PRANK AYUU AHAA MAMA MALYUN SOMALI WAY IJECESHAHAY I LOVE YOU ❤️😘💕 ALL SOMALIA IYO SOMALILAND

  Рет қаралды 10,097

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

2 ай бұрын

PRANK AYUU AHAA WAXAAN RABAY INAN OGAADO IN LA I JECEL YAHAY WAANAN OGAADA
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 123
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376
Queen mms yaa ku aminaya 😂😂😂🙈🙈🤣🤣🤣walahi ruun baan u maleynayey 😂😂😂
@faaeem4805
@faaeem4805
Dee walaal waad IgA nixisay, Alxamdulilaah inaad nabad qabto , maasha allaah, Allah haku dhawro
@aniga2652
@aniga2652
😂😂😂 Talent aa la dhahaa alaabtaas❤. Waxaa jeclaan lahaa inaa reaction ku soo darto wixii dhaco waxii MMS oa dhahday. Tusaale maalin kasta new drama ayaa qabnaa marka wixii dhaco inaa falanqeeso ama wax ka dhahdo. Taageero number 1 kuu ahay noolow
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225
All the clever people knew it was a filter😂😂😂😂
@Kunolowfarxad
@Kunolowfarxad
Ina ader wad naga nixisey
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i
Walahay prank inaan uhaysan waayo kuguma aqoon adoo leh waa laydilay ilaahay haku dhowro maamii❤❤❤❤❤
@miskifarah4859
@miskifarah4859
Maamo Malyuuneey walaahi waad naga nixisey Subxaanaa Laaah😂
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442
Habar yar mcn waan ooye walahi ilah wax xun kuma tuso hbo noolow intey nolol jirto hbo guleyso ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228
Waa ogaa waa ku shegay filter ka Queen 😍🥰
@curejifarax3927
@curejifarax3927
Horey u soco
@habibajamac9941
@habibajamac9941
Maashalah tabaarkalaah
@user-bs8op3io7w
@user-bs8op3io7w
Wow You're CHARMING HELLO SUNSHINE
@ayanohagi
@ayanohagi
Alxamdulilah inaad caafimaad qabto habo mcn❤
@namelos2963
@namelos2963
Way dhacdaa😂😂😂Kun jeer baan sheegnay in Filter tahay😂😂😂😂😂😂😂wad taqaan viwos sida lo sameeyo😂😂😂
@hafsomedia3638
@hafsomedia3638
Walee malyun ayaa na fahantay aniga miskiin baan ahay run baa mooday tan kale walaal please dadka waxa ku jira dad ku jecel ee don’ scare me ❤❤❤
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il
Hooyo guulayso 🤲✅💯
@fahmasaid6190
@fahmasaid6190
Ilahat ha ku xafido ina adeer
@user-ki9tz7hv9g
@user-ki9tz7hv9g
Waan kufahmay mama ilove you. Queen kordahab 🥰🥰👋👋👋👋
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850
Come on mamma malyun 😂😂😂 ❤❤ you really make it very good prank I did really believed you 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b
You're my sunshine you make me happy
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Mama Somali
14:29
Hodan star
Рет қаралды 4,2 М.
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 245 М.
ASHARAAF AYAAN MARTI BAADIYE UGU AHAY WAA GURI BARWAAQO
10:19
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 27 М.
IS BADALKA AAN HELAY MA OGTIHIIN MACKINNON ROAD CIMILO LAGUMA GAARO
8:39
LIVE: Hezbollah supporters mark Ashura in Beirut | REUTERS
1:39:28
ISLAAMIHI QABYALADA HURINAAYAY OO XABSIGA LAWADA DHIGAY KING CK REACT
11:02
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 77 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН