OROMO,SOMALI IYO CAFAR WAA WALAALO ISKU AABO AH.

  Рет қаралды 8,542

Abi Shuceyb

Abi Shuceyb

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@waddanidhaba9175
@waddanidhaba9175 3 жыл бұрын
waa run cushitic languages and peoples Somali Oromo (Somali ……. Oromo ……. English ):- Abdo ……… Abdo ………. Hope ………. Abley …….. Able ………….Knife ……… Adi …………. Ati …………… You ……….. Af …………... Afaan ……. Mouth …..… Af …………… Afaan …….. Language … Afar ……….. Afur ……….. Four ……… Afartan …… Afurttam .. Fourty ..… Afuuf ……… Afuufuu …. Blow ……… Ani …………. Ani …………. Me ………… Arag ………. Arag ……….. Look ……. Arbe ……….. Arba ………. Elephant .. Aware ……. Awaara ……. Dust ……… Ayaan ……. Ayyaana …… Luck ……… Baal ……….. Baallee ……. Feather … Baaldi …….. Baldi ……….. Bucket …. Badhaadhe ... Badhaadha .. Wealth .. Baro ………. Baruu ………. Learn ……. Barrito …….. Baritu ….. Tomorrow .. Bidix ………. Bita …………… Left ……… Billaawe ... Billawa …… Dagger .…… Bullo ……… Bulloo …….. Horse ….... Caano …….. Aannan …. Milk ………. Carrab ……. Arraba ……. Tongue …. Daawasho … Daawashuu .. Watch .. Dhagax …... Dhagaa ….. Stone ……. Dhalasho … Dhaloota .. Birth ……. Dhammaad …. Dhumuu …. End ….. Dhaq ……….. Dhiqa …….. Wash …. Dheer ……… Dheeraa …. Tall ……… Dhiig ……….. Dhiiga …….. Blood …. Dhunkasho ….. Dhungashu .. Kiss … Doonni …… Dooni ………. Boat ………. Ergey …….. Erga …… Messenger …. Faras Korme … Korma ….. Stallion …. Fardo …….. Farda …….. Horses …… Fayo ….…. Faya ………… Health ……. Fool ………. Fuula ………. Face ……… Fure ………. Furtuu ……… Key ………. Futo ……… Fute ……… Anus ……….. Gaaban …. Gabaabin … Short …….. Gaari ……. Gaari ……… Excellent ….. Gal ….…… Gala ……….Go In ………… Gargaar… Gargaara … Help ……….. Geel ……….Gaala ……….. Camel …… Geeraar .. Geerarsa … Rap ………….. Gub ………. Guba ……… Burn ………… Gurbood … Gurbaa …. Youth ……….. Haasaawe .. Haasawa … Talk ……….. Habaar ….. Abaarree ... Curse ………. Hambo …. Hambaa … Residue …….. Haro …….. Haroo ……… Lake …………. Hindhiso …. Hatiso …… Sneeze ……… Hooyo ……. Aayyoo ……. Mother … Huba ……… Hubatuu …. Sure ……….. If …………… Ifaa …………. Light ………... Ilaali …. Ilaaluu …. Look/care …. / Ilko ……….. Ilka ………….. Tooth ………. Ilmo ………… Ilmaan……. Child …….. Injir ………... Injira …..….. Lice ……….. Isa ……….…. Isa …………… He …………. Isha …..….. Ija ………… Eye …………. Jacayl …….. Jaalal ……….. Love ……… Kabo ………. Kobe ………… Shoe ……. Kuf ………….. Kufa ………… Fall ………. Laba ……….. Lama ………… Two …….. Laf …………… Lafee ……….. Bone …… Macaan ….. Mi’aa ………. Sweet ….. Madax ……. Mata ………… Head ……. Magac ……. Maqa’ ………… Name …. Maraato … Maraatuu …. Lunatic …. Mooji ... Moji … I Don’t Know … Muruq …….. Murga ..…… Muscle …… Ooy ……….. Iyyuu ……….. Cry ……….. Qamadi … Qamadi … Wheat …….. Qufac ……...Qufa’ ……….. Cough ….. Rake ………. Raacha ……… Frog ………. Raq …….. Raqa …... Bad meat ……... Ri’ ………… Ra’I ………… Goat ………... Sac ……….. Sa’a ……….. Cow ………….. Saddex ……. Sadi ……… Three ……… Shan ………. Shan …………. Five ……….. Shimbir …… Shimbira ….. Bird ……… Siddeed ……. Saddeet ….. Eight ……… Siddeetan ….. Siddeetama .. Eighty … Siqo …………. Siqa ………… Move ……… Soddoh .. Soddaa .. Mother-in-law .. Soddon ….. Sodoma …. Thirty ……… Takfi ………. Takfi ………. Flea ………… Toddoba …..Torba ……… Seven ……… Toorrey …. Tooriida …. Dagger …….. Tun ………… Tum ………. Hit …………… Ul …………… Ule ………… Stick …………. Xaar /dh … Haruu ……. Sweep ………. Xabaal ……. Awaaluu ….. Bury ……… Xade ………. Xattuu ……… Thief ………… Xidid ………. Hidda ……… Root ………. Xoolo …….. Hooloo ……. Sheep ……… Xoq ……….. Hoqa ………. Scratch …… Xun ……….. Hamaa …… Evil …………… Xundhur … Handhuura .. Navel …….. Yeey ………. Yeeyi ………. Wolf ……….. waa xog run ah waad ku mahadsantahy somali iyo anfar iyo oromo iyo shucuubta kunfureed waa wada cushitic famliy isku DNA weeye waa in axmaarda iyo tikreega isku kaaya diray ayaan iska dhex saarno waa samtic aygu dadkana ayga isku dirayaa
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Waa runtaa Amxaaro iyo Tigree baa isu kaaya diraaya...Kolkaa waa in aynu ka toosnaa hurddadaa dheer oo dadkeenna ku bararujinaa XAQIIQDA DHABTA ah
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ayaan ka faaiday qoraalka aad Soo dhigtay. Shaki kuma jiro in ummada lakala dilayo cida ay sugayso in ay wax saxdo waxaa ilaatahay waa Somali haduu ilaahay teenii dhinac u rido.
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 жыл бұрын
Mansha Allah. Si fiican baad wax noobartay. Thanks
@wow6708
@wow6708 2 жыл бұрын
please post more knowledge videos. I'm interested thank you.
@caliyashuceyb4493
@caliyashuceyb4493 3 жыл бұрын
mahadsanid barbaariye aabe qaali
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Adigaa mudan aabow ALLAHA KU XAFIDO AAMIIN
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Interesting” wax badan baan wadaaganaa afka Oromada..
@ijjoolleeguji4596
@ijjoolleeguji4596 3 жыл бұрын
Oromo iyo somali afarii walalalo 💪💪💪💪💕💕💕👏👏👏👏
@waaceyni3103
@waaceyni3103 3 жыл бұрын
QANIIS MIYAA TAHAY
@abdulahisaid9839
@abdulahisaid9839 2 жыл бұрын
Maxa kasiya warya xanuun ma jira war nin kan waa oromo oo raba inuu wax ogaado jaahil Yahoow uf
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 9 ай бұрын
​@@abdulahisaid9839 oromada iyo canfarta waa walaalahen
@axmedwali4010
@axmedwali4010 4 ай бұрын
Respect and love our cushitic family
@Diretiyya8797
@Diretiyya8797 Жыл бұрын
Mashallah I like history like this oromo ayan ahaya 👌❤
@abdikadirabdullahi2749
@abdikadirabdullahi2749 2 жыл бұрын
Mansha Allah abbo gulleyso wax weyn ban,kafaidnay
@kalgacal
@kalgacal Жыл бұрын
Mansha allah aabo halkaa ka wad wax badan ayaad inoo ifisay
@مومنةاممنانحسين
@مومنةاممنانحسين 3 жыл бұрын
Adeero alah haku xafido agokn baan noqonay markaan weyney waalid sidaada wax uyaqaan ama awlad ilaalisaqiimahena
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
MAHADSANID Agoon ma noqonaysaan inta ay JOOGAAN aniga iyo kuwa ila midka ah.
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 жыл бұрын
Ma sha ALLAH
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
ALLAHA KU XAFIDO AAMIIN
@Mohammed.SHaamilMuhumad-g6s
@Mohammed.SHaamilMuhumad-g6s Ай бұрын
Abboo Umrri Dheerraa Siif Hawwaa Jira dhu(❤)?
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Allow Noo Calaf oo nooga yeel mid an ugu gargaarno umadayada muxtaajiinta iyo masaakiinta ah oo kuwo an ku kufriyin ee kugu Shukrinaqa oo Alxamdulillaah marwalba naga yeel Cilmi Cimriwasica Cafimaad tama Cisi iyo Sharaf ku waara naga yeel yaaillaahi RabilCalamiin inshallaah bi,idnillaah Ammiin Ammiin Ammiin yarabi
@faaraxbaane8858
@faaraxbaane8858 2 жыл бұрын
Xaaji anagu oromo maahin mana naladhalan hawiyahaas iyo raxanwayntaas ugey warkaas anaga daarood baanaladha oo soomaalida meesha waanu ugunimi haday ormoyihiin iyo hadiikaleba
@onkod880
@onkod880 Жыл бұрын
Adiga laguma yaqaan isir ahaan carabne ma tihid kushiticne ma tihid ah ee gobta ka dhex bax
@مومنةاممنانحسين
@مومنةاممنانحسين 3 жыл бұрын
Gobonimda rasmiga ah waa inaad xorowdaa caqli ahaan soomaliyeey soomaluga aaan barano
@مومنةاممنانحسين
@مومنةاممنانحسين 3 жыл бұрын
Mshaaa,laah af soomaali wa inaan baranaa wxbaab kma naqaan
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Waa fikrad aad iyo aad u wanaagsan.
@abuubayda6475
@abuubayda6475 3 жыл бұрын
Can someone plz translate.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Translation to what? To Qafar? Oromo or.....?
@abuubayda6475
@abuubayda6475 3 жыл бұрын
@@abishuceyb7067 from Somali to English or Oromo.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
@@abuubayda6475 I'll try my best Abu Abdul Malik. Thank you. Abi
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 3 жыл бұрын
Somali means zamaale. Oromo means oor aam or ood naabe . Afar means qafar . They belong to same father
@leban9958
@leban9958 3 жыл бұрын
Balanta mustaqbalka waa in laqabsado. masar waa tii giriiga iyo yurun qabsadeen hadana wey soo socdaan Macnaha the promise land waa hada iyo waxii kadambeeya 2050 hadana dhaqdhaqaaqiisa ayaa socda somalidii baa laysku direy
@saragg4518
@saragg4518 3 жыл бұрын
Mas
@muldhatatv6762
@muldhatatv6762 2 жыл бұрын
haa wa runta
@waaceyni3103
@waaceyni3103 3 жыл бұрын
SOMALIA HANOOLATO OROMADA HALA ICTIRAAFO OROMADA HALA TARXIILO OROMADA HALA RAAFO
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Daarood waa yamani midgan eh asir samale maha. Dir iyo raxaneyn oromo harfar waa il samale lkn jareer iyo carbta cadcad iyo darood samaale mahan mana ku abtirsadaan
@abdirahmanhassan2142
@abdirahmanhassan2142 5 ай бұрын
Walee nasab waxaan aheyn ayaa nasab isku Sheega war adigoo hawiya ah darood Huku adoon San jirey wali sida dameerada ayuu kugu raran jirey alaabta bagashka ah Ina gumeyd hawiye waligey Ayaan maqli jirey .
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 жыл бұрын
Salahu calayhi wasalam
@siyaaaahmed5024
@siyaaaahmed5024 3 жыл бұрын
Suaal aan ku waydiiye mclin qabiilo Somalia oo waaq ,ah baa jiro kuwaas oromo waaye mla dhihi karaa ,jidwaaq,siwaaqroon, 🙏
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Adeer qabaa'ilka iyo degaanadood waa weli.haatan waxaan ka soo bilownay in aynu nahay ASALKII dunida,balse inshaALLAH waan KU imaan doonaa qabaa'ilka inshaALLAH.
@allove1961
@allove1961 2 жыл бұрын
Waa darood jidiwaaq xoolo abasame power weeye ogadeen Wayteen
@abdulahisaid9839
@abdulahisaid9839 2 жыл бұрын
Abayo adoo mahadsan SaaS maha diinta Islaam ka hor somalida iyo oromo iyo dad yoowga la dhashey waxey AAMIN sanaan jireen wax ay ugu yeeraan ilaahey oo waaq ay dhihi jirey abayo SaaS waaye ee somali oromo waa hal familj xiriir badan ka dhaxeeya
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf 2 жыл бұрын
Waa run somali iyo oromo waa wll tigre iyo amharana waa wll
@abubokor0628
@abubokor0628 3 жыл бұрын
Soomaali Baan ahay somaliya honolato
@x-isaac3385
@x-isaac3385 2 жыл бұрын
Somali hanolaato Oromo 🤮
@mahadomar5944
@mahadomar5944 2 жыл бұрын
Ciise dhiiga cadeyey wa T1 From Iran ciise
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 9 ай бұрын
Ciise waa e1b1b
@mahadomar5944
@mahadomar5944 2 жыл бұрын
Dir somali mahaa Dna awr aam Wa ev32 Dir wa T1..
@nastexoaadam160
@nastexoaadam160 3 жыл бұрын
Ma.
@mahadomar5944
@mahadomar5944 2 жыл бұрын
Beenta dir mHaa em35 dir mhaa
@nurduube9182
@nurduube9182 3 жыл бұрын
Yes, sheekh run ayaad sheegay lkn waxaad ilowday oromada(gaalla) iney degneed woqooyiga bari kadib inteynan bantu webiga shabeele soo gaarin
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
MAHADSANID Ma aanan iloobin we noqulada soo Socda bay KU jiraan inshaALLAH.
@nimcosuhaamqoje3809
@nimcosuhaamqoje3809 3 жыл бұрын
Jareerta italy 🇮🇹ayaa keenay oo beeraha u dalijireen . Italyankina wey dhoofsanjireen . Somalida kleneh gaajo Ayey u dhimanjirtay.
@nurduube9182
@nurduube9182 3 жыл бұрын
@@nimcosuhaamqoje3809 sheeko baraley ayaad wadaa oo xaqiiqda kafog.
@x-isaac3385
@x-isaac3385 2 жыл бұрын
Oromo waliged wanu is dagali jirnay odaygana wuxu shegayo waa benti malaha asaga oromo ah somaliga bartay
@beldeqocabdala6565
@beldeqocabdala6565 3 жыл бұрын
Amxaro iyo tigray weynoo egyihiin maxaa qaldan
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Waa sidaa XAQIIQDA,way ogyihiin inaynu walaala nahay. Iyagaa isu kaaya diro had iyo goorba.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
DNA ga amxaarada iyo tigree la mid ma aha kaanaga.
@wow6708
@wow6708 2 жыл бұрын
@@abishuceyb7067 wexeey eegaan isku ekida ee ma egaab dhiiga somalida 😂😂
@abdulahisaid9839
@abdulahisaid9839 2 жыл бұрын
Waa suaal fiicn abayo koley afkooda waa sematic lakin iyaga halkigt ka yimaadeen la iska raba😃😃
@x-isaac3385
@x-isaac3385 2 жыл бұрын
Oday kuguma danbabi karo lkn wan dhibsada markad ledahay oromada walalanu nahay Ma nihin walalao oromadu waa qowmiyad ka timid bartamaha africa geska africa qaxoti bay kuso galen ayaga iyo fulaniga walalo ah wayna kala lumen Somaliduna inta somali Peninsula la isku yirahdo bay waligod daganayen
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
DNA ayaa laga hadlayaa, markaas baad waa la yidhi la soo ordaysaa! Cilmiga ha laguu dhigee, caqliga kaashabaa la yidhi.
@abdulahisaid9839
@abdulahisaid9839 2 жыл бұрын
Walal wax raadi oo cilmi raadi oromo waan wada dhalaney oo reer kush xataa waa iskaga dhownahey oromo somali xage u kala wadaa
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Taas anoo yar aan ogaday iney yihiin ilma samaale lkn darood waa noo imaday waa midgaan yamani daroodku
@Dulbbiciid
@Dulbbiciid Жыл бұрын
Macalin Aiden kuulasoo xodhii dhaa si aankaagareebo cilmi aduwaxaad tahay hayley soomaali yeed odayaasha soomalida waxaalagu yaqaanaa.inayladhin tan aqoonta ayyaqaanaa waayo today waxaa uuinankiisa wax usheegayo.siijoog .geedaan.soojarayaaye .
Similarities Between Somali and Oromo
10:05
Bahador Alast
Рет қаралды 299 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
WHO ARE THE OROMO PEOPLE? (15 Surprising Facts About The Oromo)
14:02
AfroArtista Films
Рет қаралды 121 М.
Doodii Dahir Alasow iyo Abdulkadir Oromo - Universal Tv
23:39
Tvwaagacusub
Рет қаралды 74 М.
FIRCOON MA SOOMAALI BUU AHAA?
11:12
Abi Shuceyb
Рет қаралды 32 М.
Somalia Rejects Ethiopia's Somaliland Port Deal: What Next?
10:05
TLDR News Global
Рет қаралды 279 М.
Profsor Abi Shuceyb Sirta Dhaqaalaha Dalka
11:59
Abi Shuceyb
Рет қаралды 9 М.
100-Kİİ SANO EE LASO DHAAFAY TAARİİKHDA SOOMAALİYA
37:30
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 131 М.
Q.1aad  SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA YAALA
7:20
Abi Shuceyb
Рет қаралды 2,8 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН