Prof.Abdiwahab | Ciidamada Itoobiya dalka haka baxaan | Kursiga Lafta Gareen | Part Two.

  Рет қаралды 3,591

Suleiman Bukhari

Suleiman Bukhari

12 күн бұрын

/ @suleimanbukhari2024 =1
#somalia
#garissa
#wajir
#mandera
#muqdisho
#itoobiya
#hargeysa
#puntland
#galmudug
#jubaland
#Laftagareen

Пікірлер: 27
@Somnationalist
@Somnationalist 10 күн бұрын
Masha Allah professor Abdiwahab, xaqiiqada saxda ee siyaasada gobolka, iyo tan Soomaaliya runta ka sheegay, Sxb iNoo soo badi waraysiyadda iyo falanqeeynta Arimmaha gobolka, Mahadsanid wariye suleiman Bukhari iyo professor Abdiwahab.
@SuleimanBukhari2024
@SuleimanBukhari2024 9 күн бұрын
Waad soo badiini insha Allah, adna asxaabtada u share garee, WhatsApp iyo Facebook share ku dheh.
@Somnationalist
@Somnationalist 9 күн бұрын
@@SuleimanBukhari2024 Waad igu ogtahay sxb, waan balan inaan share gareeyo asxaabteyda oodhan Bro, Ciid wanaagsan, Mahadsanid.
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 9 күн бұрын
Ciidamada Kenya haka baxeen Jubbaland iyo Somalia waa kuwo la'isku difaacaayo
@Saeed-me6gq
@Saeed-me6gq 9 күн бұрын
Somaliand guul❤
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 9 күн бұрын
waa in laga hadlaa ciidamada kenya oo difaacaya jubaland waa iney kabaxaan dalka somalia
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 5 сағат бұрын
Mshllh pro.well tollk somli dowlad dacad ah allh na siyo cidamda qarmda mido bay ha ka baxan somli mushar ine iska qatan aye raban xasn shekh na wa kabo ladir weyn tug ah somli rajo malhn 100 sano hada dhimn wax ka baqa ila qiyamah ine sidan si ahato
@saidosman2095
@saidosman2095 9 күн бұрын
1960 Somaliland ma jirtay mise ma jirin, adigu waxaad ku hadlay waa reernimo
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 9 күн бұрын
Kenya haka baxdo somalia
@BashirSiyad-qt9cv
@BashirSiyad-qt9cv 10 күн бұрын
M.alH Caqliga saliimka aH wakas thanks professor
@AliMax-yo4dz
@AliMax-yo4dz 8 күн бұрын
Gobal 26-jun1960 la aqoonsaday yaamatala ?
@bossmireh8146
@bossmireh8146 9 күн бұрын
Dameero oo Dhani waa isku cali
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 9 күн бұрын
Wariye wad khaldan tahay ha oran dowlada soomaaliland
@abdikarinhajji
@abdikarinhajji 9 күн бұрын
Dad kunol gobolada waqoyi hadifad qabil uu ad uhayo aya leh itobiya wa lawalahen Bari itobiya markey dhulkada iyo badada ay qadato ma Ana ii imaneysa no dhulkada hada biso cirka ad
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 күн бұрын
Kan sujuwi doqon ka ahina muxuu ka hadlayaa yaa baray Somaliland lax waliba ma mayska soo ciyaysaa 🤮🤮🤮
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 9 күн бұрын
Muuse Biixi, madaxa Maamulka Hargeysa runtii oo ah maamul beeld, oo inta badan waa labo gobol ah Togdheer iyo waqooyi Galbeed, marka suurtagal ma aha, in beel Soomaaliyeed ay awood u leedahay in ay bixiso dhul Soomaaliyeed, Abiy Ahmed oo ah nin aad looga soo horjeedo, Muuse Biixi wixii ay qabaa’ilka Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ku heshiiyeen ayuu ka hor yimi , xiligii sii waa u dhamaaday, sharci daro ayuu ku jooga. Awdal State iyo SSC Khaatumo Soomaaliya ay ka midyihiin, waa riyo in Colonel Muuse Biixi Dhul Soomaaliyeed uu siinkari Abiy Ahmed. SOOMAALIYA HANOOLAATO.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 күн бұрын
Xishooda burcad badeed deey xishooda Argagixisoy horta yaa qabashadiinna leh Oo laydiinka dacwooda Ma Yuweri Musafeni mise willaim ruto
@ibnuahmed3761
@ibnuahmed3761 9 күн бұрын
Somali dhul kama dhexeyo Hargeysa iyo Burco qabiilkaas aad sheegaysaa iska leh ee wax kaa galay ma jiraan Hargeysaa Ethiopia ku daraynaa waxaad ka badali karaysana majirto anaana dhulkan iska leh
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 9 күн бұрын
@@ibnuahmed3761 Gooni u goosata Togdheer iyo waqooyi Galbeed ee la baxday Somaliland, Awdal State iyo SSC Khaatumo ay oo ka mid ah Soomaaliya, Marka halkee u maraysan Ethiopia , sidii Biafra oo la yaqaan Nigerian civil war, ayaa xaalko ku danbayn, dib baa baa loo midayn.Soomaaliya xoog iyo Nabad midii ay noqoto aakhirka, waa mid International law ogolyahay. Ethiopia iyo Abyi Ahmed dhul Soomaaliyeed, qabiil Soomaali ah ma siin karo, waa been .
@Hoygacusub-fz8vh
@Hoygacusub-fz8vh 10 күн бұрын
Fikir saliim iyo talo bixin wanaagsan hadii laqaadanaya
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 күн бұрын
Somaliya maaha dal madax banaan, Somaliland maaha maamul ee meel reer cuqdadaysan isku urursaday, Somaliya waxay awoodi wayday Ethiopian Airlines inay somaliya ka joojiso iyo inay cidamada Ethiopia saarto marka aaway madax banaanida somaliya
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 9 күн бұрын
Adaa adaxarana iyo xamarba carana
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 5 сағат бұрын
Ormo xun ba tahy u labo wadnka ka timid injirley ay ku dhashy
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 9 күн бұрын
Wax magaratada soomaalida ayaad ka mid tahay kula yaabimaayo
@HasanAbdiomar
@HasanAbdiomar 9 күн бұрын
Kkkk, MOU would be signed through irrespective of daroods much outcry . Long live Ethiopia Somaliland friendship.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 121 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
Kim Jong un drives Putin during state visit to North Korea
1:39
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 3,6 МЛН
First Session of 18th Lok Sabha Begins || DDI Newshour
56:56
A NEW Paleo-Arabic Inscription by a COMPANION of Muhammad? | Ahmad Al-Jallad and Hythem Sidky
1:12:30
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 121 МЛН