No video

Part8. "Hagardaamo-Qaran" Wadahadaladii Somaliland/Somaliya iyo waraysigii Gudomiye Ibrahim Dakhare

  Рет қаралды 3,741

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 ай бұрын
Wariye siicid ciise illeye ilahay ha ku dhawro adiga Ibrahim dakhare iyo mujahid Ibrahim caydiid dadkani way huurdane toosiya oo wax walba tooshka ku iifiiya illahy adinka rali noogdee guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 2 ай бұрын
Thanks for both brothers
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 2 ай бұрын
Insha Allaah Guul iyo Wadajir iyo Midno Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawyada Somaliland.
@ahaiban1
@ahaiban1 2 ай бұрын
Ninkani war dhan ayuu haa, Ibrahim Dakhare...
@user-ms1rg5cr1k
@user-ms1rg5cr1k 2 ай бұрын
HORE USOCO INTA AAD NOSHAY
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ukulm6841
@ukulm6841 2 ай бұрын
Siciid ciise Ileeye iyo ibraahim dakhare rag u soo jeeda dal kooda oo noo iftiminaya hagar daa mada hu want is barkan ee xaa raanta ah ummada wacyi galinaya guulaysta saa xii bayaal somalilandna guul guul ....
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l 2 ай бұрын
You correct more than half of us with them
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 2 ай бұрын
❤❤️✅🌷💚👍😀
@Giyomedia
@Giyomedia 2 ай бұрын
ok yaa dirarayey lacagta markaad ahad gudomiyaha waar xishood waad lasocotay wallahi
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Isagu ma masuul ay ka yahay aduunka ,miyuu joogay dalka ,ma hooyadii iyo abihii ay lagaga diley ,dagaal sokeeyo ma diyaarad ayaad dadka loo adeegsada ,ha hantidoda ayaa la qataa ,,somaliland guul iyo gobonimo ,inta ka xun horumarkeeda iyo sharaftiida ,ilahay ha naga qabto
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i 2 ай бұрын
Insha alah JSL inta wiiqaysa ee u raxlaynaysa Somalia ilahay gacan bira hakuqabto beerka cudurka xun kagadhac iden alle aamiin calanka towxiidka le wu guulaysanaya iyo C/Q kuba cadogisuna wujabaya 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 2 ай бұрын
Ninkan yaan laxidhin ee hala musaafuuriy oo halo ceesho meeshi uu kayimi sharcigu hashaqeeyo oo dalka waxaa kabaxay kala dambeentii xukumada waxaan usoo jeedinaya inaay jilicsanaanta iska deeso oo dadka dalka lidiga ku ah gacan birah ku qabato hadii ninkan magalada lagu sodayo beeri waxaa imanaya kuw xamar u shaqateegey waxani jilicsanaan kabadan ee dawladu sidan si haasugu dhanto oo indhheegu hafuraadeen dalka waa lagu soo duley ciidanka ssb iyo ciidanka qaranka sirdoon badan halaku dhex daro halasocdo waxaay ciidamaku kasamanayaan sowshal miidyaha
@Giyomedia
@Giyomedia 2 ай бұрын
somalia waxaa iiga daran somali kalkaalka oo ka mid ahayd kuligiin isku mid baad ii tihiin maxkamad baynu ku kala baxayna tii illaahay kuligiinba iscadee dakharow
@Giyomedia
@Giyomedia 2 ай бұрын
red sea news ma waxaad doonaysaa in lakala dhaqaaqo qaranku waa qaran jira somalilandna waa qaran ee adigu maxaad ka hadlaysa waan idin jehelahay laakiin ha nagu dayina somaliland waa qaran jira ninkii mamulaana wa madaxweynaheyga ee xishooda
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
T’es Sea waxay rabta in Reer Somaliland is racaan iska qqbtan kuwa qudinaya huwanta qaranka kuso dushay
@Giyomedia
@Giyomedia 2 ай бұрын
@@maryamdirie6842 waa rurtaa walaalo ee dadkan donaya inay ilafahmaan
@mohamed11376
@mohamed11376 2 ай бұрын
Saciidow ninkani waa ninkii Jabhaddii u horaysay ee awdal state waana ninkii inaga bbcdii aynu lahayn una dooday jaahilkii reer duuso ma reeb
@basragalinle4069
@basragalinle4069 2 ай бұрын
Ina samata EU of yahay xasuqa iyo dhibato yinki logeystay reer Somaliland lakin dadka dhibatadu ku dhacday ayu ku diganaya dowladuhu intay iskuba makay markay is dilan way kala noqda sina wi ogyahay wixisu wa ku digo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Dawlada Putland baa so jeeda teeni Somaliland way sexatay….. xisbiga Wadani iyo Ictisaam Allow naga qabo
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
SOOMAALIDA QOXOOTIGA KU AH US OO SHARCIGII LOO FUDUDEEYAY WOW
24:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
CASHARKA ADAG EE CEERIGAABO
14:32
Dabaashe 24 Media
Рет қаралды 113
ARIN ARGAGAX | MURUGA LEH | WAXAAD QARSATID WAY KU QARSADAAN
35:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 99 М.
Boobe Yuusuf Ducaale muxuu ka yidhi Buugga Danjire Koongo?
10:14
MM Somali TV
Рет қаралды 4,4 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН