Part 3: DAHABKI SO XADAY WA DHUNTAY WA GURSADAY WA LA IFURAY

  Рет қаралды 104,007

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 264
@riyaaqmohammed8530
@riyaaqmohammed8530 2 ай бұрын
😢😢gabadhani wadacad lakiin waladhibay qofkana marka ladhibo waxaba xataa maqariyo wayo ismakatororikaro wll ale qalbiga hakuuqabojiyo😢😢
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 2 ай бұрын
Taasaa xaqiiq ah wlhi inta aysan hadlin ayaaba wajigeeda laga garanaaaa iney dhibaato martay
@ahlaammahamud3372
@ahlaammahamud3372 2 ай бұрын
Bart 4
@jhussain1507
@jhussain1507 Ай бұрын
Intaan aay hada hadashay walaahi cafimaad aay utahay waay nafiistay Ridwaan qeer allaha siiyo wuu kanefiisiye
@user-fz4gb7gu5x
@user-fz4gb7gu5x Ай бұрын
😢😢😢
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 2 ай бұрын
Maasha Allaah Sabrin waa gabar qurux badan oo fiican oo soo rafaaday illaahey faraj qeyr qaba ha u sahlo insha Allaah aamiin
@jamiilajasair2134
@jamiilajasair2134 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@abdirizakmohamed3648
@abdirizakmohamed3648 Ай бұрын
Amiin
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@user-wg5qy1np3k
@user-wg5qy1np3k 2 ай бұрын
Salalaahu calyhi wasalam salalaahu calyhi wasalam salalaahu
@sidramrk
@sidramrk 2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/qJyxeK1teb1_bNksi=OEGhmbqS5mCR-e_M♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴
@user-xy2hd4ps5q
@user-xy2hd4ps5q 2 ай бұрын
Qrrtuqqqqffq❤tq ​@@user-wg5qy1np3k
@saafihashi3872
@saafihashi3872 2 ай бұрын
Wcm. My sis Sory qali
@wiilow333
@wiilow333 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 2 ай бұрын
Ridwaan wiil akhlaaq badan masha allah siduu gabadha u yiri tinta qarso ❤
@issacksheikh4
@issacksheikh4 2 ай бұрын
Kusaliyax nabbigenax Muhammad scw
@wahelkacaashaqa4416
@wahelkacaashaqa4416 2 ай бұрын
Iso duceyy guyz 40 qof ducadod waa la aqabala plz😢🤲
@user-wg5qy1np3k
@user-wg5qy1np3k 2 ай бұрын
Alle haku caafiyo
@wahelkacaashaqa4416
@wahelkacaashaqa4416 2 ай бұрын
@@user-wg5qy1np3k thnks
@SundusSimam
@SundusSimam 2 ай бұрын
Allha ku caafiyo wllo
@KhadroAbdi-cp7uv
@KhadroAbdi-cp7uv 2 ай бұрын
Alle kucafiyo
@umucabdi
@umucabdi 2 ай бұрын
Alle haku caafiyo insha allah
@InaHassanmire
@InaHassanmire 2 ай бұрын
Wlhi wey soo rafaday lkn qofkas cml aduunga uku fiican sabiriin hore u soco❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 2 ай бұрын
Waa qalbi saafi miskiinta
@iqroali5320
@iqroali5320 2 ай бұрын
Nolosha waxaa daran inuu rafad kuudambeyo ee haduu kuu hormaro wa ku caqliyesanee
@muhsinainshaallah1
@muhsinainshaallah1 2 ай бұрын
SubhanaAllaah! It’s so amazing to watch your mild temperament and some of your guest how passionate they feel about their story
@qadarmodel5573
@qadarmodel5573 2 ай бұрын
Wllhi miskkiintaan dhibaaato wa soo martay allow idhib dhaam😢
@user-jj5dq9pi2k
@user-jj5dq9pi2k 2 ай бұрын
Sabiriin xabiibti qaali walahi qof qalbi wanaagsan aa tahy xagee kala soo xariiraa abayo ❤❤❤❤
@AshaHassan-rk6mf
@AshaHassan-rk6mf 2 ай бұрын
Samalidu qofkii wax haysty wax ugu dartaa baan maqli jirey😢 Aduunyooy waaayo badan😊
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i 2 ай бұрын
Waa fariid maansha allaah waxey weysey waalid gacanta ku dhigo waa gabar adag dhalinyarsnimana wey heysaa.
@cadnanxassan6870
@cadnanxassan6870 2 ай бұрын
I aamin Mr ridwaan sheekadan hurdaa kuqatay
@HadiyaCismaanAli-ex5fu
@HadiyaCismaanAli-ex5fu 2 ай бұрын
Wlhi gabadhan dhibaato bdn aya la mariyay ilahay wxn uga baryaya wax khyr qaba iyo nolol qurux bdn 🥺🤲
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 ай бұрын
Gabadhan wa gabadh yaro qurux badan caqli badan masha Allah Alle ha bara keeyo Qoftan hala ii raadiyo aniga ciil tire u noqona wlhi from America 🇺🇸
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k 2 ай бұрын
Faarax gabdh dhib sheeganyso haduu arko anaa ciil tiraya iska soo jarayaa marky gacanta ugashana isla ayakaa ciilayaa😢
@orlandonunez3924
@orlandonunez3924 2 ай бұрын
farax kuwi nimcada kuso koroy ayad farxaf sin karin magabar laso cilay ayad farxad sin kartan
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k 2 ай бұрын
@@orlandonunez3924 Maya haka yaabin xoogaa jaanis bay raadiyaan qof jiliqsan oo ay gaadaan
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 ай бұрын
@@orlandonunez3924 naag nin soo ciilay miya tahay waliba ma guur san aniga lkn waxa Adunka qari bay singel mother guri geeda so bur burisay adigo kale
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 ай бұрын
@@user-uu4zl3zu4k horta aniga wali ma guur san oo hada le garay lkn adiga waxad illa eg tahay naag guri geeda so bur burisay oo singel mother ah
@sumayaabdulaahisaid4766
@sumayaabdulaahisaid4766 2 ай бұрын
ilaahey mustaqbal qurxoon haku siiyo walashey rafaad aduun waa soo martay😢
@nasroadan2221
@nasroadan2221 2 ай бұрын
Waa gabar miskiin ah furiin waa ceeb kulahaa dhaqan cajiib ah
@nrcabdi
@nrcabdi 2 ай бұрын
🥺 😪😪 😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@Duqabto
@Duqabto 2 ай бұрын
Ilahay haka dul qado balese ilahay bari ilahay waxaba cid uma wayin
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 2 ай бұрын
wll meel kaste waan kugu arkaaaa silica iyo durufta ku haysta maxy weeyi
@hodanabdi580
@hodanabdi580 2 ай бұрын
Silic ma haystee allah u noqo dheh ninkaan sida unacay lee qoraalkiisa
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 ай бұрын
Walalayaloow hadaa dayacan thy kaariye baa dadka caawiya muqdishuu joogaa wac teeda kale mar walba qoralkaga arkaa ilaha weyn artintada u ban dhigo salatuleylka tuko saliga nebiga csw badi xumana igama aha bro
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 ай бұрын
​@@hodanabdi580😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂
@FartuunAbdi-ko9pw
@FartuunAbdi-ko9pw 2 ай бұрын
Wey iga jabned kulahaa😂😂 alla qalbi saafiyey allaha ku xfidi❤
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 2 ай бұрын
Walahi wa qof adag sabiriin funny weye noloshu kuma ciisho abyo
@sidramrk
@sidramrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
@Yusrah12344
@Yusrah12344 2 ай бұрын
Allow ufududyyy qof waxbo oo dhibn oo aniga cabal io gabdhaha dhipato heysoto badal qeyr qabo ugu dhig 😢😢😢
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Gabadha way sorafaday Allah ha siyo nabsiba 😢😢😢
@c.shakuurcosobow2403
@c.shakuurcosobow2403 2 ай бұрын
Team ridwaan Hal cudsi tv aaa iga xiran waaa astaan walaalayal plz iii furo cudsi.....
@mruun3542
@mruun3542 2 ай бұрын
Waxaan ku heystaa sida uu uga koobiyo warka dadka keep going Ridwaan 😂😂😂😂
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@user-xj8gy1vc5b
@user-xj8gy1vc5b 2 ай бұрын
Saabirin video sican wan ufirsan wayey madaxada qawan xanun igu dilay abayo is astur timahaga waa cowrada gabadha mesha ugudaran
@nrcabdi
@nrcabdi 2 ай бұрын
😪😪 😮😮 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi..
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
illah Run kaga dhigo dhibka
@hodanabdi580
@hodanabdi580 2 ай бұрын
Liibaan kakak wlh waa iga qoslisay ma aragtay ninkaan maba xishoodo war shaqeeso ha dawarsanee
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 2 ай бұрын
Maya saas ha dhihin wall waxa uu ku sugan yahay ma ogid adigoo uduceyni kara ha habaari biliiz waa iga talo​@@liibaansoomaali6284
@nadanuura5870
@nadanuura5870 2 ай бұрын
Nio ridwanow sheekadan aad nagu badh jareyso joogi wn ilaweynaye 😢😢
@loolasharif3298
@loolasharif3298 2 ай бұрын
Walali wey iga qoslisay masha Allah rafadka raxaa kadanbeyso
@amiishamiish-sn9io
@amiishamiish-sn9io 2 ай бұрын
Ridwan la so dhaqso part4 wlhi waan ka heley funny waaye illahey ha xafido waa qalbi safi gabar ayey weyse lkn i.a wey guleysanee no so daa qeebta 4aad❤❤❤❤❤❤❤
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 2 ай бұрын
Gabadhan 1 kama tagin meegaa Qofood aad kabaratey aniga waxan kabartey 1 Ruweydo 2 facadey 3 xabiibo jaamac 4 Nimco 5 caasho 6 Qamar 7 Ramaxo 8 shiino 9 Yasmiin 10 Ridhwan 11 sharma arko 12 fa iso Xitaa Ridhwan waa Lugu soo darey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MulkiAbdinaasir-ip9gn
@MulkiAbdinaasir-ip9gn 2 ай бұрын
halaas ee baratayee saa ku xifdise adi
@kaafiyodagan982
@kaafiyodagan982 2 ай бұрын
Fay cadey ku dar
@asmamawel8344
@asmamawel8344 2 ай бұрын
Sacdiya ha ilaabin😂
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 2 ай бұрын
Sharmatke hakailwiin
@Bidhaan-iw4ux
@Bidhaan-iw4ux 2 ай бұрын
😂😂😂 taan qofkaasto oo ee taqaano magacyadooda qarxiis Subxanallah 😇😇😇
@rowdhamohamed1753
@rowdhamohamed1753 2 ай бұрын
Caadi aa loqarxiye 😂😂
@fartuuncarab4047
@fartuuncarab4047 2 ай бұрын
Wxba uma qarin 😂😂😂
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@maxamedcabdullaahi2915
@maxamedcabdullaahi2915 2 ай бұрын
Gabadhii waa fani
@RaxmoDaud-uy2ty
@RaxmoDaud-uy2ty 2 ай бұрын
Asc masha allaah dadka wey kugu nafiyaan
@iskufilansomali6400
@iskufilansomali6400 2 ай бұрын
MashAllah wadhibto Hadankeda Wa Funny Waigu Socdaa zmuslsal O Kale First time Waxan Rajena Iney Hada Nolasheda Kafican Tahay Ti Hore 😔
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 2 ай бұрын
waa igu socota sheekadu
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 2 ай бұрын
Naag gljecel ina tahay see lagu ogaanaa nin ma sirin karo keep going abyo❤
@hanadiibrahim9421
@hanadiibrahim9421 2 ай бұрын
inta danbe Alle nolasha haku hagajiyo I.a abaayo
@AnfaalAbdiaziz-lg3uj
@AnfaalAbdiaziz-lg3uj 2 ай бұрын
M.a gabar qLpi saafi ah wye badal khayr qaba alle ha siiye😢
@user-bz9rg1lp3e
@user-bz9rg1lp3e 2 ай бұрын
Fariid wey mashaalah
@ShukriAden-vk4pc
@ShukriAden-vk4pc 2 ай бұрын
Taageeraha,I'd waan,
@abdishakurabass7493
@abdishakurabass7493 2 ай бұрын
Ridwaan wuu yaban yahy siduu indhaha u taagi igu daran😂
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 2 ай бұрын
Gabadhaan sheekaaley weeye,walaahay dad bay wayday,waa naag adag.
@Hamze_mi1an
@Hamze_mi1an 2 ай бұрын
Fariid iga dheh 🥰 Ruwayadi maano iyo muridi camal Mar uu hadashay😂
@fardowsoxasan2504
@fardowsoxasan2504 2 ай бұрын
Abayo faraj qer qabo alaha ku furo ❤
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Warkii waa ugu kala goysey babygeyga mustaqbalka soo dhawoow😂🎉🎉🎉
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i 2 ай бұрын
Gabadhaan waa funny fariid ah waqtigaa Ciiley maaheea.
@user-qy2rx1qf3i
@user-qy2rx1qf3i 2 ай бұрын
M.a sabrin gabadh adag weeye😅 marna waaan qoslay marna waaan kana xay😅😂
@user-rp3rj2vr7q
@user-rp3rj2vr7q 2 ай бұрын
Dadka shigshig waa funny daacada
@ahmedqeys6274
@ahmedqeys6274 2 ай бұрын
Misaakiintiii Aaan jeclaaa❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-bi6lm8ug1p
@user-bi6lm8ug1p 2 ай бұрын
Waa sax shopping maheleysi hooyada lajoogin
@Khalanjo673
@Khalanjo673 2 ай бұрын
Waa gabar fudud oo garabwaysay
@user-ck9pv8cy1d
@user-ck9pv8cy1d 2 ай бұрын
Ridwaan Issaq gebedhaan iiraadi aniga ciil tire unoqonaayee❤❤❤
@MucadBiyey
@MucadBiyey 2 ай бұрын
Tan ilaah garabkeeda hagalo 🙌🙌
@NuraAbdi-nh4rs
@NuraAbdi-nh4rs 2 ай бұрын
Gabdhaan shekadeeda wlhi waa igu socotaa waa qof yaro qalbi nadiifa leh ridwaan lasoodhaqso qaybta 4 raad
@nasradahir5464
@nasradahir5464 2 ай бұрын
Lkn xoga filin filin uma ekoo soota leh wa somaliya adi doona cml
@abdirizakmohamed3648
@abdirizakmohamed3648 Ай бұрын
Filimanta Waxa Laga Sameya Qiisoyiinka Dadka Ku Dhacan
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 2 ай бұрын
I need part 4
@Caasha739
@Caasha739 2 ай бұрын
Dhabadhaan walaahi way silicdey allah how gargaaro
@user-qk8dh7vi4k
@user-qk8dh7vi4k 2 ай бұрын
Scw ❤
@CabduqadirXasan-gm8ir
@CabduqadirXasan-gm8ir 2 ай бұрын
The voice
@user-py1rg6up6h
@user-py1rg6up6h 2 ай бұрын
gabadhaan dacad waye wlhi sirdad miya leska shega😂
@hamdihuseein4831
@hamdihuseein4831 2 ай бұрын
Alla qoftan funny waye😂😂😂lkn dhib bdn bey so martay😢
@user-wg5qy1np3k
@user-wg5qy1np3k 2 ай бұрын
Wlhy ani xataa hda wan jeclhy
@maymuundaen9932
@maymuundaen9932 2 ай бұрын
Saan u sugayay horaa kaga soo orday 😂😂😂
@Basal2006
@Basal2006 2 ай бұрын
Qebta kaLe aWee😂🎉❤❤
@nasroabdullah5114
@nasroabdullah5114 2 ай бұрын
Asc walal ridhwan gabartan mel lagala xariiro ayaa rabaa adoo mahadsan
@alimualim22
@alimualim22 2 ай бұрын
Ridhwan Isack Dulqadkisa a ka yabey 😂😂😂
@nahalmuhammad7375
@nahalmuhammad7375 2 ай бұрын
Wlhi gabadhan waa daacad miskiin
@NuraMohamedMoalimAlli
@NuraMohamedMoalimAlli 13 сағат бұрын
Wlhi warer waaaye
@UsmanEge
@UsmanEge 2 ай бұрын
Scw
@geedidhahar466
@geedidhahar466 2 ай бұрын
Ridaan gaadhan sheekadeeda wax xigamada kuma jirto. Kiliiba deeduna way dhaadheeryiin sxb Dee inaga baroomee. Kadibna. Inoo soo gudbi kuwa. Nuxurkalah
@nijaj9157
@nijaj9157 2 ай бұрын
Maskiinta Allaha ilaawsiiyaba wxii ee soo martay oo dhib ah hdlka badan oo aan wxii micno leh iyo midka aan laheyn a isku daraya Waa dhibta ee soo martay
@quennajma7828
@quennajma7828 2 ай бұрын
wlhi gabadhan fanny😊😢sorry xppti dadka wngsan rafadbay maran😢
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 2 ай бұрын
Sheekda nugu sio socota soo dadaji ridwanow
@user-kj4tn1bx4k
@user-kj4tn1bx4k 2 ай бұрын
Part 4
@saciidgeedowmaxamed1565
@saciidgeedowmaxamed1565 2 ай бұрын
Dadka biyo cabaan sii markaad waraysanaysid afka haka qalajininee
@marialaki9415
@marialaki9415 2 ай бұрын
Wllyaal iso duceya muraad bn leyahye😢
@Moha40Isack
@Moha40Isack 2 ай бұрын
Sorry wllshy mcn
@sahrahuseen5307
@sahrahuseen5307 2 ай бұрын
Maskin sabarin wa gabar ficn qosol ay igu dishay😂
@user-cp1rx4iq3s
@user-cp1rx4iq3s 2 ай бұрын
Allow unahariso abee mcn 😢
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 ай бұрын
Sheeko kawalan oo kadheer waligey man arag 😂😂
@saafihashi3872
@saafihashi3872 2 ай бұрын
Koko bull salan sare qali tagero Ku ahey ❤❤❤
@saafihashi3872
@saafihashi3872 2 ай бұрын
Igu salam tiimr 27 asda hajiyo legen dhamantot igu salan ❤❤❤❤❤❤❤
@user-wh4yl9hu2h
@user-wh4yl9hu2h 2 ай бұрын
Wll Anig iyo😮Adig qiso😮iskunhy
@kartibadan33
@kartibadan33 2 ай бұрын
Indha taaaag baa igu dhacay 😢
@Coolgranma
@Coolgranma 29 күн бұрын
Saabiriin waxey XAMAR u taqaan Soomaaliya,, Boosaaso , Beledxaawo, Uma taqaanid Soomaaliya,,
@user-gn4uh3mo9k
@user-gn4uh3mo9k 28 күн бұрын
😂😂😂😂
@dholaminahmed636
@dholaminahmed636 2 ай бұрын
😢😢 Allaha I tuso ado gadaal ka farxay Sheeko xaqiiq ah 😢
@ubaxmuataf6886
@ubaxmuataf6886 2 ай бұрын
Ax 😢😢😢sorry abayo
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 2 ай бұрын
@Ridwaan is issack when is part 4 coming up wlhi
@nawalmohd9196
@nawalmohd9196 2 ай бұрын
😢😢😢
@Kaifa-Oroloojo
@Kaifa-Oroloojo 2 ай бұрын
Maskiintaan said e uso rafaatay lkn waxaa dayacay hooyadeed
@shahad2629
@shahad2629 2 ай бұрын
walee gabadhan rafaad wey soo aragtay maskiin rid waano hanoo yar yareenine soo wada daa
@XamdiXasan-yc5vu
@XamdiXasan-yc5vu 2 ай бұрын
sorry abayo😢😢
@user-rp3rj2vr7q
@user-rp3rj2vr7q 2 ай бұрын
Waalidka qaar aaqiro yaa umaqan cadaalad darada
@xasanadan8352
@xasanadan8352 2 ай бұрын
Wlhi saasa dhihi 😂😂😂
@RB-up7dt
@RB-up7dt 2 ай бұрын
Hadawa Barnegat ma lihid sabariiney
@Fatimachannel752
@Fatimachannel752 2 ай бұрын
Guurka lagu deg dego dhipatadasu leyahy wlh😢😢
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 2 ай бұрын
Sax lkn dhibatada ay gabdhaha Maraan ayaa ugaysa intay isleyihiin bal inaad kabaxdo ayay guur khaldan kadhacayaan bal hada eeg gabadhan dhibkan ayay somartay😢😢 Allaha ugargaro gabdhaha way dhibayihiin😢😢
@Fatimachannel752
@Fatimachannel752 2 ай бұрын
@@nimaabdullahi3125 haa abyo wlh lkn mar wlba ma ficna inaad gurka ku dge detgo byo
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 2 ай бұрын
Hablaha soomaalidu maxay silic qabaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@UsmanEge
@UsmanEge 2 ай бұрын
Hye
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 2 ай бұрын
Hoyada 50$ siii
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 2 ай бұрын
Wlhi been ma ahan hada ka hor balad xaawa ayey iigu timid gabdhan dahabkana inay soo xaday wey iisheegtay
@user-gc6me9vv6k
@user-gc6me9vv6k 2 ай бұрын
Hadalkeda idhibayo tan seushekaynayso kaboday😅
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 3,3 МЛН
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 636 М.
QASA+  GURIGII NETANTAHU OO DAB LA QABADSIIYAY + UKRAINE/RUSSIA +XUUTI
19:32
DHACDO XANUUN BADAN: GABAR SOMALIYED OO SHEEGTAY IN cudur LO QARIYAY
27:51
YAAB! WALASHAY NINKEDA IGA MASERTAY GURIGEDA IGA SO CAYRISAY
27:37
Ridhwan Issack
Рет қаралды 162 М.
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 583 М.
AX! XASKAYGA AAD  ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY
46:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 30 М.
"Қателігім Олжаспен азаматтық некеге тұрғаным”
41:03
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 243 М.
姐姐的成绩原来这么差#海贼王#路飞
0:24
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
Вор в законе заступился за официантку  ...
0:59
Сериалы 🍿
Рет қаралды 1,5 МЛН
ОНО СУЩЕСТВУЕТ?? #shorts
0:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,6 МЛН
The clown snatched the child's pacifier.#Short #Officer Rabbit #angel
0:26