Tap to unmute

Q/1 Xaasaasi Cabdirisaaq Cabdullaahi Maxamuud oo ka waramaya waayihiisi Argagaxisada Alshabaab.

  Рет қаралды 28,404

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@moussamomed3890
@moussamomed3890 10 күн бұрын
Aniga waxan ahay tagera team Timire sidokale waxan ahay askari jabutian oo kudhawacmay qaraxii 14 january 2023 buula burte.
@moussamomed3890
@moussamomed3890 10 күн бұрын
Wan idin salam all team Timire
@American_patriot110
@American_patriot110 10 күн бұрын
Halyeey baad tahay walal ❤
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 10 күн бұрын
Allah ku caafiyo wll
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s 10 күн бұрын
Mhdsanid Djabuto iyo Ciidankeeda
@abdirahmanosman2943
@abdirahmanosman2943 6 күн бұрын
Hill gaalo
@bashiircabdirashiid
@bashiircabdirashiid 10 күн бұрын
Waad mahadsan tihiin afmeer mida kale argagisixo qabiil malahan waa cadow dhiig cabyaal ah allaha ka qabto wadanka meel kasto ee ka joogaan somalia oo nabad ah insha Allah 🇸🇴💪❤
@DonnellOkafor_hateslgbtq
@DonnellOkafor_hateslgbtq 10 күн бұрын
Waad mahadsan
@sudiissa5701
@sudiissa5701 7 күн бұрын
Argaagixso waa argigixiso qabaal iyo tol midana ma yaqaan puntland waa meesha kaliya argaagisada ka Adaga waayo argaaxiso ma xegsadaan waa wada dilan good job brother adiga iyo dowladda puntland shacabka wanaagsan ee puntland dhulkoda jecela og inaye dhulkoda wax ku yihiin midnimadooda Allah idin xafido Timarsh guulayesa dadkan waa khala khalan markada soo hor faristo❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 күн бұрын
Mahadsanid Wariye timir shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 10 күн бұрын
Masha allah ilahayow waxaan ku waydiistay soo af jaridda khawaarijta Ilaahow ciidamada buntland malaaik ku ayid guul guul guul reer ayeeyday Afmeerna ilaahay hanoo xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guuguuleguuguule504
@guuguuleguuguule504 10 күн бұрын
Hhhhhhh naar baa la waraabinayaa puntland, adna madaxa laga goaynayaa
@FarxiyoIbrahimBashir
@FarxiyoIbrahimBashir 8 күн бұрын
😂😂😂😂
@nasro7666
@nasro7666 8 күн бұрын
Wiilkan miskin sidaya mj nin mrexan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 10 күн бұрын
Timire wa geesi Allah haku barakeeyo wadani aya tahy Guuleyzo zxp
@moussamomed3890
@moussamomed3890 10 күн бұрын
Good job 👍 great bro timire
@fantastic9536
@fantastic9536 10 күн бұрын
Wareysiyadaan, Waa Taariikh waa Muhim u ah, somaalida,iyo Aduunka,oo dhan, cilmi Baaris bey u noqondoontaa, jiilasha soo Koraya,
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 5 күн бұрын
Adoomada galbeedku biilo ee wadankeenu waa soodhamaanayaan insha allh
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 10 күн бұрын
Yaab, waa laysaga shaqaysanayaa, waa bina aadam Ramoot ah, oo siddii, free service
@aboosto8773
@aboosto8773 5 күн бұрын
Kulbiyow Nin Aan deris ahyn oo Aad u wanaagsana aya ku dhintay.sidaa uga naxay wllhi Alshabab dhan ciil u qaadey
@hanadcade5767
@hanadcade5767 10 күн бұрын
Dagalki kulbiyow walalkey aya ku dawacme askarti Kenyanka ayu kujirey wa ku mahadsantihin afmeer
@mofosman4426
@mofosman4426 10 күн бұрын
Tirtira wecelada shabaab. HAL maalin ninka shabaab u dagaalamey waa Nin xaydaabkii dadnimada dhaafey oo dalka iyo dadka halis weyn Ku ah. HAL naxariis ah ha u galina. Meeshi lagu qabtob ha lagui toogto marka wixii war uu hayeyna laga qoro. Xal ka qudha e shabaab looga badin karo waa in naxariis darò loola dhaqmo. Med from Djibouti.
@axmedmaxamed-f9e
@axmedmaxamed-f9e 10 күн бұрын
Argagixiso qabiil ma leh haduu xitaa wllkaa yahy
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Cidhibta danbe mujaahidiinta muminiinta ah ee doonaaya in kitaabka RABBIGAY laga amar qaato ayaa iska leh . Waad hoogteen oo waad halaagsanteen inta dastuurka doonaysoow lkn shaydaan baa idinka qariyay halaagaas . Iska suga ALLE hortiisa waa laysla tagaa .
@CabdisalanaxmrdkhaliifSagaar
@CabdisalanaxmrdkhaliifSagaar 10 күн бұрын
Duli alle ku bad habaar qabe Noo daa qabiilka
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Cidhibta danbe mujaahidiinta muminiinta ah ee doonaaya in kitaabka RABBIGAY laga amar qaato ayaa iska leh . Waad hoogteen oo waad halaagsanteen inta dastuurka doonaysoow lkn shaydaan baa idinka qariyay halaagaas . Iska suga ALLE hortiisa waa laysla tagaa .
@MuxiidiinDheere
@MuxiidiinDheere 10 күн бұрын
Argagixiso qabiil maleh
@enginerbarbera6310
@enginerbarbera6310 10 күн бұрын
Timirre hadan ku haya Waraysigan qaabka u qaadey Xog badan bakaso saartay Mahadsanid taliye Argagixiso abaal malh
@CabaazAhmed
@CabaazAhmed 10 күн бұрын
Cunugaan aniga ayaa aqaano Waa raga amniga dhiig fara badan ayu so daadiyay waxa badan ayu qarinaayaa ninkaan aqoon hadaad ulahaan laheed Halkaan maad so galiseen sxb Waa mujrim ween
@American_patriot110
@American_patriot110 10 күн бұрын
Deegaan ahaan miyaad isku taqaaniin? Walal
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s 10 күн бұрын
Really Miyaad Garanaysaa Mujrimkan
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 10 күн бұрын
Mareexaan nacayb ayaad haysaa 😂😂😂😂
@AbdukadirAliMohamed-f4m
@AbdukadirAliMohamed-f4m 10 күн бұрын
Khawarijkaan qabiil ahaan ha.ugu hiilinin wa ninkii baladxawwo so weraray​@@cabdallayare4554
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 6 күн бұрын
​@@DrJimaleHaibe-s9sanigaa toos u garanaya burcuu wax ka dhigi jiray markii danbe ayuu qoladaa ku biiray😂😂😂.
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 10 күн бұрын
Waxaa been ah kenyan xero lagu laayay qof shacab ah oo ay sonahaas ka qabtaan xaninyahy ka saari xataa iskaba daa inay noleyaane
@notaboy5814
@notaboy5814 10 күн бұрын
Argagaxiso qabil malahan
@DonnellOkafor_hateslgbtq
@DonnellOkafor_hateslgbtq 10 күн бұрын
Dawood?
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 10 күн бұрын
Argagixiso qabiil ma leh..
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Cidhibta danbe mujaahidiinta muminiinta ah ee doonaaya in kitaabka RABBIGAY laga amar qaato ayaa iska leh . Waad hoogteen oo waad halaagsanteen inta dastuurka doonaysoow lkn shaydaan baa idinka qariyay halaagaas . Iska suga ALLE hortiisa waa laysla tagaa .
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 күн бұрын
Anigoo Marexaan ah aya waxaa leeyahay xaqiisa mariya garacaan dhiiga umada somaliyeed xalaaleeystay. Argagixiso qabiil malahn ee jaahilnimada iska daaya somaliyeey
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 10 күн бұрын
Wiilkan isagoo yar baa mazkaxda laga Qabsaday lkn waa nin daacad ah hala xanaaneeyo
@AysheeEeee-u7d
@AysheeEeee-u7d 8 күн бұрын
Xanaano majirto waa dilid shaydaanku
@abdirahmanosman2943
@abdirahmanosman2943 6 күн бұрын
Yarkaan gaalo wadankiisa ka difaacday maa argagixiso ah mise mujaahid yaab dadki somaliyeed wa isbedeleen
@AysheeEeee-u7d
@AysheeEeee-u7d 8 күн бұрын
Odayaal qaylinaya ujeeday oo odaygii dhalay ninkan kujiray bal wiilkisa intaa meshu jiray miyuusan aqoon ilahay halaga baqo oo wilashiina ilaasha oo haday alshabab noqdaana daya ha ladilee saay idinkay idindilaayan dila hadii ladhahee subxana allah
@MohamedHassan-rf8qk
@MohamedHassan-rf8qk 8 күн бұрын
Ninkan wuxu aha wu shegay balse wuu kaso laabtay asago maray wadadii saxda ahayd muxu oga duwan yahay kunaanka arintas qaybta ahayd ee ka tanaasushay ee hadda madaxda somaliya ka ah maxa gaar ku ah ninkan dhalinyarada ah miskiin aya miska la fuula leh
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 10 күн бұрын
Ninkaan wuxuu sheegay sedex nin oo mareexaan ah maxaa dhacay dad kale meesha ma joogin miyaa👀
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 10 күн бұрын
Waxa daqiiqadaha maad so badisaan 16- daqiiqo waxba maahane
@cuukewadaniofficial1105
@cuukewadaniofficial1105 10 күн бұрын
Kuwii hore reerkooda maad waydiiso mise qabiil gaara ceebynysaa nacalaa ku dhalaye ma argagixisaa qabiil leh yuhuud yahow
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 9 күн бұрын
Ooy De ku Wii hore wa la yaqanaa yaa yaqaana marexaan caabud waaq ka yimud ka dhamow dadka
@MaxamedCusmaan-d4o
@MaxamedCusmaan-d4o 10 күн бұрын
Yaab badnaa
@kingamoore780
@kingamoore780 10 күн бұрын
Mareexan wadada shabab nacalda dila dadkenu inu layo ayu garbaharey uga yimi xaranka
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n 10 күн бұрын
Argagixiso qabiil ma leh
@Pubg-walker1
@Pubg-walker1 10 күн бұрын
Mareexaan ku was garac yahow jaahil ba tahay ((ARGAGAXISO QABIIL MA LEH ))
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 10 күн бұрын
​@@Pubg-walker1dee miyaa diidaysa qabil male kulaah
@Pubg-walker1
@Pubg-walker1 10 күн бұрын
@@geenyadacaad2456 walale hadii u walaalkay hoyaday dhashay hadu ahaan lahaa kan waan dili lahaa ajar ban ka heli lahaaa
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 10 күн бұрын
Mareexaan haku waso adiga iyo dameer tii ku dhashay 😂
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 10 күн бұрын
argagixiso Qabiil malahan waa Cadowga umada Soomaliyeed Ee waxaan qabaa waxbo yaa xabsi lageyn Kaliya waqti hadii lagu bixinayo Xogta in laga duubo kadib meeshiisa lagu tuugto
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Cadawga Umaga soomaaliyeed hadayyihiin may ree baadiyaha laayeen . Maskaxda gaaladaa futada idinka galisay . Xor ma tihiin . , waa layni xoraynayaa inshaa ALLAH .
@Commandant171
@Commandant171 3 күн бұрын
Cell cade waar ficn mukabixinin ben ayu sheg haya
@Sisfatimahaji
@Sisfatimahaji 10 күн бұрын
Maanta waraysugu wuu noo Fadhiyaa Timiraw
@SafaCabdi-v4b
@SafaCabdi-v4b 7 күн бұрын
Somalida waa seef labood wareysiga soo dhameystir wariye timir qaybtii labaad
@awdeeq
@awdeeq 10 күн бұрын
Qofka runta sheegaya wajigiisa isma qariyo waxaan u gartay inuu run sheegayo
@axmedsaacid8756
@axmedsaacid8756 10 күн бұрын
niyhow jabaqda codka ee soo noqonaysa halkaad waraysiga ku qaadayso ku xidh buushashka jabaqda loogu talo galay
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs 10 күн бұрын
Oo ninkaan hada ma laacib academic AS muu kasoo baxyne I aamin waa goal dhaliye Madaxa ku fiican😂😂😂😂😂
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
😂😂😂
@The-informed
@The-informed 6 күн бұрын
Hadda ma inuu isqarxiyu puntland usoo aaday?
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Cidhibta danbe mujaahidiinta muminiinta ah ee doonaaya in kitaabka RABBIGAY laga amar qaato ayaa iska leh . Waad hoogteen oo waad halaagsanteen inta dastuurka doonaysoow lkn shaydaan baa idinka qariyay halaagaas . Iska suga ALLE hortiisa waa laysla tagaa .
@The-informed
@The-informed Күн бұрын
@ Mesha kanisadaha iyo skoolada khanisintu ku yaalan wa hargeysa ee iyada gaarsiya diinta, puntland lagama helo kaniisad iyo khanis
@Mrwhovlogs1
@Mrwhovlogs1 9 күн бұрын
Hada codku waa ok Sxb timire
@fahadyare6709
@fahadyare6709 10 күн бұрын
Nio kuwii hore qabiilkoda maadan waydiin ee ninkaan maxaad u waydiisay🤔
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 9 күн бұрын
Alshabb qabiil maleh zxp kuwa kle qol laguwareystay oo xabsi ah kan lkn waa maxkamad qeyb kamida
@adancabaas8584
@adancabaas8584 9 күн бұрын
Ilma ayuu ahaaa marka uu kubiiraayay.
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Cidhibta danbe mujaahidiinta muminiinta ah ee doonaaya in kitaabka RABBIGAY laga amar qaato ayaa iska leh . Waad hoogteen oo waad halaagsanteen inta dastuurka doonaysoow lkn shaydaan baa idinka qariyay halaagaas . Iska suga ALLE hortiisa waa laysla tagaa .
@wadania932
@wadania932 10 күн бұрын
Ciidamada itoobiya iyo kenya markay dhulka somaliyeed iskaga baxan ayay somalia amni iyo nabad galaysa. Waxay ila tahay inta ay itoobiya iyo kenya joogan in khawaarijta dagaalka wadayan, sababta ah waxay aaminsan yihin gaalo jihaad kula jiran. Ilahow itoobiya dalka kasaar
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 9 күн бұрын
Arsenal qabiil ma leh waa la ogaaday wllkaa haduu ku biiro asagaa ku dilaya marka iyagana sidookale qofkii qirta inuu dad dilay nafta yaan lagu dhibin xadka halaga oofiyo😂 si public welibana
@AbdiraxmanHidig
@AbdiraxmanHidig 10 күн бұрын
Marexan
@FuaadBurhaanif
@FuaadBurhaanif 9 күн бұрын
Nio sxb warka maxad ukala jartay timirow
@ahmeda1599
@ahmeda1599 9 күн бұрын
Timi tire. Geesi. Allow ku sharaf
@MUBAARAK17
@MUBAARAK17 10 күн бұрын
Caawa sheekada wee inoo fadhidaa iwad sheekada haye 😂😂
@IsmacilcabdiIsmaciil
@IsmacilcabdiIsmaciil 10 күн бұрын
wa runti ninka gaariga kadagay hawada iyo olol aya guway kadib cidanka kenya aya daaweeyay siqalad ah kadib al shawaab ayuu usoolaabtay mugadisho ayu iskuqarxiyay ninka waxay dhahaan shawaab shahiidki lawamar shahiiday aye uyaqaanaan mida kale waakadagay gaariga iyo wu iskudhaxqarxiyay aye kumurmeen shawaabka
@garaadquruxbuub8728
@garaadquruxbuub8728 9 күн бұрын
Wan yabay
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 8 күн бұрын
Timire wiilka aduu kuu egyahay ma maxaa isku tihiin😂
@mawlidsmohamedhalale8485
@mawlidsmohamedhalale8485 8 күн бұрын
Balaayi uuro isukiin qarisay
@AbdiraxmanHidig
@AbdiraxmanHidig 10 күн бұрын
Kenayatiwadhade
@deeqabdidahiriman1285
@deeqabdidahiriman1285 10 күн бұрын
somaliyey barta film cml hau daawanina ee wax kabarta nacalad aalle haku dhacdee koley ciidamada na ha bartaan nimankan maskax kale ma wataan oo been hawaas yaal weye
@XasanDhore-w7d
@XasanDhore-w7d 10 күн бұрын
Bal maxaa in aad qabiilkiisa waydiiso faaiidaa oo kujira mise mareexaan baad ku ceebaynaysaa alshabaab qabiil malaha waa cadow aan qabiilna dhaafayn
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 10 күн бұрын
Qabilkiisu may ceshtaan marki hore intuusa alshabab noqon wa la waaydinaa ilaa fiiir iyo faraac
@fahadyare6709
@fahadyare6709 10 күн бұрын
@@geenyadacaad2456kuwii hore maxaa loo waydin waayey
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 9 күн бұрын
Anaa mareexan taasna kuma ceeboobeyso qabiil aan alshabab laheyn majirto wll
@abdi3349
@abdi3349 10 күн бұрын
Ugus waa in aduunka laga so afjaraa
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Kutaabka ALLE in laysku xukumo dartiis ma u Dhiman kartaa ? Haday jawaabtaadu HAA tahay maad samaysid. Munaafaqoow ALLE wuu ogyahay qalbigaaga wixii ku jira.
@asadmohamed8158
@asadmohamed8158 8 күн бұрын
Maskax socoto waye ninkaan
@AsadIbnu8
@AsadIbnu8 9 күн бұрын
Hale layo argi gixisada dacish iyo sbabab ba haladilo wa kufer iyo munafiqin oo nabiga mahamed celeyhi salatu wasalam aya ino sii shegay in ay munafiqin sobixi don nan wane kuwi dilay cumar binnu qadab
@carabyareguduudow7231
@carabyareguduudow7231 8 күн бұрын
Etopiyana la raadsana wlh hhhh somalidan ma rabnee juqqeya si itoopiyanka u helno hhhhhh😂
@AbdifataxAbdi-i4z
@AbdifataxAbdi-i4z 8 күн бұрын
cabdirisaq waa wiil marexan ah kana tirsana koxda alshabab waqti hore wuxu ku dhwacmay dagalki xaqa aha ee ceel cade kenya looga saray markas ka dib dhawicisa wxa dawestay rerkisa wuna ka baxay koxda gedo wuxu oga so tagay alshabab o u ka baqay wuxuna nolal u radsaday dhul nabad ah iyo garawe su is laha lakiin hadii bilaash lagu dilo wiilkas iyo dulmi haa ogadan mj gedo waa buuxa dulmigii eey wax ku dilan Bana lagu dilaya
@nadiir.
@nadiir. 8 күн бұрын
Naf ladilay waan kabaxay kuma harto intuu soodilay baa laga jarin qabiil haday noqotana qabiil meelwalbuu jooga oo cidna isdayn mayso kuwaa hadii far lasaro xaqdaro ah
@axmeddey4601
@axmeddey4601 8 күн бұрын
Ninka waxaas oo dagala galay dadba leh xoog baa lagu haysta yaab
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 10 күн бұрын
Hala laayo khawaarijta
@abdimahamud8586
@abdimahamud8586 10 күн бұрын
Daarood waa wada alshabab daacish Ethiopian kal kaal iyo kenyati la gal
@abdu5777
@abdu5777 10 күн бұрын
Ahmed godane iyo Ibrahim afqaani waa darood 😂😂 isaaqow meel walba mudaharaad ayaad ka wadaan xildhibaanki ugu horeeye ee is qarxiye wuxuu ahaa isaaq marka argagixisada idinka ayee nigu bilaabata idinka nigu dhamaata jabhada argagixisada ee SNM kkkkkkkkkk
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 10 күн бұрын
Cuqdad iyo naceyb baa ku haya, Ethiopia hada heshiis lala soo galeey miyadan arkin Hassan oo si fcn u qoslaya?
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 2 күн бұрын
Kutaabka ALLE in laysku xukumo dartiis ma u Dhiman kartaa ? Haday jawaabtaadu HAA tahay maad samaysid. Munaafaqoow ALLE wuu ogyahay qalbigaaga wixii ku jira
@dhaqangoob843
@dhaqangoob843 7 күн бұрын
Timirow Waxan baara muqalada dadka ad waraysatay qof kale ma jiro od qabiilkisa waydisay Waxa ka muqato in ad naceb tahay beesha marexan.
@mrnice2665
@mrnice2665 10 күн бұрын
Umal.shible,xasaan,xabashiga ina idriis bashiir salaad,Nuur Cali jaamac,maxamuud xaaji yuusuf,caji wajiis,iwm oo Alitxaad iyo akhwaan ah ayaa soomalidu culimo uah shabaabna way caynayaan oo qarax marabaan😂😂😂 soo yaab ma,ahn??
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Duur-joogta (Argagaxisada) oo loo diiday wax naago ah in ay u gudbaan.
18:34
Somali National Television
Рет қаралды 57 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 733 М.
Askari Dhuunta Xabad uga dhuftay Saxiibkiis kala Tirsanaa Ciidanka- Garmaqalka Maanta.
11:43
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН