaaa ufir sada
@nicmohodan5189
@nicmohodan5189 6 ай бұрын
Ninka dil wa mroco
@Maria28832
@Maria28832 6 ай бұрын
MALYUN MAXA KAA GALAY SINGLE NIMANKA NAAGAHA LEH BAA U FIICAN 234 BAA LA RABAA NAAGNA NIN LOOMA DAAYO OO HADUU AWOODO OO BIIL KU SIINAYA WAA GOOD EE KU QABSO
@rosemarie6347
@rosemarie6347 6 ай бұрын
Intaad is leedahay naag la tartan naftaada qar haka tuurin nin naago makala jeclo tii u jabtaba waaka faaidaystaa marku dantiisa gaarana waka dal doorsadaa. Muhiimada waa in naagta qiimaheeda garato oo aysan raqiis iska dhigin
@fatimanour9793
@fatimanour9793 6 ай бұрын
Alow Diyurada Hawada Gali Bayleedahay Ilaah Baidoor Kasosaray Iidoor Land
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
Idoor baad ku waalatay faqash qadhmuun
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 6 ай бұрын
Waali 😂😂😂 idoorkii ku qaatay kuma dhigo walee maryahaad dhigan
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
@@halilmamohamed4493 😂 habeenkii waxay ku qarawdaa idoor idoor markasa lagu yidhahda shaydaanka iska naar idoor meesha kulama jooge quraan akhriso
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 6 ай бұрын
Aaranjaanow yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Oomaar Barbar oo live soo galay asoo askar ku hareereysantahay 🤲🏽
10:10
Haweenay Hargeysa Joogta oo Soomaaliya Ka Joojisay Balaayiin Doolar !
4:13
Ahmed Zaki Ibrahim
Рет қаралды 1,3 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 23 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН