No video

Part2. "Hagardaamo-Qaran" Wadahadaladii Somaliland/Somaliya iyo waraysigii Gudomiye Ibrahim Dakhare

  Рет қаралды 11,289

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Inaalilaah SubxanaAllah, markasa reer Somaliland haystan Musee Bixi oo qaraanka mar labad badbadiyey. Viva Musee Bixi ❤️❤️❤️
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Xirsi xaji cali wa jimce allaah hakaa qabta somaliland qabashadii fircow ookale allaahuma aaamiin
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Aamiin
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 ай бұрын
MashaAllah, Allahayow dhawr Somaliland iyo dadkeeda
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 ай бұрын
Reer sland ilaahay utoobad keena dalkiina aamina madaxdiina aamina dalkiina ilaashada is jeclaada ilaahay waxaad kabaridaan inuu inaga qabto ciro xirsi iyo ina xaashi waa koox hadafkoodu soomaaliya Sadexdaa nin nin aan xil ka qaban.dalka reer sland ilaahay haydin garan siiyo dawladeena
@farah.418
@farah.418 3 ай бұрын
Wariye siciid wll rabi hakaa abaaliyo hawsha aad qarankaaga aad uhayso ❤❤❤❤❤❤❤❤
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 3 ай бұрын
Siciid ciise illeye ilahay ha ku xafiido guul iyo goobanimo somaliland xirsi ilahay ha inaga Gayton amiin
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 3 ай бұрын
Muuse biixi ayaa kala tuuray wixii la maleegaayay inta daacada ah ilaahaw noo soo hor mari subxaan alaaaaaa
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 3 ай бұрын
Xirsi waxa kaliya uu xirfad uu leeyahay waa kala qaybinta iyo khiyaamada uu ku hayo Somaliland. Wuxu kaa shageya inu fidno ugu dhex beeraa bulshadiisa, si uu u gaaro ajandihiisa gaarka ah. Maskaxda reer Bedouin oo aan naxariis lahayn. magiciisu wuxuu noqon doonaa calaamad khiyaamo Qaran “Xirsi Khiyamo”.
@faizaali2889
@faizaali2889 3 ай бұрын
Waar xirsi inaga qabta billaahi calaykum
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 ай бұрын
Marwalba ma mid habaar qaba ayuunbaa ina lugoon inaga qabta Hirsi iyo wixii lasocda
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 3 ай бұрын
Thanks for both brothers
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 ай бұрын
Ilaahoow rbiyoow Adaa Awood lehe Sadexda daalin naga qabo waa xirsi ciro iyo ina xaashi
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 3 ай бұрын
Rabi ayaan u dhiibanay dalkayaga 😢
@januarySl2024
@januarySl2024 3 ай бұрын
Khiyaano iyo hagardaamo Qaran la kashifaa maxay taraysaa hadii dastuur ilko leh oo lagaga cadgoosto aanu jirin oo khaa'inku maantada uu hagardaameeyey oo soo horkacay Huwan Faqash iyo Shayaadiintoodii !!!
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Walaahi muuse cid dhaanta inanay jirin geesi qaran anigu qabiil kaygu wa wadani lakiin muusaan taageer sanay hacitaane aydu hayska ciyaane caynka reerka ugiiha
@AbdiYou-ds1pi
@AbdiYou-ds1pi 3 ай бұрын
I believe that story because I had ciro saying don't vote for this snm fighter's they will be president up to when its because they fought for this country and will not accept stupidity of somalia
@user-yc3oc8eq9y
@user-yc3oc8eq9y 3 ай бұрын
Somalilnad dhibaato aan xisrsi cirro iyo ina xaashi aan ahayn ma laha
@awgeele
@awgeele 3 ай бұрын
geesi qaran
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 3 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 ай бұрын
UCID✅
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o 3 ай бұрын
Somaliland Guul iyo Gobaniimo !!!
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o 3 ай бұрын
Somaliland iyo Ethiopia Guul iyo Gobaniimo !!!
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 3 ай бұрын
Rag madaxda reer SL ka mid ah baa raba in ay SL ka dhigtaan sallaan siyaasadeed oo markay ku gaadhaan halkay rabaan SL ay laabi doonaan...haddaba dadka reer SL bay ku xidhantahay inay u suurto geliyaan in kale!!!!!! IDINKA LE WAAYE
@HaronOmar-fo7ji
@HaronOmar-fo7ji 3 ай бұрын
Tuugadaa ayaa weli sootaagan ,dhawaan insha allah jeelkaa laguwada taxaabaya
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 3 ай бұрын
❤❤❤ Mansh allaah guul somalilaan
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah karem xasbunallahi wanicmal wakeel.
@AbdiOsman-pe3pp
@AbdiOsman-pe3pp 3 ай бұрын
Guul somaliland Guul inader Said
@faizaali2889
@faizaali2889 3 ай бұрын
Mansha allah
@engab001
@engab001 3 ай бұрын
Waxaas oo cadaymo reer Somaliland waxba ku qaadan mayaan. Way iska dhago iyo indho xidhan yihiin
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Reer Somaliland waxa rogay qabyalad. Niinka Xirsi mu hor jogsadeen manta haday wax ku qadanayan
@user-si7ig2vr1x
@user-si7ig2vr1x 3 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 ай бұрын
GUUL JAMHUURIYADA SLAND
@somalilander01
@somalilander01 3 ай бұрын
Guulayso Jamhuuriyada Somaliland
@hassanalinour8812
@hassanalinour8812 3 ай бұрын
Wa lawagaranaya
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 3 ай бұрын
Masha Allah guul somaliland
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 3 ай бұрын
What a shame 😢😭 xirsoow inkaar ku dacaday
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Qayladhaan wa wareey qayla dhaan wa wareey xirsi shicibka somaliland halayska eryo wadani wa soomaliya qayladhaan wa wareey qayla dhaan wa wareey📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Reer aanu ahayn ayuu dabada galiyay oo uu ku qufulay madaxnimaa la idiin diidanyhy aniga ayaana idiin ogol xisbigana isagaa samaysty oo xaqsoor reebay Allow cadawgaa naga qabi oo kashif
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Xirsi ina afduubi maayo ,masiibada ,dagaalkan muuse biixi ay ku wadeen 7sano way ka horeysan dhibatada somaliland loo maleegayey ,muuse dadkan iyo dalkan waa u daacad ,inagu garan maayo wax ay ku sameeyeen siiranyo ,siiranyo dadkan iyo dalkan u dacad ayuu ahaa ,lakiin masiibadan xirsi haduu doonayo somaliweyn isagu ha tago ,
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Siilaanyo wuu xanuunsaday ninkan ayaa ku shaqaysty meesha
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Dawlad sheeganaysa inay goni isku tageen maxa geeyay meesha
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 3 ай бұрын
Waxa geyey xirsi oo dalkaa mamulkisa gacantaa ku hayey wuxuna ka talineyey in lagubiro somalia watii oo inoshegey warsan xildhibanki somalia
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Maasha allaah siciid waa saxaafada maanta u hadasha somalilaand eenu ku diirsanay qashinka saxaafad isku sheega hargaysa tuulan wa in laga xaadha ee bila tacliinta ah guulayso adiga iyo ibraahin guul guul
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Saxaafad ku sheegtu cadawgay u shaqeyan
@guledjirde2818
@guledjirde2818 3 ай бұрын
Aslcaleykum inaadeer
@rashidmuse1349
@rashidmuse1349 3 ай бұрын
Maxaa war kani hore ugu soo bixi-waayey ee maanta keenay?
@yusufmaxamed5219
@yusufmaxamed5219 3 ай бұрын
❤❤🎉🎉
@amalos3435
@amalos3435 3 ай бұрын
Sicid cise Alaah haku karmeyo Wadanka waxa u ah TV madaxa banan waa kuwuu xirsi sameyay sidasan warkodu ku noqday huwanta gudaa
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Ala wuu khashifmay xirsi godkuuqodaayo ayuu ku dhicidoona
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 3 ай бұрын
Shacabka somaliland haka fejignato nimakii waxaa so shirqola ah dalka u dhigay ee somaliy waxa kasta u fududeeyey aay maantana somaliy soo adegsatay si aay u dhamastiray wixii kadhina si dalkeen somaliy loo hoosgeeyo markii muuse la doortay waxaa gilgishay cadawgi somaliland oo dagaal gudo iyo dabedleh baa lagu soo qaday waxaay ogaayen inaay muuse dalka kala hoos bixikarin shacabka somalilanow maanta gacantiina ayaay kujirta badbada dalku illaha kasokow dadkan cadawga u shaqeeya ka ilaaliya i uu dalku gacanta u galo
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Ninkan imika hadalayaa ,muxuu hore uga hadli wayey ,maxaa keenay inuu imika hadlo waayo waa wakhti dheer ,waxu intanay bilaabmin ayaa la joojiyaa ,muse iyo in kahin ayaa dadkan iyo dalkan u dacad ah ilahayow xirsi iyo munafiqiintiisa burbure oo dadkan iyo dalkan ka qabo ,somaliland guul iyo gabanimo, barkee, barwaaqo
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Tuugtii xirsi watay ayaa maanta hada beenkale inoo maleegaya
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 3 ай бұрын
Waxasodhaan shicibkuu waar umahayaan waa'in dadkaa loobandhiga
@Cabdiibrahimcaabi-ge4lp
@Cabdiibrahimcaabi-ge4lp 3 ай бұрын
hala xidho raggii waxaa sameeyey
@ahaiban1
@ahaiban1 3 ай бұрын
Siilaanyo isago Ceerigaabo jooga oo ololahii doorasha ku jira ayuu cudurku dhacayu oo diyaarad lagaga soo qaaday Hargeysana la keeney, Siilaanyo isago buka ayuu doorashadii helay 2010!!!.
@amalos3435
@amalos3435 3 ай бұрын
Nimankaas baa ina horfadhiya Xisi ilaxidho ayaa ficneyd imaka imakana xisbigaa wadani inga ilaaliya Mamul goboled baay inga dhigen
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Xirsi waa khaayin wayn
@haboon180
@haboon180 3 ай бұрын
Dr. Maxamed Cabdilahi waa ninka wasaarada arimaha dibada ee Somaliland ka dhigay waxa ay tahay maanta. Waa ninka keliya ee fahansana sida uu caalamku u shaqeeyo.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Lkn somaliya ayuu dhex galay intii dambe
@haboon180
@haboon180 3 ай бұрын
@@user-mr6sp3yh7e European union ka ayuu u shaqeeya, Africa oo dhan ayuu tagaa. Waxa badan ayuu Somaliland u qabtay. Xaasidka ayaa badan.
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 3 ай бұрын
💚🤍❤️
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 ай бұрын
Hadduu sidaas u ogaa, muxuu berigaa uga hadli waayay?????
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Balwajigiisu xirsi waxuu u ekaaday u fiirsada fircon wana dulmiguu kaga jiro wadankiisa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
way xirsiyow baay !!!!!! ahay ah aheey ah !!!!!!! waar ma jaahil uunbaan dhalnaa anagu miyaanaan ka badwbaxayn !!!! issaqow inkaar idinku dhacday khayinimada sharuucda iyo dastuurka maxaa loo baalmaray !!!!!!!! maxaa qarsoodi keeney mayaynaa korinba ..........from saylac
@Red_Sea349
@Red_Sea349 3 ай бұрын
Kkkkk
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 3 ай бұрын
Ciro ansis uumuyaqanay lacag uumuyaqana wadani somaliya xogbay ujeceyihin
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 3 ай бұрын
Tuug wayan xirsi calamna muarag roodhili aha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
wabaduba waa tug iyo tuug kalkaal !!!!! midina muu ka hadlin oo kamu dhiidhiyiin markay taagnayd arinku !!!!!! qarkoodba kashifay !!!!! from saylac
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Hacyiaane waligood haciyaane aydu hayska ciyaane somaliland caynka ugiija macaac macaam macaa wadani hayska ciyaane 🐑🐑🐑🐑maacaac macaac🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@mustafaahmed3123
@mustafaahmed3123 3 ай бұрын
Waar beenta naga daaaya maxamed cabdillahi ayaa waxan ka danbeeyey ninkan xirsi waa ninkii badbaadiyey in siiranyo uu saxeexo heshiiskaas uu maxamed cabdillahi dabada ka waday
@sumrom4818
@sumrom4818 3 ай бұрын
Why you not tell on time??? No one will believe you now because you are too late
@user-si7ig2vr1x
@user-si7ig2vr1x 3 ай бұрын
We believe him because everyone knew this already
@haboon180
@haboon180 3 ай бұрын
Mujahid Silanyo waxa xafiiskiisa ku casuumay prime Minister ka Ingiriska, waxa shaqadaa qabtay Dr. Maxamed Cabdilahi, oo ah nin indhuhu u furan yihiin. Ma ah sidiina dad beerka ku siqay, jahilnimo darteed.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Ninkan aad sidato cidna kama xigtid tarikhdisana xuman iyo saman waa la sheegaya jaahilna waxa ah qofka aan waxba u kala soocnayn
@haboon180
@haboon180 3 ай бұрын
@@user-mr6sp3yh7e Dr Maxamed Cabdilahi waa Maxamed Xaji Ibrahim Cigal ee qarnigan. Sidaa ayey Cigal xaasid igu ahaayeen, weli cid kabahiisa buuxisa lama hayo.
@husseinnur8250
@husseinnur8250 3 ай бұрын
Ayaa u waramay ninkan. Maxamad Cabdillahi ayaad difaacaysaa. Xirsina waa nin xun
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Maxamed biixi yonis,
@user-pu4op4mu2z
@user-pu4op4mu2z 3 ай бұрын
❤🤍❤️💪
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
XASAN SHIIKH OO LA QABTAY SI XUN NAXDIN SIR FASHILANTAY
18:28
waridaad TV
Рет қаралды 29 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН