Ax! Ano Naag isilicisay Kaso Carara 2 WiiL Meel cidlo igu heleen In ifara xumeyan Raben

  Рет қаралды 160,832

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 495
@user-gi8tb6fs3k
@user-gi8tb6fs3k Ай бұрын
Dulqaad ina layahay waxan ogaaday markan dhamestay ina dhamestay liketa 😂😂😂😂
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@user-pc3ov3wn5l
@user-pc3ov3wn5l Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤
@user-ov6gb6tp8l
@user-ov6gb6tp8l Ай бұрын
Scw scw scw
@user-ff5gh3ld1z
@user-ff5gh3ld1z Ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@user-js5zv7np5n
@user-js5zv7np5n Ай бұрын
Scw scw ❤❤❤
@ahmedqeys6274
@ahmedqeys6274 Ай бұрын
Scw scw scw
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 29 күн бұрын
Maamda 9 bilod ku so korisay kheyr Allah siiyo waa qof wanagsan masha Allah ❤❤❤
@bedraqani9441
@bedraqani9441 Ай бұрын
Tolow dadkan dadka dulminaaya aakhiro xagay qabanayaan😭😭😭
@SaynabAxmed-je1zi
@SaynabAxmed-je1zi Ай бұрын
Yaahuba in uu run yahay warkaan
@SaynabAxmed-je1zi
@SaynabAxmed-je1zi Ай бұрын
Yaahuba in uu run yahay warkaan
@SaynabAxmed-je1zi
@SaynabAxmed-je1zi Ай бұрын
Yaahuba in uu run yahay warkaan
@amochannel4874
@amochannel4874 Ай бұрын
Waa waxa ilmaheyga qof ugu aminin
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 18 күн бұрын
Dakhaaala naaara😢
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs Ай бұрын
Wlh waalid la'aanta waa xanuun qofkii soo koray baa dareemi kara xanuunkeeda 😢😢
@faadumocali2434
@faadumocali2434 29 күн бұрын
Haa walaahi
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 18 күн бұрын
Ha wlhi ilhy no daaa walidkeen😢
@JeeMisBoy
@JeeMisBoy Ай бұрын
Allow Sonkan naga Ordy Sonkisa Nagarsii....❤🤲🤲
@samiraissa-cn3pz
@samiraissa-cn3pz Ай бұрын
Amiin
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p Ай бұрын
Aamiin yaa rabi ❤
@nura8724
@nura8724 Ай бұрын
Aamiin aamiin ya rabi
@user-ov6gb6tp8l
@user-ov6gb6tp8l Ай бұрын
Amin yarabi 🤲
@abdiibrahim1210
@abdiibrahim1210 Ай бұрын
Ameen
@najmaadey
@najmaadey Ай бұрын
Alx ilaahey silac ima tusin abe ima so korin adeer igarab taagna majirin hoyadey mcn allaha iidayo ayadaa rafaad iyo raaxo isoo martay
@user-eb4uq7hp1q
@user-eb4uq7hp1q Ай бұрын
Kula mid ayan ahay😢allow noo daaa hooyoyinkena
@ilhaanxusen8265
@ilhaanxusen8265 26 күн бұрын
Isku mid nah wlh hoyo mcn Allaha nodhafo ❤❤❤
@sumayaabdi3911
@sumayaabdi3911 25 күн бұрын
Wlhi abyo anigaba sido kale hooyaday mcn ayaa isoo korsatay alle danbigeda ha dhaafo abalkeda janatul fardowsa haka waraabiyo ❤❤❤❤
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 18 күн бұрын
​@@sumayaabdi3911 amiin wll walidibten ilhyownoda😢
@ubaxomar1530
@ubaxomar1530 6 күн бұрын
Hooyo waa naxariis ❤
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 Ай бұрын
Naagta : basbas ayay imarisay Ridwaan: halki ku marisay Naagta; meeshi Ridwaan : halka laga kaajo 😂😂😂
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty Ай бұрын
😂😂😂😂
@ShukriAbdimhd
@ShukriAbdimhd Ай бұрын
😂😂😂
@samiiraali1842
@samiiraali1842 Ай бұрын
Ridwan is fannest person wax walba sual bu ka bixiya
@samiiraali1842
@samiiraali1842 Ай бұрын
But that’s too much this girls they need to stop sharing their past Wlhi they need to move on and enjoy the future they shouldn’t bring their past here
@jaamaccabdi1810
@jaamaccabdi1810 Ай бұрын
Hhhhh Qoftan maxaa Ka KhalDan😂
@sidramrk
@sidramrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada wada wada SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@marwogeele1254
@marwogeele1254 Ай бұрын
Mash Allah she’s so funny 😂 ilaah ha kuu dhib yareeyo
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Ай бұрын
Waaridkaa haday kusoo koriyeen alx dheh eedo iyo walaal eedadaa dhashay ama mid adeerkaa ama abtigaa midna asxaan ma leh habaryar hadaysan qof kulul ahayn waa lala noolaan karaa. Gabadhaan say u sheekaynayso waa ka helay maskiin dheh baayo hada nolashaada ku raaxeyso❤
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
in familka laga sheekeyo la ceebaysto qofki balwad leh lasheego aabe xanuunsan laga sheekeyo goorme qisa noqotay gabdho familkaga ama ha xumaado ama ha ficnade hada wax ka sheegto walagugu ceyna mahe cid kuu badalayso malaha sas ogaada
@user-ym7xx8ir4z
@user-ym7xx8ir4z Ай бұрын
Wlhi beenta maha anaga ilahayow ta nasoomarty yaa usheega ana ismoodaya ceeba daremayaa waxay doonaan ha ahaadan adi uun Wax kugusoinoqonya weeyi dadkan wxba kama galin
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Waa muhiim in la ceebeeyo wixii arxan daran, edeb daran, dulmi iyo dhibaato ilmaha ku haayo. Waliba waxaa fiican in dacwada wadamada ay ku noolyohiin dowladahooda loosii gudbiyo halaga gooyo qashinka. Dadkeena waxay horumar u gaari layhiin waa dulmiga ay isku taageeraan xaqqana ka hor imaadaan. Adaana ka mid ah ee jaahilnimada ka kor diintaadana baro si aad u fahamto xuquuqda biniaadamka.
@ahmedibrahimomar7207
@ahmedibrahimomar7207 Ай бұрын
Wllahi wey mudantahy Iny ka sheekeyso Wa Dhacdo xanuun badan laga yaaba iny hada kujiraan Caruur badan oo dhibkan kujiraan. Waxase ayaan daran Qof kula dhashy ama waalid utahy inaa Dulmi ka gasho oo Aduun iyo Aaqiraba sidaa uqdud kugu haayo Alle Aya ka magan galny wa wax lagu cimri qaato wllahi 😭😭😭
@user-ji9hw1cv1k
@user-ji9hw1cv1k Ай бұрын
Maxa ceeb ah somali waxa roogay wa dulmiga
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke Ай бұрын
Wax ceeb ah ma aragno runta iney iska sheegto ayaa ufcn maxaa culeys galiyay waa marka hore ayadaa nafisayso waa mida labaad dad iney hada ku niraan dhibkaas baa laga yaabaa allaah ka dulqaado somaliyeey Kora wa. Qaris baa idin dilay😢😢😢😢😢
@shukricadey2226
@shukricadey2226 Ай бұрын
Subxanalaah xasidsanaa qofka sas ilmaha ugalaayo
@Kariwanone
@Kariwanone Ай бұрын
Zaid wlhi
@Kariwanone
@Kariwanone Ай бұрын
Magacaada intaan qortey aan fariin kuso direy lkn walaiga diidey😂 shitmaxaan qaldeyna😂
@Tamsim3358
@Tamsim3358 8 күн бұрын
Waxas oo dhib ay maartay hadana, qof aad uu qalib fiicaan MASHALLAH ❤ ILAAHAY ha ku barakeyo faraxadna ku noolow walashay Amiin❤
@maslahdais1576
@maslahdais1576 Ай бұрын
Good work ridwaan bring many more
@aishahassan6322
@aishahassan6322 Ай бұрын
I need part 2 wxn jeclahy inaan dhameyto qisa kasta 😢
@JJ-xm2km
@JJ-xm2km Ай бұрын
miskiin wallahi… mustaqbal wanaagsan ku rajeyna ❤
@aliabdi5363
@aliabdi5363 28 күн бұрын
Anigu halaigu Daro qofta Walahi dayaci maayo
@SundusFariido-rs8ql
@SundusFariido-rs8ql Ай бұрын
M.sh wee iska qoslee mehe dacad wye❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu Ай бұрын
soryyyy aaapo mcn aabhaaa oo ku jecel oon ku dilyn maxaad wllkaaa ugu raaci aaapo nag rli noqo😭😭
@user-ee9yl7xc9p
@user-ee9yl7xc9p Ай бұрын
Majirto gabadh GAJACEL ah oo jiljilacsan teeda kale wad qurux badantahay ❤❤❤❤❤❤❤
@shamsoosman5614
@shamsoosman5614 Ай бұрын
Qabiil maxaa keenay
@Hodam____ynwa
@Hodam____ynwa Ай бұрын
Wllhi wa galjecel waliba makahil cumar 😢❤
@mocishqimustafa3303
@mocishqimustafa3303 Ай бұрын
Wlhi fariid weye Wllo Allah haku sharfo 🙏
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Ай бұрын
Waalidkan iska dhofaya oo ilmaheda ka dhaqaqaysa muqdisha laga yaqan waa gabar rajo kusoo korty
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d Ай бұрын
Interesting story
@Zirxzi
@Zirxzi Ай бұрын
Aabahaa miskaxda hadu ka xanuusanaa qalbiguu ka fiyoobaa ee maxaad ugu jeesjeseysa? Daryeel iyo xanaaneyn buu ka waday sidey u egtahaye...runtii ma qurux badna sidaad uga hadashay aabahaa wll..
@1xbetSOMALIAagent
@1xbetSOMALIAagent 20 күн бұрын
Asxabey gabdhan wan jeclacaday ii illa soo xiriirsya😢😢😢😢😢❤❤❤
@mohamedamiin1251
@mohamedamiin1251 Ай бұрын
Ilahayow afkeyga ben kahay mashaallah
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Ай бұрын
Ridwaan is back❤❤
@moomar4185
@moomar4185 Ай бұрын
Hadday nafisayso meeshan maaha meeshii saxda ahayd ee waa in ay gabadhu dhaqtar aado.
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j Ай бұрын
Ar ha iska dhurmane madaysido😂😂😂
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke Ай бұрын
​😂😂😂😂😂😂@@user-tw1cj7yl9j
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Ай бұрын
Ridwanow dadkan halke kaso guraysaa wayadan😂😂
@craxmaanozil3607
@craxmaanozil3607 Ай бұрын
Kusali nabi Muxamed ScW N.N.K.H
@Wh0657
@Wh0657 Ай бұрын
S.A.W❤❤❤
@Wh0657
@Wh0657 Ай бұрын
S.A.W❤❤❤
@maryancb1351
@maryancb1351 Ай бұрын
dadkan ani wan kayabnhy mmay samraan oo alle tala saarsadana
@ahmedibrahimomar7207
@ahmedibrahimomar7207 Ай бұрын
Qofka intaa oo dhibaato so Mary Aya fahmi Kara dhibka waxaase ka liita oo kaxun ruux wllki ama ruux waalid utahy inaa Dulmi ka gasho 😢😢 Shisheeye Aya 9 bilood wanaajiyey Walashedne Nolosha ayey kusilcisy wllahi wa xanuun 😭😭
@khadrahassa321
@khadrahassa321 Ай бұрын
Waxan layabay qof ilmo dhalay oo hooyo ah oo ilmo ilmaheda oo kale dulminaya kuwaga sidan in loo galo miyadan kabaqayn 😢😢😢😢😢😢
@jhussain1507
@jhussain1507 2 күн бұрын
Wilkaan wariyaha waxaan daremaaya inaan si si u jeclaanoya qaabka uu dadka sheekada uga guura aan ku jecaaday waxaan jeclaan lahay inaan 24 saac laso jooga oo sidaas ii dhageeysto aan u sheekeyo ❤😊
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 Ай бұрын
Naga kala daa wlll ridwan nagahan wada qooqay e leh jacayl aya na haya uuf adunka waxa ka necbahay ma jiro naag leh jacyl ba ihaya,
@ShukriAbdimhd
@ShukriAbdimhd Ай бұрын
Adu wliga wx ma jeclan miya😂
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 Ай бұрын
Jacylka wa wax jira lkn nag walba makarafon intay qadatay niic laynaysa qisada muhimka ah sida qisadi hani hanan aya dhumaysa marka niicdan badato
@Hodan_1333
@Hodan_1333 Ай бұрын
Jacel majiro waa iska dhadhicis iyo xiso 😅😅😅😅😅😅😅
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g Ай бұрын
Adigu hadaad jiranthy dadku way cafimad qaban
@mushtaakhcabdiwali8380
@mushtaakhcabdiwali8380 Ай бұрын
​@@user-gx4np4vr2g Benta mahan😂😂
@Anhaar-xw8hh
@Anhaar-xw8hh Ай бұрын
Horta dad kan qisooyinka kasheekeeya Maxey faaiidaan may samran Oo aamusaan
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke Ай бұрын
Wll alx dheh hadad adiga dhib so marin dadkan waa dad qalbiga ka gubanayo oo buuxo haday aamusan waa dhibaato noloshaa kusii adkaaneyso iney hadlaan ayaa u fcn xataa haday aamusi lahaayeen maba awoodaano o kontarool maleh dhibka ay so mareen dartiis waxaa laga yabaa qaarkood iney dabeecada ad ku aragto hada laso baxeen o ay horay dabeecado kale ulahaayeen dhibka iyo jabka qofka wuu badalaa😢😢😢😢😢😢 allaah u booga dhayo somalina kuwa wax fahma alle haka dhigo aamusa uun baa leyska dhahaa ma oga qofka culeyska uu dareemayo😢😢😢
@FaraxsanAli
@FaraxsanAli Ай бұрын
So Badi dadkan cml dulmiga su uyaraado😢ama logu waantobo
@MaryanBashiir-uj4ll
@MaryanBashiir-uj4ll Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scwscw❤
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Ай бұрын
Luqadaan waan ka helay wallhi
@user-my4do6ph7i
@user-my4do6ph7i 25 күн бұрын
Sorry wll 😢😢😢😢😢
@MaxamedcaahiCali-iz4xh
@MaxamedcaahiCali-iz4xh Ай бұрын
ridwaan adi maxaa wax badan la kuluntey
@user-fm4nf7kl1x
@user-fm4nf7kl1x Ай бұрын
Ax💔 subxanallah😭😭😭😭😭
@footballclub2548
@footballclub2548 29 күн бұрын
The best prodocast ever
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 Ай бұрын
Miskiin allaha badbaadiyo inti muslim ah
@bagaaxjigisofficial188
@bagaaxjigisofficial188 27 күн бұрын
Walle ninkaan dulqaad baa alle siiyey Maashallah tabarakalaah Soomaali ma jecla inay qofka dhagaystaan oo warka ka guraan Wiilow ridwaan malaga yaaabaa in dulqaadkaan kaa dhamaado markaa waynaado ?
@user-jq8bc3zx9x
@user-jq8bc3zx9x Ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alimualim22
@alimualim22 Ай бұрын
Aad baa ku Salamaya sxbkey qali Ridhwan Isack 💗waxaa u jeeda [Think Grow Rich]
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 24 күн бұрын
Alxmdulilaah sida aanu waalidkay iidayicin ilhyw iidaa yaa raxmaan 😭
@isaaqbiila
@isaaqbiila Ай бұрын
Waxaso xanuna waxa ilahay way dinaya hooyaded akhiriyo adunba wyo ilahay adu ilmahaga masul kaga dhigay ina dayacdo maha midakale waxay dhibkan haysta reer muqdisho ilmo ayago yaryar laga tagayo walhi magaladu waxay ladagi ladahay dulmiga carurta
@maahircabdi7477
@maahircabdi7477 Ай бұрын
Ridwaan sxp part 3 ka rabnaa ay miss uunsi🎉🎉🎉
@user-wh5qz4gk2h
@user-wh5qz4gk2h Ай бұрын
SILICAASO DHAN WAXA MASUL KA AH HOOYADA IYADA IDINBDAYACDAY😢😢😢
@Qaali786
@Qaali786 Ай бұрын
Abyo wax yaabaha qaar inaa qarisaa fiicneed anyway dhibkii aa soo martay fudeed allaha kuugu badalo
@maxamedhassansiyaad-vg9zb
@maxamedhassansiyaad-vg9zb Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@fartuuncraxmaan182
@fartuuncraxmaan182 Ай бұрын
Walaalayaalow waayihiina laabta ku haysta waxa la yiri geed kasta in dhibtaa hoostaala yacni wu yaryhy qofaan dhibato so arkin nuucey doonto ha noqotee waa maxay dadkan qofwalba qofka kasii danbeeya ka daran yhy
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke Ай бұрын
Hadad aqoon lahaan lahayd hadalkaas ma dhahdeen waayaha laabta laguma heysto hadad laabta ku heysato dhibka kaso gaari karo ma ogid o aqoon malihid lkn ogow waayaha waa inad ka hadashaa mar walpo ilaa aad nafis dareento iyo caafimaad cilmi nafsi ma yaqaanaan somali dhibaa iska heesto dadkeena cabsi iyo maxaa lagu dhihi doonaa yaahuu wayaaha laabta ku heyso sax maaha😢😢😢😢
@mumtaasmaxamed3334
@mumtaasmaxamed3334 Ай бұрын
Gabadhaan waa kuhelay ilhy haska dasytee
@jhussain1507
@jhussain1507 2 күн бұрын
Ilmaha markaay hoyadood iyo abahood kalatagaan hadane aay daruf3eysanyihiin waa iska sidaan ilmahaay dhalaan aduunka lagu cadaawa 😢😢
@Gabdha____riyada
@Gabdha____riyada Ай бұрын
Ax miskiin😢
@abdirizakomar7396
@abdirizakomar7396 Ай бұрын
Wiil 13jir ah oo naag qabo waa sheeko kale
@ShukriAbdimhd
@ShukriAbdimhd Ай бұрын
😂😂
@fardawsamc6410
@fardawsamc6410 Ай бұрын
Marka 1 sano iyo bar jirtay ayu isagu aha 13 sano shekada ayay ku bilowday
@machoclachocla4298
@machoclachocla4298 Ай бұрын
13 +8 waye wilk waweynadhay
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
2jir iyo 13 Sano jir ayey Kala ahaayeen. Wuxuu kawaynyahay 11 Sano. 8 Sano markey gaartay 6sano ayaa kasoo wareegtay. 11+ 6= 17jir waye wiilka 2+6= 8jir
@abdirizakomar7396
@abdirizakomar7396 Ай бұрын
17xata wiil jiro masul maqadi karo gabdh waa macqul in la iska aroso lkn nin marku gursanyo masuliyad badna saran lkn somalida ilmaha dayacn iyo burburka qoyska tan oo kle ayay ka timada wad mahadsantin fikirkina 13 iyo17wa isku mid wa cunug dugsi dhexe ah ugu badnaan
@FoFo_2330
@FoFo_2330 Ай бұрын
Subxaana laah yahuud maa farac u gali
@user-lz5mt4ch5m
@user-lz5mt4ch5m Ай бұрын
qoftaan fani waa yaa ila arkay 😂😂
@nimcobarre4463
@nimcobarre4463 Ай бұрын
Kkkkkk ala ba ay mesha laga kadiyo ku lha hhhh ilhaw xishodka ha nga qadin
@Gesey1
@Gesey1 23 күн бұрын
Kusaliya Nabiga scw ❤❤❤
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Ай бұрын
Ileen somalidu waa silic kukur bismilaah waxay dadkan wada rafadka alxm ILAHAY ayaa si istarexle kukoriyey walidkay na way mahadsan yihin
@Kariwanone
@Kariwanone Ай бұрын
Ilaa hada meshaan qof an aqano kama arkin ilaa 2021
@maryanhassan5236
@maryanhassan5236 Ай бұрын
😂😂😂
@iskufilaninahaji9748
@iskufilaninahaji9748 Ай бұрын
Waa soo socdan ha sugi ween😂😂
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k Ай бұрын
Kowo aad soo dhibty miyaa jira aad ka cabsi qabo😂
@DeeqoCabdi-md1ss
@DeeqoCabdi-md1ss Ай бұрын
Ax xanun badana 😢
@MohamedInaosman-eb9fd
@MohamedInaosman-eb9fd 7 күн бұрын
Inta rer Afgoi ah Gabadhaan iyadoo ooynooso anaa laamiga ku marey malintaas Arbaco aheed😂😂
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 23 күн бұрын
Ax miskiin 😢😢
@amednuur3490
@amednuur3490 Ай бұрын
Waa walida 2009ka socotay lk walida 2024 wali ma argteen aniga wan arkay waalida 2024 😅😅😅😅😅😅😅
@CabdalaIbraahim
@CabdalaIbraahim Ай бұрын
Sheekadii ugu xumeed abid😂😂😂😂
@Basal2006
@Basal2006 Ай бұрын
GAWRTAN runteda waaye 😢wlhi wa aqna
@ArtanDesin
@ArtanDesin Ай бұрын
Really 😢
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke Ай бұрын
😢😢😢😢
@Basal2006
@Basal2006 Ай бұрын
@@ArtanDesin Haa wlhi
@ArtanDesin
@ArtanDesin Ай бұрын
@@Basal2006 qiso xun wye🥹
@lailamohamoud4598
@lailamohamoud4598 Ай бұрын
Alla sabarin ma ugu dambeyn laso waresanoya aduunyo waa so aragtay gbdhan
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 28 күн бұрын
😢😢😢
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 16 күн бұрын
Maad garganey walaalo
@user-jo3ko4bz7v
@user-jo3ko4bz7v Ай бұрын
Alaaaaa tanaaa😂😂😂😂na woxoga qarised😂
@Asli256
@Asli256 Ай бұрын
Tan waba sheeko xuntahy nooc walba ridwan waa so waraysana😂
@naimaabdullahi5098
@naimaabdullahi5098 Ай бұрын
Ridwanaaa umad maaha
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Ай бұрын
Subaxalaahay😢😢😢😢😢😢😢
@Radwan.07
@Radwan.07 8 күн бұрын
😂😂 favorite word ( iLaahey afkey been haka reebee )
@qweenamish8222
@qweenamish8222 Ай бұрын
😂😂😂 istaqfurulaah rdwan sual xumaaa😮😅😅
@WafaaSalax
@WafaaSalax 28 күн бұрын
Jah mukala dhulkaya way ❤
@gouledxidig32
@gouledxidig32 20 күн бұрын
Ilaaahey madulmiyo umada ilaa iyagu isdulmiyaan soomalia waxa kudhacey ee dalkoodii burburiyey ee abaaraha iyo gaajada nabad la anta ugu wacan waxa weeyan dulmiga ey bulshadu iskuheyso ee ey isku geystaan taasi waa wax cadaan ah oon laqarinkarin soomalidu waa dad xun xumaantana wey iskutaageeraan waliba .ILAAAHOW NA ASTUR ISTAFURULAAH
@Deeqyare008
@Deeqyare008 Ай бұрын
Leeeeee Iyaaah wankadhiin jiray aaaa😂
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p Ай бұрын
Saku saaray
@ShukriAden-vk4pc
@ShukriAden-vk4pc Ай бұрын
Walaashay
@fadumomohamed8962
@fadumomohamed8962 Ай бұрын
Kkkk waa fani gabadhan
@roblemahat1792
@roblemahat1792 Ай бұрын
Ben waye wahan Ridhwan bro iskailali
@Hodam____ynwa
@Hodam____ynwa Ай бұрын
Wllhi wa run wllshey wa😢
@Anayah1._1
@Anayah1._1 27 күн бұрын
Kuwa saas yeelay ma thy
@ayaana168
@ayaana168 Ай бұрын
Ikraaan walshed miyaaa qoftan😂
@aadantaatiko1196
@aadantaatiko1196 Ай бұрын
Wllhi waa legend aabaheed qofka inuu adkaado hadaa rabto baahi aa la dareensiiyaa
@user-zo5ie5el3e
@user-zo5ie5el3e Ай бұрын
Beerka icasaday subxanalah😂😂😂😂
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 Ай бұрын
9 sakhraan baad ka dhaxaysay miskiina😪😪😪
@nasromahdi2198
@nasromahdi2198 Ай бұрын
Shekadii hani kadib wax nuxur leh ma arkin ani😂
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
Horta wan ba yaabee wiilka 13 jirka ah Ee xaaska leh ma fahmin kaas ssaga ba koris u bahane mida kale arinta Gabadhan yar ku dhac day wa xanuun waye lkn in ay ka shekeyso ma aheyn inta gabadha jaadka cun neyso iyo Aabe heeda xanun san lkn qisada inta ka waa caadi
