Salaad Darbi oo Qiirad Galiyay Xildhibanada Aqalka Sare Live Heeso Qaraami ah

  Рет қаралды 78,334

Curubo Films HD

Curubo Films HD

Күн бұрын

#SALAAD_DARBI_XASUUS_HEESO_LIVE_QARAAMI_AH
/ @curuboflimshd

Пікірлер: 61
@mohamedabdullahiabdille1424
@mohamedabdullahiabdille1424 4 жыл бұрын
Dadka u arka nin iska heesay o qimalahyn runtaan usheegaya salaad darbi wlahi qiimaha aan uhayo wuu iigala waynyahy madaxdeena❤❤❤
@xamdaxiis34
@xamdaxiis34 Жыл бұрын
Madax manta jirta isaga aya kaqima badan wlhi😭
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 3 ай бұрын
Waaa qof qiimo ku dhex bulshada soomaliyeed inta wax fahmeysa❤
@niilow8344
@niilow8344 5 жыл бұрын
Like ta maxaa laigu diidaa horta anigaba waa u saraaa xasidnimada dhafa somalidan ka beermooy
@xamdaxiis34
@xamdaxiis34 Жыл бұрын
Waxan kutilmamo ma aqaan fananinteni hore wlhi sida fanan salad xasan hibo magol dado sahro ilma moge markan dhagaysto hesahoda wXanba moda ina ahay dadkii hore wlhi wan qiroda hada fannkan da diisa iyo codkisa masha allh 🥰alla wadanka nbd hanoga fhigo dadki hore dad aha iyo dalkii hore😪
@MTooyo
@MTooyo 2 жыл бұрын
Salaad Maxamed Sharbi (Salaad Darbi) 1993 ayaan ku arkey dagmad Xarardheere, Mudug oo aan kasoo wada jeedno, Gacansade Kaluunka ka shaqeeya ahaa, kadib waa iska dhoofey ilaa North America, Allah ha sharfo.
@ayushliban4534
@ayushliban4534 5 жыл бұрын
Masha allah sodogeey ahne adeerkey mcn Aabe Salaad Maxamed Shardi allaha ku xafido
@ayushliban4534
@ayushliban4534 5 жыл бұрын
Xaaskeyga aan jeclahay ilmaheyga hooyadood aabaheed waaye allaha xafido
@abshircarab18
@abshircarab18 5 ай бұрын
Masha allaah waan jeclahay salaad darbi heesahiisa ku hestaa waa nin heeso macaan waana wadani
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 жыл бұрын
Illahoow dowlad xoogleh oo dacada rabiyoow nasii oo ilalisa diinta dalka dadka yarabi amiinta no raciya walalo yaal wlhi dowlada wanagsani wa wehelka diin dal dad intaba
@Boolimoogchannel
@Boolimoogchannel 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin wlashey yaa rabi
@makoahmed8294
@makoahmed8294 5 жыл бұрын
masha Allah heestan markaan dhagaystaba waan ooya way iqiiro galisa ax calan yahow salaad darbi Allah cimrigaaga haraajiyo Allahuma aaamiiin الله یبارك بلدنا سومالیة اللهم امین Allow barakee wadankeena Somalia oo Shanta Somaliyeed midee Allahuma aaamiiin viva Somalia may Allah bless Somaia امین aaamiiin anigu Somali galbeed baan ahay Allow nabad galyada usiyaadi oo cadowgood hajabo maalin baan booqan doona anoo 20 jiran ka dhoofay magaalada dirdhabe oon jabuti tagay wsdaykagii labad waxaan kadhofay may 1982 oon America imaaday I miss Somalua waxaan karajaynaya inaan kudhinto Somalia Allow umada Somaliyeed ugargaar oo midee I will unite all Somali Allahuma aaamiiin☝👏❤❤💛💙
@xamdaxiis34
@xamdaxiis34 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭wlhi kulamid ahay labadayda dhaban kasocota allow nbd nasii yarabi waa fanan qimaleh salad darbi
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 5 жыл бұрын
Malinto imanayay oo dalka kuso labanayay adeer salad darbi saan ma u nureynin alla ninkasta dalkisa sharaf ku lahaa manta moral ka muqdo iyo qurux barafkiyoba ka restay wajigasi masha allah allow u siyadi nin walbow.wadanka wax ku dhaamo.male
@safiyomohamad752
@safiyomohamad752 5 жыл бұрын
Ilaahey.halaga Cabsado aakhiraa.dambeyso.iyo.xisaab
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Ax Ax Legend Salaad Wadani, Noloow💝💙👈👍👍💕👏😍💙💪
@kulanahmed
@kulanahmed 5 жыл бұрын
Salaad maxamed shardi Ilaahow kudaa adeer 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Aamin waa fanaaninti qiimaha fanka soomaaliyeed kor u qaaday maansha alaah caafimaadkaaga alaah hakuu siyadiyo insha alaah bi idni laah iyo heesahii qaran nimada Mansha alaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💐💐💐💐💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@harunali3499
@harunali3499 5 жыл бұрын
💞Maansha Aallaha✋ Alle Cafiimadka hakuu siiyaadasho 👑Aameeen yaa RabbullaCalaaMiini💙👏👏👏👈👈👏👏👌👌👑👑👑👑Aasal ka dhalaad Somaliaye💎💙
@zeynabahmed5539
@zeynabahmed5539 5 жыл бұрын
Ninkaan waa ragii hore ee soomaalida ee la aqoon jiray heestiisuna qalbigiina ayey ka oohisiisay anagoo aduun geeskiisa kale joogna hadii awoodna koofuyad dahab ayaabu siin lahayn ee idinta artiisa joogow siiya oo sare u qaada ninkaas waa qof qaadaliya oo qalbigiina xusuus galiyey
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Salaad darbi waa fanaan aad u cod macaan
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 3 ай бұрын
Xildhibaanadaan lacagta kuwada yimid meesha waxba wadaninimo kama oga marmar waa in la xasuusiyaa waayo waayo
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 Жыл бұрын
Heestu waa qiiro lkn waxaan diidey magac safiirka Ku qoran meesha bahdilad baan u arkaa aduunka kale waxaas ma yaqaano waa other Level somalidu
@hawoluldubad2822
@hawoluldubad2822 Жыл бұрын
Pls yaab ii dhameystira Heesta qeybta ah Dhabsnka Saar Gacantoo Dheeragsli dadkaadoo waxa aan ladhaafeyn.......
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Salaad darbi fanaan cod macaan
@naimaosman5183
@naimaosman5183 5 жыл бұрын
Illahay Cimrigaaga Hadheereeyo Halagamaa Salaad Darbi
@bs123ksa8
@bs123ksa8 5 жыл бұрын
Alfanaan salad darbi oo dowlada sacudiga gacan goysmo ku xukuntay banki sacudiga ku yalay ayay jabsadeen asiga iyo dhalinyaro kale salad siyad barre u diiday in sacudiga gacanta looga jaro wadankiisa lagu xukuma ayuu dhahay ee so dhofiya hadu siyad ahan laheen manta gacmay ayuu ahan intas fanaan somalia gacan laga jaray wadan islaamed ayuu ka dhimanayay siyaad bare manta fanaaninta sidaas qiimo ma uga leyihiin dowlada hada jirto waa maya Salad darbi fanaan qaran allah ku xafido
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Waxan dowlad ma ahan waa tuugo
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Adeer isagu kumuu jirin wixii wax dhacay ee waa lagu daray.
@saadaali932
@saadaali932 5 жыл бұрын
Mashalaa
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
allah cod u qurxoonaa.
@younaniokosto408
@younaniokosto408 2 жыл бұрын
SALAD DARBI MA ISAAQ BAA
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Magool ina adeerkeed.
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 ай бұрын
Salaadda darbi Waa hawiye Hb cayr
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 2 ай бұрын
Ilaah baa igu oge dalkan waa in dhalinyaro gees ka gees u kacda walahi maanta ayaan bilaabi ilaahaw ila garab gal
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw
@sadaamcabdicasis1552
@sadaamcabdicasis1552 5 жыл бұрын
Xariifka suudka madoow xiran Qatar ciyaalka xaafada cml
@xaliimosacdiyo5022
@xaliimosacdiyo5022 2 жыл бұрын
Kkkkk🤣🤣🤣🤣🤟🤟
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 жыл бұрын
FANKUBA WAA CEYR IYO CIIDA GALE
@foziagelton3884
@foziagelton3884 5 жыл бұрын
All the government officials including the president, the police the military everyone is dancing who is there to guide the country
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 ай бұрын
Ethiopia adeer ha is indho tirin way burburtay oo Abiy Ahmed Adis ababa ayaa kusoo hadhay inuu baxsado uun baa hadhay, maanta Hassan sheekh oo muqdisho aan wada xukumin iyo Abiy waxba isma dhaamaan, labadooduba muusaha ay qaawisay khaatumo ayaa dhama
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 5 жыл бұрын
XILDHIBAADA WADANI MA AHAN MIDKIIBA UGUYARAAN $50,000 AYEY QAATAAN CIDAMADANA SADEXDII BIL $50 YAAAB
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 5 жыл бұрын
HAYAAY OO INNA MACOO WAA Good talent, illa Daawo SXB.
@maxamedcabdimuuse5876
@maxamedcabdimuuse5876 5 жыл бұрын
Kolay midhaha heestaa calanka waxaa sameeyay abwaan somaliland ah xigmadaa reer somalia ma laha anaa huba hala soo cadeeyo anoon ogayn ayaan hadana ku dhaaran karaa in heestaa reer somalia samayn karin viva SOMALILAND
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 5 жыл бұрын
Ragii sugaanta dhaxalka u lahaa baa sameeyay Abwaan maxamuud abdullahi ciise singub miskiin been loo sheegay baa tahay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Reer Land yaabo idin Xasuusto, laxante laxasuusta kahoreysee.😂Meelkasta Neecdiina iga badatay. Yaakhay naga dhamaada, Intaad kasoo koraysaan.hhh Meelkasta waad kusoo Qoysataane, yaaba idiin xiranaayo..?
@ronaldoballcenterdiyeshe1239
@ronaldoballcenterdiyeshe1239 5 жыл бұрын
AMATALLAAH 2020 sxb cuqdad kuheyso
@hikmadchannel6290
@hikmadchannel6290 5 жыл бұрын
Lagend salaad darbi noolow
@jimcalemohamed3665
@jimcalemohamed3665 4 жыл бұрын
@@abdirashidkhalid5540 beelaane cali gaab ayaa sameeyay soobaro heesta taariikhdeeda
@maxamudmursal3979
@maxamudmursal3979 5 жыл бұрын
Wadan madaxdii ay heeso dhagaysanayso yaa umaqan
@abdikanimuse3737
@abdikanimuse3737 4 жыл бұрын
Waa runtaa adigu ma garan kartid cududaar ayaad leedahay
@mohamedabdullahiabdille1424
@mohamedabdullahiabdille1424 4 жыл бұрын
Xurmada aan uhayno salaad darbi way nagala wayntahy tan madaxdena
@axmedyareofficial4440
@axmedyareofficial4440 5 жыл бұрын
Jjk
@maxamedmaxamuud7217
@maxamedmaxamuud7217 5 жыл бұрын
O maxaa idinka halaawaayo hadii aad odiga cimri dheer aad uga doceysaan
hees ceelbuur 2020 salaad darbi s24tv   somali 24tv
14:01
S24 Somali Tv
Рет қаралды 126 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 76 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
MUUQAAL CUSUB IYO HEESTA DHIGI MAAYO TUUTAHA AL FANAAN SALAAD DARBI
9:16
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 41 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR OO ILMEEYAY HEES QIIRO LEH DADKU KAAMA MAARMO FARMAAJO |2019|
5:38
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Wariye Hereri Iyo Salaad Darbi Oo Abaal Marin Lagudoon siyey
6:05
khaalid media
Рет қаралды 2,4 М.
Heestii:- CEEL- BUUR
10:35
Hal Abuur channel
Рет қаралды 75 М.
maxamed salaad derbi heestii Garoob Caashaq HD|2015
14:33
Cabdiraxmaan Cadami
Рет қаралды 64 М.