Maxamed Xasan Baroow iyoFaadumo Haldhaa.Rayidka Media

  Рет қаралды 647,277

abdifitaah hasan

abdifitaah hasan

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@OmRadwan-z2t
@OmRadwan-z2t 4 ай бұрын
ADEER MASIIBADA ADUUNYADA IYADAA MACALIN U AH WAXAA LAHAA ABWAAN XASAN GENEY DENBIGEENA ALLAHA NAGA DHAAFO WAQTI BAAN SO MARNAY
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 Жыл бұрын
Axla ya fadumo Cali cilmi L.P.A.I waxay ku dhalatay xaafada kartiile e casimada jabuti sanakii 1967 waxayna kamid ahayd ubaxi kacankii haben kii calan saarka jabuti ayada iyo fanaada kaltuun bacado iyo hablo kalee o mar hore fanka isaga baxay.hada fadumo xaga diinta ayay unoqotay fanka mar hore ay isaga baxday alaha u danbi dhaafo itii hore khayrka hada ay haysato alaha ku dhowro ayada iyo intii sideeda ah intii dhibaato alaha u wada naxariisto amiin amiin amiin
@MohamudOsman-l5h
@MohamudOsman-l5h 11 ай бұрын
Mahamed hassan barow ilahey ha u naxariisto cawo ayu nairobi ku geeriyoday
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 8 ай бұрын
Alaahoow kuu naxariiso 6/11/2023 ayuu geeriyooday
@abdidjibril6612
@abdidjibril6612 2 жыл бұрын
Waaw faduma haldha. Manta heesihi waykabaxdey. Alleh ayaa soo hadeeyey
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 жыл бұрын
Waa heestaan heesaha ugu jecelahay maxamed xasan baraw iyo shankaroon axmed sagal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
ABWAAN XASAN GENEY RABOW CIMRIDHEER IYO CAAFIMAAD SII
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 2 жыл бұрын
waayo waayo. shanka Roon ayaa la qaadi jirtay heestan
@FatimaAbdiyoussouf
@FatimaAbdiyoussouf 4 ай бұрын
Fadumo ali haldha dumashiday qaali iyo jaar fican ayan ahayn naag fananad heer sare ayay ahayd inkastow kabaxday mar hore
@zubeyrabuuja9615
@zubeyrabuuja9615 4 жыл бұрын
Masha allah actorkii ugu wngsanaa ebid somaliya iyo xiligii berisamaadka adeer barrow ilahay haku xafido
@Ishowsheep
@Ishowsheep 12 жыл бұрын
Marbaay xooluhu madhaan Maryana waad ka aradaayee Aduun magac baa ka hara ifkana maanta qura ha moodine HADUU MOWDKU INA DAAYO EE MAALMIHI QAAR BA DANBEYEE TAARIIKHUNA WAA MA GUURTEE NAANEYS KUU MEEL MARTIIYO MAAH MAAH XUMI YEY KU RAACINE MILGAHA GUURKA HA XUMAYN
@cabdifaarax4750
@cabdifaarax4750 5 жыл бұрын
Mxmed barow marbay xooluhu madhaan
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Heestan manay qaadin #SHANKAROON iyo #BAROW ORAGINALKA WATCHING 2020 💪💪💪🙏🙏🙏💪💪💪💪
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Waayahaye keen original ka
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Haaa oraginalkii
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
NonNineseseseses yartaaanbyaaawaaye gebadha khatraaaaaaaaaay iyaaaaaaaah
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Esh calaa hees Allan idinkubdharshee MUSICADA balvega sda love tumayo
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Shilin qudha ma haystee shirka maxaan la tagayaa!!!!!! yaa salaam erayadii xasan xaaji Cabdillahi xasan ganey RUWAAYADII bidaari sibiq bay kugu gashaa barrow iyo shankaroon axmed Sagal original faadumo haldhaana si fiican bay u qaaday intaba cimri dheer iyo cibaado suuban baan u rajaynayaa
@hagaryare123
@hagaryare123 4 жыл бұрын
wallal faniinta waad saxday lakiin ruwaayadu waa masibada aduunyada iyada umacalina
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
@@hagaryare123 maaha walaal waa BIDAARI SIBIQ bay kugu gashaa heestaasi, ruwaayada waxa actors ka ahaa xasan adan iyo amina Cabdillahi shankaroon iyo barrow oo cusbaa markaa shankaroon marka dambe ayaa nabsiga helayaa oo ay u jabaysaa barrow oo ay lacag la'aan ku nacaysay markii hore
