OOHIN AAN U OOYAYO ISKHAMBUUS OO LADUMINAYO OO MEESHUU KA DHISNAA AAN U BAAHDAY WAAN KA XUMAHAY

  Рет қаралды 10,465

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Күн бұрын
Maasha allah malyuuneey qolka waardiyaha wuxuu ku qurxuun yahay in laga dhiso irida ganjeelka weyen dhiniciisa darbiga ku qabo waardiye walkiisa irida ayaa laga dhisaa oo laga soo gelaayo
@JamilaAbdilahi-v4q
@JamilaAbdilahi-v4q Күн бұрын
Masha allaha allaha ha ku xafido
@sahramohamad6039
@sahramohamad6039 23 сағат бұрын
Mama ilahey haku barakeyo gurig❤
@Fatima24-y8u
@Fatima24-y8u Күн бұрын
Mama malyuun waan ku salaamay alaah ha ku dhawro,ha ku xifdiyo,arimahana haysugu kaa xidhxidho waad dadaashay alxamdulilaah.
@midnimojjmaankabulshada7217
@midnimojjmaankabulshada7217 Күн бұрын
Waa guri Jano dabiici beautiful simple life💜💙Maansha’alaah
@ima6291
@ima6291 Күн бұрын
Allaha kuu barakeyo ana
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 Күн бұрын
Malyuuun ina adeer waan ku fiirsadaa mar kasta oo qof qalbi wanaagsan baad tahay oo haddana kulayl u dhashay. Please Bruce u sheeg shaqada aad ka rabto intaadnaan isku dhicin. Waxaa laga yaabaa inay tahay shaqadii u horreysay ee noocaan ah oo uu qabto inay tahay. Waxaa laga yaabaa wax uu hagaaji isleeyahay inay ku dhibto. Please u dulqaado una sheeg sidaad doonayso inuu shaqada u qabto
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Күн бұрын
Mansha Allah mamo malyuun guuleyso insha Allah ❤❤❤
@Amran-jp1nl
@Amran-jp1nl Күн бұрын
Ma sha Allah, we love you so much 💖 ❤️ 💓
@Selma-p2m
@Selma-p2m Күн бұрын
Mama waa ku salaamey .Waan kugu farax adi buruus mama .Daris ma leedahey .❤🥰❤️.MashaAllah waa kugu faraxsanahey.
@warsan123
@warsan123 Күн бұрын
Mms guuleyso waad nasatay tarmuusta shaaha aad uga buuxisay waan arkaa jah waa san jeclahay guriga hortiisa flowers bahal ku dhuuman karo noo
@queenealsheakh
@queenealsheakh Күн бұрын
Maansha Allah ❤❤❤
@midnimojjmaankabulshada7217
@midnimojjmaankabulshada7217 Күн бұрын
After 6 months waa loo soo dalxiis tahin Maansha’alaah
@midnimojjmaankabulshada7217
@midnimojjmaankabulshada7217 Күн бұрын
Maansha’alaah tabarakalaah waa guri jano walaahi habo you’re a great designer. beautiful organic life💜💙💙💕💕💜💜💜💙💙💜💜
@midnimojjmaankabulshada7217
@midnimojjmaankabulshada7217 Күн бұрын
Collectionskii iyo billskii badnaa ee meeluu ka imaday lagaranayn waad ka raysatay😂 barakalaah congratulations 💙💜💜💜
@kbk489
@kbk489 Күн бұрын
Masha allaha kuu barakeeyo darbiga silig aan darbiga fiiq fiiq leh ku wareeji si aan darbiga looga Soo boodin
@hopeaidsomaliaorg5024
@hopeaidsomaliaorg5024 Күн бұрын
NALAL Soolar ah ku dhajiso deedka maamo, waan ku salaamay
@DefNotFarhiyaw
@DefNotFarhiyaw Күн бұрын
Masha Allah tabaarakalah mama malyuun waamama cajiiba masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Күн бұрын
Mashaa Allah mama malyun Alle SWT hakuu barakeeyo gurigaga, si wanagsan hakugu dhameeyo, Hambalyo Hambalyo💖❤️🫶
@hanigalaydh1311
@hanigalaydh1311 Күн бұрын
Qaladaada beryahan ciiraa ku jirta mamo cawlka kabii i.a gulayso mamo quruxeey
@zahramussa3045
@zahramussa3045 Күн бұрын
MAANSHA ALAAH BAARAKA ALAAH ISQAMBUUS KHAATUMA QAYR INSHA ALAAH AAMIIN
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Күн бұрын
😊😊😊😅😅😊😊😅😅😂😂 malyun waa funny kani waa reer biciidyahan kkkk magac la maskiin ma aha.
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 Күн бұрын
Mashallah 🎉🎉 Queen MMS 👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏽
@Hodansooliyosaanag1987
@Hodansooliyosaanag1987 22 сағат бұрын
Mashallah very beautiful ilahey haku barakeeyo walal
@nuuraabdull9854
@nuuraabdull9854 Күн бұрын
Mashalah abayo alaha ha kuubarakeeyo
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Күн бұрын
Abaayo daydka korkiisa silik ku wareeji iyo dhalooyin . Markaa nabad ku seexo
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 17 сағат бұрын
Hal neef u qal wadaado u wac quraan saaar masha allah
@ima6291
@ima6291 Күн бұрын
M.a waa guri dalxiis iyo guri lagu hoydo ayaa heli Kara wlshey
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Күн бұрын
Maashaa Allah guriga daydkiisa malyuuneey koranto iskaga xir meelkastaan joognaaba Allah haynagu amaana yeelo Aamiin Yaarabi
@KhaliWarsameFarah
@KhaliWarsameFarah Күн бұрын
Marsha Allah malyuun alahakugu xafido
@BushraAhmed-vs5fw
@BushraAhmed-vs5fw Күн бұрын
Mashaallah Allaahuma baarik ❤❤
@Himiilo-
@Himiilo- Күн бұрын
Masha allah tabarag allaha ku calfo allaha ku barakeyo ❤❤
@anabali1926
@anabali1926 Күн бұрын
Maasha Allaah ❤❤
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Күн бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 👏👏👏👏👏👏❤️❤♥️❤♥️❤♥️❤🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇♥️♥️♥️🎇🎇👑👑👑👑👍👍
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 Күн бұрын
kkkkk eeeee malyuun hadaabad isqanbuus u ooyeyso ilayn ooyintaaduba meel ma jirto awal waxaan isdhihi jirey gabadha maxaa looga boohinayaa wll
@fardowsamohamed4400
@fardowsamohamed4400 21 сағат бұрын
Mansha Allah
@hawaali2760
@hawaali2760 Күн бұрын
Asc wr wb abaayo gurgaan dhamaantiis meeqaa kaaga baxday si fiican u xisaab.
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Күн бұрын
Mashallah Allaha ku fududeejo Howsha inshallah
@safiahassan3655
@safiahassan3655 Күн бұрын
Masha Allah walaal qali ❤❤❤❤
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Күн бұрын
Eedo ma kuuu imanaaaa
@khadijaomar9960
@khadijaomar9960 22 сағат бұрын
Mam nabarkag eso dera
@MarwahaniDuale
@MarwahaniDuale 13 сағат бұрын
MAMA MALYUUNAY 📷 KAMERADA MA INTAAD BOODH SOOMARISAY AYAAD WAX NUUGU DOOBTAA ILN INDHIHII WAA NA CADAADENE
@SahraNoh
@SahraNoh Күн бұрын
Masha alaah mumo malyuun
@habonahmed2645
@habonahmed2645 Күн бұрын
Walaal ima saad dhulka ku gadatay abaayo
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
MAANSHALLAA ♥️
@moolcaliyow
@moolcaliyow Күн бұрын
Meel aad SUBIXII ama GALABTII ku socoto ka samay guriga dhexdiisa.
@RaA-l6e
@RaA-l6e Күн бұрын
Barwaaqo allaha kaaga dhigo
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Күн бұрын
isqabuus qolodaa abowe😅
@11naa44
@11naa44 Күн бұрын
Wa maxay
@AbdulrashidMaalimBulle
@AbdulrashidMaalimBulle Күн бұрын
انك حميد مجيد
@moasparo6444
@moasparo6444 Күн бұрын
Sorry isqabuus😂😂😂😂
@monasuja6232
@monasuja6232 Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢sorry isqasbuus 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 Күн бұрын
TALEFONKAGA SEE LOO HELAYAA???
@AmaalmohamedFaarah
@AmaalmohamedFaarah Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizthabet2171
@faizthabet2171 Күн бұрын
Malyuuneey libaax majoga is ilali
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy Күн бұрын
❤❤❤
@billanbj7056
@billanbj7056 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Naaladun
@Naaladun Күн бұрын
Mashallah
@amranali1332
@amranali1332 Күн бұрын
mama send us Bruce number
@ubahnuuralin3634
@ubahnuuralin3634 Күн бұрын
Masha allah
@nimcomahdi195
@nimcomahdi195 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 Күн бұрын
😭😭😭😭😭😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤😂🎉❤🎉😂
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 4,7 МЛН
GALMUDUG VS OGADENIA / TARTAAN ADAG
11:43
YUWAAZAC KL
Рет қаралды 27 М.
KIIS LALA WADA OOYAY HOOYO SOOMAALIYEED OO CAAWA XAALADEEDA LALA OOYAY  MAXKAMADA DAHIR ALASOW
38:08
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 668
WAXAAN AADNAY WADANKA SWEDEN!
26:01
Aaramoow
Рет қаралды 3,5 М.
MA DHAB BAA IN SINWAR LA DILAY? ISRAEL OO 5-ASKARI LAGA DILAY
20:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
HALYEEYGII LA DOORTOOW FARMAAJO 2017 HD
8:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 709 М.