Asc Alle ha ku xifdiyo xog muhiim ah weye Alle ayaa talo ku filan Somali meel adag ayey nala gaareeen! لاإله الاالله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم Allow na sug xaalku wuu adagyhy
Ramadaan kriiim wx wyn baan iiga kordhy zxp hore uma aqon mahdsnid
@arhmandssj9102 жыл бұрын
"ان كيد الشيطان كان ضعيفا" ☪️
@zultanaxmed95185 жыл бұрын
Sxb wxd nooga soo diyaarisa barnaamij loolanka Russia iyo america u dhaxeeya. Intii igu taageersan barnaamijkaas fadlan liketa
@kafiyainamahamed79775 жыл бұрын
Waxaan layaabay anigu yuhuuda maxaa udiiday isqabqabsiga iyo dagalka iyaga dhexdooda waxaa igayabiyay sida ey dulmiga ugu wada mideysanyihiin waxaad modaa iney haltaliye wadaleyihiin dalkastey jogaanba👍😍kasomali ahaana halbeel xataa meel mawada dagi karto iyaguna sidaas bey gunta uga mideysan yihiin ilaahow labtena burcad isumari
@mubarakahmednour24835 жыл бұрын
Amiin Wlloh
@zultanaxmed95185 жыл бұрын
Aaaamiin huno
@halyeeyada78125 жыл бұрын
Aamin
@xareed14 жыл бұрын
adanaw zxp somalida intad mugdi ka so sartay ayaad iftiin keentay😘😘😘😍😍
@shaakirfarxaansuudi49885 жыл бұрын
Maanta waad wanagsanayd ugaaas wakhtigaaaad iii dheeeraysay Mahadsanid suldaaan
@fardowsahussainadontialle80365 жыл бұрын
Masha Allah sheekh shukran
@abukarmustaf64105 жыл бұрын
Waxaa inooga filan Balantii Allah SWT uu u Yaboohay Kolkii ay Arlada Fasaadiyaan in Alle uu ku Salidi Doono Adoomadiisa Qaar kamid ah Siduu hada ka hor yeelayba Waxaanad ku Garataa kolkii meel laysugu geeyaba Ciqaabtooda ayaa soo dhow, mase Garanayaan iyagu waayo Allah Balantiisa waa xaq oo ma baaqato, Wabillaahi Towfiiq.
@dagan123492 жыл бұрын
2022 waxan arka in ey dhaqan galen dhaman xerarkas
@haniabdirahman5175 жыл бұрын
long time i lived outside of somalia for a long time and in my mind how this world works and what you just said is clear
@thomasmitchell73143 жыл бұрын
You all probably dont give a shit but does any of you know a tool to log back into an Instagram account? I was stupid lost the login password. I would love any tricks you can offer me
@moamiin31465 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Adam sahan waxyaabo badan ayaan runtii kaa faideystey
@halkahaleel45945 жыл бұрын
Masha allah waa muuqaal aan sugaynay
@guulaangodgal40135 жыл бұрын
Mahadsanid aadan sahan
@Abdiaziz07785 жыл бұрын
Aadan yare aqoonyahan somaliyeed Mudane Guulayso
@isileewaaye80205 жыл бұрын
Aadan sahan cml.
@calicarfaaye15165 жыл бұрын
Walaal masha allah allah haku barakeeyo
@bashiirbashka28315 жыл бұрын
walahi Wax aan Maqlay badankood waxay ka jiraan inta badan ama dhamaan Dowladaha islaamka. subxanallaah.
@ibnuahmed37615 жыл бұрын
Sahanka Xogaha 1Million Subscribers waa u qalantaa bro hore u soco
@hunaynali77335 жыл бұрын
Masha Allah thnkz wllo
@XASILLONICHANNEL5 жыл бұрын
Alle haku xafido wll Waxad daaha ka rogtay arin aysan bulshadeena badankod dhaadaneyn Alle dartii baan kuu jeclahay alle janadiisa ha inagu kulmiyo
@arrivaarriva25624 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahay caliqa ha kuu siyaadiyo, waxaad ka hadashay waaqica maanta taagan ee aduunku ka qaylinaayo laakiin in yar baa sidaan aad sheegtay wax u fahantay.👍
@wiipoqortoyo60895 жыл бұрын
Masha allah wll allh haku barekeyo
@farhanhuseinabdi66734 жыл бұрын
Xaqiq qarsonayt ayaad no so bandhigtey zhukran wll
@hamsemohamed62695 жыл бұрын
قال الله تعالى"(ولن ترضى عنك اليهود و لا النصرى حتى تتبع ملتهم)"
@stronston364 жыл бұрын
This is what's going on right now might Allah protect us all brother
Arimahaas oo dhami waa wax cad oo jira anigu waxan fahmey mudo dheer oo 7 sano laga joogo marka dijaal baa dunida loo gogol xaadhaya ku noqo quraanka alle tafsiirkiisa adaa fahmaaya waxkaste
@somaliteachsrt6394 жыл бұрын
Mansha Allaha waxgarad
@Mohamed_Ahmedd5 жыл бұрын
Aad bd u mahadsantahy runti wxn u bogy sharaxadaha dheeriga ah e ad na siisy o laga yaabo hdaad sidooda qodobada uso qaadilahyd inaan dadku sida ay yihiin u fahminba jazakallah.
@najdk18565 жыл бұрын
Allaah ya baarik fanaan baad mu thy fanka iclaamka maasha allaah
Horta ilaahay ayaa mahad leh sabab too ah Tastuurka Yuhuuda maanta ayaan maqlay sabab too ah Yuhuudu waa umad nacdalan Somalia waxa ay kamid tahay umadaha loo taliyo sabab too ah waa loo tashaday ilahaay hanaga qabto yuhuuda madama yuhuudu waa umada xasidiin ah 🤲
@mohaduran17125 жыл бұрын
Chanalkan waxa isi shear gareyay nin ka dhaho ibrahim kahin Waa janal mashallah ah sxb wax fcn bad ibartay kaahin
@mohamedjamaahmed95755 жыл бұрын
Yuhuuda Somaliland bay lug ku leeyihiin. Lakin dheg u dhigi mayno inagu arday ahaan. Sababtoo ah inagaa bedelayna dhibta. Bal like iyo subscribe ta iigu deeqa Soomaaliyey.
@mohamedjamaahmed95755 жыл бұрын
Ma yaabteen Hanka nimankan ku jira. Waxay u hadlayaan sidii ay Adduunkaba ka taliyaan
@kaltuunali75975 жыл бұрын
Somaliland waa halka keliya ee Somali sixideeda laga bilaabi karo siyaasadana hawl inoo taalmah bcz saan hadaan sii ahaano waaan tirtirmaynaa diinteenana aynu ilaashanaaaa weliba si adag
@AbdulAhmed-gx2rh5 жыл бұрын
Mahadsanid waa xog dhamaystiran oo manta muuqata cid Ka badbaadaysana ay yartahay!
Bro waad ku mahadsantahay macluumaadka aad na siisay waxaan kaa codsan lahaa inaad noo soo gudbiso wixii aad heli karto ee ku saabsan golayaasha kale ee maasooniyada insha allaah
@baxsanhaajijanaale54445 жыл бұрын
mhdsanid wll aadan sahan
@xarirmaxamed92912 жыл бұрын
Sxb alle haku xifdiyo waxaad ii iftiimisay ama aad ii Rumaysay aragtidii aan aduunka waxa kadhacaya aan u arkayay ee alle hakaa indho saabo cadawgaga
@Mohamedhassan-jo6bn5 жыл бұрын
Waa qodobo ay muhiim tahay in aynu dhamaanteen is gaadhsiino si bal aynu wuxuun uga ogaano dabinada la inala damacsanyahay xaqiiqdii
@mohaburhan2225 жыл бұрын
Aad ban u xiiseeyaa barnaamij kan inan xog badan ka ogaado yahuuda sirahooda✌
@farxaanqorsheeyechannel28904 жыл бұрын
Alle haku sharfo wall halganka halkaa kasii wad ku dadaal inaad buugaag ka qorto amuurahan 24 ka qodob iyo qaar kale
@zakisuldaan99755 жыл бұрын
Mansha allah thanks macalin
@ibrahimwarsame34885 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo walal mcn
@waheliye445 жыл бұрын
Aaadan keep going pro from Cardiff
@amiinhaibe5 жыл бұрын
Qorsheyaashaas Aad soo Sheegtay Waxay Umuuqdaan Kuwo Gabi ahaanba Hirgalay☝
@maxamedbarre45545 жыл бұрын
Àhj ÀàÀP
@idontcare68565 жыл бұрын
MasHa AllaaH thanks bro
@AishaHassan-ck7dv5 ай бұрын
Wallhi xeranras ama qodobada ay dajisten in ay usuurto galen waliba hortena 😢
@sangemohammed20575 жыл бұрын
Sxb waxd nooga waramta sadexdan xidhiidh ka ka dhexeeya 1 Dajaal 2 yuhuuda 3 mansooniyada
@ayaanlemusechannel5065 жыл бұрын
Sxb wukahadlay kudaha ukal channelka
@drsamadoonbashiirsheekh39774 жыл бұрын
Asc walaal waxaad noogudbisay waxyaabo aad muhiim u ah laakiin hadaa awoodo Buugaag afsoomali ah kaqor warbixintaan si qofkastaa uheli karo una aqrisan karo
@cabdifitaaxcade7525 жыл бұрын
Ramadaan Kariim
@siciidaxmed54145 жыл бұрын
Waa muhiim casharadani mahadsanid
@zalmiita56235 жыл бұрын
Zupxan alaH waxan waxan ad ula socday mudo ku dhow 3 zano madax wareer uun baan kasii qaada
@AyatiinAcademy5 жыл бұрын
Wll waad ku mahadsanthy sidaa ficn ee aad noga haqabtirtey Xogahaas dahsoon ee umadu ka jeedo arkina weydey RAMADAN KAREEM sxp
@ilameerayso91605 жыл бұрын
2:12 xagaa wxd ka arky xitaa inay KZbin ka maamulaan like ta eega bal 666 weeye ilaa 10 saacadood ismy bedelin Halka ay dislike tana 13 ka dhigeen iyagoo ku liidaya numberka 13 oo ay u yaqaanaan unlucky islaam ahaana inaga inoo ah isu gaynta dhalashadii nabi Mohamed NNKH waa 571= 13 weye marna waa intii uu madiina ku sugnaa oo ah 13 sano halkaas bay nacayb ka uga muujinayaan NO 13 ka ; hadaba Allah baa ka awood badan anaaguna kama hurudno shirqooladooda qacanta sarena Islaamka iyo furqaanka ayaa leh .
@DiiGa-yy5ss5 жыл бұрын
bro indheer garad ayaad thy halkad wax ka eegtay 😏
Mahad sanid wll wlhy waxbadan kafa iday oo wad ii indho dilacisay zxp Lakin waxan kafa iday ee ad itusday wan ka midha dhalin dona inshallah
@yaswow5805 жыл бұрын
aadan waa ku slaaamay bro☺
@shukrialasow11583 жыл бұрын
Afkiibaa juuqda gabay ma maqli jirty wlhi yuhuuda weey dhagar badan tahy illahy baa se noo maqan waxaas oo dhagar ah ka baxsan karnee illahy baa se ka dhagar badan oo illahy qorshayashiisa ma ahan mit eey la tartami karaaan yuhuut futo ku qurunle
@zakifarhan4464 жыл бұрын
ilahay haku barakeeyo
@libanmohamed99704 жыл бұрын
Sahanka hogaha aad baad u mahad santahay waxaad tahay sxb qaaliya waanu ka fa,iidaysaney siwanaagsan mashalaah walaal
@Hasaam9305 жыл бұрын
Waa ruunta waayo Yahuud mjcl in diintoda lama kalaan ciidna uma okoola
@cabdisamadmahdicabdiraxman86234 жыл бұрын
Wlhi saaka waxbadan ayuu muuqalkan I baray wll waxaan kaa codsan lahaa inaad soo raaciso halka tixraac u ah muqaaladaadan qiimaha leh ,ee loogu tegi karo mahadsanid
@mahmoodmohammed77255 жыл бұрын
Jazzaakallaah khayr, xabiibi
@amgaadali24355 жыл бұрын
Waa tamanta in haysata in aan wixi xumana ladhibsan ee uu dabici noqday
@akvlogs47995 жыл бұрын
Mashalah allahuma barek akhii hore u soco
@mohamoudmohamed21975 жыл бұрын
mahad sanid zxp
@Abdihakin.5 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@دعاةفيسبيلالله5 жыл бұрын
قال الله تعالى {ويسعون في الارض فسادا} صدق الله العظيم Dagaalka ay sugayaan waa Kay Ku baabaayeen waanay is ogayn
@cabdimaalikmaalik29105 жыл бұрын
Waa mahadsantahay sxb
@xaajianelka4155 жыл бұрын
Maskaxda ale ku barakeeyo wllo qali
@umuashwaaqqaali64405 жыл бұрын
Yahuud illaahaw naga qabo
@carebahmed23215 жыл бұрын
Hore u soco wllkey Dhalinyarada somaliyeed waxaan leeyahay Chanelkan wiilka hala share gareeyo si walaalkaa oon arage wax badan uga faaido
@apdallamahrez11885 жыл бұрын
Wll muuqaaladaqn oo kle baan kahelnaa runtiii
@ibnukheyre31545 жыл бұрын
Aniga waxan layaba qof lacawinayo oo hadane an diyar uahayn aqoor kororsi sida dadka dislike laordayo mxa kasixah
@abdulfattah20905 жыл бұрын
Thanks zhp
@aqoonguudchannel64023 жыл бұрын
mash allah Adaan wad ku mahdsanthy xigmdahga wanaagsan
@qiimeiyoqurux44665 жыл бұрын
Mahadsanid Zxp
@sakariyesead69665 жыл бұрын
Waa runtaa ninrageed go forward brother never come back
@naasirsiciid6545 жыл бұрын
Hore u soco sxp
@nimcojamac11335 жыл бұрын
wllo wad ku mahadsan tahay xogaha muhiimka ah ee aad noo so tabiso jazaakalaah khayr wllo waxn ka codsanayaa inad xog nooga faaidayso dowladii cismaaniyiintu iyo walipa suldaan sulaymaan adoo mahadsan wllo
@najibsaid82155 жыл бұрын
Wll waad mahad santahy
@mohamedal-farooq65055 жыл бұрын
wlla jazaka alah waxan doonaynaa inaad muqaal ka soo sameeso mustafe kamaal ataaturk
@xasnahassan43324 жыл бұрын
Qor buug aad ku qoraysid wax yaabahaad noo soo Ban dhigtay oo dhan waayo waa dhaxal gal buugu San mel walba uga helno buugaas hooyo aadam