PART 2: XANUN & CIIL LA OYDAY QISADA XANUNKA BADAN E SABIRIN

  Рет қаралды 115,950

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 355
@AliDahar-ju8gg
@AliDahar-ju8gg 2 ай бұрын
gabadhaan reer xamar lee fahmi kara ridwaan sheekada mabafahmayo reer xamar like saara imuujiya
@maryanali4555
@maryanali4555 Ай бұрын
I am not from hamar but I understand her cause she speaking in Somali. Either you know or don’t
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 2 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤
@cumargutaale2235
@cumargutaale2235 2 ай бұрын
Yaa ogeen wll Naga amo❤
@Liiban622
@Liiban622 Ай бұрын
Scw scw scw
@user-bz4wg5bt4e
@user-bz4wg5bt4e 2 ай бұрын
Aynu ku wada salino nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤🎉
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Scw scwscw
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 2 ай бұрын
scw scw scw scw🎉🎉❤❤
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Gabar guri hooyo wax uga fiican malaha😢😢💔💔
@Fatimachannel752
@Fatimachannel752 2 ай бұрын
Haa wlh. Gbr waa gurigq hoayded iyo gurigeda wxa darami kara qof an hooyo la sokorin
@nicmaabdy
@nicmaabdy 2 ай бұрын
Ilahy waxa ugu mahad celiya marwalba anon walidkay la nolayn dad xun la soo koray inay sharaftayda ii dhowrn thy alx😢😢😢
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 ай бұрын
Ridwan waa Masha allah qofka inuu hadlo oo sheego waxa ku jira waa fiican 💯👍
@HabibaYusufMohamed
@HabibaYusufMohamed 2 ай бұрын
Gabadhaan naxariis ayay u baahnayd mana aysan helin waalid u naxariista oo baalka galiya.carurta baalka iyo wa ku jeclahay wlhi ma ilawaan manta 40 aa ku dhowahay hadana hooyadeey baalkeda wan xasustaa ..yaa Allah u naxariiso hooyadey iyo abahay
@soulonajourney1343
@soulonajourney1343 2 ай бұрын
Sax waye habaryar caruurta naxarista loo sameyay waligood ma ilawan iyo ixi xumaan lagu sameyay
@hiposmacil
@hiposmacil 2 ай бұрын
Amiin yaa rapii😢
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 2 ай бұрын
Beenta ma ahan Wlhi walidka naxaristesa lagama weynado wlhi😢😢
@user-yf9fq6du9j
@user-yf9fq6du9j 2 ай бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@maxamedamiin1505
@maxamedamiin1505 Ай бұрын
Wllhi ani yrnteyda xnuunka soo arky qofnh inuu la kulmin rjynaa Ani gbr yr yrnteyda jcyl aabo mid hyo arkin agaa Hoyo iyda dunida joogto jcylked ma helin aabo wuu dhinty Wxa igu xanuun bdn mlinta lii dhhy Hdii ad rbto inn wx kaa iibsado isii wx qali kuu ah Ilhyow waqtiydas ha igu celin
@jawibila3005
@jawibila3005 2 ай бұрын
Somaliyeey isku naxariista naxariista waa nabad aan la ilaaween wlhi🥺❤️
@halimabile5956
@halimabile5956 2 ай бұрын
Gabdhow intaad Ilmo dhashaan duurka haku deynina. Ilmaha Jacayl waalidnimo iyo Tarbiyad ayuu u baahanyhy😔
@ibrahimxassan
@ibrahimxassan 2 ай бұрын
Abaayo qalad malihidin adinka wlhi, wanadas raga waye dumarka wx makatagaan, rale ne noqda wlhi rag hadaa nahai dumar iyo carur ba xaqooda ma ilalino😢😢😢
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 ай бұрын
Ax ax 😢😢😢😢 Raali noqo maamo waxa tahay qof agada o karti badan 😢😢😢 Masha Allah ❤❤❤ Allah ku xifdiyo ❤❤❤
@Nayza.678
@Nayza.678 2 ай бұрын
Huno farxad waarta ilaahey haku siiyo inta nolosha kaaga dhiman 🤲🏼❤️
@anabosman7722
@anabosman7722 2 ай бұрын
Masha allaha keep going wallky rudwan qer allaha kusiyo the way you listen
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@Moha40Isack
@Moha40Isack 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤😂
@nrcabdi
@nrcabdi 2 ай бұрын
. 😪 😪 😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@kcshow704
@kcshow704 2 ай бұрын
Aaamiin
@KowsarAbdulwahab
@KowsarAbdulwahab 2 ай бұрын
Walal Allah hakukalmeyo
@Faiza.cabdikadir
@Faiza.cabdikadir 2 ай бұрын
Ameen yaarabi❤❤
@Duqabto
@Duqabto 2 ай бұрын
Walal xagee lagala soo hadlaa
@nrcabdi
@nrcabdi 2 ай бұрын
@@Duqabto walaal lambarkayga qoraalka kore ayuu ku dhex qoranyahay balse xarfo ahaan ayaa u qoray maxaayeelay sharciga yuutub ma ogola lambaro caadi ah oo way tirtirayaan ee xarfaha lambaro u bedel please 🙏
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Ай бұрын
Masha allah gabadhan waa gabar qalbi fican oo been aqanin waxaana daremaya in ay tahey fariid mashaha allah Abaayo macaan waxaan kurajinaya albab kasto qairku kugu jiro in allah ku furo nolashana khaair iyo cafimaad kurajinaya amiin yaa rabb love you ❤️❤️❤️👏👏❤️👏👏👏❤️❤️❤️
@IsmaanCiilow
@IsmaanCiilow 2 ай бұрын
Qof kasto qalbigisa wugu wanaya balse ilahey qalbi yada hano xasi liyo amin
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 2 ай бұрын
Wa dhib hda guriga hooyadaa joogin wlhi 😢allow hooyooyinkerna hanaga qaadin
@user-cn3vv4ed9x
@user-cn3vv4ed9x 9 күн бұрын
Amiin Amiin yarbi ❤❤❤❤
@user-hy6de2qh4n
@user-hy6de2qh4n 2 ай бұрын
Qalbiga Allaah hakuu dajiyo abaayo😢
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 2 ай бұрын
Maskiinta waa dhibdootay ilahay ha u sahlo dhamaan arimherd ❤❤❤❤
@blackdiamond8964
@blackdiamond8964 2 ай бұрын
May Allah guide you and give you whatever you want in this life and thereafter. You are Beautiful inside and out mashallah ❤
@KhadroOmar-bd3hd
@KhadroOmar-bd3hd 2 ай бұрын
5 salaad duko waa kheer abayo ❤❤❤😂
@user-df6ps1um3p
@user-df6ps1um3p 2 ай бұрын
Wllhi gabadhaan way iigh oysiisey😢😢😢 srry abaayo
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
Qiiro japaan
@SihaamMohammed45-dz8xi
@SihaamMohammed45-dz8xi 2 ай бұрын
Wlhi gabartaan qisadeeda wey igu socotaa ani camal wye lkii aniga waxa badan kadhiba fududahay
@user-yk3jo5bk9l
@user-yk3jo5bk9l 14 күн бұрын
Wllhi ridwaan wa wiil aad uqalbi wanagsan uxishood badan u dhaqan wacan sababtoo ah. Gabadha. Garbasaarka kadhacay wuu usheeegaa walaal jira 🎉
@qalbilove2448
@qalbilove2448 2 ай бұрын
Ridwan hada chanalkaka firinayay isla markina wa so dhigtay thnk u libx keep going❤
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 2 ай бұрын
Adiga miyaa qofta lawareesanaayo😂
@qalbilove2448
@qalbilove2448 2 ай бұрын
@@ismaashaaofficial2595 mya aniga maha ee ridwaan chnelkisa ku xiranhy
@user-iu2ke4fp6l
@user-iu2ke4fp6l 2 ай бұрын
Msallh ridwan soo badi barnamijyadan oo lasoo dhaqso 😊
@user-yf4qb1dn5h
@user-yf4qb1dn5h 2 ай бұрын
Maskiin wlhi dhibaato so martay ilaahey bedel kheyr qabo😢
@huseinabdidahir4039
@huseinabdidahir4039 2 ай бұрын
Asw... Habla badan oo muslima ama soomaliya aya dhibkaasi haysta .. Aad iyo aad ayan uga xumahay. Waxa fiican in diinta la raaco oo dadka soomaaliyad aay hablaha unaxaristan
@faizaadammohamed6383
@faizaadammohamed6383 2 ай бұрын
Rabiyow ciil ha,iga tusin hadaaa awlaad isiiso adaa khaaliq aheee awlaadna isiiii
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 2 ай бұрын
Hah maskiin waaka naxay ilaahy ha u gar gaaro qof qalpi fiicn waaye dad bee weesay allow sowj baari sii daryeela
@jamiilajasair2134
@jamiilajasair2134 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q 2 ай бұрын
Gabadhan hooyaded Ayaa Dayacday Sorry 😢😢😢😢😢😢
@AbdullahiUmarhusein
@AbdullahiUmarhusein 2 ай бұрын
Ani ridwan baan ku qoslay naag naafo ah oo kusoo donatay lugahaan isugu dhufan lahaa kulahaa
@ubahsaid9403
@ubahsaid9403 2 ай бұрын
Wlhi hadalkaas baa iga qoslitay😂
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Waa run laakiin gabadha way naxariis badan tahay. Hada ka hor anigoo 7 mis 8 sano jiro labo wiil oo 15 17 meelahaas kala jiro aan is dagaalnay ayaa hooyadood oo uur wayn leh iigusoo goobatay. Waxaan u baqay ilmaha caloosha ku jiro ayagoo isugu kay tagay ayaan hadana u naxariistay caloosheeda wayn. Marka way jiraan dad naxariis badan oo u turo qofka dhibka u gaysanayo.
@hawomohamed507
@hawomohamed507 2 ай бұрын
😂😂😂
@fatuushqali8111
@fatuushqali8111 Ай бұрын
Abayo farxad allah ku siiyo iyo farad kheyr qawa allah ku furo
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 2 ай бұрын
Yaaa alaaaah mar waana xaaa marna way iga qoslisaaa yariiiseeey w❤
@HadiyaCismaanAli-ex5fu
@HadiyaCismaanAli-ex5fu 2 ай бұрын
Waa gabdh adag wlhi gulayso wll meelkasta oo aad tagto❤
@AbuuCisa
@AbuuCisa 2 ай бұрын
Walalyal qaraabatha Xalo naharisto.
@Duqabto
@Duqabto 2 ай бұрын
Somalida gabdhaha uma naxariistaan inkasto somali naxariista ku yartahay qof dhimanaya iyo qof xanuunsan Un bay u naxariistan Subxanallah gabdhaha haloo naxariisto iyo hooyoyinka
@AadanYaasin
@AadanYaasin 2 ай бұрын
Walaahi dhibkuuma Yara allaha kaakoriyo bini aadam
@kiat987
@kiat987 2 ай бұрын
Maskiin nolosheeda dhan banaanka ay Ku Morty walysku tuur tuurey subxanalh ilaahow u gargaar meel fiican hakuu dambeyso 😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏♥️
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 2 ай бұрын
Ilaahow dhib danbe hatusin
@Khalanjo673
@Khalanjo673 2 ай бұрын
Hooyo kheerul masuul ah ayaa kudhashay naagta saan kuu gumaysatay ka Aarno😢😢
@ShamsoJaamac-io2gu
@ShamsoJaamac-io2gu 2 ай бұрын
Dumarka maxaa loo dhibaateeya markasta 😢
@user-le4rn7ng1j
@user-le4rn7ng1j 2 ай бұрын
Adiga aminsan wllo anaga dumarka madaxa bey nosaran yhin ❤
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
idinka aya isdilaa
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Qof kasto ma dhibaateeyo ee dumarka qaar xun baa jiro oo kaliya hablaha inay ku shaqaystaan addoonsadaan bes u soo dhawaystaan markay ka diidaana dhibaateeyo ama cayriyo. Ubadka narkay yaryar yihiin waxaa fiican in kalgacayl, naxariis, xanaano iyo jacayl lagu barbaariyo si loogu farxo markay koraan naftooda, diintooda iyo dadkoodana ugu intifaacaan.
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 2 ай бұрын
Riwaad kii macag naag waad ku wareerisey 😂😂😂😂😂😂😂
@hanadmohamed4033
@hanadmohamed4033 2 ай бұрын
Ridwan issak first comment
@cabdimahad46
@cabdimahad46 2 ай бұрын
Waxan ahay you Tuber views la,aan baa jirta 😂 hala isoo gaaro😂
@cabdimahad46
@cabdimahad46 2 ай бұрын
Aday ku taala😂
@ikraanxaji5422
@ikraanxaji5422 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-wj9qh5gy4e
@user-wj9qh5gy4e 2 ай бұрын
She's very funny person mansha Allah
@ibrahimxassan
@ibrahimxassan 2 ай бұрын
Gabadhaan what she missed is parental care, somalia carurta damaan hooyadod iyo abahood makorsadaan taasi wx ka xun majirto.
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 2 ай бұрын
illahay nolol farxad badan illahay hakusiiyo wallal
@asmoabdi3349
@asmoabdi3349 2 ай бұрын
Srry wllo sometimes Wan qoslay sometimes na wan ooyey guulso wllo aaabid 😢😢😊
@user-mo5bm9iu1r
@user-mo5bm9iu1r 2 ай бұрын
Subxaanalaaah abaayo kalmada qaska uskadaaaa 😢😢😢😢😢😢wlhi stres baakudhacay
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 2 ай бұрын
Dulmi badana nagaha qaar ani ilma dhalay god la iga galin karaa mooye si kale ugama tagayo dadk ilmaha dayacaya why a u dhalayse hada balanbalinayso subxanallah ilmihina haysta
@sowdaabdullahi222
@sowdaabdullahi222 2 ай бұрын
1M coming soon ❤😊
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 2 ай бұрын
Miskiin silac by soo martay ilaahayow inta nolosha uhadhay farxad iyo badhaadho ugu dhamee😢sorry sister
@user-we2po6wj7i
@user-we2po6wj7i 2 ай бұрын
Aamiin ilahey hau gargaaro
@user-si7wg8zu3v
@user-si7wg8zu3v 2 ай бұрын
SCW❤SCW❤SCW
@user-rd9ff3ox1i
@user-rd9ff3ox1i 2 ай бұрын
Swc swc swc swc swc swc swc swc ❤❤❤❤
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 2 ай бұрын
Illahay ha ku gar gaaro abayo aduun yadaan waa imitixaan
@user-cq2jz2bg3v
@user-cq2jz2bg3v 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 2 ай бұрын
Illaahow ugargaar maskiinta aad bey usoo dhibtootey
@JJ-xm2km
@JJ-xm2km 2 ай бұрын
mashallah gawar aad u qurux badan waaye
@sheikhabdullkhadir8772
@sheikhabdullkhadir8772 2 ай бұрын
Shekidi mss unsi iyo abdifatah prt 3 so dig inta ila sugeysa like dac kusiya
@UsmanEge
@UsmanEge 2 ай бұрын
Waa imtahan
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k 2 ай бұрын
Allahu akbar walahi sabin aakhir naagtani bal ila Eega waxa ay dhar ahaan usoo xiratay ninkii ayay isku sii hor qaaaineysaa isagii baaa inta uu xishooday madaxa qarso kuleh subxanallah fitankana dunidani waaa dumar un
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Ай бұрын
Bisinka war maxaa ka qaldan oo gabadha yar oo ayaduba teeda layaaban karabta. Miyaadan ujeedin in ay asturantahey , oo wiliiba dadaaleyso oo ayaduba markey dareemto masarka ceshceshanyso ayado wiliiba oyeeyso . Waxey kaga bahantahey dhirigalin iyo niyada udhisto ee maha inaad wax negativ kashegto.
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k Ай бұрын
@@hodonabdullahi6382 kkkkkkkk wllo qali allah haku cafiyo waad buktaayee noocani asturnaan ma ahanee horta adiga isa soo saxoo dib isugu noqo maxad kacawineysaa bal iisheeg aankuwaydiiye suuratul baqra ayaaa lahu sheegay waxani wax dhar u rgna way xitan rahay xagna waa naag qawan war hedhe wanaaga u sheeg gabadhu oo is astur kudheh adna ajir si aaan ooga hesho haku taageerin qawananta
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k Ай бұрын
@hodonabdullahi6382 maxase adugu kasoo dhex saaray malaayintaas qofood ee aragta qoralkayga waxay dareemayaan arkaana waxa aanka hadlayo in uu sax yahay wll qali is asturoo xijaabo tani waaa caasiyad waalidkii dhalay public wax kaga sheegayso ee allah haku astuso Nairobi aynu ognahay xaal keeda
@Nuhamiirofficial
@Nuhamiirofficial 2 ай бұрын
Kulahaa raxmadaan lugta laan farta ka ah laaxowla 🫢🤣🤣
@YurubAbdiaziz
@YurubAbdiaziz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤part 3❤❤❤❤
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 ай бұрын
Ilhy bedel khayr qaba haku siiyo wllo 😢😢😢😢😢😢
@MariaDagan-hz6rn
@MariaDagan-hz6rn 2 ай бұрын
Sabiriin cdy runtii waad dhibtootay imisa reere uso adeegtay mid wlbana dantiisa unbuu ku fiirsanaye kwrn HOOYADA HADAY KU DAYACDO CID KU NAXARISANESO MALHN Allha ka abaal mariyo abyo xaqaaka waka so baxa kuwaas
@user-zi3jq2jj9u
@user-zi3jq2jj9u 2 ай бұрын
Number one😂😂
@user-xc3fg3sk3f
@user-xc3fg3sk3f 2 ай бұрын
🎉🎉❤❤❤
@sabrincabdirahman8944
@sabrincabdirahman8944 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@fadumosahal6836
@fadumosahal6836 2 ай бұрын
😢😢
@abdalla2857
@abdalla2857 2 ай бұрын
Me first person
@user-wh5qz4gk2h
@user-wh5qz4gk2h 2 ай бұрын
Wlhi waan ka calool xumaaday gabadhaan waxa ku dhacay😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@salmaabdirahman9016
@salmaabdirahman9016 2 ай бұрын
Xaalimo jaamca inmisa qof bartey
@kalisanjos4889
@kalisanjos4889 2 ай бұрын
Gabar fican oo dadaleso waye oo xauumato badanlagusayey waye lakin waa kabaxa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wahalay dadal sister
@HafsaSheikh-tg8xk
@HafsaSheikh-tg8xk Ай бұрын
Ridware lugaha iskuga dhafan dhaha kulaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@Malyuunmoha772
@Malyuunmoha772 2 ай бұрын
5 salad hadan tukanayo kheyr waue❤😂
@CadnaanPeyki
@CadnaanPeyki 2 ай бұрын
Scw 😢
@RodaSaleeban-cs4zx
@RodaSaleeban-cs4zx 2 ай бұрын
Wn sugayey❤
@user-ob3hl6vy2l
@user-ob3hl6vy2l 2 ай бұрын
Gabadhaha wa masaakiin halo naxariisto somaaliyey
@Khadar___Jr
@Khadar___Jr 2 ай бұрын
Gabartan inan asturo oon guursadan diyar u ahay hadaan 100 like 👍 hello😂
@user-ei1um3zx1m
@user-ei1um3zx1m 2 ай бұрын
Yaa ku bahanay
@bilanmohamed8851
@bilanmohamed8851 2 ай бұрын
La hawla 😅
@user-gp3ku7fi8e
@user-gp3ku7fi8e 2 ай бұрын
Maa wax guursado ayay rabta bad maqashay Doqon yahaw
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 ай бұрын
Adigu horta is astuur
@Khadar___Jr
@Khadar___Jr 2 ай бұрын
@@user-ei1um3zx1m yaa ku balamiyey addi
@Basal2006
@Basal2006 2 ай бұрын
Part 3 aawe
@WARMOOG804
@WARMOOG804 2 ай бұрын
Samarbadanaa
@jhussain1507
@jhussain1507 Ай бұрын
Walaahi bilaahi gabadhaan markaay ooysay aniigane waan la ooye waliba si saaid ah waana fiirsanwaye hadaan ku solaabtay alla maxaay dhibaato araagtay maskiintaan Ridwaan plz aboowe waan ku baryaa caawi maskiintaan plz caawi aboowe waan ku baryaa 😢😢
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Aboow aboow gabdhihii eey qarxisey katiinada xada yiri War aa u yaalo😂😂👏🏾
@amishmohaa737
@amishmohaa737 2 ай бұрын
Haa wlhi magac meyshegi lehen😅😅😅😅
@CabdullahiCabdi-bf8jw
@CabdullahiCabdi-bf8jw 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅 nagta dahabka xad ee idhahday ey ledahy edadey waye rer comenti😅😅😅
@fatuushqali8111
@fatuushqali8111 Ай бұрын
😢😢😢
@mariaiprahiim8736
@mariaiprahiim8736 2 ай бұрын
Plz qeybta 3aad🥰🥰🥰
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@AmusedAbyssinianCat-dn1or
@AmusedAbyssinianCat-dn1or 2 ай бұрын
Scw scw scw
@Coolgranma
@Coolgranma 24 күн бұрын
Maskiintaan Tacliin La’aan, Naxariis darro iyo Kalgaceel la’aan, Tacaddiyad Jirdil ah,, Adoonsi,, TARBIYAD La’aan,, Intaas oo dhan baa iskugu Darsamey,,
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 Ай бұрын
Walalyaal Dariskiina hayday ay la jogan Caruur aysan dhalin halaga war hayo oo halo naxariiso gabartan waxay wayday qof u naxariisto qofku hadu wayo wax u naxariisto isagana wuxu noqanayaa bahal
@abdinoorbk4089
@abdinoorbk4089 2 ай бұрын
From first day on the face of the earth she began with problems to problems 😢😢😢😢
@user-el4vz1ke8b
@user-el4vz1ke8b 23 күн бұрын
😢😢😢😢
@khalidabdiwali5125
@khalidabdiwali5125 Ай бұрын
Illahay gabadhan janattul fardowsa gee
@user-wh5qz4gk2h
@user-wh5qz4gk2h 2 ай бұрын
Saabirin hadda yey la noshahay ma noo imaan kartaa anigaa galiya nolol ugu raaxo badan Ridwaan Lanbarka Saabiriin isoo qor.
@Basal2006
@Basal2006 2 ай бұрын
Wlhi gawrtan mar ee no shaqe jirte runteda waaye 😢maskiin waaye
@CabdullahiCabdi-bf8jw
@CabdullahiCabdi-bf8jw 2 ай бұрын
Iyaaa😅😅😅😅😅 gormee waye intesa kugu shaqesay waligey ma maqal😅😅😅
@najaxmoha646
@najaxmoha646 2 ай бұрын
Gabadhan waa fani
@naimomohamed7908
@naimomohamed7908 2 ай бұрын
I am so sorry my sweat sister 😢
@FelisterNyanchama-vd6kf
@FelisterNyanchama-vd6kf 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@iskaadagofficial9332
@iskaadagofficial9332 2 ай бұрын
Anaa ahaay yaasmiintaas 😢
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 2 ай бұрын
Qofta carabka La Waa funny 😁 hhhhh
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 2 ай бұрын
Ar ridhwan naa naag naafo ah ku soo doonitey maxaa Luga uskugu dhufin Laxaa aniga 😂😂😂😂😂kkkkkkk
@zakivic2259
@zakivic2259 2 ай бұрын
Waa yaabay bee 3 maraa ku ceshtay markoo dhahaaye waa aamini waaye😂😂😂
@Sacdiyo8398
@Sacdiyo8398 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤😢😢😢
Part 3: DAHABKI SO XADAY WA DHUNTAY WA GURSADAY WA LA IFURAY
37:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 103 М.
GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY
25:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 37 М.
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 103 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
Универ. 10 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:04:59
Комедии 2023
Рет қаралды 2,3 МЛН
QISADA IQLAAS IYO GUURKEEDII LAYAABKA LAHAA#ayaangobdoon
23:24
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 18 М.
PART 1 \ AX AISHA MAXAA KU DHACAY
1:26:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 42 М.
FILO PART 100
27:38
Abukar Mahdi
Рет қаралды 279 М.
PART 1 / SHEEKADII CARUURTII LA IIBSADAY
55:11
Abdikadir Royel
Рет қаралды 9 М.
She fell for his prank.
0:39
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 24 МЛН
Why did the angel disappear?#Short #Officer Rabbit #angel
0:38
兔子警官
Рет қаралды 5 МЛН
Can teeth really be exchanged for gifts#joker #shorts
0:45
Untitled Joker
Рет қаралды 12 МЛН
Мачеха пыталась отравить девочку 🤯
0:47
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,4 МЛН
Лучший лайфхак от Миракла 😄
0:31
Miracle
Рет қаралды 11 МЛН