Maasha alaah barnaamij maskaxda furaya ilaahay ha noo sahlo inaan dhisano galkacyo garowe ilaa eyl loop road dhinaca bada u dhexeeya Galkacyo ilaa Garoowe lana maro Balibusle, Balibusle, Jariibaan, eyl ilaa Dan Gorayo ilaahay ha ka dhigo riyo rimoowda Mahasanid adeer iyo walaal
@libanl5429 Жыл бұрын
Adeer Juriile waxaan kaa codsanayaa umadana anfici laheyd inaad isku daydo sida lagu heli kara feasibiity study wadada Galkacyo Garacad Eyl ilaa Dan Garayo isku day hadaad taas wax ka qaban karto Tan waxey sal u noqon lkaheyd in la raadiyo maaliyad lagu dhiso wadadaas Kheeyr alaha ku siiyo
@mamaaasiyo73157 ай бұрын
Laamiga maxamad siyaad barre baa keenay hadaadse sidaas samaysay khayr allaha ku siiyo juuriloow
@ahmedsaid985611 ай бұрын
Nice
@awdeeq6 ай бұрын
Wasiir qaybta dhiman goorma soo galin
@mamaaasiyo73157 ай бұрын
HADAA REER BARI KUU BAAHA YAHAY HAYADAHA ADUUNKA WAJI BAAD KU LEEDAHAYE WAX KAQABO BOSASO
@amb25246 ай бұрын
Qeybta 1aad xagu so galiyay
@cabdiyaresayid5 ай бұрын
prof jurile waa shaqsi runtii la dhihi karo waa kayd somaliyeed allaha cimri dheer iyo cafimaad siiyo. wuxuu tusaale u yahay somalida casriga ah ee aan qabiil iyo qurun lagu khaldin karin...oday somaliyeed weeye jurile libaax
@safwanabdirahman80619 ай бұрын
Jurile waa nin sare
@ogademabsame15155 ай бұрын
Haddey run waxaad sheegeyso punland baad wax ka noqon lahayd. Faan badanaa kkkk
@ogademabsame15155 ай бұрын
Faan badanaa kkkk
@bashirsheikh86305 ай бұрын
Tribal chauvinist.
@mamaaasiyo73157 ай бұрын
Juurile reer bari inuu yahay baa bahdilaaya haduu mudug iyo nugaal udhalanlahaa dadkiisuu wax utari lahaa lakin waxba umaqaban reer bari
@BukhaariQaal4 ай бұрын
Rer mudug my dad dheer yihiin yagaa dhulkoodi kasoo barakacaye