"PUNTLAND WAXAA KA JIRA MADAXWEYNE WAX KASTA ISKU AH"- WAREYSI

  Рет қаралды 25,807

HBN Online TV

HBN Online TV

11 ай бұрын

"PUNTLAND WAXAA KA JIRA MADAXWEYNE WAX KASTA ISKU AH"- WAREYSI AXMED CIISE CAWAD
#subscribe #hbnonlinetv #hbntv #mowliidhajiabdi #MowliidXajiCabdi
👉 / hbnonline
👉 / hbnonline
👉 / mowliidhbntv
👉www.hbnonlinetv.com
CUDUR HALIS AH OO KA DILAACAY AFRIKA- QAYLO DHAANTA & DIGNIINTA WHO
• CUDUR HALIS AH OO LAGU...
100 SANO KA DIB DHALASHADII JAMHUURIYADII TURKIGA MAXAA KU LAMAANSAN?
• 100 SANO KA DIB DHALAS...
WARARKA MAANTA: TURKIGA OO QAADAY TILAABO AAN HOREY LOO ARAG OO KU AADAN XADGUDUBYADA KA DHANKA AH KITAABKA QURAANKA
• WARARKA MAANTA: TURKIG...
CAAFIMAADKAAGA MA JECESHAHAY SIDAN ISKA ILAALI - DIGNIINTA WHO
• WARARKA MAANTA: TURKIG...
AALADA CAQLIGA MACMALKA AH MA BEDDELI DOONTAA BINI'AADAMKA SIRDOONKA AH
• AALADA CAQLIGA MACMALK...
WARARKA MAANTA: ERDOGAN OO REER GALBEEDKA KA DHALIYAY GOOL CAJIIB AH
• WARARKA MAANTA: ERDOGA...
MAREYKANKA & IIRAAN OO QARKA U SAARAN DAGAAL . MAREYKANKA OO MARAAKIIB DAGAAL & DIYAARADO U DIRAY GACANKA & IIRAAN OO DIYAARISAY GANTAALAHA GUUXOODA KA DHEEREEYA. MAXAA U SABAB AH XIISADDAN?
• MAREYKANKA & IIRAAN OO...
MA ERDOGAN AYAA TANAASULAY MISE CARABTA AYAA DANTEEDA FAHAMTAY?
• MA ERDOGAN AYAA TANAAS...
SINJIGA SOOMAALIYEED WAA MA GUURAAN- GUUSHA ABDI NUUR
• SINJIGA SOOMAALIYEED W...
MUXUU YAHAY URURKA IRAN KU BIIRTAY EE DALALKA ISLAAMKA ISKU GARBINAYAAN?
• MUXUU YAHAY URURKA IRA...
HABEENKII ERDOGAN KA BADBAADAY DILKA & AFGAMBIGA - 15 JULY 2016-KII
• WARARKA MAANTA: HABEEN...
MUXUU YAHAY GANTAALKA KUURIYADA EE WAQOOYI EE LAGA WADA QAYLIYAY? MAREYKANKA OO WADNAHA FARTA KU HAYA
• WARARKA CAAWA: GANTAAL...
INDIA MA LAGU QASBAY INAY DIB UGA GURATO LACAGTA CUSUB EE BRICS?
• INDIA MA LAGU QASBAY I...
MUXUU YAHAY CASHARKA ERDOGAN U DHIGAY MUCAARADKIISA - XOG RASMI AH
• MUXUU YAHAY CASHARKA E...
HALIS: MAREYKANKA & KUURIYADA WAQOOYI OO DAGAAL QARKA U SAARAN
• HALIS WEYN: MAREYKANKA...
MA DHABBAA IN KANEECO KA QAYB QAADANAYSO DAGAALKA UKRAINE - XOG YAAB LEH
• MA DHABBAA IN KANEECO ...
MAXKAMADDA CAALAMIGA AH EE DAMBIYADA DAGAALKA MA TAHAY MID CADDAALAD AH?
• MAXKAMADDA CAALAMIGA A...
MAXAY TAHAY ARINTA TURKIGA KA DIGAY EE LAGU CADAADINAYO
• WARARKA MAANTA:TURKIGA...
MA DHABBAA IN MAREYKANKU QATAR KU YAHAY AMMAANKA DUNIDA?
• MA DHABBAA IN MAREYKAN...
MAXAA DHCI KARA HADDII UKRAINE LAGU SOO DARO GAASHAANBUURTA NATO?
• MAXAA DHCI KARA HADDII...
HALIS CUSUB: YURUB OO QATAR KU JIRTA: WARSHADA ZAPORIZHZHIA OO LAGA YAABO IN LA QARXIYO
• HALIS: YURUB OO QATAR ...
SACUUDIGA & IMAARADKU MIYAY ISKU KHILAAFEEN ISBAHAYSIGOODII YEMEN?
• SACUUDIGA & IMAARADKU ...
MA LAGA YAABAA IN LAGU KALA TAGO GOLAHA AMAANKA QM- WAA MAXAY SABABTU?
• MA LAGA YAABAA IN LAGU...
DALALKII KU JIRAY XERADA MAREYKANKA OO FIRXANAYA - JAPAN OO DALBADAY BRICS
• DALALKII KU JIRAY XERA...
MAXAA FASHILIYAY WADAHADALLADII QARSOODIGA AHAA EE IRAN & MAREYKANKA?
• MAXAA FASHILIYAY WADAH...
MAXAY YIHIIN XAYAWAANKA LOO ADEEGSANAYO DAGAALKA UKRAINE? XOG CUSUB?
• MAXAY YIHIIN XAYAWAANK...
6 BILOOD AYUU SOO LUGEEYAY SI UU U GUTO ACMAASHA XAJKA- QISO CAJIIB AH
• 6 BILOOD AYUU SOO LUGE...
MUXUU YAHAY URURKA MAREYKANKA DIIDDAN EE LA ISKU GARBINAYO IN LAGU BIIRO?
• MUXUU YAHAY URURKA MAR...
BAADARIGII KU MUSLIMAY RIYOOYINKII CAJIIBKA AHAA EE LA KULMAY
• MAXAY TAHAY RIYADA UU ...
MAREYKANKA & SWEDEN MA AARGOOSI AYAY UGU SOCDAAN MADAXWEYNE ERDOGAN?
• MAREYKANKA & SWEDEN MA...
TURKIGA OO MAR KALE XABADKA U GARAACAY QADIYAD ISLAAMI AH OO ADAG
• TURKIGA OO MAR KALE XA...
MUXUU NOQON DOONAA MUSTAQBALKA CIIDAMADA WAGNER EE AFRIKA KU SUGAN?
• MUXUU NOQON DOONAA MUS...
HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD
• HALIS CUSUB: RUUSHKA O...
MAXAAD KA TAQAAN AALADA CHATGPT EE KAAGA JAWAABAYSA WAX KASTA?
• MAXAAD KA TAQAAN AALAD...
QORSHAHA DOOLAR DIIDKA AH: DALALKA KHALIIJKA OO LAGA YAABO INAY KU BIIRAAN
• QORSHAHA DOOLAR DIIDKA...
SHIINAHA OO SALDHIG SIRDOON KA DHISANAYA CUBA & WELWELKA MAREYKANKA
• SHIINAHA OO SALDHIG SI...
MAXAY TAHAY KAARTADA YAABKA LEH EE RUUSHKU UGA HORTAGAYO WEERARKA UKRAINE?
studio.kzbin.info2HKB...
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
• SHURUUDII SADAAM XUSEE...

Пікірлер: 100
@nimcoabdi4056
@nimcoabdi4056 11 ай бұрын
Sicid Dani waa geesi noolow❤ ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Aaran shaydaan allaha ka qabto umada reer puntland
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 11 ай бұрын
❤❤❤❤guul Guul Puntland . Ahmed Ciise Ahmed waxad tahay nin ka soo horjeeda Constitution Puntland . You must read over Puntland again Puntland's Constitution
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Axmed kaani waa nin weyn oo meel khalada wax ka arkey
@zalahmohamms5132
@zalahmohamms5132 11 ай бұрын
Yaa Bredeli kåra sharci må mucaarad mise xukuumada markaa
@muktara.9989
@muktara.9989 11 ай бұрын
Aaranjaane Uf Uf Uf laydine nac Aaranshaydaane waa idiine dhamaataye 😢😢😢😢😢
@Ruun-finder
@Ruun-finder 11 ай бұрын
Wariye Mowliid wuxuu ka qabtay Axmed Ciise khaladaad iyo mirinhabaabin badan.
@muktara.9989
@muktara.9989 11 ай бұрын
Kal sooni mahaystaane waa lanacaye Uf Uf Uf Uf laydine nac Aaranshaydaane
@Ruun-finder
@Ruun-finder 11 ай бұрын
Baarlamaanka oo dhan dowlada Puntland waxgaradka Siciid Dani kuli waa khadan yihiin Waxaa saxan Axmed Ciise Cawad oo xukun raadis ah miyaa?
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 11 ай бұрын
Waa runtiis ahmed meesha fowda weeye waxuu dani sameeyey inuu boobo doorasho buu raba
@YonisMire-sg6ig
@YonisMire-sg6ig 11 ай бұрын
Adigoo aaran jaan taageeta taageera yaa kaa akhrusanaya waxaas
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 11 ай бұрын
@@YonisMire-sg6ig araan jaan waa niman yaqaan waxay rabaan
@jamafarah9409
@jamafarah9409 11 ай бұрын
No more hagbad
@mohamednur1696
@mohamednur1696 11 ай бұрын
WAA HADAL SAX AH EEDDO QOFKA SHEEGA AYEY KU EGTAHAY ILLAA CADDAYN LA KEENO
@macrobianson2g
@macrobianson2g 11 ай бұрын
Badhyaculusta deni wey ku suuxsanyihiin ar qabyaladu macana daaya ha is baacsadan 😂
@muktara.9989
@muktara.9989 11 ай бұрын
Saciid Dani 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Guulaysataye qofkaane maskiinkaa waa hagardaamada puntland Yas nagakaxeeyo Horta yaawarkiisa raba Qofkaane burburinta puntland Buu qandaraase ku sooqaataye puntland majoojirin waxaa umaqabane dibidaabyamooyee idinku maxaad waraysataane dadka maane gaabka ah
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 11 ай бұрын
Aran damer
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 11 ай бұрын
Goormu fariidka noqday Ahmed cawad waa kii kabaqadka u,ahanjirey hasan shiiq waagu ahaa wasirka arimaha dibada ahaa Oo miskiinka,ahanjirey waa yaab Garowo miyaa xiniyo ugusobexeen
@duniadunia7492
@duniadunia7492 11 ай бұрын
Waa run mesha democratic ma jirtee waa boob u soo Shaqo tegey
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Ciise maxamuudoow ha ku gabanina sharci iyo tastuur meesha baarla maan baa ansixiyey ee dadkiina dhinac ka raaca adeer
@kungabdirahman7292
@kungabdirahman7292 11 ай бұрын
Mowliid kasoo hadlaa warka uu ka dhawaajiyey Abi Ahmed ee ah bad ayaan wada hadal ku qaadaneynaa hadii aan wada hadal ku weyneyna xoog ayaan
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 11 ай бұрын
Dani wa libaax koxdii xamar jogta wu kalaacay ❤❤❤❤
@abdillaahiadam4151
@abdillaahiadam4151 11 ай бұрын
Munaafaqadda ay Somaalida kula dhex jiraan ayaa dhexdooda ka qarqarxaysay waayahan dembe ee wax kale ha moodina.
@MH__1__MH
@MH__1__MH 11 ай бұрын
Guul PL siciid deni ma waxa lagula diriraya maxa shacabka codka ugu celisey. Waka dhamadey 4.5 xaarana PL dadka iyaga dooranaya cidda ay rabaan
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr 11 ай бұрын
Waalakala adkaaday
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 11 ай бұрын
Miskiin kan ciyaalkii hooyadood dilay baa yiri mada wayne puntland baan kaa dhigayna ilma hooley faroole noocaan waxba uma dhiibano
@somalia6633
@somalia6633 11 ай бұрын
Maxkamad ayuu ku celceliyay, 30 qof ee aad disheen iyo hantidaad burburiseen in la idinku maxkamadeeyo ayay ahayd.
@khada917
@khada917 11 ай бұрын
Aaran jaan oo kansar ah xoolaha umada iyo dhiigooda inay ka macaashana qandaras ku soo qaatay ayaa musuq ka hadlaya Dadka reer Puntland way guulaysteen rabitaankodana dawlad ilaalisa ayay heystaan Allahu akbar.
@suleekho232
@suleekho232 11 ай бұрын
Ninkaan Maha araan jaan Ciise Mohamoud not = Aaranjaan ninkaan was nine aqoon leh oo put putland iyo Somalia u bahan tahay. Reer Putland haka xishoode Ciise Mohamoud because waxay nature tahay dhulmi in qofkayaga Waxahachie yaqanay lacayoh.
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 11 ай бұрын
Kan Asagaba qain ah koley dad badan tagero we jiran ani butland ahan kama wado waa nin umad dartod u 10m kuqatay
@CowkeMaxamud-bd1hr
@CowkeMaxamud-bd1hr 11 ай бұрын
Axmad Ciise .cawad.iyo.kooxdiisa.waa.qandaraaslayal
@siciidcalimaxamed6384
@siciidcalimaxamed6384 11 ай бұрын
Siciid deni waxuu ahaanayaa hadii ilaahay yiraahdo 15 sano oo madaxweyne
@duniadunia7492
@duniadunia7492 11 ай бұрын
Ahmed Inuu ka ogoolado wareysi maha space waan joogey aad gabar aan wax ka aqoon sharci ku bagdileysay garyaaqaan Mohd iyo wasiir ahmed xitaa dadkii kale ma siin 🎤 meesha 2 -3 Hal qof siineysay
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 ай бұрын
Ahmed cawad waa xoolo iska hadlay qofka hadii uu doqon Yahay wax uu doono ayuu ku hadlaa
@hassanahmed5038
@hassanahmed5038 11 ай бұрын
Ina gumeed Laga adkaaday weeye mowliidow
@walinuur-2905
@walinuur-2905 11 ай бұрын
Dameer dameerdhalay maxaad utartay waataad ahaydwasiirkee puntland dadka cuqdadaqaba oo nacaybka majeerteen ams maxamuudsaleebaan wayjecelyihiin inaad waxkasheegto xun puntland
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 11 ай бұрын
Axmed prod raadso hey ahadii aad ushaqeyn jirtey markii hore ayaa lagu khaldamey in savoir lagaa dhigo wasiir arima dibadeed lagaa dhigey tana kana daran Dastuurku ma ogola NIN NAAG AJINABI QABA
@somali1480
@somali1480 11 ай бұрын
Wasiir hore waxay ahyed inad waydiso waxa reerka u ka dhashay e ku gaarka e masuuliyada dastuurka ayga ka saaran
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Aaran jaan waa la nacey khalaas hargal looma baahna shacabka ayaa awooda la wareegey
@cargokargo7906
@cargokargo7906 11 ай бұрын
Kkkkkk
@sahraahmed6608
@sahraahmed6608 11 ай бұрын
Tuulada garoowe ayaa barlamaan qabto waa federalka wixii laga dhaxley aduunka kama jirto shekadaan
@calimaxamed673
@calimaxamed673 11 ай бұрын
Waxii uu Dani Ka diidaayay farmaajo ayuu asiga samaynaa Waa yaab
@durguf3993
@durguf3993 11 ай бұрын
Puntland ma waxay noqotay bahalkii Axado gabay kanoo kale oo duuf leh ayaa soo hawaystay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 11 ай бұрын
Garoowe baan gubayaaa madaxwayne baan rabaa caqligaa fiiriya
@Shaah.Macabe.995
@Shaah.Macabe.995 11 ай бұрын
Midkaan waa saqiir siyaasadeed
@walinuur-2905
@walinuur-2905 11 ай бұрын
adeer hadaadwax iskuhayso sookaxayso cadowgareer majeertefn ootartan adiga iyofaroole mmalihidin puntland
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 11 ай бұрын
Ilma hooley musad u shaqeeysan
@As-xy8hv
@As-xy8hv 11 ай бұрын
Wa cade qate xasan u shaqeya
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 11 ай бұрын
Ma yawano waxuu ka hadlayo runti xasan iyo Muse u shaqeeyo
@user-lt4bl6fz2x
@user-lt4bl6fz2x 11 ай бұрын
Ninkaaan.waa.xanuunsan.yay.qofkale.warayso
@MDacar
@MDacar 11 ай бұрын
Ninkii ku soo khasaara nidaamka dawladnimo ee reerkaas ah,waa u hide in uu ku gslgasho dadka.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 11 ай бұрын
Mw dani wan wadana😍 nocaan o miiran puntland maxukumi karaan lomana ogola wa nin jilicsan mana ah nin maskaxda xor ka ah!#
@Shaah.Macabe.995
@Shaah.Macabe.995 11 ай бұрын
Soomaliya maamul an lacag iyo musuq isticmaalin majiro marka ina cawad qiilkale ha keeno
@bardehanad4919
@bardehanad4919 11 ай бұрын
Allaha kiimiskiinka ahaa maanta yaa Garowe keenay. Waa naf habow ah. Weligii kabo qaad ayuu ahaa.
@user-nh8zv2lw5w
@user-nh8zv2lw5w 11 ай бұрын
😂😂
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 11 ай бұрын
Ask him ex wasiir arrimaha debadda Ahmed Isse Awad, if the dastuur wax ka bedelkiisa ma kiitaabka quranka la mid ah.
@saidma1683
@saidma1683 11 ай бұрын
Adeer...cawadow...aaran..jaan...iyo..adiga...masirka...kena.wad.ku.tumaten..mata..dhalin..yaradena..ciise.qano.farxad..aniga..iyo..kuwa.kale.c8da.ah.waa.janiskena.no.more..aaran..jaan..adeer
@user-zn4yg3vo8x
@user-zn4yg3vo8x 11 ай бұрын
faanka mj! maxaaa 4 or 3 million u codayn wayeeen! waa reer faanka masruufsada
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 11 ай бұрын
AHMED AWAD. IS HE AARAN JAAN ?? HE WAS. AMBASSADOR FROM. USA ALSO MINISTER OF FOREIGN AFFAIRS. .
@suleekho232
@suleekho232 11 ай бұрын
Dadka and aqoonta lahayn waa inku badnan jirtay Ahmed Ciise Cawad maha aranjaan waa inad ka xishotaan dadka oo dad kina aqoonta let eynan dulmin. Dani waa tuug dhoqon aha oo aran Kala jecelayn reer puntlan .
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 ай бұрын
Waa ninkii farmaajo cayriyay waa xoolo nool aniga ayaa America ku aqaanay
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Iska cadeyso adeer murashax baa tahay waxaana rabtey teeradiu ee dadka waji ka samayso oo isa soo sharax
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 11 ай бұрын
aaran jaan waa lawasay
@RashiidYassseen-no9ol
@RashiidYassseen-no9ol 11 ай бұрын
Soomaaliya. Puntland. Iyo. Soomaliland. Midna barlamaan. Kama. Jiro x. Sh. Dani. Iyo muuse. Biixi. Midna sharci kuma qamaayo. Iyagaa waxa barlamaanka isku sheegayaa. Iy. Kamarqaataan
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 11 ай бұрын
Wa riyo ayu ku jiira saciid deni muqdisho wa ka mamnuc ma tegi karo haddu tagana wuxu ka xadey buntuland ba laga gedisan wayo nin hadda diidey deyn cafin mideyn maliyadda ciidamada oo qarankii somaliya curyamiyey shirarkii inu ka qeyb galo ya ku so dhoweyn muqdisho xarash ba lo haya weji gabax iga qor haddu u taggo muqdisho tartan wa mid uu ka shalayo reer muqdisho wey u dharsan yihiin waxey leyihiin ya na tuso saciid deni oo yimado tan ku dhigno wa mid laga shekeeyo
@user-nc3fh4jm1f
@user-nc3fh4jm1f 11 ай бұрын
Kkkkk horaan u sheegay barlamanka puntland inu maqaaxi deni leeyahsy duhur cad ayuu weerarey barlamanka cid wax ka weydiisey ma jirto bosaso magalo nabadeed ka badbaadey burburkii somaliya waan u jeednay habeen ayuu mirey oo masaakiin ah oo nabad ku seexday xasuuqey cid wax ka weydiisey ma jirto adeer kan maqaaxida barlamanka fadhiyaa wadadii dhoobo daarood ayaa u muuqata kuwa kala shaqeeya maqaaxida maaha dad aamin leh waa xaaraan quutataal qawlaysato ah kuwaasi cid u joojin maayaan reer puntland ninka meesha ka ceyriya ama buuqa joojiya meel baas haka tuuree waayo deni kheyr kama soo socdo waayo somali ayuu diidey markaa xaguu ku wadaa kuwii lahaa wadanka ayaan u dhalanay ee xamar joigey wakaa wuxuu doono ku sameynaya waxaasoo dhan wuxu u sameynayaa waa xaaraantii uu urursadey iyo wuxu ku helay magaca puntland ee xamar lagaga cuney waaloo jeeday waakii waalan gaadhey duf ku bax
@ashahassan8878
@ashahassan8878 11 ай бұрын
Axmed cawadow nin daadqaaday xumbo cuskay lacagta baarlamaanku qaatey waa u xalaal shacabka puntiland yaa raali uga mar haday naga horqaadeen aaran jaan iyo horgaladii xassan soo dirsaday waana u magad celinayna mar hadey na dhaafiyeen dhashii sheydaanka ee aad adigu jamidka tahay wey mahadsan yihiin mudanayaasha baarlamaanka waxay qaateena waa u xalaal shacabka yaa u xalaaleyey
@duniadunia7492
@duniadunia7492 11 ай бұрын
Hadaad baqeysi ha wareysan dadka sidey wax kugu sheegaan baan rabnaa inaan you maqalo Adiga maxkamad ma tahid mowlid
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Muhiimadu waa in doorasho la aado siba si bay dhaantaa mar meel ha ku sii hoyato mar hadii laga baxay 66 odey ee la gadan jirey
@muusexasan2743
@muusexasan2743 11 ай бұрын
Biqorka somaliyed daaya
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 11 ай бұрын
Ambaasadoor Cawad bakuli ixtiraam hadalkaaga maanta matoosna waxaana kugu naqaanay in aad tahay nin masuuliyad culus leh sidaas daraadeed wax aadan cadaan u haan hadhihin waa layiri.
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 11 ай бұрын
Ben hashegin püntlad kam jidho madaxweyn waxkst Asiga maxaa kugu kalify xadalkagu runtisa inad shegto Waxad ujeda xamar madaxwey waxkstbo adiha Ah sidas ugu sheg umada somali benta kada 2dlr kunaxe
@SofiaAhmed-ij9js
@SofiaAhmed-ij9js 11 ай бұрын
Tare laga gudub viva putland guuul deni...hadaan ninkan ahaan lahaa waan dhuuman lahaa ileyn ceeb looma dhinto😊😊😊😊😊😊
@nimcoabdi4056
@nimcoabdi4056 11 ай бұрын
Asc Mawlid arintaan waa arin shacabkuraalikayahay afarqof looma afduubnaanayo waa afar nin oo iskureer ah madadkay kacaqlibadanyihiin potlan waa 6 gobal dadbadanbaakunol
@user-ny2ms2yg9w
@user-ny2ms2yg9w 11 ай бұрын
Walaalaw dadka reer buntiland dhinaca ka raaca 66 Qof waa laga gudbay Yaan bahal cidlo idinku cunin Aaran shaydaan yaa buntilland wakiil uga dhigay Walaal shalay soo qaxnay waad xasuusataa qof kasta asagoo faramaran buu koonfur ka yimi Orda xasan u taga
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 11 ай бұрын
The four same clan talking about something nonsense and this foolish person doesn't know what parliamentary system means or what their job is .
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 11 ай бұрын
Dadka puntland ku nool waa daduu diloodey waa dadkii usha puntland u dhhibtey oo yiri ushii xamar iyo fedaraalan doonana oo hadana intuu yimi meeshu usha dhigtey ka qaatey
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 11 ай бұрын
Kkkkkkkkk tug batahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 ай бұрын
Ahmed ciise waa nin aqoon ahaan dhisan oo waliba somalinimo iyo nin fican ah, love you from Hargeysa
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Sida aad moodey maahan horgal waa nin ciise dhuux ficilku aad ugu badan yahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 ай бұрын
@@angel67ball51 somalidii oo dhan ninka ka fikir duwan horgal baa, adiguna guulwade ayaad tahay, horgal waxa ka xun nin aan shaqo heyn oo xil rabin oo ragii xilka rabay meelaha ka caaya si waxooga loogu tuuro mobile, ninkan Cawad mid qudha ayaan ku hubaa waligii busaarad mu arag,
@mohacosta3595
@mohacosta3595 11 ай бұрын
dani wa duli somalia iyo butland wa laa ambaday
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 11 ай бұрын
Dani is not eazy kkkkkkkk from kismaayo
@yahyegani8164
@yahyegani8164 11 ай бұрын
Aniga waa labo ii siman dani iyo ahmed laakiin ahmed waa nin beenloow ah oo loo adeegsanayo inuu Puntland dumiyo wax uu samayn karo ayaa iska yar
@angel67ball51
@angel67ball51 11 ай бұрын
Ninka u tanaasula wadanka ayaa noqonaya madaxweyne shacabku waxay rabaan in loo turo
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 11 ай бұрын
Odaygaan dhamaadka ah oohin badanaa kkkkkkkk siciid.dani cimaamadiisa waan dhigay dani is not Eazy
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 11 ай бұрын
Tastur dacwad laga geyey oo barlamanka ku ixtiramin maxkamadda wa qalad tastur muddo xiledkiisa ugu yaran 5 bilod dhiman 6 bilod ba qalad ka waran 5 bilod odayshii dhaqanka laluush barey farmajo saciidna wu ku daydey odayasha dhaqanka jilbaha dhulka logu dhufta farmajo yiri odayal xildhibano wa tugo
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 11 ай бұрын
Maxaa udidaya in ay xukumado ka gaarto go aan. I thought you have enough knowledge but you haven't at all. Buy buy.
@nasramuse3225
@nasramuse3225 11 ай бұрын
Aaranjaan waa dhimatey by by
@Dhuuso500
@Dhuuso500 11 ай бұрын
Bal maxay ku dhinteen hadiiba sidaan loo qaadanayo banooniga BOOOOOOOWE
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 11 ай бұрын
Baal Kan suuxsan .muxuu rabaa ma xasan dhiiqo baa soo diray mise reer hooley miyaa soo diray kkkkkkkkkkk
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 11 ай бұрын
Wariye dooda waa inaad labada dhinacba waraysato ood soo wada fariisiso haldhinac inaad keento xoogaa far ayaa kugu godmaysa dhex dhexaad nimadaada.
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 11 ай бұрын
Ahmed mmusharax ayaad tahay dadka aad caayeysid waa kuwa codka karabtid, tankale matihid nin dadka reer puntland aqoon u leh iska taase reerka aad ka dhalatay mataqaanid kumana yaqaaniin
@islaanmaxamed894
@islaanmaxamed894 11 ай бұрын
Deni mrmaad gaari weydeybd cdow unoqoty
@adamjumale4871
@adamjumale4871 11 ай бұрын
Deni waa dictator soo daahay oo daalan.
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 11 ай бұрын
Dalka butlaan deni ka Saari Kara khatarta maanta jirta kana waa nacas waalan xasan dhiiqo qabo kkkkkkkk
@maxamuudmaxamad1194
@maxamuudmaxamad1194 11 ай бұрын
القافلة تسير والكلاب تمبح
@ya3746
@ya3746 11 ай бұрын
Xawad wakii farmajo qiyaamey Maantana baroor La dul fadhiya hawiye iyo culusow
@nimcoabdi4056
@nimcoabdi4056 11 ай бұрын
Nin qoriwata lamadoorandoono dadbaylaayeen koxdan qofnamadooranayo waa gacan kudhiiglayaal eer aaranjan
Toos Kulanka Golaha Shacabka ee BJFS
Somali National Television
Рет қаралды 21
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 103 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Xukunka iyo Xogta Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho.
24:30
Somali National Television
Рет қаралды 20 М.
(Full Video) President Tinubu Addresses Nigerians
17:40
TVC News Nigeria
Рет қаралды 205 М.
HOGGAAMIYAHA XUUTIYIINTA OO CAAWA SACUDUIGA U DHAARTAY + ISRAAIL/QASA
25:40
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 21 М.
Iran After the Elections: Debunking the Propaganda with Mohammad Marandi
1:27:04
I suspect someone is playing tricks, but I have no evidence
0:27
One Two Buckle My Shoes 2 ! #spongebobexe #shorts
0:20
ANA Craft
Рет қаралды 31 МЛН
腹黑小天使把黑天使整惨了#short #angel #clown
0:20
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
Кошкокрад и котики #юмор #рекомендации #прикол
0:31
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
0:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,4 МЛН