Part2 Barnaamijka Fanka iyo Sugaanta iyo Maxamed Xasan Baroow

  Рет қаралды 8,915

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 11 ай бұрын
HC TV wareysiga qaybtiisii 1-aad meeyey, meydnaan soo geline?
@majorsalah7647
@majorsalah7647 4 жыл бұрын
Mohammed Hassan Barrow,Waa Fannan aad U qiimo Badan,oo waliba afgaaban, Hargaysa ayaan ku bartay anigoo Arday ah,Fanaanka waxaa uu qaaday heeso badan oo ay ka mid ahaayeen, Maariin Qureesha iyo Qurux waan jeclahay Isuma Qaddo ku jirtay, Noolow sxb inshallah
@MaadafOnline
@MaadafOnline 6 жыл бұрын
Dad waa kii tagay.. hadalna waa intii ay ka tageen. Horn caple waan idin salaamay.
@abdirizakjama8574
@abdirizakjama8574 4 жыл бұрын
Fanaan aan aad ugu raxaysto codkiisa - Maxamed Barrow - Allahaa ku dhowro
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
AHUN Hobol sare M Hassan Barrow.
@oo-cw9pj
@oo-cw9pj 6 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto xaaskaga
@faaomar8598
@faaomar8598 11 ай бұрын
Maxamed xasan baroow Allaha u naxariisto asagana maanta ayu dhintay 😢
@salahudyneabdi183
@salahudyneabdi183 11 ай бұрын
AUN asagana wuu tagay😭
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Barrow magaalada Hargeysa aad baa lagaaga jecelyay guulayso. Xaafadii goljano xusuus gaara
@zahraali8161
@zahraali8161 4 жыл бұрын
Barow Salaan Qaali ah oo ka timi Goljano marka 2aad Fanku Inuu dawlad ku dhisnaa run baad ku sheegtey waayo imika waad aragta Fanku inuu noqdey Haad geed waayey Wax kasta lagu heesayo cidi soo kontorol lahayn Malaha Meelo Wax lagu Xafido Wax lagu baroobeyo Fanku wakhtigasi wuxuu lahaa Haybad wuxuuna matalyey Qaran.Allaha u naxariisto fankiii hore Weligeed lama heli karo Dad matali karana maba jiraan Sugaan iyo saldhig Midna ma jiro. 🎩👈✌ Waxaa Iga codsi inaad Waaberi Is raadisan Dad Walaalo ah waad isaga dhoweydeen Burburka dhacay dhacawaca ugu Weyn uu inagu ridey Waa Waxaa Ku guuldareystey Suugaantii Qiimaha badnayd Iyo fankii hubaysnaa ee mudada badan aad wakhti iyo Maskaxo hufan ku soo wadeen ee Maanta aan ka fara madhanahay 😪😪😪 Iyo fanaaniintii oo Ciuqdad Iyo Qabiil galey Ayaan daro weyn weeye Mana u maleynayo inaad hilmaami doontan Dad isku mabda Iyo isku ujeedo ayaad ahaydeen Hargeisa waa hoygii fankee Abwanadu u heeseen Haldhigii fankiyo Waa hooyadii jacaylka ❤❤❤
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
Zahra ali walaal fannaanad miyaa thy
@camokolay7104
@camokolay7104 4 жыл бұрын
Barow good fanaan
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
Barrow sacad miyaa
@rahmaali2050
@rahmaali2050 6 жыл бұрын
Ya garanaya wa fadumo haldha
@MaadafOnline
@MaadafOnline 6 жыл бұрын
Dad waa kii tagay.. hadalna waa intii ay ka tageen. Horn caple waan idin salaamay.
@oo-cw9pj
@oo-cw9pj 6 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto xaaskaga
Waraysi Abwaan Xasan Ganey
8:49
Hoodo Show
Рет қаралды 12 М.
Nin dadk dhici- jiray oo magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay.
7:06
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.
FANKA IYO SUUGAANTA 13 05 2022
40:14
SNTV DALJIR
Рет қаралды 45
Maxamed Xasan Baroow iyoFaadumo  Haldhaa.Rayidka Media
11:27
abdifitaah hasan
Рет қаралды 647 М.
Maxamed Xasan Barow
7:13
Said Nabadon
Рет қаралды 44 М.
Wareysi: Fanaankii Maxamed Xasan Barow
29:56
SAAB TV
Рет қаралды 12 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН