Xikmadaha Leo Tolstoy | Murtiyo Wax Ku ool Ah.

  Рет қаралды 206,861

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 275
@Royalshorts76
@Royalshorts76 4 жыл бұрын
"waxaan ogaaday in qaabka ugu mudan ee dadka looga badbaada uyahay inaad ka qariso dhawacyadaada ku dhiigaya "
@AbdiFatax-ct3ok
@AbdiFatax-ct3ok 8 ай бұрын
Who is here 2024😂❤
@XirsiAbdisheik
@XirsiAbdisheik 6 ай бұрын
4 years and 2 months 😂☝️
@Tallaab0
@Tallaab0 4 жыл бұрын
"Hadaad haysato baahiyaaga wax ka badan ogow inad haysato dad kale baahiyahoodii asaasiga ahaa" Shukran wll.
@Abwaan_janagale
@Abwaan_janagale 4 жыл бұрын
qof sharaf iyo kaaamo iyo taqwo ilaahey siiyey baa tahay. Ustaadow runtii weligey inta aan wax baranayey ama qof bani aadam ahi aan wax ka dhegeysanaayey ma arkin macalin adiga kaa wanaagsan runtii
@issaomer3421
@issaomer3421 4 жыл бұрын
Weliga dadka dhankooga wanagsan uga fiirso oo dhankooda xun ha uga fiirsan #Mashallah #Thankspro #wabarnamijruntiikuxidhnashomudan👌🙏🌍
@abdimalik9689
@abdimalik9689 4 жыл бұрын
LEO TOLSTOY "Sirta awooddu waa in aadan cidna kasugin inay kujeclaato"
@shafiedaahir9296
@shafiedaahir9296 4 жыл бұрын
" qofka aduunka ugu xun hadii aad ku dhahdo waan ku jeclahay ♥️ wuu hoganayaa" ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😑😑
@Kingnasser7
@Kingnasser7 4 жыл бұрын
Saxib mash Allah waxa tahe KZbinrada somali kan ugu bdanahe oo weliba jeclah dhegeysiga filosofarada iyo xikmadahoda ❤️
@apwanzame1159
@apwanzame1159 4 жыл бұрын
Horta like maxaa laga faaidah hadaad muuqalka ka hezho daawo wixii ku anfacana ka qaado ✋aadan zahan we love ♥️
@amazik5216
@amazik5216 4 жыл бұрын
صلو على النبي صلو على النبي... Kusali wll rasuulka...SCW
@proabdi8100
@proabdi8100 4 жыл бұрын
Scw
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
Inta caafimaad ku dawanysa ama ku daawaty alleh ha u siyaadiYo inta xanuusanysana alleh Ha Caafiyo wll subscribed hyla dhaafina🍃💞❤
@ubaxfarax9209
@ubaxfarax9209 4 жыл бұрын
M.a
@ubaxfarax9209
@ubaxfarax9209 4 жыл бұрын
Kkk
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
@@ubaxfarax9209 wan ku saary ii saar
@mohammedahmmed9392
@mohammedahmmed9392 3 жыл бұрын
AAMIIN
@ismailcoffeeinterprener2334
@ismailcoffeeinterprener2334 4 жыл бұрын
Masha ALLAAH walal dhamantod wa xikmado Nolosha saxda ah kudarensinaya wad ku mahadsanthy sida ficn ad uso diyarisay wana wax dhaxalgal ah Maskaxda ALLAAH haku barakeyo
@yhy8726
@yhy8726 3 жыл бұрын
"Hadad Rabto Inaadan Murugon Ha Fikirin " 👍
@Sicidnasir
@Sicidnasir 4 жыл бұрын
Alle qalpiyada soomalida haka dhigo kuwo diinta wax ugu qabta maskaxdana alle ha u furo الله اكبر
@zakariedahir4614
@zakariedahir4614 4 жыл бұрын
Wlhi qof aan adam ka jclhy inusan jirin illahow🤲 cilmigaga kuu siyaaadi ustaad....❤❤
@abdishakuurshako8846
@abdishakuurshako8846 3 жыл бұрын
Amiin
@mrKareim
@mrKareim 2 жыл бұрын
Aamiin wll🥰🥰🥰
@cawlmedia281
@cawlmedia281 4 жыл бұрын
Nin kani ma Muslim ayu aha wll .waYo waxa isla faLgalaYa ereyadisa iyo illaHaY waYnidisa iyo nabigeni muxamed👈
@adiishmataanlyrics6663
@adiishmataanlyrics6663 4 жыл бұрын
MashaAlh Wale Waa Murtii Wacan ❤🔥👑
@momo2k233
@momo2k233 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤mashaa Allaah Kelmed kasta Xigmad baay. Xambaarsan tahay
@amiirdauud6968
@amiirdauud6968 4 жыл бұрын
Macha allah keep going prother
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
IllHay bn kuu baryee guulayso intaad nooshay wll
@Abwaan_janagale
@Abwaan_janagale 4 жыл бұрын
Waw masha alah ilaahow ku amaanso inbadan walalka sida aadka ah aan ujeclahay horey usoco weligaa
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Ustaad aadam✊✊😍😍
@pesonlinematch7130
@pesonlinematch7130 4 жыл бұрын
"Qofka waxwalba fahma waxwalba waa cafiyaa" Waxan u arka midan iney tahay xikmadan aniga iyo soomaalida dhan iney mel weyn inooga baahan tahay.
@siigacasse100
@siigacasse100 4 жыл бұрын
Maashaa Allah ilaahay hakaa abaal mariyo walaal hore u soco
@ugbaadcabdiryan1625
@ugbaadcabdiryan1625 4 жыл бұрын
xikmadahan midna mid kama dhacdo oo aad ayay noo wada anafacayaan runtii waxaad moodaa inuu garaadada dadka si toosa ula hadlayo
@higlo12
@higlo12 4 жыл бұрын
Dhanka xigmadaha ayaan aad utaageeraa👍👍💓💓
@Marianmoha
@Marianmoha 4 жыл бұрын
Yaa salaam! Buugaa u qalmin inaa labo jeer aqrisid uma qalmo inaa harmar aqriso. Ku mahadsanid wll, video wax badan aan ka faa'iday .
@Apdiraxman-Markos
@Apdiraxman-Markos 4 жыл бұрын
Wllo xikmadahas oo kle ayaa lagaga fadhiyaaa insha Allah
@cabdikarinmahamed240
@cabdikarinmahamed240 4 жыл бұрын
Aadam mahassanid wa ayo fikrado badan ayaan kabartay mansha alaah
@zamiiiribrahim3491
@zamiiiribrahim3491 4 жыл бұрын
Akhii muslimkii IBRAHIM FIQQI HA iloobin muslimka
@abdiwalimohamoud9637
@abdiwalimohamoud9637 4 жыл бұрын
waa markii iigu horaysay ee aan ku soo gaadho mudo deer kadib
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Illahy bn kuu baryee guulayso wll
@abdihashi6225
@abdihashi6225 4 жыл бұрын
Thanks adiga iyo fasaxa isku kaaya raacay
@fartusaid8054
@fartusaid8054 4 жыл бұрын
Jzkl kheyr Hooyo illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah.
@aminbashe4006
@aminbashe4006 4 жыл бұрын
Keep going ProTheR
@moahmed2380
@moahmed2380 4 жыл бұрын
Really
@xasanaxmedxasan.8092
@xasanaxmedxasan.8092 4 жыл бұрын
"Dadku waxay ku fikiraan inay aduunka wax kabadalaan...balse kuma fikiraan inay naftooda wax ka badalaan." Taasaaa aad saamayn iigu yeelatay
@zaina4555
@zaina4555 4 жыл бұрын
Mashaa allaah wll mahadsanid waxbadan ayaa kafahmay
@faysalali8282
@faysalali8282 4 жыл бұрын
Mashallh aadan ilaah haku barakeeyo
@99A10Mobille
@99A10Mobille 10 күн бұрын
TEAM 2025💫💥
@cllaahiahmed
@cllaahiahmed 4 күн бұрын
😂
@umuinshaarmumtaaz9869
@umuinshaarmumtaaz9869 4 жыл бұрын
Sirta awoodadu waa inadan qofna kasugin in ay ku jeclato 😙🥰🥰👌
@maryammaxamed8957
@maryammaxamed8957 4 жыл бұрын
Kujeclaw qofku siduu yahey ee haku jeclaan sidaad kadoonayso😇
@abdinasirhassan2785
@abdinasirhassan2785 4 жыл бұрын
Sxp waxaa tahay xikmadaha nolosha baadho go forward sxp
@bootansheekh8916
@bootansheekh8916 3 жыл бұрын
Alle CaQliga haku Barkeeyo Brother
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Masha allah wll kheer allah haku siiyo waanu ku jecelnahy
@mohamadhamza2229
@mohamadhamza2229 4 жыл бұрын
mustaqbalka aduunka waa shareecada muxamadiyada
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 3 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرالجزاء
@liibaanaadan6824
@liibaanaadan6824 4 жыл бұрын
Aadan Sahan Indheer garad Guulayso
@annequeen1407
@annequeen1407 4 жыл бұрын
Waa xigmado dhameeystiran oo dhabta tilmaamayo
@jamiilaquruxwanaag128
@jamiilaquruxwanaag128 4 жыл бұрын
جزاك اللة خير ❤ أخي
@lamafilaannews2429
@lamafilaannews2429 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo qaali
@islamicpower113
@islamicpower113 4 жыл бұрын
M.a
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
mansha llah mabruuk wlo 200k
@mahadomar9753
@mahadomar9753 4 жыл бұрын
Mashallah wll 😍😍😍
@هبهأحمد-غ4ج
@هبهأحمد-غ4ج 4 жыл бұрын
Jasaakalaahu khyr #sahan XOGAHA Insha allh wn ku dabaqayaa noloshy waayo qaar badan ayaa itaaba Aad bad u mahdsnthy Masha allh tabarakaal
@abdijomaofficial7034
@abdijomaofficial7034 4 жыл бұрын
M.sh wll allaha cilmiga hakuu siyaadiyo
@MrSUBOW
@MrSUBOW 4 жыл бұрын
Wad mahd santahy walaal
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Illahay bn kuu baryee guulayso
@ikraamaadam889
@ikraamaadam889 4 жыл бұрын
Qofkasta kujeclow suu yahy ee haku jeclaanin waxad adiga karapto😍
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 4 жыл бұрын
Allah Yacisak Aadam Hore U Soco
@الله-ظ1ح2ش
@الله-ظ1ح2ش Ай бұрын
Saaxiib waadnoodadaashay mahadsanid 👍👍👍👍👍👍
@mukhtaarabdi9403
@mukhtaarabdi9403 4 жыл бұрын
Jumca mubaarak
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Illah bn kuu baryee guulayso wll
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 4 жыл бұрын
@@OdaYSports 💖
@islamicpower113
@islamicpower113 4 жыл бұрын
M.a
@xamsemaxamedxuseen3015
@xamsemaxamedxuseen3015 3 жыл бұрын
Moving forward Adam
@najiibbarreahmed5891
@najiibbarreahmed5891 Жыл бұрын
Allow xikmado mayihin mahadsanid ustaad
@zakariyexasan1310
@zakariyexasan1310 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay soo tabin ta xikmadoo yinkaan 🤔👏🏾
@inashafeec9569
@inashafeec9569 4 жыл бұрын
Mnsha allah wllo hore usoco
@nasirsaliid4360
@nasirsaliid4360 4 жыл бұрын
Xikmado ugu mihiimsan
@bestleader8294
@bestleader8294 4 жыл бұрын
Hadda midkoo anniga oo wax ka gadannaayo ayuu 5 jeer hindhisoode WALLAHI waan isaga soo taggey
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Illah bn kuu baryee intaad nooshahy guulayso wll
@bestleader8294
@bestleader8294 4 жыл бұрын
@@OdaYSports kulligeen
@hamseosmaan
@hamseosmaan 9 ай бұрын
Maxaad ka wadaa kuma fahmine taliye
@Kafipage143
@Kafipage143 4 жыл бұрын
Mansh alllaH wll adan
@cabdalecabdirashiid8548
@cabdalecabdirashiid8548 4 жыл бұрын
Waan raac sanahay walahi
@TORRESCADE111
@TORRESCADE111 6 ай бұрын
Uztaad dar alle Ku jeclahay dar alle Ku barya arin i heysato ina iga xaliso raba hade surtagal tahay maal io waxazna marabo i sheeg meel aan kala soo xariiiro 🙏🏾🙏🏾 0:30
@daahirdauudgesaale4248
@daahirdauudgesaale4248 4 жыл бұрын
Allah Hakaa abaal mariyo weraha wacan ee aad inala wadaagtay thank you
@haboonmukhtaar8256
@haboonmukhtaar8256 3 жыл бұрын
Waliga Dadkadhankooda fiican fiirso
@superme2160
@superme2160 4 жыл бұрын
Zxp aadan sahan odhaahda iga yaabisay een si fcn ugu fiirsaday waa Walwalku kaama baajiyo murugta bari Balse waxa uu ku seejiyaa farxada maanta WAAN LAYAABAY RUNTII
@aaminaabdirisaaq287
@aaminaabdirisaaq287 4 жыл бұрын
Masha allh wll
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsha allah hore usoco
@samiiryowsamiiryo8590
@samiiryowsamiiryo8590 4 жыл бұрын
Sxb xigmadahan oo kale soo badi wayo wan qortaa wana isticmalaa
@clcasiiscali4772
@clcasiiscali4772 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Illahay bn kuu baryee guulayso
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 4 жыл бұрын
Hore usaco bro adan
@iifiyechannel6868
@iifiyechannel6868 4 жыл бұрын
#iLaahbaaN #Idinku #Dhaarzhee #Dar #iLaahaY #Subscribe #Iigu #Zaara🙏🙏🙏🙏❤❤❤
@Lilly-x4z
@Lilly-x4z 4 жыл бұрын
جزاك لله خيرا
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 4 жыл бұрын
qofka kugu qabsada cimaamadaada'Go'aagana ugu dar.. inta aad ogtahay ayaa ka bdn inta Buugta ku qoran,balse u akhri inad xusuusnaato uun, isii sarir madhan iyo buug wxd isiisay farxadii oo dhan. wxn jeclaan lahaa in afkayga dib loogu celiyo eraydii afkyga kasoo baxay markn murugysnaa.
@ciisemohaabukar1209
@ciisemohaabukar1209 2 жыл бұрын
Macalin ninkaan xikmadihiisa halkee ka helaa mahadsanid
@yahyemohamud5362
@yahyemohamud5362 4 жыл бұрын
Mansha allah aqoon yahan
@OdaYSports
@OdaYSports 4 жыл бұрын
Yahye illahay bn kuu baryee guulayso wll
@yahyemohamud5362
@yahyemohamud5362 4 жыл бұрын
Sidoo lale wll adiguna
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 4 жыл бұрын
@@OdaYSports sXb QOF WaLbo U DacEy AJAr bAad KA hELaySAye
@adeerocumar4389
@adeerocumar4389 4 жыл бұрын
waad mahadsabtahy walal
@shaficiabdirhmanmohmud5508
@shaficiabdirhmanmohmud5508 4 жыл бұрын
Adigu beer alla bixinye🤲🤲❤
@rashiedsaeed2319
@rashiedsaeed2319 4 жыл бұрын
Hadalka badheedhka ahi si kasta oo uu ukaganyahayba, wuxuu kla faydaa daruuraha hummaagga oo xaqiiqada ayuu muujiyaa. Hore usoco wll
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 4 жыл бұрын
Sirta awoodu waa inaadan cidna kasugin inay Ku jeclaato .Leo Tolstoy
@ahmednasir5329
@ahmednasir5329 4 жыл бұрын
Sxb , mahadsanid 🤝
@sacdiyamahamed8139
@sacdiyamahamed8139 4 жыл бұрын
Masha allah wll mahsanid wllhi waa xikmado qiimo badan tan isoo jiiday si qaas ah waa noqo qof wangsan hana isku dayin in aad dadka usheegto in aad wansanthy iyo sirta awooda waa in aan kasugin in ay ku jeclaadan
@bartadhowofficial2754
@bartadhowofficial2754 4 жыл бұрын
Wll adan sahan waxan ka codsanaya inad no so badiso video yada xikmadaha
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
Xidhidh wlba waa is badbadalaa ilaa aan ka aheyn xidhidhka alle ✅🙏
@calimaxamedcali1983
@calimaxamedcali1983 4 жыл бұрын
Sxb aadanoow waan ku salaamay Allena ajar ha ka ziiyo aqoonta aad had io jeer nala wadaagto, Hadii aad fariintaydan hesho,adoo aad umahadzan waxa aad ii sheegtaa buuga الخالدون ma ku helayaa english.
@SalmaAhmed-ci1bk
@SalmaAhmed-ci1bk 4 жыл бұрын
Ha u murugoon wax aad weydey laga yaaba haddii aad sii haysan lahayd in ay murugadu kugu sii badan lahayd uune wll aadan mahadsanid
@ahmedaymanofficial8196
@ahmedaymanofficial8196 4 жыл бұрын
Keep going
@craxmaansucuudi8340
@craxmaansucuudi8340 4 жыл бұрын
Aadan zxp wan kusalaamay
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
Masha Allah
@saidmohamed4529
@saidmohamed4529 4 жыл бұрын
Adan waxan ka codsan laha xogahan halkad ka so diyarisid link geda hoos nagu reeb zxp mahadsanid
@dholacaddechannel7987
@dholacaddechannel7987 4 жыл бұрын
Adan aqoonyahanka tirada yar ee gobolku leyay Go forward pro
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 жыл бұрын
Wax ku ool qofkiin ha ii sharaxo , Mahadsanidiin
@mohammedahmmed9392
@mohammedahmmed9392 3 жыл бұрын
QOF KU DAYESHO MUDAN.
@SADAAMOFFICIAL
@SADAAMOFFICIAL 4 жыл бұрын
Thanksz
@successfully2027
@successfully2027 4 жыл бұрын
Qof Waliba Wuu ku fikiraa in uu Adduunyada Wax ka badalo balse Majiro qof ku fikiraya in uu naftiisa Wax ka badalo.
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 жыл бұрын
Sirdonki rafcet jamel maderiga ahaa wllo noosoo beer😊
@superme2160
@superme2160 4 жыл бұрын
Aadan zxp leo tolstoy ma muslin ayuu ahaa
@BarowTube
@BarowTube 10 ай бұрын
M.a pro thanks
@maxamedabdinaim9951
@maxamedabdinaim9951 4 жыл бұрын
Allahu Akbar!
Xikmadihii William Shakespear
12:59
Sahanka
Рет қаралды 317 М.
Xikmadaha Suqraad | Murti Dhaxalgal Ahayd 24 Qarni.
14:33
Sahanka
Рет қаралды 141 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 63 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 351 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 164 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Leo Tolstoy | Faylasoof Ku Dayasho Mudan.
10:15
Sahanka
Рет қаралды 53 М.
George Bernard Shaw | Abwaankii Diiday Abaalmarinta Noble...!
17:06
Dr. Ibraahim Al Fiqi | Kobciyaha Hab-Nololeedka Bulshada.
14:24
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН