No video

OGOW SABABTA SALAAD DARBI GACAN GOYSMO LOOGU XUKAMAY SACUUDI ARABIYA

  Рет қаралды 48,474

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Күн бұрын

sababra Waddanka Sacuudiga uu gacan goysmo ugu Xukumay Fanaanka Salaad Darbi

Пікірлер: 29
@alimohamed9107
@alimohamed9107 2 жыл бұрын
Waa taas dowladnimo sharafta iyo karaamada had EEG imasa soomaaliyaeed oo ku dhibaataysan dal shisheeye viva said bare aabihii somaliyeed
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 2 жыл бұрын
Walee heestaa anoo yar ayaan dhagaystay wareegtaa waa silsilsd waana qiso run ah
@sirisaac8163
@sirisaac8163 Жыл бұрын
Libaax buu ahaa Maxamed siyaad, Allow u naxriiso
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
dahab ow xadey gacanta aalaga goy rabey siyaad bare aa u dacwoodey fanaan waye ow dhahay
@drjoosxasangollebahdadhacd9598
@drjoosxasangollebahdadhacd9598 Жыл бұрын
Kkkkkkkk Eshqiyasak waar taariikhda indho la aanta kala taga Ragbaa la diley oo ay dowlada sucuudigu ku xukuntay dil isagana waa la badbaadiyey dahab muu xadin rag badan bay ahaayeen shirkad ayey ahaayeen banka ayey Jabsadeen kadaa sheekada ducufkaa fanaanka
@abdulrahmanmohamed1312
@abdulrahmanmohamed1312 Жыл бұрын
Ff
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
BOQOR FAHAD IYO MAXAMAD SIYAD RAXIMAHUMULLAAH ISMABA SOO GAARIN
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Mama Aasiyo Boqor Fahad 1982 ayuu Boqor noqday markuu King Khalid dhintay marka sidaa u baro.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Sacudi darogo qofki lagu Qabto gacan goys dahab xaday wa Ben xududa yaman iyo sacudi meqa somali darogo lagu Qabto meqa maxamed siyad kaso dayay magac leh ismail xaji dalfac tajir ki muridi dalfac la dhashay abahi hantidisa yabay darogo lagu qabtay Abe siyad yiri nin magac leh dhalay sacudi manta igu sharfa habar gidir dahab arkay ma dhafayo
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 Жыл бұрын
cafisku wax fcn waaye, lkn xuduuda Alle mataqaano waa fanaan ama sheikh, waa in la oofiyo
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Waan maqlay walahi asga iyo xaaskiisa oo lasocoday oo lagu xiray gacmahan laga Jari lahaa lakiin madax waynahii waqdigas diiday waxaa iiga sheegaysay xaaskiisa dahab mqhqyn lakiin danbi wayn Bay galeen ani dahab iima sheegin mamadas
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz Жыл бұрын
Maxamed siyaasi bare waxa uu ahaa madaxweyne aan weligeed afrika iyo soomaaliyaba aaney ilaawi doonin
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Afweyne suuli ku bakhtiyey ehelu naarkii culimada dilay ee quraanka ilaahay bedelay
@osmanhussein2220
@osmanhussein2220 2 жыл бұрын
Burcad miyaa mise waa tuug, see isdhaaf loogu goynaa
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Жыл бұрын
Been badanaa. Ma gacan iyo lug baa la gooyaa qofka wax xada Sucuudi Arebiya ?
@medicaldegree8891
@medicaldegree8891 Жыл бұрын
Burcadnimay ku sameeyeen shirkad isaga iyo naagtiisii uu u qaadi jirey heestii ceelbuur iyo kuwa shirkad ka shaqayn jirey kuwii kale lacagtii bay la baxsadeen isaguse derbiguu Ka soo boodey buu lug Ka jabey waa la qabtay mudo dheer buy xukun in lagu fuliyo sugayey lkn somalidii meesha joogtey baa dheheen maadaama aan lacag lagu qaban sideen loo xukumayaa,nasiibkiisa MW baa yimid boqor Khaalid Ka codsaday inloo soo daayo oo uu kaxaysanayo sidaas
@maxamudxasan2295
@maxamudxasan2295 Жыл бұрын
No
@anabmohamad1194
@anabmohamad1194 Жыл бұрын
Cidaas Tuugo nimo waa laga kari la yahay. Somali Mageceeda waa dileen. USA maxaa ka socoda hadda?
@crisaaqxaaji1508
@crisaaqxaaji1508 Жыл бұрын
Ar adiga dhib badnidaa 😂😂😂
@mohamedcigaal4179
@mohamedcigaal4179 4 ай бұрын
Beenaale waxa sameeyey ali gaab
@Daqare666
@Daqare666 Жыл бұрын
Maxamed Siyaa Bare dadkiisu waa jeclaa laakiin dowlada Saudi uyo Ururka jamada carab sharci u yaaley ayay sacuudiga garab mareen Arintiina waxay gaartey Ururka Jamacada Carabta Sacuudiga waxay ku adkeysteen in lug iyo gacan isdhaaf laga jaro Laakiin Siyaad Bare ayaa wacad ku maray in Sucuudiyan badan oo Muqdisho joogey iyaguna Gacmaha iyo lugaha laga wada jari doono hadey taabtaan Fanaankaas Laakiin Arintu Dahab ka aheynee Nacas budada cadcad ayaa lagu qabtey
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Waligay ma maqal waxn waa been
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Feb..1985...Waa Run Qisada, Salaadna waxa uu ku liibaanay Oo uu hodan ku Ahaa Akhlaaq & Wanaag!!!...iyo Af-Gaabni Sida Tubeec & Saalax Qaasim & Axmed Naaji sacad....Ugu Dambeyn Nasiibkiisana Ma xumeyn oo waxaa Alle u Soo President Siyaad Barre....scww.
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
Waar asalkiisa tuugo ka sameysan .waana run in uu xatooyo sameeyey . Siad barre muusoo raacin markab baa lala soo saarey dadkale
FANAANIIN KA TIRSAN QABIILO KALE@bulshadacusub
7:41
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 56 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 2,7 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
SABABTII AY MAGOOL ULA DAGAALANTAY SIYAAD BARRE@bulshadacusub
13:10
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 10 М.
Salaad Darbi oo si toos ah u heesaya
8:18
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 39 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 626 М.
hees ceelbuur 2020 salaad darbi s24tv   somali 24tv
14:01
S24 Somali Tv
Рет қаралды 123 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 2,7 МЛН