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Allan idinku dhaarshee Bal #MUSICADA LOO TUMAYO HEESTA EGA ERAYADA EEGA CODKA EEG Waxan imika fanaaninta ino shegta qalbigaga na jebiyeen #WATCHIN 2019
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Ruqaayadaa oo shankaroon xasan adan amina Cabdillahi shamso cumar maxamed yusuf cabdi cadar kaahin boon xirsi iyo barrow oo markaa cusbaa ku jireen bal ka waran intii dhimatay rabbi swt janatul FARDOWSA ha ugu deeqo bidaari sibiq bay kugu gashay fikradii xasan ganey
@jimaleibrahim3089
@jimaleibrahim3089 4 жыл бұрын
Halaagii dhacay waxba ma hambayn,wallee maba arki karo mana dhagaysan karo qoladan danbe ee boqol boqolka usoo istaaga mashraxa, magacyadooda xataa ma aqaan.
@abdulkadirali5553
@abdulkadirali5553 2 жыл бұрын
Riwaayaddii masiibada waxaa lahaa cisman adan askari ayaan filayaa 1985 . Waxay isku dhowaayeen riwaayaddii abuur waano layaan Askari ayaa lahaa qudheeda . Heestaan waxaa wada qaadi jirey orginal keeda jubba iyo Haldhaa .
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Xsan gan8 baa lahaa cismaan aadan wuxuu lahaa wadhaf iyo shimro war isuma hayaan
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
maxamed xasan bardaw iyo shankaroon axmed sagal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Shankaroon oraginalkii haa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Barow iminka col old man wa
@calioumarx4289
@calioumarx4289 7 ай бұрын
FATOUMA HALDA 100X WEYN KAA COD MACAAN THAXAY SHAKARON CIYAAR NAA WAA TOP
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
HOBALADII WAABARI EE HARGAYSA SOMALIAND
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 3 жыл бұрын
Heestastan shankaroon Ahmed Sagal iyo wiil kale ayaan ku dhagaystay
@user-bb5qk1xf9b
@user-bb5qk1xf9b 7 ай бұрын
Qaasiidi cumar aadan dusiiye
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayad bidar sibiq bey ku gasha waxa Alifary xasan geney hestana wax wada qaday maxed xasan Barow iyo fadumo haldha waxan lagu dhigey tiyetaarka hargeys lkn waxan u malenay halka iney tahay Dhuuso mareb waxey Aheyd Riwayad Qaliya
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Sax xsan geneey inaba caadi muu ahayn xaga suugaanta ama riwaaydo badnaanta
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
@@colmlander3447 sxb waa ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxey Ahey Riwayad qaliya waxan galey dhowr haben
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
waqooyi-galbeed somalia abwaan u dhashay alifay erayada - hasan abdulahi Gannay
@SuperJeeri
@SuperJeeri 12 жыл бұрын
Inkastoo heesaha ayna ahayn wax laysku ammaano, haddana Faadumo cali cilmi haldhaa waxay soo martey wakhti aad u qurux badan, heeskeedan iyo muuqaalka xilligaa iyo sida yaabka leh oo ay u jishey fannaanad soomaaliyeed oo aan u dhigo mahayo! Aaaaaaaah Haldhaa oo wakhtigaa joogta qofkii arkey baa arkey!! waxaan iraahdana ma'aqaaaan.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Shankaroon baa original lahayd ruwaayadana ku dhigtay si fiican bay haldhaa u qaaday laakiin waxaanad arag shankaroon oo ku dhigaysa ruwaayadana masraxiyadeedii cajiubka ahayd iyo quruxdedii buu barrow ku soo baxay ruwaayadana wax dambuu qaadayaan wayska yaraayeenba
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa iyado dhigeysa Riwayad sidey u cayares waa la yabaye fadumo haldha manta xege ayey degan tahay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 London uk joogtaa hada?
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 wada mahadsantahay wll
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 Anigu shankaron oo dhigeysay wan ku dawadey markii danabe waxa dhigeysay fadumo haldhaa waxan ku dawaday tiyetaarka hargeysa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Culumada caanaha hortoodaa lagu barxaa oo lolajedo lama qayaano
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 жыл бұрын
Ruwaayada masiibadu aduun yada eyada umacalina xasan genaye ayaa suubiye waxaana ruwaayada lagu dhigaye magaalada dhuusmareeb
@libancumar8412
@libancumar8412 11 жыл бұрын
Maanta waa ayeeyo iyo awoowe!!! Can we stop the time?!kkk
@SiciidMahamed-ux7gg
@SiciidMahamed-ux7gg Жыл бұрын
Haldhaa
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 Жыл бұрын
Shar gudban anaa naaray shaydaan Hadalba gam
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Music hestan aad beyu u dheereeyaan kuwii sameeyay
@SiciidMahamed-ux7gg
@SiciidMahamed-ux7gg Жыл бұрын
Maxamed xasan haldhaa
@mahomedmahomud5939
@mahomedmahomud5939 4 жыл бұрын
Mar bay xooluhu ma dhan maryana waad ka arada
@axmedismacil5291
@axmedismacil5291 4 жыл бұрын
Weli fanaanadaa waan jeclahey
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed 4 ай бұрын
😅
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
Heeskàaan waxaa wada qaadey shakaroon axmed sagal iyo Barow
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Warssmo vizihi NaaFiill
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
Hobalada ciyaarteeda iyo labiskeeda ayaan ka heley
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Lol Sagal haldhaa waa ree jabuuti fanka ka biloday hargaysa
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
Erayda Heestan Waxaa Iska Leh, Xassan Cabdullaahi, Xassan Ganay , Axyaa Abwaan Maxamed Xassan barrow, Faadumo Cali Cilmi Haldhaa
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Waxay kujirtey riwaayadii Musiibada aduunyada iyadaa u macalina
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
Dogoble Bancade heedta barow waxaa laqaadey shakaroon askeeda markaan waa ku celis
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 2 жыл бұрын
riwayadii bidari sibaqbay kuku gashaa maxamad xasan barow iyo fadumo haldhaa baa qadayah hetaan orjinalka abwaanka iska leh riwayada waa reer bosasod
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed 3 ай бұрын
Kusooco
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Giitaarka codka dheer ma diifowba tumaaya
@sacadbulshale9272
@sacadbulshale9272 6 жыл бұрын
Shargudban anaa naaray shaydaan...
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
RUWAAYADII BIDAARI SIBIQ bay kugu gashaa original-ka Heesta shankaroon axmed sagal baa leh oo sidii lagu yaqaanay ee cajiibka ahayd u dhigtay ruwaayadaas faadumo haldhaana si fiican bay u qaaday
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Sxb Anigu labadab hablod wan ku dawadey haldhaa iyo shankaron tiyetaarka hargeysa waxan Alifey xasan ganey
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 Жыл бұрын
Aduunyooy xaalkaa ba'
@suleymanabdullahi9795
@suleymanabdullahi9795 5 жыл бұрын
Dumarku waa lacag
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Nonsesesesesesese exusemeeeeeeeeeeee
@abdirazakcaynaan8974
@abdirazakcaynaan8974 2 жыл бұрын
Best song old is gold
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Barow iminka gudomiyaha hobolada qaran waberi noqday
@moogemooge3836
@moogemooge3836 4 жыл бұрын
Waah Waah
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Shankaroon Axmed sagal ayaa hesstan oraginal lahayd
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 9 жыл бұрын
waxaa la gaadhay xiligan dalki xasuusan jiray ooooooooooooooh fanaanin waa kuwi hore uun
@caydaruusxasan5374
@caydaruusxasan5374 12 жыл бұрын
waqti waa ay soo qaateen faniinta somaliyeed balse hada halkee ayuu marayaa fanka somaliyeed
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
Wuu. Ka dhex. Baxay. Yartii
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Old is gold
@souleymanhamud9909
@souleymanhamud9909 10 жыл бұрын
cajiib waayo waayo
@mohamudfirin1259
@mohamudfirin1259 2 жыл бұрын
NINKAN HEESTAN QADYA WAXUU CAAN KU YAHAY MARKAD GARAB KA TABTO WAXYAR KA DIB AYU ISGNA KU TABNAYA WAXAN AHEN ISKU XAFAD BLACK SEA MOHMED HASSAN BAROOW. WAAD TABTAY SHAN DAQIQO KA DIB AYU KU TABNEYA MAXEEY TAHAY CILDAS.
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 11 жыл бұрын
naanays kuu meel martiyo maahmaahi yay ku raaine milgaha guurka ha xumeyn
@cabdifataah84
@cabdifataah84 13 жыл бұрын
waa Barow iyo Faadumo Haldhaa
@bashiirkhaliifgaani2048
@bashiirkhaliifgaani2048 7 жыл бұрын
heesta waxaa qaadaya fanaaninta Maxamed Xasan Barow iyo Faadumo Haldhaa waxaana la yiraahdaa Miisaano, waxay kujirtay riwaayaddii Bidaari Sibiq kugu gashay.
@comedychanel8649
@comedychanel8649 7 жыл бұрын
Bidaari sibiq kagugashay maaha Eee waa musiibada aduunyada
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 5 жыл бұрын
abdifitaah hasan 7 years ago so dhigty 🤔🤣tolow ma noshahy hada
@abyan1351
@abyan1351 4 жыл бұрын
@@nawelfaysal4495 kkkkk
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
@@comedychanel8649 Waa runtii Bidaari sibiq bay kugu gashaa ayay ku jirtay. Originally waxaa qaadi jiray Baraw iyo Shankaroon. Haldhaa waa shalay
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 5 жыл бұрын
waxaad sogalisaa heestan oo dhayans tirin fadan
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 4 жыл бұрын
Barroow wuxuu ka mid yahay, fannaanada ugu fiican ee hadda heesaha loo dhiban karo.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Barow hada gudomiyaha hobolada waberi wa cali m gedi walashis qabo geyay fanki hore wa ruwayad le jili ka hesi jiray mahe he's iskis ma qadin
@abubakarmoalimfarah8651
@abubakarmoalimfarah8651 10 ай бұрын
Aqoon iyo karti ayuu kutegay ee lamageyn haddana Alle haunariisto
@mohameddjama5048
@mohameddjama5048 7 жыл бұрын
aniga keenay. cajaladan..
@boqoradasomaliland4503
@boqoradasomaliland4503 7 жыл бұрын
heestu waa heesii antida ahaa waayowaayo
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Wax ala waxaad ogtaa iska yar kalmada anti wax kalaad u haysataan iska aamus oo daawo qaoladii qasbi jirtaad tabaye
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@asalhargeisa3668 waa sidaas aad sheegtay, kelmadda anti waa lagu xad gudbay. Heestu dhaqamo isdiidan bay tilmasmaysaa iyo jacayl busaaradi caqabad ku noqotay.
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Malkadu way cdahay (MALKADA YAA GARANAYA???
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 3 жыл бұрын
Makeekee aanu socon. Makeekee waa : Cid wax ka qarin. (Makeekeekeeyay - Makeekeekeysay)
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 3 жыл бұрын
Malkad :Kal yar oo wax lagu tumo.
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 3 жыл бұрын
Malkad :Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo la afuufo badanaana loo isticmaalo xafladda istunka.
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 3 жыл бұрын
Malkad :Calaamad caan ah oo wax leeyihiin.
@saidfarah3535
@saidfarah3535 2 жыл бұрын
@@naxarxandule3170... makaaki waa dood indha cays ah...! Gabay hore baa ahaa" muraadkaa ku toos adeeroo ha i makaakiyine"
@abdifatahahmedhaji5288
@abdifatahahmedhaji5288 5 жыл бұрын
Waaw
@ifrahhassan533
@ifrahhassan533 2 жыл бұрын
Shoooqi cartan faadumo haldhaa waa fanaanad reer djibouti oo katirsanad koosti afarta marso iyidoo caana oo heesta ayay hargaysa tagtey oo heeso iyo ruwaayaad kusoo dhintey xassan ganaynama soo saarin ee beenta kadaa dadka
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Waxay ku jiraty riwaayadii .bidaari sibiq bay kugu gashaa .ee saxan ganay . Waxa wada qaadad.m x.barow iyo shakatoon axmed sagal. Waxa xidig iyo xidigad ka ahaa xasan aadam iyo aamina cabdulaahi.hadhaa kuamy jirin riwayadaa. Shakaroon.aya lahayd.
@cilmifaradheere5016
@cilmifaradheere5016 6 жыл бұрын
ali Ismail waa runtaa, markii jabuuti loo qaaday riwaayadda ayay Shankaroon ka hartay, kaddib ayaa Faaduma haldhaa oo aad u yar la yiri gal booskan weyna kasoo baxday, waxay tiri "markii aan matalayay gabadha uureysaneysa wixii caloosha la ii geliyay ayaan iska saarayay inta aanan masraxa korin". Dadkii Jabuuti kusoo arkay Singub ayaa la mid ahaa oo markaa ahaa maareeyaha Waaberi Hargeysa, markii ay Hargeysa timid ayada oo xamar u socota ayuu yiri, tagi meysid annaga ayaad nala joogeysaa, markaa ayaa riwaayaddii "Musiibadu adduunyada ayadaa u macallin ah" soo baxday, haddana gabartii booska Haldhaa ku jirtay ayaa arrin qabsatay, Singub ayaa yiri Faaduma Yarey ayaa galeysa, Xasan Ganey ayaa asna yiri wey yar tahay booskanna aad ayuu ugu culus yahay. Singub ayaa yiri horta tijaabi haddii ay kasoo bixi weydo aad aragtide. Halkaas ayayna tijaabadii uga gudubtay, magaca Haldhaa na ruwaayaddaas ayuu ka raacay gaar ahaan heesta ay qaadday ee "Haldhaa baa ley yidhaa" ka hor Faaduma MBB "Embeebee" ayaa loo yiqiin.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Runtaa inkastooy si fiican u qaadayso haldhaa qudheedu laakiin shankaroon yaa gaadhaya iyadoo sanka taagaysa markay qaadayso heestaa iyo jilideedii cajiibka abayd
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
@@cilmifaradheere5016 looma qaadin jabuuti ee waa markii dambe ee ay ku qaaday dhuusamareeb iyagoo masiibada aduunyada iyagaa u macalina wada oo aanay shankaroon ku jirin
@libanmohamedli
@libanmohamedli 5 жыл бұрын
Ali waxadan garaneyn haka hadlin ruwayada magaceedu waa masibadu adunyada u macalina hasan haji abdilahi haji hasan hasan ganey aya sameyey.
@libanmohamedli
@libanmohamedli 5 жыл бұрын
@@asalhargeisa3668 waka dadki hore asal hargeysa anigu waxan aha ciyala shacab shankaron heestedi ugu horaysay waxan ku dawaday aroos hargaysa klub lagu dhigay sxb qurux iyo santag ayey iskudarsatay shankaron. An kula kaftame magalada anaga shidi jirney aros kasta waxa lagu qaban jiray hargeysa klub iyo miiski sarakisha. qar miyigi kayimi ayakuleh hargeysan kanimi. Midban ku idhi gronki kubada cagta ee treriska xagu ku yalay markasu yiri maba jiro waxan ku idhi shaqo guri uqado abaha soo waydii kkkkkkkk
@Ismailmoismaaciil
@Ismailmoismaaciil 5 жыл бұрын
Fanaaniin waa kuwii hore
@yasmiinanur2532
@yasmiinanur2532 10 жыл бұрын
Somaliwadani
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
miyaaney heesta shakaroon axmed markii hore aanay qaadi jirin mise anaa isku khaldaya
@Rayidka
@Rayidka 8 жыл бұрын
+Ali Ismail Maya SXB Heestaan Maxamed Barow iyo Haldhaa ayaa iska leh Orjinali ahaan-ba
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
Ali Ismail adigaa saxan SHANKAROON iyo Maxamed Maxamuud Buusi ayaa qaada asalka heesta. lkn labadan ayaguna waa fanaaniinti hore balse ruwaayada ayaa goor dambe la dhigay sidaas ayay booska kugaleen.
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 6 жыл бұрын
Ali Ismail heestan waxay ku soo baxaday oo iska leh maxamed Xasan barow iyo faadumo Cali cilmi haldhaa
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Abdifataah Nuur .waxaan galay on dawaday.tiyaatarkii margaysa riwaayadan habynkii ugu horeeray e laga dhigo .xaruntii riwaayadaa ee hargaysa .shakoroon oo Mohammed yusuf walaashii ku jilaysay. Haldhaa berigaa hargaysa may iman sanado yar kadib ayay timi .waabtii shakaroon axmed ku lahayd walalow nintii sidii aad u ogayd wax may saarin afkaa.ee boon xirsi oo mabxiiska ahi.lahaa .wax.hadanay.cunayn iyo.haday awr dalbanyso mid suqaar iyo liina ma af baa isgu yaala isgu wuu ragayaaye. Mohammed yusuf oo debada ka soo degay.markuu qasab ku aroosto aamina abdulahin oy xasan adam is jeclaayeen. Isagiina kiis loo sameeyay.
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Mudane Sooyaal .maya musay ha odhan .Mohammad xasan barow oo hargaysa xiligaa ku cusub ayaa la qaaday oo riwaaydaa ku.jiray bidaar .waan xasuustaa habyinkii.u horweyay e lagu dhigay hargaysa iyo tiyaatarkii quruxda badnaa.barow oo.dhuuban ood murjin moodo.ayaa xilgaa loso.beday harsaysa.
@axmedyaasiin8893
@axmedyaasiin8893 4 жыл бұрын
Shar gudban
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 10 жыл бұрын
21 AAD
@souleymanhamud9909
@souleymanhamud9909 10 жыл бұрын
miisaanoo faraha eeg shantaa meel qudha kuyaal illaahay baan masaynoo aduun kaa lagu maslaa macbuudkaa yidhi sidaa ama garo ama ha garan
@cabdiraxsaleban4527
@cabdiraxsaleban4527 5 жыл бұрын
Heestan anigu waxan Ku aqaanay max.ed xasan barow iyo shankaroon Axmed sagal
@sahardidabdi6725
@sahardidabdi6725 5 жыл бұрын
runtii waa ereryo layaable
@MrAlexBarrow
@MrAlexBarrow 11 жыл бұрын
oh my adeer
@husseinmohamed6702
@husseinmohamed6702 4 жыл бұрын
Riwayadan jilib bay noogu timid madays aduun yadu dad kuna way matalayeen ma 84 mise 83 mooji kay ahayd lkn wan galay habeen kaa
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb Riwayad waxa la yidhadaa bidari sibiq bey ku gasha waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Alifey xasan cabdillahi (xasan ganey) 84 ilaa 86kii ayaa la dhigay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayad madey Aduunyadu dadkuna wey matelyan waxa Alifey AHUN maxud c/llahi ciise (sangub( Waxan ku dawaday iyadan tiyetaarka hargeysa
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 10 жыл бұрын
HALADHAA WAA FANAANAD CQAADIR LAAKIIN XILIGAA LABADAA RIWAYADOOD BAY MATASHAY LABADANA WAY KU SOO BAXDAY WALIBA FANAANIINTII WAAWEYNAYD WAY DIIDEEN ILAYN HALKAA GALAAN QOF CASRIGA CUSUB AH IYADAA MARKAA GASHAY TII KU XIGTAYNA XASAN GANAY BAA SIIYEY OO YIRI MAR HADII AAD MARKII HORE MATASHAY GABADH CAASI AH HADANA GABADH DHWRSAN MATAL IYADA IYO CADR KAAHIR KINSI IYO KHADIIJANA HABLO CAASI AH MARKAA SIDAA ULA SOCO WAYSE MATASHAY RIWAYADANA HALKAAS BAAA LAGU JOOJIYEY MARKI LA YIRI WAA ANTI XAMAR MA GADHIN MESHU WAA DHUUSA MAREEB XERADA 26AAD WAXAA MARKAA HAYSTAY KORNAYL CARAB DUCAALE XERADA CIIDAMADA 1984
@sacadbulshale9272
@sacadbulshale9272 6 жыл бұрын
Yusuf said jama ani markaa ma dhalan waayo waayo
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Sxb aad iyo aad bad ula socotey lkn ma xerada ciidan 26ay lagu dhiga lkn manta taliyihii ma Nolyah xerad heystey
@mohamedabdi5069
@mohamedabdi5069 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 11 жыл бұрын
abdikadir ali waa waax jira haldhaa waxay soo martay taariikh laakiin ma fahantay wali heestan ay qaadayso waxa looga jeeday kkkkkkkkloolz
@caamiradehoffical1100
@caamiradehoffical1100 5 жыл бұрын
nin wariye ah ama qof nacaas ah uu ku yidhahdo wuxuu samaystay uu ugu dhaarto warqaad uu samaystay in aad wax uu sheeko waa igu aqoon la'aan
@sacdiyoali6929
@sacdiyoali6929 9 жыл бұрын
naneyskuu meel martiyo mah mah xumi yay ku raacine milgaha guurka ha xumayn
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 5 жыл бұрын
ac
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 11 жыл бұрын
abdikadir ali waa dhab waxay soo martay haldhaa waqti wacan laakiin yaa soo saaray ma isweydiisay xasan ganey ayaa soo saaray aniguna waan taageeraa haldhaa laakiin miyaad ogeyn waqtigaa inay jireen khadra daahir sahra axmed khadiija qaloanjo iyo mqaar kaloo badan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Xiligaas gabdho wanaagsan baa jirey lkn fanaaniintu top 10 bey lahaayen Haldhaa kuma jirin top 10 ka
@ahmedmusa4856
@ahmedmusa4856 4 жыл бұрын
Sangub ayaa kusoo daray riwaayadda iyadaaba sheegtay,markii xasan ganey u diidey ,iyadoo jabbuuti ka timi.taariikhda yaan la khaldin.
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
awel ma waxay ku jirtay riwayadii bidaari sibiq ayey kugu gashaa ee xasan ganey lahaa
@maxamedcabdi1260
@maxamedcabdi1260 5 жыл бұрын
Waxay ahayd ruwayadi masibada aduunyada iyaada umacalina dusmareb Somalia ayaa lagu dhigay
@ciiltire3113
@ciiltire3113 9 жыл бұрын
Waayo waayo xasuus hore
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Bartamaha
Рет қаралды 716 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 858 М.
Wali inaan ku jecelahay weydii dadkaba
6:41
Abwaanka
Рет қаралды 595 М.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
9:02
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 404 М.
Heestii:- NIN LABAATAN JIRAY
8:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 8 М.
Qaybta shanaad ee masiibada ok
19:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 133 М.
Khadra Dahir iyo Axmed Cali Cigall
12:50
Maaweelo
Рет қаралды 505 М.
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 236 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.