Part4. "Hagardaamo-Qaran" Wadahadaladii Somaliland/Somaliya iyo waraysigii Gudomiye Ibrahim Dakhare

  Рет қаралды 8,953

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 4 ай бұрын
Allahayo Reer bari intiisa xun naga qabo ee cadowga Somaliland ah.
@Xasmas
@Xasmas 4 ай бұрын
Mr.Ibrahim noor xussen Guul Gobanimo Insha’alla ❤❤
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 4 ай бұрын
MashaAllah,magaca Ibrahim ba waa mid barakaysan oo Illahay ugu deeqay xikmad qofkii loo bixiyo MashaAllah guuuuuuuul Somaliland
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 4 ай бұрын
Masha Allah Ibrahim iyo Saciid wax garad aqonyan hore usoco
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 4 ай бұрын
Red Sea news network aad ayaad umahadsantahiin warbixintan aad nodiyariseeen❤❤❤👍👍👍👍
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
ilaahayow naga qabo odayaasha iimaanka beelay
@AbdiYou-ds1pi
@AbdiYou-ds1pi 4 ай бұрын
Somaliland should get a way of taking to interpol to arrest people like burmadow who are wor mongers and bring back to the country and taken to court if somaliland does not do that somaliland will not settle
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 4 ай бұрын
dadkani waxay lawaasheen boobkii hantidii lacunijiray ayaa lawaayay markaasaa dawladii lacaayay ilahayaw noosiyaadi nimcadan aan haysano aamiin aamiin guuuuuul ❤guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuuuuùuuul❤❤❤❤❤
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Ilahayow ha nagu soo helin maxamuud xash iyo xirsi toon ,dad khayr qaba oo dadkood iyo dalkood dan ka leh ayaanu ku weydisanaa
@faizaali2889
@faizaali2889 4 ай бұрын
Aamiin
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 4 ай бұрын
Soo daa waarka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Rag badan ayaa dadkan iyo dalkan aan waxba ugu filayn oo hadii aanay lacag la siin ,soo caytana ,dadku waa inay sinadaan ,macquul maha inay rag dadkan ito dalkan aan rabin oo hungur u fadhiya , somaliland guul iyo gobonimo
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 4 ай бұрын
Alhamdulilah Alhamdulilah in aan wadanku ka badbadey waxas oo mumamarad ah i lahay ha loogu mahad celiyo ,dawladana ha lala shaqeyo
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 4 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 4 ай бұрын
“Xirsi Kaayin” waa balayo shaidan nagu darsadey Allaah ayaan ka magan galnay.
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 4 ай бұрын
Bogaadin diirran Redsea news iyo aqoonyahan Ibrahim oo waraysigan iyo xogahan runta ku qotoma bixinaya, kuwaa laga waramayaa waa cadawgii dhuuniraacnimo Aanay xaaraan iyo xalaali u kala soocnayn iyo aqoondarrado(Aafo qaran) isugu biirtay, waa cadawgii Somaliland la hadhay Ee ilaa hadda ciddiyaha kula dagaalamaya Dawladda jirta ee dalkani maanta leeyahay ee uu Hogaaminayo cimriga iyo caafimaadka Alle ha barakeeyo MMM Biixi Cabdi. Cadawga Somaliland Allaw qabo oo baabii meelkasta ha joogeene.
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
Madax wayne muuse biixi waxa lagu mucaaradayaa waa hunguri iyo maxaan cunaa
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 ай бұрын
100% true
@Xasmas
@Xasmas 4 ай бұрын
Now we know the truth , ( Muse handrab ) Guul somaliland Gobanimo
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
Waan dhawnahy
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 4 ай бұрын
Kuwii dalkan iyo dakan kusoduulay ee sidaa udhaxal waree jijayay baa maantana hagardaamada sii shan jibaaray baa cod igaraba Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂😂somali land guul guul guul ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 4 ай бұрын
Aad waxa aan salamaya Siciid iyo ibrahim noolada somaliland guul ❤❤
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 4 ай бұрын
Waa dal kii lahaa duminaayo , iimaan laawayaasha dhacay dhaqaalaha dalka allha fadeexadeeyo.
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 4 ай бұрын
waa yaab dad qarankoodii aaminsanayn ee rabay inay ka taajiraan cajiib xaqa wax la qariyo ka weyn haddii afka la qabto feedhuhuu ka dillaacaa
@fatumohersi7475
@fatumohersi7475 4 ай бұрын
Subxanalah waxa la yaab leh markii Axmed maxamed maxamud siilaanyo khasnada dawladu way madhnayd khudbadii madaxwaynayhay ka mid ahayd. Madaxwayne muse biixi muu odhan dayn baan lawareegay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 ай бұрын
Wasiirkii maaliyadda ee hore ee xukuumadda Biixi ayaa sheegay berigaa inuu daynta dhaxlay.
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 4 ай бұрын
Red Sea News Network Fadlan ma noo sheegi karta sababta aad u jarteen qaybtii 5aad ee barnaamijka Hagardaamo Qaran ee caawa oo jimce aad soo dayseen
@Red_Sea349
@Red_Sea349 4 ай бұрын
Waxay u'dhawatey hàl saac, waxay markaa noqotey in laba qaybood laga dhigo
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 4 ай бұрын
Wow
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 4 ай бұрын
UK waxaa wax ka qabsan kara ninka dhulkiisa wax fiican ka qabtay ,12sanadood oo wakhti lumis iyo khayaali wadahadslo shakhsiyaad u dhexeeyay somaliland xitaa hadii lagu caawiyo billion dolar waxay naawili koonfur iyo cad quudheed
@faizaali2889
@faizaali2889 4 ай бұрын
Xirsi gaab iyo xaashi way ka farqabsadeen Somaliland
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 4 ай бұрын
Maamaa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 ай бұрын
Walahi Somaliland Madaxweyne Muse Bixi hadi dalka 2 iyo 3 jeer oo kalee lo dorto Faqriga iyo horomar ayey nu gadhi dona. Allow xafid Muse Bixi. Amiin
@fatumohersi7475
@fatumohersi7475 4 ай бұрын
Waxaa xaqiiqda sheegi kara qof maaliyada somaliland ka soo shaqeeyey midkasta ha ahaatee
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 4 ай бұрын
Lacagti Kala bobijirey waa waxa M.Muuse lagu dilayo. Ee Xirsi iyo M.Xaashi doonayan
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 4 ай бұрын
BAL EEG WAJIGIISA KAA AFKA WARABAHA LEHE TUUGA AH. WAA XARAANTA WAXA SIDAA U GALAY GURIGII BA IYO INKAARTII MADAXWAYNE SIIRAANYO.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 ай бұрын
Midaganka Burmadaw Xirsi iyo ina Xashi wa in la togtaa
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 4 ай бұрын
Ibrahim waa nin xoogta dalka wax baadan ka oog wanay muugata in wadanku wuu janjeersaday oo labobay waxasi waa xiirse gab iyo maxamuud xashi labada tuug
@abdishakur9845
@abdishakur9845 4 ай бұрын
Boobka iyo xatooyadda iyo dhulboobku imika ayuu badan yhy xiligan muuuuse
@maareeye673
@maareeye673 4 ай бұрын
Been badanaaa
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Nin boob doonayaa Biiyay alahayow noo Adkee dawladayada
@abdigouled6801
@abdigouled6801 4 ай бұрын
Waxa lagu eryanaya mousse bixi wata xirsi gaab inaxashi walaba tuug hadanu nahay habarjeclo nametelan nacaladba kugu tale labadaba
@MohaShine-m2o
@MohaShine-m2o 4 ай бұрын
GOBANIMO XOGAGAAL 2 .IBRAAHINADA U HADLA XOR IYO XALAADHA
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 4 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxay ahayd sababta uu siiraanyo u wareejiyey dekedda berbera xilligii uu ka degayey kursiga. 2.0. Arrintaasi waxay ahayd khiyaamo qaranka lagu samaynayey. 3.0. Sababtoo ah lacagtii ka iman jirtey dekedda berbera qaybaha handling waxa qaadataa dawladda tuugada ah ee UAE/DP world. 4.0. Waxa laga qaadaa dawladda UAE/DP world 5.0 million doollars sanadkiiba. 5.0. Waxayna ka heshaa dawladda tuugada ah ee UAE/DP World lacag dhan 25.0 million doollars sanad walba.
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 4 ай бұрын
Waxan oo qayalo ah waxay ka dhacday lacagtii la hadaraabaye kkk
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 4 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa habboon inuu mafaxweynuhu ku daro oo ansixiyo gobolladan: A). Gobolka hawd. B). Gobolka daad madheedh. C). Gobolka saraar. D). Gobolka badhan. E). Gobolka sallal. 2.0. Waxan weydiinayaa madaxweynaha somaliland maxaa kaaga yaraanaya gobolladan aan kor ku sheegay hadday tahay xagga dhaqaalaha iyo dhinac walba. 3.0. Waxan dhahayaa waxaad iigga jawaabtaa miyaanad gobolladan cod ka dooneynin. 4.0. Waxay ku yeellanayaan xuquuqda gobolnimo dawladda dhexe ee xukuumadda somaliland. 5.0. Waxan dhahayaa waa maxay sababta aad uga caga jiideysaa gobolladan kor ku xusan. 6.0. Madaxweyne waxan kuusheegayaa gobollada dalka oo jordhaa waxay horunar gaadhsiineysaa bukshada ku dhaqan gobolladaasi. 7.0. Waa maxay savabta aad uga cago jiideysaa inay gobolladu jordhaan oo bulshadu horumar fiican 8.0. Waxan madaxweynaha weydiinayaa waxaynu leenahay deked dhaqaale badan soo saarta. 9.0. Dhaqaalaha iyo taxriifadda dekedda berbera ayaa ku fillan somaliland oo dhan. 10.0. Haddaba xaguu maraa dhaqalaha iyo tacriifadda faraha badan ee dekedda berbera. 11.0. Waxan kuu sheegayaa inta aad isku marantihiin adiga iyo maxamed kaahin ahned meel ma gaadheysaan. 12.0. Waxan dhahayaa inta uu ku hoos joogo wasiir sacad cali shire oon caqli iyo cilmi iyo dadnimo midnaba aan lahayn wallaahi inaanad meel gaadheyn. 13.0. Waxan dhahayaa waxaad sheegtey muddo horeeto waxan ka tegay dadkii mugga iyo miisaanka lahaa ee xisbiga iyo xukuumadda ku jirey. 14.0. Waxan asminsanahay dhallinyarada oon xillalka ku taxayaa. 15.0. Arrimaha iyo hadalada noocaasi ah waa kuwa aad ku danaysaneyso adiga oo isu haysta inaad jellidaa wax walba taqaanno.
@faizaali2889
@faizaali2889 4 ай бұрын
Walaal waxaan maqlay dagmadu markay gobol u wareegto 3 xildhibaan baa kago aya
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 4 ай бұрын
Lacagtii madaarka hargsa waa la cunay sidii loo danyey looma dhisin waa la biliqasatay
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 4 ай бұрын
Gabeley waa ay u qalanta gobol lakiin kuwa isku xoqaya gobolada doonaya in ay helan A waxa ka masuul ah dawlada waayo waa in ay kala lalisa isku xuuxinaya gobol kastana iyadu siisa waxa xaq uu u leeyahay campeynkana ku gasha
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 ай бұрын
War dalka waa la baabiiyay mdxw muse waxaa loo dhiibay meel madhan,
@AadanSalebaan-k4g
@AadanSalebaan-k4g 25 күн бұрын
Waar lactaaa xunbawaynaa cunay. Biixiyaaonis
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 4 ай бұрын
Walee muuse bilaasha looguma kicin waxa uu ka xidhay laaluushkii oo ay ka mid yihiin dad aan ogahay oo jooga Uk yaabay maxay la qaylinaysaa kkkkk
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Muuse biixi waxa LooLa dagaalay LaaLuushkii ayaad jartay team LaaLuush ayaa is bahaystay
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
Caqligayaga ayaad wax u dhimaysaa, maxay dawladani qabatay
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
LaaLuush danbe majiri doono bur iyo biyaa lookala baxay
@abdishakur9845
@abdishakur9845 4 ай бұрын
Waa been ta ummada ka daaya muuse Dalka wuu burburiyey ma gaadhayo siilaanyo, qabyaalad cad baad wadaane ummada Somaliland waydin baratay heegooy
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
LaaLuush majiri doono waxaas wuu soo dhamaaday
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 4 ай бұрын
Walee muuse bilaasha looguma kicin waxa uu ka xidhay laaluushkii oo ay ka mid yihiin dad aan ogahay oo jooga Uk yaabay maxay la qaylinaysaa kkkkk
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 8 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 35 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
''PROF SAMATAR WAA SAXNSAN YAHAY 100%,  DFS WAA FASHILANTAY"
28:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН