Part 5: Dagaalkii Af-bakayle | Dagaalkii 1aad Ee Daraawiish Iyo Ingiriis | Yaa Guulaystay?

  Рет қаралды 29,319

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@jabermohamud6767
@jabermohamud6767 4 жыл бұрын
Dhulbahante dad diinta jecel baa ahaayeen ingiriisi waxba waa ka qaadi kari waayey awoodiisa oo dhan isku geeyay darawiish💕🇸🇴💕💕
@AbdullahiMohamedduale
@AbdullahiMohamedduale 11 ай бұрын
❤❤❤
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 жыл бұрын
Raggaa udhintay uhiilinta dalkooda iyo diintoodaba ee ku shahiiday jihaadkaas waa wada awowyaashay Ilahy naxariistii jano haka waraabiyo dalka iyo diintaba naf iyo maalba waaloosoo huray dadbaana nagaga maqan Alle haw wada naxariistee🤲🏽🐎🖤
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 4 жыл бұрын
Wlhi waa xaqiiq wlshy ✍️🤝✍️🤝🤝🤝
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 жыл бұрын
Haa walaahi ilaahoow moo sahal
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 4 жыл бұрын
mahadsanid ustaad waxad tahay qofki ugu horeyey oo so noleya halganki africa ugu wayna laguna jabiyey gaalki ingiriska
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 жыл бұрын
Maasha ALAAH Halyeeyo darwiish
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 4 жыл бұрын
Wcs mahadsanid wll qli
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 4 жыл бұрын
Dagaalki furashadi xabashida Dagaalki gaal madow Dagaalkii boqoradii itoobiya sida hadaaf iyo iska celintii somalida sooyaalka somalida gaabis iyo madmadow badan baa ka buuxa taarikhduna waa muhiim Mahadsanid sxb
@anabhassan3813
@anabhassan3813 2 жыл бұрын
MashaAllah ❤❤
@jaamacafrica5678
@jaamacafrica5678 4 жыл бұрын
M.a zxb nosoo badi
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal waxaa tahay wadani sharaf leh adiga ehelkaadaba
@abdirizackalixaad2419
@abdirizackalixaad2419 2 жыл бұрын
Laascanod iyo dhuLbahante waxay laf dhabar u ahaayen daraawish iyo hiiLka diinta❤
@AbdullahiMohamedduale
@AbdullahiMohamedduale 11 ай бұрын
❤❤❤
@hafsaabdiazizbashiir8675
@hafsaabdiazizbashiir8675 2 жыл бұрын
Darwiisha darwiisha dhalay baan ahy 🇸🇴🐎💪
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll.
@yaziinemrican616
@yaziinemrican616 4 жыл бұрын
keep going pro
@hothanhothman910
@hothanhothman910 4 жыл бұрын
Maansha Allah
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 4 жыл бұрын
Mahadsanid waxaad tahay Waddani dhab ah
@mohamedmohamoud4056
@mohamedmohamoud4056 4 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad sharafi korkaga ha ahaato
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 жыл бұрын
Yaasalam
@TuuloQODAX77
@TuuloQODAX77 6 ай бұрын
😮B😊😊
@ibrahimmowlid5268
@ibrahimmowlid5268 2 жыл бұрын
dhulbahante tiirkii daraawiisheed guul
@jamaalahmedadaan2386
@jamaalahmedadaan2386 2 жыл бұрын
Xasus iyo wayo wAyo
@hah7064
@hah7064 10 ай бұрын
Ciidanka daraawiish dhulbahante u badnaa hadana basaasiinta uu khaatiga ka joogay dhulmhabte ayay ahaayeen
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
#Isaaq wuxuu ka mid ahaa ciidankii gumaystaha Waana ciidankaa uu hogaaminayo #Genankaa ingiriisku
@hafsaabdiazizbashiir8675
@hafsaabdiazizbashiir8675 2 жыл бұрын
Isaaq waligii Gaalu ahaa wlhy
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Aun sayid maxamed cabdule xasan ugaden u dhashay lakin darawish dad wadaniyinti somaliyed wa cidamada sayid ahayen
@ibraahinmaxamed5253
@ibraahinmaxamed5253 3 жыл бұрын
Maxmiyad macneheed waa yuhuud uu illaan jiray ingiriis ee maxaay u sooqaataan isaaqu mawaxay ahaayeen yuhuud uu illaaliyo ingiriis adeen war jiraaba cakaaruu mimaan
@shuceybmaxamadmedia1071
@shuceybmaxamadmedia1071 3 жыл бұрын
Xakhayihii Somaliland kulahaa Somaliland mala yaqaanay waqtigaas waxbaa kaa qaldan sxp
@sahramoha2430
@sahramoha2430 2 жыл бұрын
Magacyada somaliland putland magacyadaasoo dhan gumaystayaasha ayaa bixiyey
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 4 жыл бұрын
Qashin kan beenta ah dadka ka dhaafa. FARAH wax ood ka hadasho ma weydey
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 жыл бұрын
Maxaa beena markaa anagay na dhaleen dadkaasi dhulkii ayku dagaalameen iyo raadkoodiina ku dhalanaye ilaa hadana kunoole mise taariikhda qoran baad diidi mise taarikhda ayaadan waxba ka aqoon oo jaahilnimaa kaa hadlinaysa bal nafahansii waxa ku kululeeyey🙄
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 4 жыл бұрын
@@pharthuzdiamond8476 Ina Cabdille Hassan Xabashida heshiis buu la galay, Talyanigana heshiis buu la galay. Somali yum buu dhici jirey oo dili yaqaanay. Asaga oo wax dhacaya ama dhici raba ayay ingiriis-ka kulmi jireen. Qofka waxaanu ahayn laga ma dhigo. Bal adba raadi dhacdo kasta
@aminomaxamed8750
@aminomaxamed8750 4 жыл бұрын
@@adamhirqal2983 waaa qa xuntahay tariqdodaa sxb cuqdad udhimo dheh majerteen iyo isaaq baa tahay. Sxb xabashi darwish Oo nol mey hamin jirin ogadenia walaga sarey. Talyaniga wuu kacalacali jire. Ingriska waxa lagu jabiye dagalo badan. Waligood dagaal foolkafool ah Moye sida afrikaanka kale gorilla warfare Maysan isticmali jirin. Hadu ingriska kugul dareysan laahaa somaliland xor bay waliged ahan lehed balse diyardi dagalki lawad ee adunka ayu u adegsade darwish. Lkn adinku waad udawa dhaqi jirteeen
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 4 жыл бұрын
@@aminomaxamed8750 Shaydaanku hal taako oo dhula cid ka ma xorayn. Ragga somaliyeed shantii qof ba labaa dhimatay(kolka la isku daro Xaarama-cune & weeraradiisii). Amina, Qabiil yuu ku laab qaadin ee aqri buugaagta laga qoray.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
@@adamhirqal2983 nin ingiris ah ba KZbin kaga hadlaya tarikhda darawish ado somalina wad didan tahay
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
Darwiish Xirsi Cartan Boos.
31:08
Biciid
Рет қаралды 5 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 1 МЛН
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 309 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 254 М.
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН