Mnsh Allah wll wax badan baad qabaty Allah haki sharfo noo so badi mudane
@barlinhashi67523 жыл бұрын
Masha Allah
@mubaaraksaney48123 жыл бұрын
Mahadsanid mahadsanid mudane. Si wanaagsan ayaadna u soo diyaarisay. Soomaalidi daacadnimo ayey afrikaanta u dhexdhexaadiyeen, balse maantay cagta ayey madaxa nagaga hayaan. Allaa inala jiro inshAllaah.
@sergiogufo65343 жыл бұрын
MashaAllah keep going on
@zhaakirbazhir12693 жыл бұрын
Cajiib waqtibaan ahayn Americada Afroca
@maxamudfaarax41523 жыл бұрын
Hawaw soco.walaal الله يعزك يا اخو
@cazaammoha38903 жыл бұрын
Keep going pro
@ahmedboojaali68913 жыл бұрын
Mahad sanid wll wax mihim aha ogan shahodu yad nala wadagtay ✊
@muhudabdu36573 жыл бұрын
Keep going
@dhawaaqlaheeyn71373 жыл бұрын
3:33. Umadii Uu Magaca U yeelay, iyo Awoodii Dalka uu #4Africa ka dhigay. Dadkiisa Xaasid beey ku noqdeen. Siyad Dhulka7 iyo Dadka 100% Mala taab taan, baa ja A heen Africa, iyo Wxii Tank lagu Gaari karay ba.
@Maame93 жыл бұрын
Wlhi waan qiroday saan eheen iyo hada saan nahay
@naamqatar2143 жыл бұрын
Cwaba wlhi kampla ayan ku suganahy dadka Uganda ku nool aad bey Somalidu u jacel yihn
@sihamali16363 жыл бұрын
Aduunyada waa harka labadiisa gelin shaley anaka ayaa dalal heshisineyne manteyna anaka ayaa nalaka qaba la yahay.
@caliyassin82923 жыл бұрын
Mahadsanid sxp lakin Tarikhda somalida qayb unbad xafiday
@AMO001653 жыл бұрын
Idi aamin wuxuu landhere Waxan aad u jecellaa title kiii uu samaystay kaas oo la akhrin jiray magaciisa ka hor ama ka dabid His Excellency, President for Life, Field Marshal Al Hadji Doctor Idi Amin Dada VC, DSO, MC, Lord of All the Beasts of the Earth and Fishes of the Seas and Conqueror of the British Empire in Africa in General and Uganda in Particular" Mudane madaxawaynah nolosha Isku duwaha guusha iyo gobimada adeegaha sharafta leh Astaanta geesinimada ciiidanka Sayidka noolaha bada iyo kuwa beriga dhamntood Ka guulaystihiin gumaysigii England guud ahaan africa gaar ahaan ugada Fiil maarshaal al xaaji Doctor idi amin Dada!!!!!!! Very funyy
@caliyassin82923 жыл бұрын
Waaqoyi jabuti somaligalbed aya ku hadhay Niw konfurta unbad nagu wareerisay guuuuuuul qaamus
@sumaya62013 жыл бұрын
woqooyio iyo koonfur marka isku mid ayay ahayen
@sayidcabdalla36803 жыл бұрын
@@sumaya6201 Hadaba waa mid somalia waliba anigu waxaan qabaa 5ta Soomaaliyeed inay mid yihiin si kastoo gumaysigu ukala qoqobay weli waa isku xiran yihiin xaga nolosha shacabka xiriirkooda iyo isku xirnaatoodaba mana kala go'i karaan weligood sikastoo siyaasadu ukala sheegto inay kala dal yihiin dhamaantood
@pleasecallmelastking60083 жыл бұрын
Ddku magacyo ku quruxbdna
@pleasecallmelastking60083 жыл бұрын
Wanomi kibedhi
@gardhaalechannel35033 жыл бұрын
*Sharma boy maxay tahay Sababta uu u caayay Somaliland iyo, Puntland xalay miyuu Cabsanaa halkan ka daawo xaqiiqada jirta 👉**kzbin.info/www/bejne/qGrZaJytebybe8k*
@Somfox13 жыл бұрын
dadka u soo dhig wax muhiim ah oo umada Somaliyeed ku faa ido , ku faraxdo , marka adeer iyada oo lagu jiro 2021 in aad anshax xumo soo dhigto laga fiican , horaa loo yidhi .. Education is the only way out .. aqoon la aani waa ... ama marka Video ga aad soo dhigayso waa mid danbi kaaga socdo ilaa yowmu diin waa iga talo Umada Somaliyed way ka daashay isku dir iyo sheeko cadow maleego , horaa loo yidhi Man laa yu adibu waalidahu ya adibu waqti .. qofka aan anshax fiican lagu soo barbaarin waqtiga ayaa wax bara ..
@hormuudtvbigohurmuud54573 жыл бұрын
Ninkii soomaliya dumiye ayaad dadka u sheegeysa in uu yhy wadani tuug waa
@nimcoluckyofficial42573 жыл бұрын
Xoolo ayaad thy e meytida faraha kala bax. Xalal ma tihid wayo xalasha saan uma hadashe