Ninka runta ayuu sheegay. Xasan gur gurte. Dawladnimadii. Somaliya. Ee. Lagu so tabcay ee kor loo so qaaday godmadaw. Ayuu ku riday danayste. .. mooryaana.
@adanaxmed98745 ай бұрын
Bena waas qabiilayste ah baad tahay oo jecel ceebaynta maamulada iyo qabiilooyinka aan ahayn kuwaad ka soo jeedo. Waanaku bock garaynaynaa doqonyohow.
@ayaanmaxamed83155 ай бұрын
Soliyey xukunka dumarka kuwareejiya meesha ay geeyan hala arko❤
@laylosiciid7814 ай бұрын
Mashalah waa runtiis
@suad.koshinnasrin32255 ай бұрын
Ambaasator waa ninka soomaali ugu aqoon badan
@yasminjama27035 ай бұрын
Hé is compleet true. Thank you 🙏
@fankafarah7015 ай бұрын
Duli qabyaalada madax martay uf🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@raageegal76915 ай бұрын
asc wlle anaa kuu haqiijin kara ...kana soo shaqeeyay wax kasto aad ubaahato information cadey waan ku siin karaa ...hadeey noqoto...faya dhowrka.tayada.rugta ganacsiga iyo dhamaan arrintaas wixii la xiriira
Fadlan C/cafiidow in xanuunsan ayaad wareysaneysaa, eee fadlan falanqeeyayaasha dowladda qalad iyo sax ka hadlaya ayaan jeclaanlaheyn in aad wareysi la yeelato SI aan u ogaano xaaladda dalku marayo.
@FaadumoIbraahimmaxamad5 ай бұрын
Wa run wa run
@abdirashidahmed86145 ай бұрын
Alle ha ku caafiyo la yirraahdo qabyaalad iyo nacabkii teerlingt ayaa juhu qatxay
@guledsheikdon41785 ай бұрын
Prime Minister, waxaa iskaleh puntland, wwww wt funny guy,
@CabdullahiHawarwaaa5 ай бұрын
Walaal qaali taasi waa xun waxay ka qaataan lacag raashiinka dhacay faaya dhoorka jeebkooda ayey buudadaan waa dad soo shaqa tagay
Run ahantii wasiirada iyo reysal wasaraha iyo barlamanku waa fadhiid wax aay umada u qabteen oo muuqdana ma jiran waayo shaqada dawladu xassan beey ka bilaabata isageeyna ku dhamaata xassan waa nin kaligiis shaqaysanaaya ee ma ahan nin shacabka u iyo dalka u shaqaynaaya
@cismaanguure9275 ай бұрын
Calmaaniyiinta soomaaliya haddii ay arkeen ciidamadii shisheeye in laga maarmay waxay bilaaween dacaayad ay ku calaacalayaan taasna waa mid laga filayey mudane xasan sheekh maadaama muddo badan calmaaniyiinta ay dowladnimada soomaaliya ku hayeen luggooyo farabadan ,dowladda xasan sheekh calmaaniyiinta soomaalida banaanka ayuu ka dhigay waana ku mahadsanyahay,
@yasminjama27035 ай бұрын
Dadka somaaliyeed wey og yihiin in Dawladani ay waxba aheyn
@abdisharif83155 ай бұрын
WASIIR SHAQADIISA U QALMA MA JIRO WAA WADA YES MAN, XAGGA AQOONTA, SIYAASADA IYO SHAQO MAALMEEDKABA MIDNA AQOON UMA LAHA.WAA DAWLAD HAL NIN AH.
@AbdiOmer-nc9uw5 ай бұрын
Foosiya. X/andante. Hadii. Alle. Yidhaah. Wayguulaysandoontaa
@mahamedshorty74175 ай бұрын
Waa nin caadhifad hadlaayo ninkaan ma waxa uu inaga dhadhicin rabaa Farmaajo aa fiicnaa xasane Waa xun yahay Mida kale Rasalwasaare yaa xaq u siiyay Buntiland kaliya Ninkaan aqoon uma lihi wlhi lkn Waa qabiil hadlayaa Ilaah haku caafiyo sxb
@yuusufSiyad-yc7qy5 ай бұрын
Doodiisa naqdi, meelaha u ku qaldan yahayna tooshka ku bidhiiqi, balse weedh macno beeshey ha adeegsane, dib isugu laabo!
@umimohamed23235 ай бұрын
@@yuusufSiyad-yc7qywuxuu ku qaldan yahay inuu yiraahdo raisal wasaare waxaa xaq u leh majeerteen wuxuuna ugafay daroodka kale
@yuusufSiyad-yc7qy5 ай бұрын
@@umimohamed2323 Midhkaasi waa qodob, waanan ka haynaa,
@saidahmed35245 ай бұрын
Codsi Brit Tv fadlan sawirka Amb: caalin soo saara sida abtidoon oo kale falanqeyntiisa, hadii kale dad badan ku taxan ayuu dhaafayaa sideydoo kale . Mahad sanidin
Abdi xafida Embassador waxaa ka buuxa wareeysiigsa qabyaalad iyo naceeb qabiilka Ogadenka Hamza abdi mahan runti waxuu aminsanyaha in guudahan qabiilka hamze Somalia kumatali kareeynin
@yasminjama27035 ай бұрын
Maxamed caalin waa runtii
@fadumadahir60115 ай бұрын
Ambassador Mahamed Caalin xaqiiqda jirta ayuu ka hadlay.
@abdourazakmohamed65195 ай бұрын
Waa nasiibdaro. Waa masiibo
@cabdirahmanmoumin62345 ай бұрын
Xukuumada soomaaluya waxa maroorsaday madaxwaynaha waa dawlada ka bilaabanta madaxwaynaha kuna dhamaata
@yasminjama27035 ай бұрын
Hassen Shiek waxa uu danbi ka galey Somalia iyo Foosiye
@yasminjama27035 ай бұрын
Waa runtii
@NurRoble5 ай бұрын
Xurmadle xasan shiikh waxuu ka mid noqday tubanka madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta dheeer ilaah ha inoo soo celsho markale aamiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminjama27035 ай бұрын
Go for it
@maxamedxadhigle39755 ай бұрын
suldaan reer weeye ee suldaaan dal maaha umna qalmo wax xil ah gebi ahaanba
Prf Ku Waa Kaadib Walaahi Waa Kaadib Sababtu Waa Dawladdii Oogu Liidatay Ayuu Been Ka Sheegay
@zainabyusuf17555 ай бұрын
As CNN cry😊😊
@ismailjimale83974 ай бұрын
Kursiga reselwasaaraha yaa xaq u siiyey dani
@AbdirizakMohamud-m6m5 ай бұрын
Balan ka bax waa diin ka bax fowsiyo waxey dhahdey markii hore asigoo Kenya wato ayuu iga codsadey inaan ka tanaasulo kursiga waana ka aqbaley madaama uu yahay madaxweynaheyga mar labaat baan codsadey wuuna iga aqbaley markan waqti geliyey ayuu mar labaat igu yiri ka tanaasul kursigan marka aniga waxaan u arkaa dana gara inuu wato madaxweynaha ee qaranimada waxaa iga qiima badan danahisa gaarka ah
@AliAli-yl5rh5 ай бұрын
Ninkaan waligii mucaarad ayuu ahaa kuwa uu hada tirinayaana mucaarad ayuu ku ahaa waa kali siyaadi isagoo mucaarad ah ayuu dhimanayaa
@hamdibulhan80095 ай бұрын
Cabdixafiid baan la yaabay xassan shiiq ma soomaali dooratay
Madaxweynaha waa daneyste qaranimada qiima lama laha
@ragemohamed38435 ай бұрын
Cabdixafidow beenta jooji alle ka baq garbahaga mala ig baa saaran nin diinta yaqaanana waad iska dhigtaa gurguurte umad dooratay xageed ku aragtay afar nin oo laluush la siiyaa soo doratay madorasha qof iyo cod oo aad goobjoog u aheyd miyaa lagu soo doortay alle ka cabso cabdi xafidow seef la bood baad tahay waan kuu fiirsaday aniga qfkaaga iyo dhegahaagu isma maqlaan umada ha marin habaabin asad calin waa runtiis
@abdirizakibrahim62135 ай бұрын
Abdihafid Ninkan samatar inte bu kaso jedha Puntland mise
@CmonNowTellme5 ай бұрын
Samatar waa reer Awdal, Boorame
@4ktsalah5 ай бұрын
A/xaafid ninkan oo kale inaad wareesoto ma ahayn waa qabiileyste caytamaaya orod dani xil u doono Guuleysta xasan iyo hamza
@caderrayale77445 ай бұрын
because burburinta wadnka iyo siyaasada somlia ayaad ku raacsantahay 😡😡😡😡mahaan
@umimohamed23235 ай бұрын
Yaa dhaxal u siiyey Majeerteen inay Ra’isal wasaare noqoto, darood kale uma qalmaan miyaa?adoo miraan baa somali ladagay