Qaybta 2-aad ee Cabdirsaaq Cabdullaahi Maxamuud oo ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab.

  Рет қаралды 11,989

AF MEER

AF MEER

Күн бұрын

Пікірлер: 141
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 күн бұрын
Mahadsanid wariye timir shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤
@Silvertv2033
@Silvertv2033 3 күн бұрын
Timirow ninkaan Camerada ayaan ku dulmisay mana jirrin sabab aad oga qaado waraysigaan aan Nuxurka lahayn. haduu ka baxay AS, oo maray dhaqan Celin, dalkiisana uu ka shaqeesanaayo maxay tahay danbiga kale ee ku gaarka ah inuu tahay Puntland.
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 2 күн бұрын
Wlhy dulmi wayn balo geystay waa in rali galin dag dag ah laga bixiya hadii kale de qof kale baa sidaan oo kale losowareysan
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@Silvertv2033 argigixisoy pl waa laydinka sifayn
@mowlidyare7860
@mowlidyare7860 2 күн бұрын
Qeybaha kala lasco hdal yuu katagin🤩
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 3 күн бұрын
ILLAAHAYOW CARUURTAAS U GARGAAR GAAJAA U WADA GAYSAY FARAJ ALLAA QARIB DOWLAD DAACAD AH OO WAX U QABATA ALLOW KEEN
@CabdiW
@CabdiW 3 күн бұрын
Qaybta 2 Aad Warysiga Khawaariij Cabdirsaaq Cabdullaahi Maxamuud oo ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab. Waxaa Soo Qabtay Ciidanka Baarista Danbiyada ee Gobalka Nugaal Waxaan lagu soo qabqabtay Magaalada Garoowe Waana Qaybtii 2AAD. Laso qaybta 8AAD Xiisa badan😊
@asturjama4500
@asturjama4500 3 күн бұрын
Putland ciyaar ma taalo walee all shaydaan godkooda biyo ugu so galay guul iyo hobonimo ❤️❤️
@Sisfatimahaji
@Sisfatimahaji 3 күн бұрын
Waa Sax Ninka hala waraysto ❤
@ashahasan-b5y
@ashahasan-b5y 3 күн бұрын
Security waa in la adkeya! Garoowe busks laga Raaco intuusan Bosaso/Galkacyo iyo kuwa Gaalkacyo ka imanay waa in dadka la baadha! Xafiiska Bussuska waa in Bolis fadhiya- Qofka marku ticket Goosto loo sheego inuu 20-30 Daqiiqo soo gormaro si security loo mariyo! Aadban ula yaabay siday sahal u tahay in la inagu soo dhex dhuunto. Shirkad kasta oo transportation iyo magala kasta security ha la iska adkeyo
@nuursharifhussein8958
@nuursharifhussein8958 3 күн бұрын
Jeeri qeebihiisa kale soo deey
@AhmedJamal-hc8fj
@AhmedJamal-hc8fj 2 күн бұрын
Walaahi waa ka xumahay waxa ku dhacay ninkaas soomaaliyeed markii uu waraystay oo uu ogaaday waxaa la rabay in uu kansalo videoga waayoo wax kasta waxa uu ku cadeeyay waraysi hadii aan cadaymo kale lagu hayn ma hayn in la soodhigi baraha bulshada
@zakidaud6555
@zakidaud6555 3 күн бұрын
Marxum la wareysano carabta allaha kugu fageeyo somalia badan wuu qabaaa
@suhaybxirsi7411
@suhaybxirsi7411 2 күн бұрын
Allow mamul gaboleedyada bur buri oo dowlad xoogbadan dadkaan ugu badal qaarkamida haba ugu darnaadaane Wiilkaan hada waxa ow dhibkaas umaraa oo wareysiga looga qaadaa maamul ayaa nahay maxaad noo yasee isagiina waxow leeyahay dowladii ayaa warqad isoo siisay somaliyo meeshaa donto katay ayaa leygu yidhi kalsooni ayaana ku imid meshaan yasalaam Waan idin aqoonsanahay inta la,idinka soo afjaraayo maamul qabiileedow ee wiilkaan iska sii daayaa maskiinkaa
@FarahA.FarahAdde
@FarahA.FarahAdde 3 күн бұрын
Way ku mahadsantahay puntland say cancer-ka uga sifaynaso dalkeeda iyo deegaanadeeda waana wax ku dayasho mudan.
@saedking
@saedking 3 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍
@ANsr-s9h
@ANsr-s9h 2 күн бұрын
Timirow manta adaa qalad galay
@ibnudharaar
@ibnudharaar 3 күн бұрын
waxaan in la waraystoba mahan Hadi marba xita Tuhun Argagixiso galo waa in qofkiisoo gaadha toogta Maxkamad ma saareen aniga mana waraysteen Waa toogan lahaa iyaga dheha janan ka raadinaynaa Dhiiga Dadka somaliyeed lkn Inaka maxaa inoo Diiday inan iyaga Jano Ka raadino wayo diin iyo Dadnimo midna male
@jallekarar36
@jallekarar36 3 күн бұрын
Kala toogo adigu walh hadi ay tabtaan way u dhaaman qof is dhibay oo intas sano xabsi ku jiray oo la cafiya sababto lo qabsanayo maxay tahy miyu San xuquq laheyn
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@jallekarar36 cirka so dumi afwayne wax iga qaadi waayey waaba se adoon ilko yar o argigixiso ah
@ismaciilcabdifitaax5951
@ismaciilcabdifitaax5951 3 күн бұрын
Wareysiga wariyaha waa ninqabir ku ah wareysiga sida loqado wuxu qabtay shaqo wacan
@khalidsiyad854
@khalidsiyad854 3 күн бұрын
Waan ku taageeri jiray lakin waxaan kaagoostay laba dhibcood oo ah kalmada ah somaliya kamataliso waxaa kataliya wadankan putland 👎🏻no kalmadaas somaliya waa mid maamuladoodhani way namatalaan dhamaantood waa madaxdeeni somaliyana waa wadan kaliya timire sxb isku qadiyad ayaanu ahayn ee haweecan waa inoo qawaarijta iyo kumaadkooda
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
PUNTLAND MAAHAN SOOMALIYA XAMAR IYO ADIS APAPA WAA NO SIMAN YIHIIN DALKA PL BN NHY
@haawobashiirmohamed7266
@haawobashiirmohamed7266 3 күн бұрын
Dee waxaa ka hadalkay xaga aminga sugidiisa ciidnka puntand lkin aniga oo dhan somali bana ahanay alx nabad hawaarto
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
@@haawobashiirmohamed7266 maahin soomali dal puntland la yirahdo bn nhy
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 3 күн бұрын
Dhibcaha lalaabo dhibco hawiye dhibco la'aan baa dhantee😂
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 күн бұрын
​@@Mirhan777kkk mj baa tahay dawlad matihid ee cagaha dhulka dhig , qabiil qran noqon waa isaaq baa waxaas 30sano ku habsamay
@abdisataarahmet8265
@abdisataarahmet8265 3 күн бұрын
Yaab ninka saas uwaramaya odayal af qabiil ku hadlaya ayaa dhahey hala siidayo Somalia odayal ayaa god ku ridey mana raban in laga sobixiyo.
@Dahirhassan-ep2li
@Dahirhassan-ep2li Күн бұрын
Adga laftada mahn inad dulmi difcdo guud ahan shekadu wxy ku soobiyo shubty inusan as ahen odayduna intas bey noshegn mxa ninkan wejigsa iyo xgtsa public loga dhigy o noloshsa qatarta logeliyey
@aboosto8773
@aboosto8773 3 күн бұрын
Maxa Alshabaab ugaso baxday aya lagu haystaa
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 күн бұрын
Maxaa Mareexaan u tahay baa lagu qabsaday tolkeey majeerteen siyaad bare nacayb baa waalay. WLHI anoo ciise maxamuuda baa ka wiswisay sida wiilkaas yar loo bahdilay timire waa inan gumeed uff
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@warfaa_soysoy ciise ha sheegan qabxad yhy mareexan anaga dhulkeena ilko yar shly sumaysey maantana qarxin mayso
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 3 күн бұрын
Will kan hadii uu katanaasulay, filirkii Qaladanaa. Oo aan Hadda Danbi lagusoo Qaban, why vedio looga Dubayaa?
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 күн бұрын
Keliya waa maxaa Mareexaan u tahay?😢 Qabiil NACAYB baa timire wejiga rifrif u yeelay
@ZachAden-q5v
@ZachAden-q5v 2 күн бұрын
Qaniis majerteen
@waakuma-rv8fi
@waakuma-rv8fi 3 күн бұрын
Timirow wiilkaa fiyuuskii baa idinka galaye waaka gardarantihiine siidaaya waxaasi waaceebe garacyahow
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
HHHHH RIYO WNGSN
@SakariyemaxamedSakariye-o1h
@SakariyemaxamedSakariye-o1h 3 күн бұрын
Hadaa buuraha hada laga sooqban nin kaan danbi miyaa lagu hayaa maa lis kamasaafiryo
@alkawakib-sn6lx
@alkawakib-sn6lx 3 күн бұрын
Filinkaan waa gubtay sxp timirshe Ee filinkale noo sameey Barnaamijka adaa shafarta ka diley . Waan kaala laabtay follwg
@NAIIMOABDIWALI
@NAIIMOABDIWALI 3 күн бұрын
Hanqararac lug uma dhutiyo kabax mesha ya ubahan flowdada fmliy dacish ina tahay yan lagadremin
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 күн бұрын
Exactly sheekadii qabiil buu u bedelay ninkaan maskiinka ah keliya Mareexaan weeye baa loosoo qabsaday ee dembi laguma hayo waana maskiin naftiisa lasoo baxsaday
@abdirahinabdiwahid7007
@abdirahinabdiwahid7007 3 күн бұрын
Waxaan is laha argagisa ki ugu weyna aya laso qabtey o la wareysanaya war naga tag masaakinta ayd noso aruurineysa. Adeer wiilkan isaga naftisa la baqaye. Maxad ka dulmineysa o kamirada uga duubeysa. Adeer daacishta waweyn so qabo nio
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 күн бұрын
Hada waa inuu Alshabaab u laabto oo weliba timire neef madaxa jebiyo ileen isagaa kaamiro ka duubay nin naftiisa lasoo baxsaday e , jidka keliya ee u furan waa inuu tahriibo ama shabaab markale la shaqeeyom
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@warfaa_soysoy waaba la toogane xge timire ku arkaya ilko yareey
@SAFTV22
@SAFTV22 3 күн бұрын
Argagixiso majecli laakiin wiilkaan haduu dowladda dhexe soo maray umuu baahna inuu mid gobol wax u cadeeyo kaliya warqada cadeeynta ayaa laga rabaa ee wariye cadiifad siyaasadeed yaan lagu maldihin dagaalka argagixisada Mahadsanid.
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
Mareexan argigixisoy PL dumin maysid kuwa mj ah bn toogtey waaba se argigixiso ciil qabe ah o gedo ka yimid si uu reer pl u xasuuqo
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 3 күн бұрын
Tuug baad tahay argagaxisada taageera wiilasheeni baan taagnay tiirka alaaba adoo ciilan ilka yar ah oo caqligiisaba nacayb mj ah naarta uga buixiyey dhegtaa dhiiga loo dari kama aabo fiicna laandherayaasha aan tiirka geeyey.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 күн бұрын
​@@Mirhan777marki wax kale laga hadlo ma waxa kale is kugu qaadan
@NajmoNaxariis
@NajmoNaxariis 3 күн бұрын
@@momtaazMohamud na adoon qabiil aadin dila wixii argagixiso ah nacaybka aad ka hadlaysid malaha adaa qaba maxaa dusha naga saaray nin argagixiso ah😂
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 3 күн бұрын
​@@Mirhan777reer abtigay kadhow ciil kumaqabane Allaha kucafiyo adiga
@abdulazizadawe4264
@abdulazizadawe4264 Күн бұрын
Ka kac lagu dhahay wiilkaan iska deeya sidaan qof looma bahdilee
@Zaki-q9s
@Zaki-q9s 3 күн бұрын
Waxaan leeyahay dhamaan dhalin yarada lamarin habaabiyay, shaqo abuurta ee iska dhaafa Alshabaab !!!
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 2 күн бұрын
Wlhy nin kan aad ban kaga xumaday waxan moday markii hore inow yahay shabab lkn waba nin ka baxay oo dhaqan celin somaray waxa lagu heysto maxay tahay hada rali galin dagdag ah waa in laga bixiya nin kan dulmiga logeystay
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 3 күн бұрын
Dhaqan xumada puntland Ma diwlad gaaraha war ninka iska daaya qalad ma galine somaliya buu jooga gurigiisii buu joogaye
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@FaisalMohamud-x9p hooyada baa dhaqan xun argigixisoy pl kuwi u dhshy dishy waaba se ajaniib afwayne kaso jeeda
@abdifatahabdi3812
@abdifatahabdi3812 3 күн бұрын
Danbi ma gelin ninkaasi? Mise mar buu ahaan jirey baa lagu haystaa?!
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 3 күн бұрын
Maxaa keenay inuu asagoo shabaab ah puntland soo aado ?
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 3 күн бұрын
Qala dila dadkayga puntland nabadeena dad baan jecleyne
@sulub5065
@sulub5065 Күн бұрын
Miskiinka faraha ka qaada maxad uga duubtay vedioga oo waliba uso baahisay hada securitygiisa yaa damaanad qaadaya ninkaa magaalkiisa iska shaqaysanaya ayu ahaaye.
@fanreact7076
@fanreact7076 3 күн бұрын
Ninka hadiiba uu isa soo dhiibay oo uu dhaqan celintii soo maray, mudadii laga rabayna uu soo qaatay ma ahan in lagu dhago. Wuu ka tirsanaan jiray in lagu heysto ma sheegin.
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
mxaaa pl keeney argigixisada
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 3 күн бұрын
Axmed Madoobe iyo Muqtaar Roobow ba waa ka tirsanaan jireen iyo qaar kaloo badan, waana madax! Miskiin baa lagu dhagayaa oo la iska leeyahay wuu ka tirsanaan jiray!
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@abdirasakali8074 kuwaad sheegysid PL ma imaan mana imaan karaaan lkn kani boogtii afwayne weeye xiqdi uu pl u qabo buu u yimid inu dad dhiigoda cabo
@fanreact7076
@fanreact7076 2 күн бұрын
@@Mirhan777 kkkkkk Afweyne ma amiir shabaab ah ayaa la dhahaa adigaaba iiga aqoon badan. Koley Puntland kuwo asaga ka xun ayaa yimid oo dad ku laayay. Haduu shar wado Allah ha idinka qabto, haduusan wadinna sharciga ha saacido.
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 2 күн бұрын
@@Mirhan777 Allaha kaa cafiyo! Adigaaba xiqdi kaa buuxaa walaalow haddaad ninkaan miskiinka ah ee suuqa laga soo xiray oo kooxdaas yiri waa hore baan isaga baxay aad leedahay Siyaad Barre baa i nebcaa asaguna sidaas buu rabay inuu ii laayo. Warkaaga sidaas baan u fahmay. Xiqdiga iska saar wllkiis. Teeda kale ragga aad tiri ma inam karaan qaarna horay bay u yimaadeen oo PL ba waxaa halkaa dhigay taageero iyo jacayl ay u qabaan raggaa qaybtood, qaarna waa kuu maxad qaran oo go’aankoodu toos buu Garowe uga fulaa.
@mindbodygastro
@mindbodygastro 3 күн бұрын
Ka saar wiilkaan videogaan, waa dulmi! Naftiisa khatar gelineysa
@ilyare99s
@ilyare99s 3 күн бұрын
Ninkaan intaydaan Video Kasoo duubin waxay ahayd inaa baartaan hadii ay runthay kabixidiisa oo usan kadib samayn wax xiriir ah oo shabaab ah waxay ahayd inaan media la keenin ee shaqayso la dhaho lalana socdo dhaqdhaqaaqiisa waa muwaadin somaliyeed, isagoo dambi kujirana lama soo qaban warqadaasna waxba ma shegto kuwa isqarxiyay ayaa watay.
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
ILKO YAR ARGIGIXISO
@Malabhaye
@Malabhaye 3 күн бұрын
Alle qabaqda reer butland
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
MIDGAN ILKO YAR
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 3 күн бұрын
Adinka ilka yar ah maxaa idin diiday inaad illaahay ka baqdaan? waa idinka marna hawiye ii soo raaca marna shabaab ii soo raaca maxaa mj idinka soo uray?
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 2 күн бұрын
Ninkaan hala,siidaayo waayo shabaab waaka soobaxay waana kalaabtay inuu shaqaysto ayuuna bilaabay
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 3 күн бұрын
PUNTLAND GUUUL cadow geeda hoòs
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 3 күн бұрын
Alshabaab aaminaad malahe kuwii aan 2016 qabanay oo aan siidaynay ayaa mar 2aad puntland Lagu qabtay iyagoo qaraxyo samaynaya. Marka ninkaan ama hala tarxiilo AMA xabsi dheer laha galiyo
@aboosto8773
@aboosto8773 3 күн бұрын
Sorry wllhi wuxu islaha Dalkaagi ayd joogta.Muusan ogeyn in Wadamo Aan kala leenahy.Waxano kale aya dhalinta ku sababo in ay AS ku noqdhaan ama ay kusii jiraan.Warqada lagaso siiyey Xamar ma wadan kale aya lagaso siiyey mise Somalia
@nasro7666
@nasro7666 2 күн бұрын
Wiil making sidaya
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
KUWA KU HYA PUNTLAND SO SOMALIYA MAAHAN 😂😂😂😂 GOORMEY SOMALIYA PL NOQOTEY 1978KII SO TEY BANANKA UGA BAXDEY SOMALIA ADIS APAPA IYO XAMAR WAXAA NO SOKEYSA ADIS APAPA MAAHIN SOMALIYA 😂😂😂😂
@maxamedaminmaxamedamin-hn5oi
@maxamedaminmaxamedamin-hn5oi 2 күн бұрын
wareysigan inu 2qeybta labad qalad tahy swb to ah qof shabaab hdu mar dowlada faderalka so maro in lajujubiyo oo wareysi aa axlaheyn laka qado waa qalad
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@maxamedaminmaxamedamin-hn5oi mxaaa federal pl ka gly muxuuu dhulkeena kaso dooney
@Galxoor91
@Galxoor91 3 күн бұрын
Ninkaan waa in xoriyadiisa lasiiya hadii wuxa uu sheegayo run yihiin
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
ARGIGIXISO MIDGAAN ILKO YAR KANI WAAN DHINTAYE CIRKA SO LEEF
@KhadarCosta-y8l
@KhadarCosta-y8l Күн бұрын
Commentigan bad meel walbo ku qoreysa ee mxey tahay cuqdada ku hayso mar miyeey ku kufsaden 😅​@@Mirhan777
@Abahmoh
@Abahmoh 2 күн бұрын
Ninkaa video giisa inaa baahisan waa ku dag dagteen ba modaa hada cadeen kale iina ku ahayn intaa tahay xogtiisu ina baahisan mahayn dulmi baa ka gasheen ninka dhalinyarada haduu kaso laabtay khaldkii hoos ina u la socotaan hWshiisa ahayd ina baahin
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 күн бұрын
Wiilkaan hadii wax lagu waayay waa mawaadin reer puntland na ee fadlan dag dag ha loo siidaayo warqada markii lahelo midkle wajigiisa in laaariyay ahayd hadaan cadayn lagu hayn
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@suusaanclcasiis pl ilko yar maahan argigixiso ah liq taas
@ashahassan8878
@ashahassan8878 3 күн бұрын
War wiilka siidaaya reer buntilandow runta uu idiin sheegaye haku tiiganina dadka miciinka idinsoo biday abaaldhigta mar bay iyaguba aamin noqondoonaa oo laga yaabaa in aad usoo baahataane dambiilayaasha oska qabta laaki8n qofka runta idiinsheega oo daruufeysan u naxariista
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
ARGIGIXISO MIDGAN ILKO YAR AFWAYNE REER PL KUSO DUULEY WAANA EEDEY EYGAN AAD SO DIRTEEN WUU DHIMANAYA
@khaalidabdirashiid1550
@khaalidabdirashiid1550 2 күн бұрын
Adiga iyo dhiladi ku dhashayba wax ka ma qaadi kartaan. Wakaas wax ha garaan midgaanow
@khaalidabdirashiid1550
@khaalidabdirashiid1550 2 күн бұрын
Majeerteenow ninkaan wax danbi hadi aa ku haysan soo daaya. Hadi kale nin la dhibo nin la dhibo ayeey leedahay.
@mohamoudxiiray9980
@mohamoudxiiray9980 3 күн бұрын
Watiyaha cadifad badan ba kmuqatah qofkaste osomali ah hadu mujriminta kaso baxo Somalia meshu rabo bu kaga nolan kara saxna mhan inu dhaho haduba kabaxay qolyaha inu isku soceliyo wa qalad
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@mohamoudxiiray9980 kuma noolan karo pl waridka wase shly baad dhulka pl sumysey maantana qarxin maysid
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 3 күн бұрын
Wawaynka maxa lo qabab la yhy sida mahad karate iyo!faud shangole iyo cali dheere
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
PL MIYEY IMAAN KARAAN
@aishoali9044
@aishoali9044 Күн бұрын
War ninyahow wiilkena yara qaad dulmisey ee haddu xiran yahy sii daya oo Raali galiya nin ragga ciil uma ficna waa qaldamay kdibna qaladkisa waa saxy
@masudabdirahman7926
@masudabdirahman7926 3 күн бұрын
Maxa luguhaysta marka
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 3 күн бұрын
Ciidanka ma la wadaagtay inaad nimankaan ka tirsanaydeen adi iyo eeddadaaba, kulahaa hhhh Eeddaday baa nimankaa ka tirsanayd maba uusan dhihin sow ka ahan?
@Abshaw6
@Abshaw6 3 күн бұрын
Ugu yaraan Gedo halagu celiyo wasakha
@abdikanimohamed7434
@abdikanimohamed7434 3 күн бұрын
Majeerteenoow Faanka naga daaye wiilkaa soo daaya
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
AFWAYNE KU QUUSO MIDGAN ILKO YAR😂
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 3 күн бұрын
Faanka ficil baa noo dheer afweyne iyo kuwa la dhashay ba ama uu ka soo jeedaba arxan nagama dhexeeyo waligeen beerka ka ogsoonin.
@NajmoNaxariis
@NajmoNaxariis 3 күн бұрын
War qabiil argagixiso haku taageeriin..
@abdilahiaskari-sq3cf
@abdilahiaskari-sq3cf 3 күн бұрын
Darood always somali dowlad u dhisi karo
@AbdifataxAbdi-i4z
@AbdifataxAbdi-i4z 3 күн бұрын
ninkan waa mujahid kenya la dagalay oo dulmi ka waday gobalka gedo marka wax danbi ah ma laha 3 sano ka horna wu ka baxay nimanka
@geeleahmed6506
@geeleahmed6506 3 күн бұрын
Wakas carurti marexan sas lo galayo😅😅😅😅😅😅😅
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 3 күн бұрын
Ninka ma waxa loo Haystaa maxad alshabaab uga soo baxday?
@mushtaaqhassanmohamed1867
@mushtaaqhassanmohamed1867 3 күн бұрын
Hhhhhh suuro badanaa majeerteenka 😂😂😂😂😂😂
@Dahirhassan-ep2li
@Dahirhassan-ep2li Күн бұрын
Ninkas qald weyn baa laga galy wxa naloo cadeyey inusan as aheen maxy tahy sababta wejigisa loso dhigy? Maxa lootusaya kuwi u ka sodhuunty?hada yaa amankiisa damand qadaya
@akramnur6417
@akramnur6417 3 күн бұрын
Ninkaan hadii dambi lagu hayn oo maxkamadi xukumin maxay tahay sababta loo waraysanayo loo fadeexeynayo. Arrintaas waa khalad runtii wana dulmi.
@UpdinaasirMusse-b2z
@UpdinaasirMusse-b2z 18 сағат бұрын
Wassax😅😅
@Calinaaji1
@Calinaaji1 3 күн бұрын
War nin kaa hadii dambi lagu hanin maxaku hasatin sidu shegayo wuu tob keney dee iska cafiya
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
HHH MYE WUUU NIIKINAYEY ARGIGIXISO
@face_king1
@face_king1 2 күн бұрын
Puntland iyada kantarosha abnigeeda………..? Hadal qalbigayga xanuujiyay iyo kala qaybinta dalka oo heer walba gaadhey!
@Mirhan777
@Mirhan777 2 күн бұрын
@@face_king1 qalbigu haku ololo dee pl iyada isku filan
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 3 күн бұрын
Ader af somaaliga naga sax dowlada puntland ma jirto ee dheh mamul goboled mise sida woqoyiga ba bari qaranka odhanysan
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 3 күн бұрын
Dayuus baad tahay ee kacarar meesha dawlada iyo maamul waxaan rabno baanu dhaheynaa
@baaricunugeey1462
@baaricunugeey1462 3 күн бұрын
Dadkan dhagaxooda eey ku qanceen lkn waxaa jiro dad wabi heesto oo isbaaro utaal jidka, shame wlhi😂reer PL hooshiina wadha😂.
@warrancade1864
@warrancade1864 3 күн бұрын
Dowladnimo somaliyeed waatan puntland oo kaliya meelkale oo aykajito malahan intakale waa xero mooryaan iyo alshaydaan isbahaystay waana lagaxoraynayaa markuu howlgalkan dhamaado inshallah!
@baaricunugeey1462
@baaricunugeey1462 3 күн бұрын
@@warrancade1864 faanka naga daaay dee, mooryaan hadeysan heeysan PL DHASHIISHE madax ka noqon lahaay 😂
@warrancade1864
@warrancade1864 3 күн бұрын
@@baaricunugeey1462 ugaas 🫡 Runtii qaybyaaladda waxaa igalawayn oo iigaqiimo badan somalinimo Qofkasta oo wadani ahna waydhibaysaa waxa kasocoda wadankeena maanta somalinimo iyo wadajir ayaa nagufilan iyo inaan isku aragtikanoqono hogaanxumida sumcadeenana aynu wadajir ku ilaashano anagoo kafogaanayna shaqsi jeclaysi kudhisan qabyaalad waana mida maanta halkaas nadhigtay. Karaali noqo wixii deelqaaf ah oo igakaasoogaray!Mahadsanid!
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 3 күн бұрын
Marexaan ninkaas ayay udoodayan oo ay leeyihin Al shabaab ma aha?😂
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 2 күн бұрын
Nin kan alshabab wow noqday wowna ka baxay dhaqan celin bow somaray 1sano ah mrka waxa wax laga xumado ah in video laga sodubo meel kasta laso dhigo maxa losodubay hadii laqabtay maxan hoos lagu wareysan aleen alshbab mahane wow ka baxay wana nin darood ah wadan kiisi joga
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 2 күн бұрын
@suheybdaahir1158 In uu weli fikirka aaminsan yahay aya laga yaaba adeer! Qof Al shabaab soo maray ma daahirsamo
@ceelbaxay1
@ceelbaxay1 2 күн бұрын
Majeerteen cuqdad ayaa dilaysa war wiilku hadduu dhul darood amaan iyo nolol inuu helo uu so biday wax dhib ahna uu puntlan ka wadin baaris kaliya ayuu u baahnaa hadii dambi lagu wayaay wx cadayn ahna jiri maxaa muuqaalkiisa uga duubaysan.? Gunyahay wiil yar oo shalay la qalday kadibna dhaqan celin loo sameeyay oo fikirkii argagixsada ka baxay maxaa loo daba socdaa.?
@abdulog8461
@abdulog8461 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😜😜😜
@hallad598
@hallad598 3 күн бұрын
Puntland soow Soomaaliya ma ahan? War hooy edebdarrada joojiya oo dalkaan aad afka ku kala jaraysaan joojiya. Dhaqankii xumaa ee Somaliland haddaad ki dayataan wallee waad eedaysaan.
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
MAAHIN SIILMAALIYA OOHINTA NAGA DAAH NAJAASO YHY
@hallad598
@hallad598 3 күн бұрын
@Mirhan777 adigu reer Puntland ma meteshid ee Hargeysadaada iimaanso miskiinyahoow.
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
@@hallad598 hargysa ada kayimid anigu isirkygu abid ma tagin siilmaliya marabno ssdf puntland ba nala dhaha
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n 3 күн бұрын
Wiilka alshabab maaha wuxu mudan yahay in la sii daayo
@nasro7666
@nasro7666 3 күн бұрын
Wiilkan miskin sidaya wax dancing maleh wil yare dhulkuu udhashay udira hada told tih8n
@Mirhan777
@Mirhan777 3 күн бұрын
HHHHHH ARGIGIXISO ILKO YAR
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 3 күн бұрын
Timire waa fashulmay
@sanilal9450
@sanilal9450 6 сағат бұрын
Nacala idin dhale masakinta benta kadaya
@ShafiOmar-bf2rp
@ShafiOmar-bf2rp 3 күн бұрын
Ragan miyey socdan
Askari Dhuunta Xabad uga dhuftay Saxiibkiis kala Tirsanaa Ciidanka- Garmaqalka Maanta.
11:43
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
TOOS: Aabo istaaga ka dhacay Ciil uu Alshabaab u qabo darteed
11:54
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 731 М.
Qaybta 5 aad ee AFMEER &  Kawaanle Maxamed Cali Kalaay
43:38
AF MEER
Рет қаралды 570 М.
SH IBRAHIM NIN SOMALI KRISTAAN DHULKA KU JIDAY.
24:31
Toos Radio
Рет қаралды 217 М.