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 Ай бұрын
Markas xaas lahaa kuma dhihin tilmama kawadaa hoyaded marke baxisay 13 jiray iyada neh xiligas 1.9 jirtay marke shekiso naag qabaa neh iyadaba 10 jir ah hada ma fahantahy🙈🙈
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
@@idmanxaji4227 haa sax Aad iyo Aad wan fahmay Queen 🫅 qali thanks 🙏
@user-fi3mq2wz9q
@user-fi3mq2wz9q 24 күн бұрын
13 jir markay hoydis tahribaysy bu aha ay oyadna sanadka io barka jirty hda wa 9 jir asagu ma 13 jirkii bu tagnananya so 9 sano ma ugu darsamin o 22 jir maha
@farhiaahmed6011
@farhiaahmed6011 29 күн бұрын
Ninkii kudoodaayay ilmuhu hooyadood uma baahna haloo sheergareeyo
@kowsarsiciid7158
@kowsarsiciid7158 Ай бұрын
Maqan lkn ikraan nosoceli tan iguma socote shekadede hadii qof fanny ladawanayo ikraan nagu socotey wallhy
@nrcabdi
@nrcabdi Ай бұрын
🥺 🥺😪😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@user-ln4yn9cr6z
@user-ln4yn9cr6z Ай бұрын
Ale hakadulqado walal😢😢
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 18 күн бұрын
Alle haku fudueyo nolozha ku jirto wlll😢
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 Ай бұрын
SubxanaAllh 😢
@gacalisosuu8878
@gacalisosuu8878 Ай бұрын
Gabadhan motion iso dhaha 😢
@user-el2ns3xh3h
@user-el2ns3xh3h Ай бұрын
Walidka wlhi ilmahaba halaqadane me hestan
@qaaliabdi3721
@qaaliabdi3721 Ай бұрын
Wan ka xumahaya wlhii
@AhmedSiyaad-vy5su
@AhmedSiyaad-vy5su Ай бұрын
39:35 😂😂 farac Dadka guba miyy kasoo hadheen
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 Ай бұрын
Waa runteed
@user-sw9jq5on9e
@user-sw9jq5on9e Ай бұрын
عذاب والله حياة جعجعه حمدالله مريتي كلنا مرينا اخص منها والله😩❤️‍🩹
@IsmaanCiilow
@IsmaanCiilow 28 күн бұрын
Somaliya waa dalka keliya iyago islam she ganaya hadana Adonsi kajiro ilahey kama cab sadan dadka qarki balse ilahey haunaxaristo inta dhiban😢😢😢
PART 2: XANUN & CIIL LA OYDAY QISADA XANUNKA BADAN E SABIRIN
39:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 107 М.
PART 3: DOOD KULUL XAQIIQYO IDIN KAQARSONA MSS UUNSI & ABDIFATAH
17:49
Uma Ki Super Power To Dekho 😂
00:15
Uma Bai
Рет қаралды 47 МЛН
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 8 М.
Waxay la ooyaysaa jacaylkeedii oo ay xumaysay... Qisada Hanna
49:28
Cadceed channel
Рет қаралды 48 М.
SAABIRIN SOO LAABATAY MAXAA  IQABSADAY QISADAYDA KADIB....
42:04
Ridhwan Issack
Рет қаралды 65 М.
Part 3: DAHABKI SO XADAY WA DHUNTAY WA GURSADAY WA LA IFURAY
37:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 96 М.
AX! NIN ITOOPIAN  8 SANO XAARAN IGULA NOOLA DHIBKA IHESTO HADA
21:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 164 М.
Ax! 35 JIRKI ANO 17 JIR AH JECLADAY IYO SIDU NOLOSHA IGU CADABAY
38:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 620 М.
Ax! Jacelki 7 Sano Ladhibana ee igiliyay Damiir Lawe Eeday Dhashay
47:12
Waa kuma boqorka shimbiraha? Hoo hadiyad | xalqada 3-aad
20:32
Saito09 funny video 😂😂😂 #shorts
0:16
Saito
Рет қаралды 17 МЛН
To the end 😱
0:37
Pir Ovezov
Рет қаралды 16 МЛН
За Наташу порвёт меня😆С мамой шутки плохи😂
0:22
Рецепт Любви 🖤
Рет қаралды 9 МЛН